Тёмный

Weydiimo Xalqada 19aad Tartan Aqooneed | Astaan Tv 2022 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 85 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

11 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 159   
@Ina_mohamet
@Ina_mohamet 2 года назад
The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has allah created is prophet Muhammad SCW 🤗❤
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 года назад
Salallaahu calayhi wasalaam
@ahmedaddow4008
@ahmedaddow4008 2 года назад
Ninka barnamijka wada waa shaqsi aad u fican si niyad sami ah dadka barnamijka kasoo qeyb kalo ufahansiiyo sualaha iyo janiskooda...bravo ABAAS.
@duniaabdimajid90
@duniaabdimajid90 2 года назад
Masha Allah gabadhii ugu daganayd dadkii Ka qayb qaatay Walashedna waqtiga sifcn uga faidaysatay Masha Allah so funny 🤣 Liverpool say ulaso dagdagtay
@dhaayowcaddeofficial2345
@dhaayowcaddeofficial2345 2 года назад
hambalyo hambalyo hambalyo sundus hadafkeeda barkeed waad gaartay baritone hadafkaada ugu sareeso waad gaaridoontaa waxaana u mahadcaelinayaa astaan tv oo qabaneesa barnaamijkaan quruxda badan
@Koobanmedia
@Koobanmedia 2 года назад
Gabadh xishood iyo waxbarashaba lagaliyay wanoocaad hablaha tiktok mahaa isoo raaca .....👍
@calihaanac
@calihaanac 2 года назад
Sundus xuseen yuusuf masha Allah gabadha adeerkeey waa dadaashay hambalyo
@sundusdiibe5048
@sundusdiibe5048 2 года назад
mahadsanid abwe mcne
@nuura2755
@nuura2755 2 года назад
Formula plank's Constant E=hf ✅ E = energy H= plank's constant F = frequency Form four is muujiya
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 2 года назад
Isku team nehe insha allh guul😁🥰
@fartuunqaali5211
@fartuunqaali5211 2 года назад
Maanshaa allah gabadhan waxay u egtahay qof caqli iyo aqoon ilaahay kumanaystay maanshaa allah. Kalsoonideeda waanba ka helay
@sacdiyoqurux3292
@sacdiyoqurux3292 2 года назад
Gebedhan qalbiga uga duceynowya waa gabar Qalbi fiican
@somali.liibaan6059
@somali.liibaan6059 2 года назад
Astaan tv. Xarfaha af soomaali ka dhiga.. maxey tahay A.B.C . Waxaad u badashaan fadlan af soomaali. B. T. J. 💙💙🇸🇴🇸🇴💙💙
@zamzamabdulaahi2857
@zamzamabdulaahi2857 2 года назад
Mexee dhibee wll same lee wye labo luqadood oo la yaqaan wye
@suldanyare163
@suldanyare163 2 года назад
Sundus iyo walashed dar alle ujecladay waan Somanahee igu salama yaaqee waxana leyahay hori usii socda dadaala Guushiina waa Guushena Jecelka walaltinimo iyo Kalsonidiinana hori uwada I m from America m.a🙏💯
@hannieasad4844
@hannieasad4844 2 года назад
Wee kaa gaartay wll💙mhdsanid
@sundusdiibe5048
@sundusdiibe5048 2 года назад
sidokalw wllkey waan ku jecelnahay waadna mahadsantahay
@maxamedcabdiwali5677
@maxamedcabdiwali5677 2 года назад
Mzha alllh waa fariidad yar allaha ku ziyaadiyo cilmigaga wlshe
@aandbchannel3815
@aandbchannel3815 2 года назад
Suaalaha qaar waxan waydiinayay googlaha intayna ka jawaabin markay haleeshana niyadan ka lahaa ku adkayso 😅 m.a guulayso anyway.
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 2 года назад
Wcs Ramadaan Mubaarak Allaah Kariim. MaashaAllaah Tabaarakalaah waa gabar akhlaaq iyo xishood ka muuqato gabdhahaygeey I xasuusisey. Horey usoco habo. Cabaas adna aad baad ugu naxdaa gabdhaha saas baa lagaa rabaa waayo. Gabari waa hooyo. Walaal. Gabar aad dhashey iyo xaas.
