Тёмный
No video :(

WUXUU IGA DHACAY GURI IYO LACAG AAN KULA SHIRKOOBEY 

HANOOLAATO
Подписаться 486 тыс.
Просмотров 220 тыс.
50% 1

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,1 тыс.   
@khadijac9841
@khadijac9841 2 года назад
Subxaanallah Allah iimaanka hanaga qaadin yaa RABI xaaraan iyo xaq aadame ayaanu kaamagan galay
@lulalasow5550
@lulalasow5550 2 года назад
Soomaali weligaa ganacsi ama lacag haku darsanin, sababtuna waa, in eysan jirin dokumentti iyo xisaab qoran oo sharciyeysan oo loo noqdo, hadii muran yimaado. Ilahey soomaalida ha sugo. Insha Allah
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay 2 года назад
Qasab maaha in documents la sameysto. Ganacsi waa is aamin, hadii is aamin jirin warqad na ma aamineysid. Lkn dadka Soomaaliyeed waa dad booli jecel shirko kasta dad baa ku dulman oo si cadaalad ah faa’iidada looma qaybiyo. Ninkan dhiban Allah swtc xaqiisa ha siiyo.
@istanbulcity.112.
@istanbulcity.112. 2 года назад
@@Halkaynoomaraysay 😂😂😂😂😂 is amin 😂😂😂 is amin waa doqonimo,sharci baa lagu wada shaqestaa,somalida waa dad tugo U badan,weliba kuwa culumada shegtan
@muuminad3143
@muuminad3143 2 года назад
@@Halkaynoomaraysay Islaamka ayaa qaba in wax la kala qorto waana muhiim. Cusman Kaahinse waa nin Allah xaalkiisa ogyahay
@abdifatahmohamudsalad655
@abdifatahmohamudsalad655 2 года назад
@@Halkaynoomaraysay muwadinkan somaliyed marka hore allaha usahlo xaqiisa, tan kale Ahmed sxb ceeb maahan in cadeymo lasameysto. Mida kale marba hadaad ogtahey inaad somali aad wax lawadaageysid, waa inaad yeelataa fiiro gaar ah, waayo waxa aan nahey ama aan sheegano iyo Habdhaqankeenu waa sida ay ukala fogyihiin #Jannada Iyo #Naarta. Mida kale #culumadii la islahaa xagooda xalku yalaa habdhaqankodi marba haduu sidaa yahey, waxa ladhihikaraa cullumo Nagama raacdo kuwaas adunka tabcaya.. Waayo horaa loyiri meshaad ugureysid waa losahantagaa. Somali Sahan kaama raacin. I'M SORRY TO SAY THAT....!!
@kahinnurkadiye9935
@kahinnurkadiye9935 2 года назад
Wlhi anaa ku darsaday iyadoo qoran layna dhacay maxkamad kastana anay waxba kuu qabanayn somaliya oo dhan waa musqmaasuq
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 2 года назад
Subxanallah illahow xoolo xaaraan ah gurigeena ha soo galin ya rabi
@anisamuataf2891
@anisamuataf2891 2 года назад
Aamiin
@hodanmohamed3204
@hodanmohamed3204 2 года назад
Allahumma amiin inaga iyo Muslin ah ba.
@MsHinda11
@MsHinda11 2 года назад
Alaahuma Aamiin
@MoMo-vv4lt
@MoMo-vv4lt 2 года назад
اللهم آمين
@qalidarwan494
@qalidarwan494 2 года назад
waa arin layaableh waa bani aadam
@salmanpalle1632
@salmanpalle1632 2 года назад
That’s why lacagteeyda account ugu haystaa cid aan aaminaayo Shiekh Sudeeys iyo Shiekh Shureeym Allah ha kadhigee from Canada 🇨🇦
@danxarago8312
@danxarago8312 2 года назад
Kkkkk
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 2 года назад
Kkkk walaahi waa runtaa ama sadaqeyso ama caruurtaada hakuu cunaan is’aamin waa yaraaday ilaahey ha ina amaansado.
@KxoyYT
@KxoyYT Год назад
Aad cid aaminto ama ha aaminin maba xumee lacag ma haysataa horta.
@abdirashiddirie3522
@abdirashiddirie3522 2 года назад
Walle Aakhira war aa yaala, ilaahow amuuraha sahal.
@ubahmumin4889
@ubahmumin4889 2 года назад
I think
@mydaddad12
@mydaddad12 2 года назад
I know this man he has a business in my area his a honest, kind man what happened to him was awful I hope he gets justice one day
@TheKachumbari
@TheKachumbari 2 года назад
If he is honest, why is he using short cut and illegal way to get the house. Cheating the council
@wiilwaal4224
@wiilwaal4224 2 года назад
@@TheKachumbari big companies do that also, idiot.
@happysomalifamily9966
@happysomalifamily9966 2 года назад
@@wiilwaal4224 Exactly 💯
@boqorkaraga7094
@boqorkaraga7094 2 года назад
@@TheKachumbari hadii hadalkiisu xaqiiq yahay Waxaan is leeyahay sababta dhibkaas loo marsiinayo waa qaabka qaldan ee wax lagu farsameyey Bal eeg guri 100,000 jooga bu 62,000 baxshay hadhowna laga qaatay 38,000 misna 25,000 wax kalena laga sii rabaa 🤦🏾‍♂️ Markii haduu 100,000 ka bixin lahaa ibtilan ma arkeen
@aswan1773
@aswan1773 Год назад
@@TheKachumbari the man asked him if he wanted to buy a house and offered him his council house. It wasn’t a short cut just an opportunity.
