Тёмный

WEYDIIMO XALQADA 2AAD ASTAAN TV HD 2022 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 71 тыс.
50% 1

WEYDIIMO XALQADA 2AAD ASTAAN TV HD 2022

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 97   
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 года назад
M.a Wllkey Abdikarim Daahir Husein Waa Dadaashay Hambalyo Insha Allah Sanadka Soo Socdo Weeye Guusha Cimri Dheer Iyo Cibaado Suuban kuu Rajeynaa 💯👏
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 2 года назад
Su’aalaha dhaqanka iyo somaliga soo badiya- kuwaasaa faido leh
@kafeyoabdi1755
@kafeyoabdi1755 2 года назад
Haa sasa fcn
@seygasamanta6358
@seygasamanta6358 2 года назад
Astaan tv fadlan dhanka telfoonkiina aad ayuu u liitaa waana habeenkii labaad oo qofka aad wacdaan sheganayo inuusan si fiican idin maqlin Marka fadlan telka si caadi ah ugu waca qofka mahadsanidiin
@NourAhmed-17
@NourAhmed-17 2 года назад
Dadweynaha Fadhiya Ina Lasiiyo 45 daqiiqo Qofka Telka laga wacaayana 30 lasiiyo Xaq Maahan Gabadha Barnaamijka Lagu Bilaabay caawa Qofki Caawin Lahaa Qadkaa Ka Xumaa Cillada Ma Astaan Dhankeeda Mise
@rihanasaleh8110
@rihanasaleh8110 2 года назад
Sax
@bayanssbs5334
@bayanssbs5334 2 года назад
Wllkeed miyaa😂😂😂😂
@boqolgeelechannel2961
@boqolgeelechannel2961 2 года назад
Wll abdikarim waa dadaashay meel fcn b timid sanadka kale meel ka fcn ku rajenaa inshalah 👍
@princeabdirahmanartan
@princeabdirahmanartan 2 года назад
Weydiimo- xalqadda 2aad ASTAAN TV HD 2022. Ramadaan Kariim! Waa Barnaamij aan taageero bisha barakaysan ee soonqaad. 🌙 -From Hargeysa, Somaaliland.
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 года назад
Masha Allah Ramadan Mubarak 🙏 dhaman shaqaalaxa Astan TV 📺 💖 Sln sare wll Abaas
@abdiazizo14
@abdiazizo14 2 года назад
Gabadha said ayey u adkaayen sualaha stepka 1aad la weediyay sasna ma habonen isku dhaf ayey ku habo nayen su aallaha Yarki danbana suasha ugu danbeeyay ee la weediiyay totally waa qald sababto ah Sarif maaha wax tiro go'an leh
@kulmi1
@kulmi1 2 года назад
كل عام وانت و الأمة الاسلامية اجمع بصحة وسلامة رمضان كريم ❤️ Ramadan Kareem
@dhaciseydheman9227
@dhaciseydheman9227 2 года назад
Xalay iyo haben horaba marki fursada wacitan ka marki la waco ma ni maqlayo ayu dhaha qofka wana sida is leyahay samicada furan mida kale dadka mesha fadhiya we ni maqlan daqiqadaha wad u kor dhinosan dadka wacesana o ni maqlina wad u so gabinosan cml astan tv📲🤳📞 🤔
@MaxammadSoomaali
@MaxammadSoomaali 2 года назад
Fadlan su aalaha ha noqdaan kuwo wax tar leh, tusaale su aasha u danbeysa ee ah, " 5 dirham meeqo ayaa dollar ahaan loogu sarifaa" wax macnaa oo ay leedahay ama aqoonta ku jirtaa ma fahmin, sidaas daraadeed dadka su aalo wax tar leh, weydiiya astaan tv,
@B.B.A_55
@B.B.A_55 2 года назад
Barnaamijka waa ok, balse waxa dhihi lahaa halaga daayo sida lacagaha wadamada kale, casimadaha Europe, ma ahan waxaa aqoon, ayada makasayaan aftica wax ku sabsan, kaliya weediya dadka wadanka, diinta iyo cilmigaa guud, cafimad iyo iwm.