@abdihakimyusuf2222
@abdihakimyusuf2222 2 года назад
Masha Allah sundus walasheda sedey ula Soo bodey Liverpool 😘🤣🤣🤣
@Sharifmahamed2
@Sharifmahamed2 2 года назад
Formula planck constant E=hf E:energy H=planck constant F:frequency☺✅
@sportsreaction4872
@sportsreaction4872 2 года назад
Cali
@libanfarahalasow982
@libanfarahalasow982 2 года назад
Masha allah astaan inanta aad baad u dhiira galiseeen illah ha idin sharfo
@pharmacologylessons4282
@pharmacologylessons4282 2 года назад
M.a sundus waxaay aheed gabar aqlaaq wngs isla soo kornay dugsibquran isla soo bilownay waan ku Qiinay fahinmadan m.a abaayo horay usii soco guulahada ❣🙏🙏👍
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 года назад
M.a sundus gabar dagan haddane aqoon ay usii dheer tahay😍
@fardowsa6209
@fardowsa6209 2 года назад
Proud to be your Abyo Sundus indho urooneey ❤️ Deeqa wiiilooy waxa ciyaara fiirsataba mnta la kuugu fakaday😹 walalkey cusman fiyeesto waa kuu jeedaa qeybta sacabka aa nagu matashee adne❤️
@sundusdiibe5048
@sundusdiibe5048 2 года назад
Jiniyey intana ma joogtaa😹
@fardowsa6209
@fardowsa6209 2 года назад
I need you jinniyeey😹
@abshirshekhhasaan2246
@abshirshekhhasaan2246 2 года назад
Man sha allha gabadha qosol bay igu dishay alaha barakeeyo amiin
@ifrahfarah6834
@ifrahfarah6834 2 года назад
Sundus diibe waa dadaashay wlh mabruuk abayo, deeqo wiilo iyadana waqtiga waa ka faaiidaysatay🤣🤣🤣🤣
@ayaandarro8595
@ayaandarro8595 2 года назад
Wlhi inti haween aan firsaahayi waa gawaadha aan kaheeli msha allah abaayo guul aan ku rajeeha
@ikranabdiqadir5710
@ikranabdiqadir5710 2 года назад
Landherad waye walhy sunduz m. a😍🧚🏾‍♀️
@shariifmaxamed4587
@shariifmaxamed4587 2 года назад
11:16 saanaa waqti looga faa'iideystaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Abasabdiwahab
@Abasabdiwahab 2 года назад
Sundus Xuseeen Yusuf hambalyo wllo
@hodanali5163
@hodanali5163 2 года назад
Liverpool siday udhahayso gabadhu funny waye 😂😂😂😂😂
@falismohamed2800
@falismohamed2800 2 года назад
m.a she so funny❤💋😂
@kaka49bashiir97
@kaka49bashiir97 2 года назад
Masha 💕💘💝alaah sundus waa qof waxbarate hadan alaha ku kolsoon
@nayramahmed7682
@nayramahmed7682 2 года назад
Waxa ku dhahnabo please dadka hani jabin jeegan aad dadka in dhaha ka geli neysay kadib hade qaldane aad ka naqsaneysid daa cawa masha alah gabar ku heshay u qor ciyow jegeda 😂 ilahey ina talo saratid waa xalka kaliyo wax walbo ku helesid
@Waloos
@Waloos 2 года назад
Sundus waa magac aad u qurxoon, gabadhana lehna sidoo kale, aqlaaq iyo xishood iyo aqoona muqdaan maansha alaah
@shwomp3368
@shwomp3368 2 года назад
MashaAllah sundus she is beautiful lady ❤
@mohamb3785d
@mohamb3785d 2 года назад
Mahslah gabadha qurux ilahay siiye
@esamsami385
@esamsami385 2 года назад
Waa gabar organic ah good lucky
@asqarpoi8351
@asqarpoi8351 2 года назад
Gabdh geesiyad ah weeye wlahi m.a ❤
@kawzermohmed1775
@kawzermohmed1775 2 года назад
Hh wankula farxay wlhi masha allh lacagtayda I qor
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 2 года назад
Gabadha say Liverpool u tidhi baan Ku qoslay wlhi🤣🤣🤣 Gabadha lacagteeda u qor🤣🤣
@abdullahimasuulside411
@abdullahimasuulside411 2 года назад
Liverpool liverpool kulahaaa🤣🤣😁😁funny waaye wlhi
@MuhAaloveOfficial
@MuhAaloveOfficial 2 года назад
33:15 --- Lacagteyda Ii Qor See u Tiri Funny Masha Allah Waa Gabar Aad u Wanagsan Allaha Ku xafido Walasheyda Somaliyeedd #Sundus 👑💯
@marwodumar
@marwodumar 2 года назад