@umcumar5978
@umcumar5978 2 года назад
Allah Bedel qeyr qaba oo ka barako badan haku siiyo qalbiga allah haku qabojiiyo
@safasaed7715
@safasaed7715 2 года назад
Illahey xakhaga ha kuu sahlo Hargeysana ha tegin dhib ka weyn yuusan ka soo gaarin illahey ku da'aa
@mustafeahmed5555
@mustafeahmed5555 2 года назад
Waa nin ladulmiyey Rabbi hasoo fadudeeyo xaqiosa Burcad ayaa jirta shaadhla culumada huwan allaw sahal amuuraha
@nimoibrahim9964
@nimoibrahim9964 2 года назад
Asc
@samsamhassan5633
@samsamhassan5633 2 года назад
Illayaw xaqisa usooceli
@akh8501
@akh8501 2 года назад
Amiin. Khaa'in buu wax ku darsaday, kuse Faa'idimaayo, Addun iyo Aakhiro
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 2 года назад
@@akh8501 Alle Aya inaga og Xaqiiqda lkn Ninkan waxu u egyhy qof wax ku dhacen oo la xidhidhay dad an qallahayn.. Subhanallah
@abahoussein620
@abahoussein620 2 года назад
@@sameerahajia4600 waa runti oo London ayaan wada daganahay
@MsHinda11
@MsHinda11 2 года назад
Alaahuma Aamiin
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 2 года назад
Hargeisa buu idhin laa jooga soo sheega ninka xolaha islameed bobeey mise rali baa kaa tihin
@AmiirNadridov
@AmiirNadridov 2 года назад
In kastoo sharciga inaad raacdo fcn gurigaas waad ku fududaatay lkn sidaas haduu kuu dulmiyay waxaaga mar un helee aduun ama aaqiro
@canabhassan2354
@canabhassan2354 2 года назад
Subxana Allaah Alloow xoola xaraan ah Ayaan kamagalay. Alloow Adiga xaq garsoora ee xaqa. Soo ifi Amiin yarabi 🤲🤲
@abdullahipharah3677
@abdullahipharah3677 2 года назад
Asc walal Ayaanle wadmahadsantahay sidaad Hoowsha uwado aniga hada waxaan ahay Nin 21 sano jir ah jooga qurbaha gaar ahaan Minnesota, Waxaana ka bartay barnaamijkaga waayo aragnimo iyo habka mise nadaanka iin somaalida 5ta mise 6da geesba diinta ee afka daafsisaneen. Allaha Na’wada Hanuuniyo Amiin InshaAllah.
@sabahmuuse1567
@sabahmuuse1567 2 года назад
Ameen
@husseinkullow9367
@husseinkullow9367 2 года назад
Somalis are rich. May Allah bless their wealth
@abdullahiali5610
@abdullahiali5610 2 года назад
meeqa jeer uu tanaasuley ya rabi madax xanun badanaa ilaahey dulmiga waa xaaranatimeeyey
@deeqoali57
@deeqoali57 2 года назад
Waxaan soo xasuistay tanasulki farmajo, .darisa nahay maanta arkay odagan ilahay xaqiisa ha siiyo
@rahmaali5594
@rahmaali5594 2 года назад
CUSAAN KAHIIN GURIGADA IYO CARUUTADA MIYADAN UU NAXENIN XOOLAHA ISLAMEED ISKA CEELI
@zamzamzamsam6108
@zamzamzamsam6108 2 года назад
Has wall waa sidaa ilaahay xaqahatusiyo
@halimoomar7529
@halimoomar7529 2 года назад
Illahey,bila aadan,wax hanaga gelin oo ha noobaahin Subxaanallah.
@zamzamhasan1837
@zamzamhasan1837 2 года назад
Subxanallh ilahay kamacabsanayo
@ayanbeautyhenna5655
@ayanbeautyhenna5655 2 года назад
Subhanallah
@kahinnurkadiye9935
@kahinnurkadiye9935 2 года назад
Rahma ali xoolaha islameed Xageed iigu dhiibtay bal soo sheeg aan celiye bal si fiica u soo bandhig
@somalidaacadah9734
@somalidaacadah9734 2 года назад
LAA ILLAAHA ILALAAH waan dhagaysankari waayey SOOMAALIYEY AAKHIRAA WARJIRAA.
