Тёмный

Wiil 17 Sano Jir ah oo Maanta Qori Dhashiike ah ka Furtay Ciidanka Itoobiya. 

Qarri Jiqood
Подписаться 434 тыс.
Просмотров 47 тыс.
50% 1

Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
QarriJiqood

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 99   
@abdisharif8315
@abdisharif8315 3 месяца назад
Hambalyo Genaraal Gafaydhe iyo ciidanka Macawisleyda ee Beesha ciise hambalyo guulaysta
@faadumoabdirahman9098
@faadumoabdirahman9098 3 месяца назад
Guul guul iyo gobonimo
@leymoonl4297
@leymoonl4297 3 месяца назад
Somaali Allah hamideeyo cadowgoodana ha u midoobaan Aamin
@elmi-bt2jg
@elmi-bt2jg 3 месяца назад
Congratulation it is not doubt History will tell president mustafa and General Gerfede for their sacrifice because of their people and land
@mahadobouhfarah5855
@mahadobouhfarah5855 3 месяца назад
Wwwww mashallah alhm ya rabi
@loulaloula9520
@loulaloula9520 3 месяца назад
Allahou rayamou aux martyrs musulmans somalies states sitte
@JibrilSheikh-gk7dk
@JibrilSheikh-gk7dk 2 месяца назад
Guuul walalayal
@aragtidahorumarkabulshada8060
@aragtidahorumarkabulshada8060 3 месяца назад
War waxaan fiiri War Hedhe Warka Soo daa Wax Baqtiyay ayaa thaye
@HalimoAbdullahi-pp9pe
@HalimoAbdullahi-pp9pe 3 месяца назад
Haaahaaahaa. Ciidankee. Ma kii cagjar. Kala diray. Markuu Abiye. Uu cagjar. Dhaha wax ugu sheegay
@AhmadfadxiAliahmad
@AhmadfadxiAliahmad 3 месяца назад
Cafarta dheh ilkaha waa lawada fiiqanyahaye
@AdanIbrahim-c8w
@AdanIbrahim-c8w 3 месяца назад
Hajiro taliye kafade
@elmi-bt2jg
@elmi-bt2jg 3 месяца назад
Congratulation General Gerfada you are brave, hero
@YasiinDharaar
@YasiinDharaar 3 месяца назад
Wa somaliyed. Milka dhalin ta yar e 17 jirka sohoyay qoriga dhashikaha alahaku dayo. Sido kale taliye gafydhe alahanodayo sido kale madax wyne mustafe alahanodayo sidokale cidan ka somaliyed ilahaw noda waxan kalo idin shegaya somali wa mid qudha
@asawirbukhari5130
@asawirbukhari5130 3 месяца назад
Alxamdulillaah Illaahayow SOOMAALI MAXAMMAD gacanta sare sii ITOOBIYAANka jabi oo cabai ku rid AAMIIN AAMIIN AAMIIN YAA RABAL CAALAMIIN
@saidmohamed5501
@saidmohamed5501 3 месяца назад
ILAAHAY HA JABIYO CANFARTA IYO KUWA DABADA KAWADA From Guriceel
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 3 месяца назад
Soomaalidu haddii aysan Soomaalinimo isku taageerin, is garabsan. >>>> Waxaay Ku dambeyn doonaan Gunnimo . Waxaad karaamo iyo sharaf aad Ku faanto waa Soomaalinimo. Qabiil waxba kuma noqon kartid.