@mohamedwadani7539
@mohamedwadani7539 2 года назад
Haa, iyo in su,aalaha diimiga laga dhaafo sababtoo ah muhiim maaha, kuwa tariqda dalka iyo suganta iyo wadanka tariiqdiisa loo badiyaa roon.
@nasraabdi3610
@nasraabdi3610 2 года назад
@@mohamedwadani7539 adi wllo maxaad su aalaha diiniga u diidi 🤔
@mohamedwadani7539
@mohamedwadani7539 2 года назад
@@nasraabdi3610 Sababtoo ah ani mejecli diimaha, diin dhana ma aaminsani.
@sihaamhassan4469
@sihaamhassan4469 2 года назад
Diinteena waa nasteexo waa naxriis
@nasraabdi3610
@nasraabdi3610 2 года назад
@@mohamedwadani7539 Haa sidaa dheh fikirkagaan kuu daynayaa lkn wllo dintena ha ku xadgudbun anagaa jecelo darted u dhiman karna
@abdixakiincabdi3848
@abdixakiincabdi3848 2 года назад
ماشاءالله
@laylafarah6862
@laylafarah6862 2 года назад
Ramadan kariim wan soo dhawayn barnamijkan qurux da bdn
@aniilahassa2538
@aniilahassa2538 2 года назад
Masha allah wiilkan barnamishka dadihinayo waa qof wngsn so ula dhaqmayo dadka 👍
@marwodumar
@marwodumar 2 года назад
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💞💞💞
@shamsomohamed6195
@shamsomohamed6195 2 года назад
Masha Allah
@Hamdi831
@Hamdi831 2 года назад
Masha Allah Astan guuleysta
@Abdirhaman9
@Abdirhaman9 2 года назад
Wicitaanka wax ka badala zxpayaal
@everyoneismyfriend6934
@everyoneismyfriend6934 2 года назад
Logada ramadaanka iyo taariikhda uu maraayo vedioga kor soo saara waa muhiim
@qaalishmohamedwehliye6601
@qaalishmohamedwehliye6601 2 года назад
Qadka hgaajiya astaan🥺
@Cabdilahi888
@Cabdilahi888 2 года назад
D
@shaafofficial
@shaafofficial 2 года назад
Mash allh baraamij cajiib ah mar inaa ka soo qeyb galo waa rajeynaa
@mariambela3389
@mariambela3389 2 года назад
Aww wow tagero culus ahay sidi sandkii hore lubilaabey big up to dis great guy mshlh waxbdn kafaaidey.plz tartiib ba uhdlesa kistoo bobsii si umad badn kasuqebkalan
@minaladnat9984
@minaladnat9984 2 года назад
Hah waan ku farxay wiilka markii suashii usaxantay
@adnanfarahhashi3300
@adnanfarahhashi3300 2 года назад
Qadka iska saxa waa hawenki lawad qofka aad wacdan uusan sifican idin maqlin
@atirishomagalo6480
@atirishomagalo6480 2 года назад
Aqoon la’aan waa iftiin la’aan
@noreaxmed884
@noreaxmed884 2 года назад
M.a cabas waa nin degan wye keep going pro👏👏
@jawharaidil2441
@jawharaidil2441 2 года назад
Mashallah
@liilofficial4127
@liilofficial4127 2 года назад
Sakimada ku sowora mashada horteyda Thnks inaa qadatan rijena
@nabiilfuad4257
@nabiilfuad4257 2 года назад
Baramijka Dhanka callka Iska hagaajiya plz
@abdullahimasuulside411
@abdullahimasuulside411 2 года назад
Runtii waa Barnamij aad u wanagsan m.a
@umukhayraat2024
@umukhayraat2024 2 года назад
Barnamijkan wa ubahnahy intee ka helaa
@duurjogda
@duurjogda 2 года назад
ASC dhaman mamulka astan wxan ahay ardayd dhikto jamacad wxan rabay ina aan barnamijka.ka qeyb kalo plz codsikeyga halii tixkaliyo Wana ma had santihiin
@Jekeey1
@Jekeey1 2 года назад
Asc dhamaan maamulka Astaan, fadlan dhinaca khadka tallefone iska hagaaji. Waana ku mahadsan tihiin barnaamijkaan cusub ee aad hitgaliseen.