@ifraxmaxamud4086
@ifraxmaxamud4086 2 года назад
Yaa rabi hana tusin wax na dhaca iyo wax aan dhacno wax na dila iyo wax aan dilno wax na lumiya iyo wax aan xaqa ka lumino intaba hana tusin aamiin dhah
@hdhhcnxh3876
@hdhhcnxh3876 2 года назад
Alle haku sahlo hadeey tahay xalashada waa xanuun nin facaga oo xolahagii qabo kuna siiheyn
@abdihakimdeeq7132
@abdihakimdeeq7132 2 года назад
Hanoolatao waaa barnaaamijka ugo horeeyo cadeeemoo wato Kuwii hore naga baaandhey
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 2 года назад
Sheekadaan waa Sheeko waalan Ilaahay ayaana og sida wax u dhaceen, balse sida aan Aniga ila tahay meeshaan Xaaraan baa waxaan lagu bilaabay markii horeba. Marka Somaliyeey Xaaraanta Ha la iska dhaafo haddii kale sheekadaan oo kale ayaad la kulmaysaa. Ninkaan labo arin baa u banaan inuu sameeyo:- 1- Ilaahay in aad dartiis waxaaga uga Samirto 2- Ama waxaaga waad u jeedaa in lagu dhacaayee dhacaan adigana haddii aad awoodo xoog waxaaga kula soo bax . Somalida kalena waxaan oran lahaa arinkaas Cashar Ha iddin noqdo oo ka fiirsada waxa aad wax ku darsaneysaan. Waxa aad ka shaqaysanaysana ha ahaado wax Xalaal ah. Ninkaas waxa uu wax la bixin la’a yahay waa inuu ogyahay inaan waxaan si wanaagsan ama Xaq ah Awalba loo maareyn. Marka horena waa in wax Cad la kala qortaa, si aan hadhow la isugu soo meereysan.
@fartuungeele3415
@fartuungeele3415 2 года назад
Haa mida oogu horeeyso waa guryaha lakala gadanaayo ooy doowlada ogeen hadii si sharciyeeysan lagu kala gadan lahaa dhib ba madhaceen
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 2 года назад
@@fartuungeele3415 Waa sidaas maxaa isku Walaaq keenay iyo iigad. Xalaal Maalin Cad baa la qashaa. Teeda kale Ninkaan Osman la leeyahay hadaan isaga ahaan lahaa Ninka lacagta Guriga ee uu baxshay dhamaanteed waan u celin lahaa waxaygna sidaas Ayaan ku qaadan lahaa.
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 2 года назад
Guriga dowladda wuu ka'gatey waanaa loo shubay lacagtooda, qofkana ciduu doono ayuu kasii iibsan karaa waana caadi... Ninkaana fikrad fiican buu soo jeediyey taasoo ah in guriga dowladda laga iibiyo qarashkana uu asiga bixiyo ka'dibna lagu soo wareejiyo taasina waa caadi... Yaa Rabbi adigaa xaqsoore ah ninkan xaqiisa usoo dhici..Aamiin.
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 2 года назад
@@boosteeyorooble5287 Laakiin muxuu wax document ama cadeyn ah uga qoran waayey arinka uu soo jeediyey, si looga gaashaanto waxa hadda dhacay. Dunidaan Reer Galbeedka waxaa ka shaqeeya cadeymo iyo qoraalo. Halkaas Aniga waxa ay iila muuqataa inuu Tacadi ka dhacay. Iimaanka Allaha nagu sugi. Aamiin Allahuma Aamiin!
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 2 года назад
@@abdullahihersi1188 Waa runtaa walaal, goorba wuu aaminey waxba kaagama imanayaan buu'is yiri? ALLAHU ACLM
@engkuruu710
@engkuruu710 2 года назад
Eebow adigaa caadil ahee 2daan qofood u kala xaq soor, Inshaa Allaah.
@Himila55
@Himila55 2 года назад
waa qofaan imaan lahayn xoolaha dadka qof dhacaya, xoolahada qof laguma wareejiyo ka fiirso
@mohamedyussufabdi9041
@mohamedyussufabdi9041 2 года назад
Ayaanlow ilahay haku barakeeyo adiga iyo sheeqa
@noahD1636
@noahD1636 2 года назад
Dhinaca kalena aan dhegaysano. Ha la waraysto. الظلم ظلمات يوم القيامة
@BP-si2ww
@BP-si2ww 2 года назад
Saabt TV hada kafiirso
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 2 года назад
Runtiis hadii ay tahay xaqiisa deg deg Allaha ugu keeno
@fiqidoon7441
@fiqidoon7441 2 года назад
There are two sides of each story. I like the idea of asking the other party to tell us his side of the story. Then the court of public opinion can comment on this case. This type of incidents are very common in our culture. It stems from the fact that we are an oral society. We are not used to administrative stuff and all our relationships are built on blind trust. In this case the problem was compounded by this backdoor deal of this public housing. It is never safe to be involved in shady deals. WAX LA QARIYO, QURUN BAA KU JIRA. It’s also common in our society to condone the wrongdoing and support the wrongdoers even at times by people of faith. FIQI TOLKII KAMA JANNO TAGO. These Sharii’ah offices officiated by Sheikhs are POWERLESS. They are meant to give religious decree (fatwah) but no judgment (Qadaa’a). They are not judges supported by government to enforce their rulings. So whatever they decide it is only a piece of paper. وإن كثيرًا من الخلطاء ليبغي بعضهم على بعض الا الذين ءامنوا وعملوا الصالحات وقليل ما هم
@jiir
@jiir 2 года назад
I think there is something fishy here. Second of all labadi wax laqariqariyo kuheshiyan Xalaal kuma waaran. Why not just go through the normal law why why . Oday oday iyo kitaab lagudharto waxa kahoreso rule ka caadiga ah maraacday sababto ah everybody maalmahan swearing kitaabka alle very easy tuug iyo daaciba. Solution is if he wants to bring him to sharciga let him file a lawsuit period waa hadii ay waxan daacad katahay. Allah knows the rest.
