Тёмный

Weydiimo xalqadii 25-naad: "Heesta nin xilgaaday eed qaad" waxaa alifay?" 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 33 тыс.
50% 1

Join this channel to get access to perks:
/ @astaanmedia
Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 68   
@Sarta100
@Sarta100 5 месяцев назад
Sh.hoose
@Sarta100
@Sarta100 5 месяцев назад
9july 2011 South sudan freedom.
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 5 месяцев назад
Barnamijka waxaa fiicneed in waqti go an in lasiiyo uu su alaha ugu jababo dadka wey iska aqrisanayaan wey fadhiyaa waqtiga ayey cunayaanba
@madinaali9925
@madinaali9925 5 месяцев назад
Baarire waxey ka tirsan tahaye gobalka shabelada hose 👍
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 5 месяцев назад
Sh hoose😅 Ma aqaan lakiin Waan qiyaasay Intaan suaasha Laga jawaabin Ayaan Qoray
@AyuubMoha-jh8nc
@AyuubMoha-jh8nc 5 месяцев назад
Ramadan mubarak
@munahussein9687
@munahussein9687 5 месяцев назад
Dadkena wax akhriska havadiyen, wa macalim wa jamace hadana😂waxyar Oo ayey garanla yihin 🎉🎉🎉🎉🎉Aqriska badiya dhalinyarow 🎉🎉🎉🎉xamarey nabad 🎉🎉🎉🎉🎉
@funnyvideos.33
@funnyvideos.33 5 месяцев назад
Adiga soo hadhay kulaha wllhi uu iga qosliyay
@qujufaaymediawariyeabdinas9546
@qujufaaymediawariyeabdinas9546 5 месяцев назад
A waayo Shabelle Hoose waxaa u dhawdahay Afgooye
@faadumoali9278
@faadumoali9278 5 месяцев назад
Am first ❤❤❤
@jamaali8951
@jamaali8951 5 месяцев назад
Asc
@abdulkaadiraabi1986
@abdulkaadiraabi1986 5 месяцев назад
anigaa iga maqashay, taas macneheedu waa I AM FIRST sorry sister
@SuperExcuse
@SuperExcuse 5 месяцев назад
Ma isku qabanaa 😢
@abdulkaadiraabi1986
@abdulkaadiraabi1986 5 месяцев назад
Way iga dhamaatay,
@Sarta100
@Sarta100 5 месяцев назад
Waa seegay switzerland.
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 5 месяцев назад
Wa wax lalaa yabo dadki dhihii jiray jamici ayan ahay sualahana wey adag yihin ilen waxaba kasi daran bare ayan ahay sualahana wey adag yihiin CAJIB
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 5 месяцев назад
inta suaal nimankan 2daba la waydiiyay midna fursan uma isticmaaleen waana wada aqaan
@ahmedjama3750
@ahmedjama3750 5 месяцев назад
Waxba haddaanay aqoon maxay kasoo raadsheen meesha. Jaamacaddan ay dhigtaa jin miyaa macalim ka,ah xataa dugsiyada dhexe baa dhaami lahaa kuwan
@saedasheikh5618
@saedasheikh5618 5 месяцев назад
sorry im too late but i love so much❤❤❤❤
@SuperExcuse
@SuperExcuse 5 месяцев назад
Who do you pal?
@xaragoxaaji1782
@xaragoxaaji1782 5 месяцев назад
Ramadan kariim
@Sarta100
@Sarta100 5 месяцев назад
Switzerland. Laakin haday sameysteen goordhow.
@Sameh931
@Sameh931 5 месяцев назад
Waali badanaa switzerland ciidan Milliteri way leedahay waxaan la aasaasay 1817, maxaa ka qaldan barnaamijka, wadanka kaliya Yurub oo ciidan laheyn waa Island, xitaa Liechtenstein ciidan ee ledahsy kan aduunka ugu yar😬😬
@funnyvideos.33
@funnyvideos.33 5 месяцев назад
Sadexdi firsadood marku kaga qaaday ayu dhahay adiga soo hadhay 😂😂😂😂😅😅😅😅😅
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 5 месяцев назад
Ustaadka Dadka uu fiirfiirinaayay
@mohamadmakaraan237
@mohamadmakaraan237 5 месяцев назад
Wa yaab nin inta la eg oo xamar kudhashay oo bariire garawaay
@qujufaaymediawariyeabdinas9546
@qujufaaymediawariyeabdinas9546 5 месяцев назад
A.
@ShamsaAdam-fn3tr
@ShamsaAdam-fn3tr 5 месяцев назад
Macalintee xuu yahay Alifka gafay😅
@saidmohamed4896
@saidmohamed4896 5 месяцев назад
Master kagu khadaaray
@naimaahmed8457
@naimaahmed8457 5 месяцев назад
Naga soo fasaxa fadlan🎉
@Sarta100
@Sarta100 5 месяцев назад
Manhajkii 80meeyadii hala so celiyo aqoon ma j irtee dadka waa liiteen juqraafi iyo taariiq iyo aqoon guudba manhajkaan waa liitaa aqoon ma jirto bariire oo ah degmo xamsr u dhow ayuu sheegi la yahay..
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 5 месяцев назад
D
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 5 месяцев назад
C.