@Mame_haaji
@Mame_haaji 2 года назад
Astaan madama aad somali ku qoreysan waxan idinka codaanayaa inaad btjx uu isticmashan sualahaa waad mhdsanthn
@mahdibarkhadismail92
@mahdibarkhadismail92 2 года назад
Japan ,Italy iyo Germany waaye sxb dagaalkii 2 ee aduunka lagu jabiyey
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 2 года назад
1997
@engmohamedessehassan8412
@engmohamedessehassan8412 2 года назад
Astaaan tv wxa idinka codsaneena qadka telka in la hgaajiyo problem ka waa halkaas ayey ila tahy
@filsanahmed5395
@filsanahmed5395 2 года назад
Sualaha diiniga soo badiyo kuwasa faido badan leh
@balanbaalislyrics5784
@balanbaalislyrics5784 2 года назад
M.a
@abdirahmanmoktar9893
@abdirahmanmoktar9893 2 года назад
Su'aalahahan ad u adgayihiin naga daaya dee lacaqtad diifantihiin wllhi
@sumayamuudeey8847
@sumayamuudeey8847 2 года назад
Sidee barnaamijkaan looga qeyb qaadankaraa qof kii yaqaano plz iisheega
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 2 года назад
Telka hagaajiya please suaasha dagaalkii 2aad aduunkana waa khalad suaalaa Europe lacagaa ka saara please
@sagalabdullhisagalsiman4562
@sagalabdullhisagalsiman4562 2 года назад
Teelka iska habeeeya Astana 📺 tv
@ayaanmahad9054
@ayaanmahad9054 2 года назад
Waan kaso qeyb gali doona insha allah
@hamsikcadde1758
@hamsikcadde1758 2 года назад
Asc waxaan diyaar U Ahy Inan Kaqeyb Qaato Barnaamijka Ee Intee Kala Xzriira
@afiarte8318
@afiarte8318 2 года назад
waa barnaamuj fiican wax tar dadka u leh guulaysta ASTAAN
@sabnaahmed5107
@sabnaahmed5107 2 года назад
Mashllh
@nasrocabdulah3348
@nasrocabdulah3348 2 года назад
Asc astaan tv inaa la imaado lee miyaa mese waa lasoo wici karaan
@jamalabdullahiofficial3765
@jamalabdullahiofficial3765 2 года назад
XAGEEN KA HELAAYAA WLL ANAA DIYAAR AHE
@kingahmeza1408
@kingahmeza1408 2 года назад
Fursada callka waxad ka dhigtan phone ka caadi ah. Lkn hada qabka uu yahay Mahabano.
@fartun9503
@fartun9503 2 года назад
wcs wlc brother
@Y-ADIL
@Y-ADIL 2 года назад
Barnaamijka Xalay ma aanan arkin iima soo dhicin hada ayan daawanaa 🙄🤔
@abshirobashir7001
@abshirobashir7001 2 года назад
A
@ffc5724
@ffc5724 2 года назад
Dagaalki labaad aduunka waxaa lagu jabiyay @Germany iyo Jaban not Italy
@bashkaoffcialbashka6584
@bashkaoffcialbashka6584 2 года назад
Sideen ugu soo qeyb galaa
@QassimMohamed143
@QassimMohamed143 2 года назад
Please 🙏 qofka cabaas ha qal qal galin qofka taramaaye
@Japo9910
@Japo9910 2 года назад
Cumaabi dheh
@Jafaaye1
@Jafaaye1 2 года назад
Awalba Waji Baa Dadka Lagu Soo Wadaayy🤔
@yasir7210
@yasir7210 2 года назад
Iyo in aan qofka wax lala rabin wax barashadey dadka nacsinayaan. Aqoonta muhiimka ah o ilmahiina xasusnow dhahi leheden dadka weydiiyo hadey dhiira gelin idiinka tahay.