@SocialMediaYoutu
@SocialMediaYoutu 2 года назад
Their is peper and witness.the Kahin guy is Mafia and his Criminal friends
@KalelaChannel
@KalelaChannel 2 года назад
I wouldn't they common in the Somali community but some sections of it.
@ceeblanuur2267
@ceeblanuur2267 2 года назад
CUSMAN KAHIN Allah ka Baq Hadii uu Allah Cudur kugu rido DAAWO kuuma gooyso 100milyan xataa rabi iyo ciqaaba ka baq
@khadijac9841
@khadijac9841 2 года назад
Xasbunallah waicmal wakiil 🤔🤔🤔🤔
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed Год назад
Allahu akbar ganacsade xoolo aduun waa laga dhimanaya aa khiro ayii kaga horeesaa Insha allah
@khadrayousef7290
@khadrayousef7290 2 года назад
Yaaa Allah Tuugta xaraanta ah soo qabo caruutiisa xataa waa xaaramiyiin Aakhiraad keeni aduunkana ka kadab goo Aamiin
@arlaadaarlaadey6639
@arlaadaarlaadey6639 2 года назад
Waa nin la dulmiyey illahow xaqiisa usoo sahal
@ahashi7828
@ahashi7828 2 года назад
Aamiin Aamiin
@Pellanor44
@Pellanor44 2 года назад
Adeerkan imaan ayuu leeyahay wlh Mansha alalh badal kheyr qaba allaha kusiiyo adeer
@safamarwa3597
@safamarwa3597 2 года назад
Xaqiiqda rabi ayaa og isagaana xaqasoora
@ninilahaywarkii9767
@ninilahaywarkii9767 2 года назад
Hotelkaa magaciisa Ii soo sheega Aan iska ilaaliyee Waa intaan samayn karo
@fadma638
@fadma638 2 года назад
😂😂😂
@naasirwardheere8240
@naasirwardheere8240 2 года назад
Walle hdda ayaa qolo share lagali rabay lkn Ninkas hadalkisa waxaa iiga baxay
@musemuse6648
@musemuse6648 2 года назад
War share kaada gal habiqin laakiin waraaqo kalasaxiixta dee
@zjwhrali5010
@zjwhrali5010 2 года назад
@@musemuse6648 Mar dhow Masar Waxaa ka dhacay in nin Sharaako la galay sxbkii jeegagna ay kala saxiixdeen lacagti faaiidada lagu heshiiyey bil walba la siin waayey , markuu damcay inuu dacweeyana naftiisii la dhaafiyey , marka waqtigan la joogo waa aaqir zamanki anigu waxan qabaa inaan cidna la Aamiin karin xataa si sharciyeysan haday tahay .
@rahmaali5594
@rahmaali5594 2 года назад
WAR QABRIGI MADOBA BAA QOF WALBA SUGAYA SOMALIYEEY JOOJIIYAA DHAAC IYO BOOBKA
@rahmaali5594
@rahmaali5594 2 года назад
LABAADAN NIN DODODA WAY BADATAY EE ILLAHAY AYAA GACANTA KA SAREENA JAWAABTA DEG DEG ALLAHA KA SO YEERITO AMIIN AMIIN AMIIN INSHALLAH
@abbasmohamud6338
@abbasmohamud6338 2 года назад
Somaliii wadaad lagu ma aamino qofa. Waxuu ugyahay in magacisa guriga ku qoranyahay.
@warduud9645
@warduud9645 2 года назад
Amiin yaa rabil caalamiin asagaa qafuura raxiim àh
@jaamacnuur4004
@jaamacnuur4004 2 года назад
Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar
@MegaCigaal
@MegaCigaal 2 года назад
This man made huge mistake he never signed and paper let alone giving cash to him
@SocialMediaYoutu
@SocialMediaYoutu 2 года назад
He got scammed by business partner ..using Old fashioned corrupted culture and religious criminals.I feel his pain and pray for him the justice will prevail!
@shabyfivestars
@shabyfivestars 2 года назад
That’s how most Somalian deal, it’s verbalize agreement. And later on in the road, everyone does and says what he wants.
@faafintadiintaislaamka2942
@faafintadiintaislaamka2942 2 года назад
WAR SOOMAALI AHAAN HALKAA NOOGU SHEEG MUDANE
@MegaCigaal
@MegaCigaal 2 года назад
@@faafintadiintaislaamka2942 wax waraqo ah oo lakala saxedede may jirin
@MegaCigaal
@MegaCigaal 2 года назад
@@faafintadiintaislaamka2942 lakin ninkani wayabo badan ayuu qarinayaa oo aan ogay
@adenyoonis
@adenyoonis 2 года назад
Abdullaahi aad ayaa usabartay Iĺlaahayna kuwa sabra macoda ayuu Ahaday xaqaada madhumayo waad Helaysaa mardhow insha allaah
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 года назад
ILAAHOOW hadii aay runti tahay xaqiisa uga sooqaad
@marianahmed5331
@marianahmed5331 2 года назад
Allaha xaqaaqo kuu soo celiyo
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 2 года назад
AY💙🇸🇴💙L ALLAH HAKU BARAKEYO ADUN IYO ALLAHU MA AMIN 🤲 AMIN.