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar❤🧡
@abdullahimasuulside411
@abdullahimasuulside411 2 года назад
waa Gabar dagan oo mansha allah ah
@jamaldaahir7430
@jamaldaahir7430 2 года назад
Gabadh fariiday wacday mashaaalh sida liverpol ula soo booday baa ku qoslay inanta dharkeeda ciida meel saar
@nihaamxasan2282
@nihaamxasan2282 2 года назад
Waa dad wada funny fimilkaan masha allh Liverpool iyo lacag teyda ii qor🤣🤣🤣🤣
@fartunhassan9523
@fartunhassan9523 2 года назад
Wallhi dacad u qoslay sundus iyo wlashed wa dad wada funny ah 😄 yaa ayago kale noo keena masha allah hor mar wacn abayo
@jamaldaahir7430
@jamaldaahir7430 2 года назад
Lacagtayda ii qor libaaxad weeeye mashaaalh
@Muhanat744
@Muhanat744 2 года назад
Sundus waan kuslamay αbααγο ωαχααn😍 κυυrajeyn guul markasta ilahi haku xifdiyo 😍 Waxa tahay gabadh aad udagan runti😍 Deeqana igu salan😍
@ilwaadqurux8281
@ilwaadqurux8281 2 года назад
Masha.allah wlh wa iga qoslisay Liverpool see udhahday🤣😂😂😂😂😂
@salmaanofficial5005
@salmaanofficial5005 2 года назад
Waaw gabadha caadi ma ahan liverpool ay laso boodey
@Mineyfamily
@Mineyfamily 2 года назад
Honestly person sundos your the best bloody
@qoutesandmotivation8303
@qoutesandmotivation8303 2 года назад
Wxn jeclaan lahaaa in barnaamijka laga qeebta doorashada oo qofka asiga jiwaabta uu la imaado
@nurdinhomohamed2677
@nurdinhomohamed2677 2 года назад
Mcha sundusey 🥰
@hamdiluula7348
@hamdiluula7348 2 года назад
Hhh lacagteyda iiqor tagan tahay 😂masha allh
@xasansultan9857
@xasansultan9857 2 года назад
kkkk
@Idma470
@Idma470 2 года назад
I love you lacag weye gabdha masha allh😂
@nasmaandirahim8199
@nasmaandirahim8199 2 года назад
Mashallah
@aishocabdikarin6238
@aishocabdikarin6238 2 года назад
deeeqo so funny waaa say u tiri liverpool😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@samiirkhan9589
@samiirkhan9589 2 года назад
M,a byoh hAmblyo ciidaada wa kuu toostay
@ridwaanabdi2365
@ridwaanabdi2365 2 года назад
33:17 lacagteda iqor that was funy😁🤚
@engr.hassankulane9311
@engr.hassankulane9311 2 года назад
Pakistan iyo India mid kasta wuxuu leeyahay Hydrebad Ugaar ah marka suaashaas naga saxa
@abdiaziiznor5369
@abdiaziiznor5369 2 года назад
M.a dagnaan ♥️
@farhancaabay2221
@farhancaabay2221 2 года назад
I love ❤ this 😍 girl 👧 😁🤣🤣🤣😂😂
@farhancaabay2221
@farhancaabay2221 2 года назад
I need here Facebook
@maariyaapdirahmaan7862
@maariyaapdirahmaan7862 2 года назад
OmG ilahow wll hanoo waayin😂😂😂🥰
@sekeriyehuseen4386
@sekeriyehuseen4386 2 года назад
4x=64-16= 12 mrkaa gudaha lama soo gelinayo ee 16 ayaa lawareejinayaa kabacdi minus noqonaysaa oo waa kala go aysaa dugsiga dhexe lagu dhigtaa waa gabadh wax uduubanyihiin masha allh
@fadumosacidchanel6884
@fadumosacidchanel6884 2 года назад
Masha allah sundus gulayso
@nuramohamed392
@nuramohamed392 2 года назад
ASC ww waxan salaamaya astaan tv dhaman Waxaa kle oo salamaya wlshy sundus ASC Waxan ku leeyhy hambalyo m.a
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 2 года назад
Masha allah
@Nur-nw5up
@Nur-nw5up 2 года назад
masha allaah waa gabar kaftan badan
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 года назад
RAMADAN MUBARAK 💡✋🌙🌃☕. Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏. INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 2 года назад
kkkkkk maashaa allaa sundus wkh waa iga qoslisay iiqor lacagtayda kulahaa kkkkk neef weyn ayaa kasoo fuqday
@ismabeautyhena6483
@ismabeautyhena6483 2 года назад