@cabdulahibooyaax4608
@cabdulahibooyaax4608 2 года назад
Dadka jamacdaha dhigata kaliya miyaa fursaha leh
@mohamedsomali944
@mohamedsomali944 2 года назад
RAMADAN KAREEM
@abdihafidmohamad
@abdihafidmohamad 2 года назад
waa qalad error ayaa jiro qofka inta la wici lahaa inee maslaxa keesato ayaa ka fcn
@Moalim101
@Moalim101 2 года назад
Astaan. Ramadaam kareem 85% umadeena waa bilaa bareeg wadaa fudud kabadala caawo Yaa telefanka wax kalle ugu badalo
@fartun9503
@fartun9503 2 года назад
d
@crisaaqnuur6223
@crisaaqnuur6223 2 года назад
Birlaamijkaan makasooqay gali karaa walaalyaalow
@Y-ADIL
@Y-ADIL 2 года назад
Dirhamka UAE in leeys weeydiiyo wax dhaamo ma weeysiin 🤦‍♂️😅
@cabdulahibooyaax4608
@cabdulahibooyaax4608 2 года назад
Barnamijkaan halayga qayb geliyo aan ka faaidaysan lahaayeee
@mohamedhassan4590
@mohamedhassan4590 2 года назад
Side iskgu diwan geliya .
@naasiribraahin323
@naasiribraahin323 2 года назад
Waxay meesha suuqii isku bedelka lacagaha ayaa la joogaa Waxay suaashan sarifka lacagta qalaad ee lays waydiinayaa Laba lacagyow ee lasku bedelay midna teenii maaha Waar walaahi waxaasi waa khalad cad
@walalraajuu7567
@walalraajuu7567 2 года назад
Hhhhh
@walalraajuu7567
@walalraajuu7567 2 года назад
Waan ka so qeyb kali donaa
@saddam_bulle
@saddam_bulle 2 года назад
Warnagadaaya wadahisene
@djbakarhonestj6404
@djbakarhonestj6404 2 года назад
Codka iska hagajiya
@princessdhamoali5286
@princessdhamoali5286 2 года назад
Suasha 2aad oo la weydiyey wiilka, Japan iyo soviet maahan miya way ila qaldan tahay an mugoo
@asadhagiofans6334
@asadhagiofans6334 2 года назад
qaybto koobad. dadka istaga lagu waydinayay inad ku dhamesan ahed markad fadhisato waxabab kuma dhafayan 😂
@secretfarmer1666
@secretfarmer1666 2 года назад
Hala badalo tabiyaha nio caajis weeyane
@nimcomohamed4493
@nimcomohamed4493 2 года назад
Yaa amarkaga qadayo he barnaamijkaan mar horaa la duube
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 Год назад
​@@nimcomohamed4493 kan hada 2023 ada qaar ayaa diiday oo lenaga badala
@daadirshire9012
@daadirshire9012 2 года назад
Masha allah
@abwaanozil8801
@abwaanozil8801 2 года назад
A
@fartun9503
@fartun9503 2 года назад
Masha Allah
@mahadoabdichannel7747
@mahadoabdichannel7747 2 года назад
John
@lambaryuduf5932
@lambaryuduf5932 2 года назад
A
@salmamoha42
@salmamoha42 2 года назад
A
@salmamoha42
@salmamoha42 2 года назад
Sudeys
Далее
Weydiimo Xalqada 4aad Tartan Aqooneed | Astaan Tv 2022
42:26
Sheekh Mustafe Siirada Nabiga (ﷺ) | Qaybtii 2aad
3:29:56
Weydiimo Xalqada 3aad Tartan Aqooneed | Astaan Tv 2022
57:32
New Somali Film Qalqaalo iyo Qoomamo,
32:40
Просмотров 603 тыс.
Weydiimo Xalqada 6aad Tartan Aqooneed | Astaan Tv 2022
41:29
Weydiimo Xalqada 5aad Tartan Aqooneed | Astaan Tv 2022
40:33