@saadibrahim3350
@saadibrahim3350 2 года назад
Asc ilahey xaqagii hakagaso sarooo inshallah 🙏
@lulali8651
@lulali8651 2 года назад
Mashiikh dirirbaaba ku jiraa dhooqadaas ,inlllahi wainaaillahi rajacuun.subaxanallahaa qabiilkaaba ka ween diintaa.
@hodansheikh4558
@hodansheikh4558 2 года назад
Ilaahey xaqaaga ha kuu sahlo.
@ubahismanhasan5305
@ubahismanhasan5305 2 года назад
Subxaanallah Dadku Aakhiradii bey ilaabeen Hadii uu khariyey Xaqaaga Rabi subxaanaWatacaalahaa Waxba kama qarsoona Allaah Waa CAALIMUL QAYUUM Maalin Yoomul Ayaam Buu soo bixi doonaa Xaqaaga Adeer
@ubahismanhasan5305
@ubahismanhasan5305 2 года назад
Wax dambe habixinin Ilaahey Ku Xawil
@osmanhassan4819
@osmanhassan4819 2 года назад
Dhinaci kale waa in iyagana aad waraysata ayaanlow. Sidaasa cadaalada.
@khadijac9841
@khadijac9841 2 года назад
Sax odaygan daacad ayuu u eegayay laakiin hadana Allah ayaa og xaqiiqda
@muuminad3143
@muuminad3143 2 года назад
Anaa garanaaya ruux kale oo uu sidaas oo kale sanado u warwareejinaayo ninkana hadda waan rumeystay Cusman Kaahin Allah xaqa ha ku sugo
@osmanhassan4819
@osmanhassan4819 2 года назад
@@khadijac9841 walal sida cadaalada ah ee sharciga ahi wa in xitaa hadii qof dhiig ka socdo aadan aamin ilaa aad cidu eedaynayey soo aragto
@osmanhassan4819
@osmanhassan4819 2 года назад
@@muuminad3143 adigu miyaad waydiisay ninkas la eedeyey. ayaanle ayaan kasugayna
@khadijac9841
@khadijac9841 2 года назад
@@osmanhassan4819 sax Allah ayaa og wixii jira
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 2 года назад
a Haduu run sheegayo waxba ka faaiidi maayo waayo Allah wuxuu yidhi maal xaaram maal daalimeen maalinkale ayuu kuu keeni doona oo uu intaa ka itaal daranyahayi Subxanallah Allah yaa ciinag
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 года назад
Somali Aduunkii baa nanacay Aakhirona Ilaahay baa yaqaan!!
@TheCriptoid
@TheCriptoid 2 года назад
Waxaa nalagu nacay tuuganimo mardadabo iyo wax is dabamarin waana inta aan wadankeeni ku burburinay! Dadyowga aan wadamadooda ugu tagnayna intaa un baan ula tagnay waana waxa nalagu nacay.. Kuwii culimada sheeganayey ayaa qaar sidaa u dhaqmayaan ka waran kuwa iyaga aan diinta shaqada ku lahayn?
@faizam523
@faizam523 2 года назад
Waxaasi kama ilbaxno waa waxaan dhulkeenii ku soo gubney. Aakhirana waa lagu seegsyaa ilaahow soomaali hadaan nahay waa wareersanahee nasoo wada hadee.
@sharifahm.7963
@sharifahm.7963 2 года назад
SubhnaAllah, sometimes wan isweydiya dadkeyna halku imaanka ka aaday, ina lila waina ilahey rajacun
@maxamedsamter4185
@maxamedsamter4185 2 года назад
جزاك الله خيرا وأحسن الله إليك Ayaanle barnaamij aadbuu uwanaagsan Baad wadaa
@abdihassan9239
@abdihassan9239 2 года назад
SUBXAANA LAAH........ILAAHOOW KHAYR NASII.......Amiin
@ubaxmuse7738
@ubaxmuse7738 2 года назад
Illaahay xaqiisa ha u ifiyo illaahay ku daa asagaa shalay a ku siiyayay Harvey’s Ana ha aadin samir ka tag maal aduunyo waa wasaq
@kafally741
@kafally741 2 года назад
Culumo wax la dhaho malahan, it is BUSINESS,maxkamadda sharciga dowladda ingriska geyso haddii aysan qooto qooto ahayn
@rahamahamamoud6859
@rahamahamamoud6859 2 года назад
We support you!! In sha allah justice will prevail!!
@alphacade167
@alphacade167 2 года назад
Ilahey xaqisa ha u so sahlo
@Mamursal5
@Mamursal5 2 года назад
Waxaan kaa sugnaa ba waa cusman dhankiisa waxaa jira
@ifraxmaxamud4086
@ifraxmaxamud4086 2 года назад
Kkkkkk garsoore sare runtaa waaye
@waayaab2213
@waayaab2213 2 года назад
Cusman waa qanacsan yahay waxba kama maqno dacwo iyo wareer ma haysto xoolihii baa agyalo
@ashaoali8020
@ashaoali8020 2 года назад
HADII LA DULMIYEY ILLAAHEY SI DEG DEG AH UGA SOOSAARO ILLAAHEY
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 года назад
@@waayaab2213 xoolo islaameed muu ku qanacsanyahy ale maalin maalmaha kamid ah xaqiisa hili doona I.a
@SocialMediaYoutu
@SocialMediaYoutu 2 года назад
Cismaan waa qoraalo iyo saxiix ayaa ka yaala dhankisa waa in laga soo qaado xoolaha muslinka
@user-qr6xc2iv3y
@user-qr6xc2iv3y 2 года назад
Ben iyo Runi kala radad leh alle haku gar gaaro . Waxad la cajabay maxad udhartay . Waa dhaqanki asalka somali tolka dhig usoohoo oodhar hawso hoyn. Allahu mustacan waa sheeko ad u adag oo laga noxo.