@CabdiSalan-x4z
@CabdiSalan-x4z 5 месяцев назад
Faranka jabuuti wa maqli jiray
@kaahokader4664
@kaahokader4664 5 месяцев назад
Gul dahabshiil iyo astaantv ufududeysay barnaamijka
@ikraannuur2339
@ikraannuur2339 5 месяцев назад
Kanaa macalina abwaanada kala garan la😂😂😂
@shucaybqawrax6686
@shucaybqawrax6686 5 месяцев назад
Siday caawa wax u jiran usdadkii ma arday bay hooska maraa!!!
@mahadfanan1066
@mahadfanan1066 5 месяцев назад
Xataa bbc madhayso miyaa ninkan kulaha Holland ninkan maxuu burinayay
@lakersnasir8352
@lakersnasir8352 5 месяцев назад
I like the show but they need to change the hosts guy Abas he sucks wlhi watching from American ❤
@honabdirizak3972
@honabdirizak3972 5 месяцев назад
Caawa ragbaa kawaanka saaran
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 5 месяцев назад
B
@MaxamedmukhtaarXaayow
@MaxamedmukhtaarXaayow 4 месяца назад
Maxadhscy
@fuadismail3487
@fuadismail3487 5 месяцев назад
BARNAAMIJKA WEYDIIMO WUXUU MUUJINAYAA HALKA AY DHALLINYARADA SOOMAALIYEED AQOON KA JOOGAAN, GAAR AHAAN AQOONTA DALKOODA!!!
@ahmedbarrow7590
@ahmedbarrow7590 5 месяцев назад
Ar cabaasoow albaabka maad oolyo dhab ku dhahdiin ama iska xirtaan qiiq iyo qaaqdiisaa baxeysa daqiiqada 17:17 ila maqla
@CinaasirSheikhAhmed
@CinaasirSheikhAhmed 5 месяцев назад
Asc ramdan mubarak dugsi maleqabyalai waxaydumiso abwn tdagmooyinka inla garawaayo ardayda jamacadaha gudaha ayaa miyaashaxaaday
@abdikarinomar2616
@abdikarinomar2616 5 месяцев назад
A
@shucaybqawrax6686
@shucaybqawrax6686 5 месяцев назад
Hhhhhh intaan garanayey bay dhaaaftay ayaan maqli jiray, Caaway joogta?
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 5 месяцев назад
Hhhhh ninkan meesha waa iska yimi
@abdulrashidshaiye3334
@abdulrashidshaiye3334 5 месяцев назад
Macalin aan aqoonin caasinmadah aduunka macalin ma ah 😂😂
@SadriyaHassan
@SadriyaHassan 5 месяцев назад
😂😂😂
@mohammedmukhtaar2895
@mohammedmukhtaar2895 5 месяцев назад
Waaaba gabay caaneee kkkkkk
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 5 месяцев назад
Kaw waa dad ku cusub somaalinimada waxa uu garan waayay gabaygii timacde ee caanka ahaa
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 5 месяцев назад
Macalinka waxaan ka baqaa in ay ardayda u gambiyaan iyagoo leh macalinka waxba ma yaqaano macalinow xaal-qaado 😂
@khalifhassanmohamed1272
@khalifhassanmohamed1272 5 месяцев назад
😂😂😂😂😂
@komantikudhiigle1153
@komantikudhiigle1153 5 месяцев назад
ARDAYDA JAAMACADA DHIKTAN IYO KUWO DUGSIGA YADA SARE IYO DUGSIYADA HOOSE MACLIMIIN MAHAYSATIIN HADA XARIIF KAAN MACLIN DUKSIGA KULAHAA MACLIN AAN AHAY KKKK BARIRE NE KASEEYNIN
@shucaybqawrax6686
@shucaybqawrax6686 5 месяцев назад
Usdaad kii macalin camal ahaa mahanoo?
@user-j2i9d
@user-j2i9d 5 месяцев назад
Su’aalo aan guud ahyn dadka waad weydiisiin mar mar 👎🏽 soo barta su’aalaha guudka ah @AstaanTV
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 5 месяцев назад
dadka ka.qayb.galayan.qarkood.uma.diyaarsano.waa.hunguri.ku.helis
@mhs4478
@mhs4478 5 месяцев назад
😂😂
@shucaybqawrax6686
@shucaybqawrax6686 5 месяцев назад
Macalimintii madagaladii sokeeya wax udhimay? Tii dalka makaso Bariire ayuu gefay, tii dibadana makaso swesarland yuu gefay ma umalaynaysaa inu garanlaha yeen kuwii adka ee filimada, shirkadaha, Qorayada caalamka? maxay kula tahay? !!!!!!!!!!!!
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 5 месяцев назад
A.
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 5 месяцев назад
D
@shucaybqawrax6686
@shucaybqawrax6686 5 месяцев назад
Usdaad kii macalin camal ahaa mahanoo?
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 5 месяцев назад
A.
@shucaybqawrax6686
@shucaybqawrax6686 5 месяцев назад
Usdaad kii macalin camal ahaa mahanoo?
@shucaybqawrax6686
@shucaybqawrax6686 5 месяцев назад
Usdaad kii macalin camal ahaa mahanoo?
Далее
GONE.Fludd, ЛСП - Ути-Пути (official video)
03:37
Mogadisho 1980 with SolaPortal
59:05
Просмотров 17 тыс.
CIIDAMADII MASAR AAWAY? (4585)
1:23:21
Просмотров 2,8 тыс.