Masha allah guul baan ku rajeynaa insha allah 🙏 ❤
@mahadosman3668
@mahadosman3668 2 года назад
Masha alaah good job Sundus
@intawaaalanwalaaalkood7040
@intawaaalanwalaaalkood7040 2 года назад
Mashllah
@moreedeaweis4550
@moreedeaweis4550 2 года назад
Wn kula farxay wllshy
@A...A...A383
@A...A...A383 2 года назад
M.a sundus hambalyo wll
@mowza3840
@mowza3840 2 года назад
Hambalyo abayo
@husseinhirsi6700
@husseinhirsi6700 2 года назад
Maasha Allah
@maxamedaxmed6852
@maxamedaxmed6852 2 года назад
11:24 👍 33:05 happy
@sayidali4911
@sayidali4911 2 года назад
Masha allah sundus
@arlofilo
@arlofilo 2 года назад
Maashaa alah Sundus
@MrMoe612
@MrMoe612 2 года назад
Maasha allah smart girl ..keep going adeer
@afitahibrahim497
@afitahibrahim497 2 года назад
qofka isago saxan aya lesku daya in qalqal lagu abuuro waana qalad iska daaya
@hamdisagal8177
@hamdisagal8177 2 года назад
Qalqalka marbuu faaiido uleeyahy qofka go.aan qaldan u qaadan rabay u kalaabta sidaa ku gullaysto
@studiodollar2763
@studiodollar2763 2 года назад
Gabadh mansha Allah ha weeye
@iftinbarahow3410
@iftinbarahow3410 2 года назад
Maasha allah congrats
@1Ilyasin.
@1Ilyasin. 2 года назад
Qofka hadii uu 1,000 dollars ama 2,000 dollars 💸 ku guuleeysto Wax Makaa siinaa Cabasow Mase Waad iska fadhisaa meesha nio 😅🙋‍♂️
@kheyraadfurniturecompany4795
@kheyraadfurniturecompany4795 2 года назад
Masha Allah well done sister 👏
@rayaanaadan2079
@rayaanaadan2079 2 года назад
lacagteda ii qor kulaha qoftaan iyo cabaas waa isku fican yihin
@najaxcali4955
@najaxcali4955 2 года назад
ماشاء الله تبارك الله مراه متعلمة
@yuusufbaana6829
@yuusufbaana6829 2 года назад
Baranamidka weydimo in an ka qab galo rbaa xgee iska diwan galia
@jamaadmaxamed8355
@jamaadmaxamed8355 2 года назад
Ma.🥰
@abdikariim5646
@abdikariim5646 2 года назад
Arimaha dibada
@anwerNZL
@anwerNZL 2 года назад
Waa markii kowaad een comments ka bixiyo barnamijkan🤣🤣🤣🤣🤣 Liverpool Liverpool shitt kulaha Deeqo Legend.
@fahmoifka5346
@fahmoifka5346 2 года назад
Masha Allah marka su,asha kunka loo firinaye ani xita bismilaah kuhaaye way uqalanta funny waye
@abdisamedqabile3606
@abdisamedqabile3606 2 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣war walhi taas ay wacaty waa taagere dhaba
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 года назад
Mashallah good job
@mohamedismail5046
@mohamedismail5046 2 года назад
Masha allah cool lady nd funny
@farduusmahdi811
@farduusmahdi811 2 года назад
Congratulations 👏 wlashy sunduz
@niimuuppe2004
@niimuuppe2004 2 года назад
Gabdhaha chelsea tagero waa wda qabiiro💙💪🤤🙈
@AbdulkadirMohamad
@AbdulkadirMohamad 2 года назад
Planck's constant is called the Planck-Einstein relation : E = hf. E = energy h = Planck's constant f = frequency quruxeyda wey so dadashay aqoon ayey leedahy m.a wan ka xumaday in aysan gaari mesha ugu dambeyso
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 Год назад
Sxb sudis xuseen uqor❤
@cawilburhaanibraahim1495
@cawilburhaanibraahim1495 2 года назад
Hhhh sidey ula sooboodey Liverpool waan kuqosley.maashaa.allaah
@maryanmacalin4595
@maryanmacalin4595 2 года назад
12 x Waaye
@abdirizakabdi3654
@abdirizakabdi3654 2 года назад
M.a ✌️🥰👍
Далее
Mogadisho 1980 with SolaPortal
59:05
Просмотров 17 тыс.
Faites comme moi
00:14
Просмотров 1,1 млн
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Просмотров 1,9 млн
Ardayda Sheekh Cismaan Cali Xuseen | Documentary.
45:59
Waraysi | Boqor Ahmed Iimaan.
27:33
Просмотров 16 тыс.