@umusumaya8186
@umusumaya8186 2 года назад
Cusmaan.kaahin.illhay..hadaa.dhunsantahay.hakusoohadeeyo.aamin
@ahashi7828
@ahashi7828 2 года назад
Aamiin
@fadumahassan2531
@fadumahassan2531 2 года назад
Waa wax laga naxoo wallahi allaha kaga soo qaado xaqaaga adi uu xalal ku ahaa
@qamarahmed9236
@qamarahmed9236 2 года назад
Subxaanallaah ilaahoow adigaa caadila
@saidaali412
@saidaali412 2 года назад
Allaha ween oo waaxidka ah xaqaada ha kuu soo celiyo inta kaa goday aa loo qaadan ilaahay warnama gelsho dadoow dadkaad.wax ku darsaneysaan ka fiirsada hana ahaato qof meel kula degan aad waxaada ka qaadan karto kula magaalo ah
@somalilandchessfederation9356
@somalilandchessfederation9356 2 года назад
Balan daro wa diin daro...... Ilhy ba xaal naga oge ... Alle ha isu koin sakhiro
@somalilandchessfederation9356
@somalilandchessfederation9356 2 года назад
My l0
@cismansancad2434
@cismansancad2434 2 года назад
waa dhibaato hadii ay sax tahY arintaan lkn waxay u bahan tahay in la xaqiijiyo hadalkiisa
@somalilandchessfederation9356
@somalilandchessfederation9356 2 года назад
@@cismansancad2434 ha wlhi lkn warkooda waxbaa ku jira ... All ba naga xaal og
@Hakammed
@Hakammed 2 года назад
Ayaanle Hanoolaato Waan Ku salaamay Sheekadaasi waa Mid ina Jahwareerisay Mid dhacan mid Wax dhacayba Inaad wareysato adigay Kuu Fcn tahay waayo waa Sunaha Saxaafada hadii aad Saxafi tahay weeyi Hargeisa tag oo Culimada iyo waliba Cismaan kaahinba Soo wareyso isha Allah Anigu waxba ma kuxkimiyo Oo Haakim waa Ilaahay balse Inaan laba dhinac ee is haya wareysato waa Kugu waajib maadamo Sheekada aad adigu bilowday dhamaadkeedana waa laga sugaya sxb isha Allah
@aminahussein5802
@aminahussein5802 2 года назад
Aduunka waa laga tegaa. Qof Xoola uusan lahayn ku dhaartey oo ogayn Goor uu dhimanayo. Isagaaba hoogay. Diinta Islaamka waa la ceebeeyey. ( Bal Xaj laa aadayo, Tabliiq iyo Xoolo Been loogu dhaarto Xagee iska qabtaan ). Subxaana Allah.
@abahoussein620
@abahoussein620 2 года назад
Wax badan ayaad ogayn 3 nin oo shuraako ah oo wax badan farsameyeey ayeey ahayeen
@aminahussein5802
@aminahussein5802 2 года назад
@@abahoussein620 Runtii Xaqiiqada ma ogi. Keliya waxaa isu kay qaban waayey Xajka, Tabliiqa, iyo Culimadeenii wawayneeyd Allaha Wayn ee iyo Ninka Xaqa sheeganaya. Hadaba hadaad ogtahay Xaqiiqada oo Allaha kugu ogyahay ma iiga soo warama kartaa? Waxaad ogtahay in ay Somalia lahayn Maxkamad Cadaalad ah Nabadoobada badankood ay yihiin Danista yaal, waxaan islahaa waxaa Cadaaladii ku hartay Culimada . Hadaba Meeshaa waxan ka qaaday Rajo xumo. Xagee Cadaalad loo doonanayaa.?
@abahoussein620
@abahoussein620 2 года назад
@@aminahussein5802 wll waa dhoor arin mid waxaa weeyi aqal dawladu eey leedahay ayeey Sifo aan sharci ahayn ku iibsadeen, qof aqalka ku jiree in badan ayeey lacag siiyeen si aqalka lacag yar oo qiimihisa ahayn ugu iibsadaan. Marka hore ayuu qalad ku jiree oo isaguna wuu sheegaya. Xafad London ku taal dariqa old Kent Road ayeey tukaamo ka furteen isaga iyo labada nin . Lacagta dad ayaa tukaamadooda dhigan jiree oo business yaal kale ka furteen sida kuwa hargeisa iyo odaygan oo isaguna Mogadishu wax ku leh . Labada nin ee kale dad farabadan ayeey lacag kaga maqan tahay oo qaar jaar iyo qaraabo nahey . Adunku waa fidmo oo sidaan ogahay odaygan barre ragaa lacag wuu ku leeyahay. Marka laga tago inu isaguba qaladaad galey ragan uuryo walaalka ah isaga ayaa ka saxsan
@abdikadarastur8875
@abdikadarastur8875 2 года назад
Allaa xaqiiqda og laakiin sheeko waallan bey iilla egtahay oo wax baddan ka dhimmanyihiin.