@CabdifataxAhmed-df9wp
@CabdifataxAhmed-df9wp 3 месяца назад
Mahadsanid adeerkay guuleed aabahaa baa lagu ogaa geesinimada ❤❤❤
@FarhanGuelleh
@FarhanGuelleh 3 месяца назад
Guul farda awliyo ❤❤
@SaabirodaySaabiroday
@SaabirodaySaabiroday 3 месяца назад
Guul insha allah somali somali baaleh❤🎉
@DmcDjibouti
@DmcDjibouti 3 месяца назад
Hambalyo Geesi FOODCAFE
@abdisharif8315
@abdisharif8315 3 месяца назад
Hadalkiisii maanta waan ku diirsaday waayo wuxuu muujiyey isagoo ku hadlaya Deegaanka Soomaalida ee Ogaadeeniya in iyaga iyo dawlada Ethiopia aan dhul ka dhaxeyn ee dhulka shacabka Soomaaliyeed leeyihiin.well done.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 3 месяца назад
Soomaali Galbeed dheh Ogaadeen waa qabiile
@abdisharif8315
@abdisharif8315 3 месяца назад
Kaad doonto ka dhigo lkn dastuurka ethoipia maxaa kuugu qoran bal soo ogow adeer?
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 3 месяца назад
Ilaahayow u hiili adigaa awooda lehe yaa allaah
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n 3 месяца назад
Ciidamada deegaan soomaalida guuleeyasata geeshkayagoow guuleeyasata guul guul guul ❤️💪💪💪💪💪💪💪💪🔥🔥🔥🔥🔥🔥🌹
@ibraahimcabdi6426
@ibraahimcabdi6426 3 месяца назад
Waa halyay Guulayso waligaa G gafaydhe
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re Месяц назад
Waxan la yaabay cagdheer leh Ethiopia ninki ka ad kaday waxasi layab ah inay Ethiopia utaliso 150 sano ay jirsatay anad xuquq lahayn cagdher wxn idin shega mraka Ethiopia iska celisan sida amxarada hadla marka 😂
@kamalalik5528
@kamalalik5528 3 месяца назад
Allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@Khdarcrashiir96Axmed
@Khdarcrashiir96Axmed 3 месяца назад
guul iyo gamanimo Soomaalida insha allah
@gedow6439
@gedow6439 3 месяца назад
❤❤❤❤
@macrobianson2g
@macrobianson2g 3 месяца назад
Halganka yaan la joojin Ila Laga qabsanayo dhul canfar uu leeyahay guul shacabka somaliyeed 🇸🇴💀
@thegunner971
@thegunner971 3 месяца назад
General gafaydhe raginimo ayu mujiyey, somalida waxay inbadan sugasey nin madaxa kor utaga rabi waa baray sida xabada loo rido lkn hogaan dhiiran aya ka maqna.
@AyanUsman-s2y
@AyanUsman-s2y 3 месяца назад
Well done Somalia is proud of you young man
@BashkaLibaax
@BashkaLibaax 3 месяца назад
Gulaysta.somali.galbed.dhusada.canfar.iyo.amxaro..iyo.oromo.urtow
@faaidyusuf1695
@faaidyusuf1695 3 месяца назад
❤Gumaysiga inaad loo lantaan amase liif saarto Laga inad kaqabad siiso baas ood lib soo hoyso Laab taan jacayl uga hayaan oo lilaahiyahe Liisaanka qabadsii kufriga waad nug lay seene
@ChoukriQali
@ChoukriQali 3 месяца назад
Masha allha❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@YusufAbbas-rq7dw
@YusufAbbas-rq7dw 3 месяца назад
MAshallah Halyeey sokmaaliyed Allow kir kadhig???????❤❤❤❤
@adamfarah1952
@adamfarah1952 3 месяца назад
Illahay ha guuleeyo ciidankeena iyo wiilasheena soomaaliyeed
@HawaHassan-mk1zs
@HawaHassan-mk1zs 3 месяца назад