@mohamedosman-qz7ln
@mohamedosman-qz7ln 2 года назад
Ninkaan tuuga ah oon ilaaheey aqoonin yaa kugu soo habaaray.
@mustafeali6942
@mustafeali6942 2 года назад
Ma Cadayn Karta In Uu Tuug Yahay
@deeqowarsame3170
@deeqowarsame3170 2 года назад
Subxanalaah iskadaa maanta malin ann aheen ayaa helaaa
@mohamuddahir5772
@mohamuddahir5772 2 года назад
Mashaallah
@fardowsaahmeddahir1082
@fardowsaahmeddahir1082 2 года назад
Awalan alaha usahlo xaqiis una qaboojiyo qalbigiisa ninka kale ha ogaado maanta waa aduun bari waa aakhiro alow xaqa nagusug aamiin
@abdurahmanali2071
@abdurahmanali2071 2 года назад
Ayaanle guuleyso hori u soco👏👏👏
@maxamadxarawe7925
@maxamadxarawe7925 2 года назад
انالله وانا اليه راجعون
@maxamadxarawe7925
@maxamadxarawe7925 2 года назад
Ninkaasi waa wahaabi wahaabiyana dadka gaal ay uyqaanaan miskiinkaan xoolihiisana way qaniimaysteen
@abobasement346
@abobasement346 2 года назад
Somalidah hadah jogtah la mah Aminih karoh
@DIGGEHBOY
@DIGGEHBOY 2 года назад
Tabliiq aan ahay xoolo dadoowna waan duudsanahay! waa saman aakhir.
@somaliguideline7283
@somaliguideline7283 2 года назад
Wadaad kan samir iyo imaan ayaa alle ugu neeqay…
@saidyare8127
@saidyare8127 2 года назад
Xoolo aduun qabri baa ka dambeeyo hadii maanta aduunka laguugu dhacay aakhiro xisaab jirta illaahey ku daa
@ikramabdi219
@ikramabdi219 2 года назад
Illahey waax kaa kheir badaan kakusiyo. Allah will take care of him in this life and the hereafter
@abdullahiduale7626
@abdullahiduale7626 2 года назад
This appears to be a mutual aggrements gone sour out of greed. It appears also,they have discovered the victim to be a willing cash cow so to speak. I would advise he reports to the British authorities with the white solicitor being his chief witness.
@strangerwahid5616
@strangerwahid5616 2 года назад
written contract works world wide else is he said she said even in quran it mentions write contract with witness
@SocialMediaYoutu
@SocialMediaYoutu 2 года назад
I think the victims seems to be"mayeeraanka lagaa raacdi la sheegey oo mar welba trust other elders and religious leaders has put him in deeper and darker hole that doesn't come to end.
@strangerwahid5616
@strangerwahid5616 2 года назад
@@SocialMediaYoutu no nothing to do with trust elders and religious leaders us somalis got a qabil problem just cus your same qabil as me doesnt mean im directly related to the person or should trust him/her im born in the west i dont care about qabil if someone asks my qabil i regularly say ibn adam
@SocialMediaYoutu
@SocialMediaYoutu 2 года назад
@@strangerwahid5616 you can say that,but 98% of population are still using in public and behind the scene they use "360" degree day and night.
@milo9667
@milo9667 2 года назад
Sadly it’s not contractual but a mutual agreement agreement between peers, I doubt the authorities can do much about it. Somalis need to put things into written contracts you can’t just hand over a cash 💷 or you’ll end up like this poor fella
@attakontitan2244
@attakontitan2244 2 года назад
Subxaanllaah
@mohamoudyassin9035
@mohamoudyassin9035 2 года назад
Ilaahay inkaar ha ku rido Haddi dhab tahay. Inta ifka ku nool yahay ilaahay ja tuso.
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 2 года назад
Asc ayaanle iyo barnaamijka ha noolaato waa idiin salaamay salaan ka dib ayaanle wax badan baa qaldan . Ninkaan iyo 2da kale we ooryo wadaaga ah waa 3 nin oo tuugo ah.waxaan ogaaday in lacagta markii horeba ay dad ka dhaceen hadana ayaga is dhacay .