💪💪💪💪💪💪💪🙏🙏❤️❤️ ❤️ 🎉🥰🥰❤❤😍gasiii. Gafadha. ❤❤❤❤❤❤❤❤
@adenharedomar9310
@adenharedomar9310 3 месяца назад
Masha allah wallaahi gafeedhe wa geessi tan kale walle galbeedka sitti rag adag ayaa dagan ee garab ayay u la aayeen markii hore madaxweyne cagjar hambalyo hambalyo waxaad tahay halyay qaran madaxweyne madaxa ayaad noo saaran tahay wallahi ninkaste oo somali damiir leh garabkiisa ayaan nahay
@FadumaAbdulkadir-r3b
@FadumaAbdulkadir-r3b 3 месяца назад
Maashaa Alaah❤
@mohammedabdirashid7053
@mohammedabdirashid7053 3 месяца назад
Dadkaygow guuleysta cadawga isu hiilinayo ha jabeen faqashta
@MuxiyodiinCabdiraxmaan
@MuxiyodiinCabdiraxmaan 3 месяца назад
Sidani ma sax baa waa sidee ma fadaraalkaa qaldan mise soomaalidaa qaldan maynaan isku dawlad ahayn say wax yihiin anigu ma fafmin arintan xagay wax ka qaldan yihiin ma abiye ayaa qaldan ma cag jar baa qaldan wada ethioian wada ahayn qalad qalad
@abdi6533
@abdi6533 3 месяца назад
Janaral gafaydhe guul tariikhda ayaa ku xusi doonto guul iyo goba nimo
@mohamedsharif3843
@mohamedsharif3843 3 месяца назад
Hala iska dhiciyo itopiyanka iyo cafarta guul somaliwen
@gedow6439
@gedow6439 3 месяца назад
Sallalahucalehi wasallam
@sala208
@sala208 3 месяца назад
Cagdheer ma waxaad is modaay Cisse 😂😂😂😂
@Mahdiabdirahman
@Mahdiabdirahman 2 месяца назад
Allah ciidankeena guul hasiiyo Allahuma aamiin aamiin aamiin
@IlmiIlmi-tu5rs
@IlmiIlmi-tu5rs 2 месяца назад
Mashaa allah
@Abdihalayay-yc6fq
@Abdihalayay-yc6fq 3 месяца назад
Guuled guulayiso wll abaal wayin ayan ku hayina hadan nahay dhalinta barbarta sitti 👑💖
@abdirahmandahir2593
@abdirahmandahir2593 3 месяца назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 waan hambal yaynayaa guusha somalida
@foziaahmedhassan238
@foziaahmedhassan238 3 месяца назад
Masha Allaah Général nolow Allaaha kouhifdiyo
@FarhanGuelleh
@FarhanGuelleh 3 месяца назад
Runtii maanta wa malin tarikhi ah ,waxa ku dhacay canfar iyo federaalka
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 3 месяца назад
Kulahaa ilka fiiqanta ma canfarbaa mise waa c!!!?!!!
@IbrahimMaxamuud-ip2jt
@IbrahimMaxamuud-ip2jt 3 месяца назад
Walibaax libaaxdhalay guul guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabduraxmanmaxamedxaaslana9395
@cabduraxmanmaxamedxaaslana9395 3 месяца назад
Kawarama saas ayey badeena ku damaaciyeene Nin soomaali ahi hayaraadoo ama ha waynaadee waa halgamaa
@MohamedMahamoudtoukaleh
@MohamedMahamoudtoukaleh 3 месяца назад
Halaha la lajiro taliye kafade waa gessi qaqran
@qaysyare1682
@qaysyare1682 3 месяца назад
kkkkkkkk sidii gabar nin amanaysa ayaad ninka amantay kkkkkkkkkkk
@IDILBOULHAN
@IDILBOULHAN 3 месяца назад
Macha Allah gull Somali Galbeed
@mahadobouhfarah5855
@mahadobouhfarah5855 3 месяца назад
guul guul wanagsan tolka Somalia ❤
@KhaderAhmed-ks9mx
@KhaderAhmed-ks9mx 3 месяца назад
Telegram ku so gudbi
@AbdullahiAbdiali-mc4ge
@AbdullahiAbdiali-mc4ge 3 месяца назад
Mnsha allaah guul janaral gafaydhe.
@XakiimaCabdi-p3h
@XakiimaCabdi-p3h 2 месяца назад
Teregaraam maleedaha guuleedaw
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu 3 месяца назад
Waar ashkhaas hano xayeysiin
@JamiilaNuur-k4z
@JamiilaNuur-k4z 3 месяца назад
Alaaahu qawiyu haqlayaasha
@JugQarsoon
@JugQarsoon 3 месяца назад
Telegram soo dhig
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 3 месяца назад
Hooyada was beenaale
@makoarreyeh6369
@makoarreyeh6369 3 месяца назад
Guul iyo gobanimo
@AhmadfadxiAliahmad
@AhmadfadxiAliahmad 3 месяца назад
Guuliyo gobonimo
@AhmadfadxiAliahmad
@AhmadfadxiAliahmad 3 месяца назад
Guuliyo gobonimo
@HodanAden-yb2rp
@HodanAden-yb2rp 3 месяца назад
madaxaa haraago
@Mumin497youtub
@Mumin497youtub 3 месяца назад
General jiro
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 3 месяца назад
Beenaale wasaq
@AxmednuurMacalim
@AxmednuurMacalim 3 месяца назад
Guul siti
@MaysunQali-uk5to
@MaysunQali-uk5to 3 месяца назад
Guul guul😊
@asliqabile
@asliqabile 12 дней назад
❤❤❤❤
@mohamet_gurey
@mohamet_gurey 3 месяца назад
Telegram no samey wallo
@gedow6439
@gedow6439 3 месяца назад
Wasax
@maxamadmaxamud5134
@maxamadmaxamud5134 3 месяца назад
Asc
@mohamedhassan-cb9dm
@mohamedhassan-cb9dm 3 месяца назад
Il merite 1grd respect
@HabibaHabibaahmed-l2d
@HabibaHabibaahmed-l2d 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faysalibrahim3202
@faysalibrahim3202 3 месяца назад
❤ vive gafayneh ❤
@NadiifoHoreeye-dy9xy
@NadiifoHoreeye-dy9xy 3 месяца назад
Manshaalah
@faaidyusuf1695
@faaidyusuf1695 3 месяца назад
❤ Ogaadeenku waa niman saroo qoys amiiraahe Waana odaga daarood firkiis iyo ubad qureesheeda Waxaad uga xumaataana waa uurku gaalnimoye Ha asaagsan hadii adan hayn aar hinraagaaya.
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd 3 месяца назад
Guushaan ay gaareen deegaanka soomaalidu waa qac inaga yeedhay iyo dhabar heynu nahay isaaq iyo jamhuuriyada somaliland ba..
@FarhanGuelleh
@FarhanGuelleh 3 месяца назад
Guul ayan u rajaynayaa shacabka galbeedka sitti iyo halgamashaya ciidanka qaranka DDS
@teatime6853
@teatime6853 3 месяца назад
Ilahay ha badbaadiyo wiilasha somali cadowga umada somali hajabiyo 🙏💪✍️👏🎉
@AliAhmed-ft8ld
@AliAhmed-ft8ld 3 месяца назад
jeeshkayagow iyo janaralkeena gafate guuleysta
@abdifatahomer7287
@abdifatahomer7287 3 месяца назад
Khalid binuwali guuleyso
@yasirhassanomar3545
@yasirhassanomar3545 3 месяца назад
Illahey ha u adkeyo guushoda amin
@shuaibdaacad1673
@shuaibdaacad1673 3 месяца назад
Guul
@nusumkate123
@nusumkate123 3 месяца назад
Beentii daaroodka....😂😂😂😂
@AhmedAwil-b6w
@AhmedAwil-b6w 3 месяца назад
Ogaadeenow Nagadaa Beenta Nun 10 Awoow La Gumaysanayey Qori Ma Furter
@CfatxiAbdiqaadir
@CfatxiAbdiqaadir 3 месяца назад
Guul
@CfatxiAbdiqaadir
@CfatxiAbdiqaadir 3 месяца назад
Далее
КОТЯТА В ОПАСНОСТИ?#cat
00:36
Просмотров 1,1 млн