@reis2424
@reis2424 2 года назад
لا حولة ولا قوة إلا بالله، Waa qiso la yaab leh, ummaddan Soomaaliyeed guud ahaa iyo reer Sh. Isxaaq gaar ayaan ma dhici karto in xaqdarada intaas leeg at isku raacaan! Gar iyo gardaroba walaalkaa u hiili ayaa la ina faray oo hadduu gar leeyahay u hiili hadduu gardaran yahayna ka qabo kaasaa hiil ahae. Marka koowaad Allah SWT Xaqaaga ha kuu soo sahlo, Osman Kahin Allah xaqa ha tuso. Marka Labaad Shiikh waxaad yeeshaa waxba ha u tegin Muse Biixiye Suldanka Habaryoonis iyo Osman caaqilkiisa u kaalay. Khayr naftaada u sheeg xaqaaga waad heleysaa ifka ku heshayaa iyo aakhiro ku heshayaaba
@foziamuse4274
@foziamuse4274 2 года назад
A
@halimoomar7529
@halimoomar7529 2 года назад
Naago ayaa la dhacay,ayaan maqlijiray Ee Waaba Nin la dhacay.Yaab badana. Qof kasta Waa la dhacayaye,haleeys ilaaliyo.Waxaan maqli jiray.Wax gedgedi Hakula gadoonte.Bal waxa ku dhacay Xoolihiisi,illahey ha u soo sahlo.Amiin
@sadiyoabdullahi5233
@sadiyoabdullahi5233 2 года назад
Kuwa la dhacay baan ku jiraa iso ducee
@abdinurnur2992
@abdinurnur2992 2 года назад
Haqa maalin oo soo baxaa😢😢😢😢
@GOOLEMEDIA
@GOOLEMEDIA 2 года назад
Ayaanle dhagahu ka Taagay arinkan kkkkkkkkkkkk
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 2 года назад
Waa fajiciiso waye 😁
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 2 года назад
Umada soomaaliyeed meel walba way joogaan in hargayso lagu ciilo sax maahan
@abahoussein620
@abahoussein620 2 года назад
Waad waalan tahay ninkani anaga ayuu wax naga dhacay oo qabil ayaa ku waaley
@anabnur2179
@anabnur2179 2 года назад
Kkkikkkkkkkkkkkk laughter is the best medicine Thanks Hanoolaato hhhhhhhhh
@abdallabikolo5084
@abdallabikolo5084 2 года назад
Allaha hasoo dilaaciyo xaqa
@somagril-care
@somagril-care 2 года назад
Horta ninkan waa nin dulqaad badan maasha Allaah. Hase yeeshee waxaan kula Talin lahaa 3 qodob: 1. Inuu Xag Alle u samro oo uu isaga haro arrintan. 2. Inuu Awood Qabiil adeegsado kuwan cml awood ayaa looga aarsan karaa. 3. Inuu ka dacweeyo maxkamada AL SHABAAB iyagaa meel saarayee ! Wallee Tabliigh dambe waa iga bes !
@mr.aosman3054
@mr.aosman3054 2 года назад
SubxanaAllah waa yaab
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 года назад
Subxanaallah intaan lagu xisaabin is xisaabi allaha kuu sahlo hadad lavalder waydo wax ka badan oo ka barak badan allaha ku siiyo
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 года назад
subhanallah subhanallah subhanallah
@mra.o.g5037
@mra.o.g5037 2 года назад
🖐🔦🖐 AMMANA ALLAH
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 2 года назад
Illah qalbiga u dajiyo waaka muuqataa in uu maskaxdiisa wax gaareen
@yoonisabdichannel912
@yoonisabdichannel912 2 года назад
Allow sahal amuuraha anigu wxn odhanlahaa meesha wxba kuumayaaln ee alle ku hadh
@noahD1636
@noahD1636 2 года назад
أَفَحَسِبْتُمْ أَنَّمَا خَلَقْنَاكُمْ عَبَثًا وَأَنَّكُمْ إِلَيْنَا لَا تُرْجَعُونَ ﴾ نعيب الزمان والعيب فينا ومالزمننا عيب سوانا. الإمام الشافعي
@zahraahmad3686
@zahraahmad3686 2 года назад
Dhiiga.igu.karay Warkadana.waan.joojiyay
@SocialMediaYoutu
@SocialMediaYoutu 2 года назад
Me too.aniga iney i haysato aya wadnahu afka isoo gaarey.waa sababta annan waligey Somali u aamini doonin.
@fiburale5200
@fiburale5200 2 года назад
Aaaaaaaaaaaaaa dhiigaygu 200 boqol buu gaadhay wallaahay
@halimoomar7529
@halimoomar7529 2 года назад
Dhiiga ha isku karin ee isdeji.Xoolaha adiga ma lihide.Qaain Waa badan yahay Illahey ayaan ka magan galnay.Wax nadhaca,Subxaanallah
@nasro7666
@nasro7666 2 года назад
Ninks miskin wixii jira ala og
@abahoussein620
@abahoussein620 2 года назад
Ninkani miskiin ma aha ee run ayuu sheegaya. Marka hore isaguba sharci daro ayuu dawlada wax uga dhaceyn intuba lakin ki kale ayaa wax farsameeyeey
@caaqil201
@caaqil201 2 года назад
Haddii wax la kala qoran lahaa dhibkaan ma imaadeen sxb soo gudbi eedesanaha warkiisa si aan xaqiidada u ogaano
@ashashego3474
@ashashego3474 2 года назад
Subxaana Allah waxaas caadi ma ahan nin been 4 jeer ku dhaartay wadaadadana waa daalumiin yaahuu waa reera ba'ay.😭💔 I'm sorry maskiinkaan sida loo qayaanay. Waa magaalo saxiix iyo sharci aanan ka jirin.
@mahamedabdallahussein4483
@mahamedabdallahussein4483 2 года назад
Subhana allah illaheey caalaamad dag dag allah tuso haadi xaaq ku leedahay Allah kuso dajiiyo miida kaale haal dollar haa siinin ku saabar kutubka wuu kaa so baaxa inshaa Allah
@ayanwarsame7218
@ayanwarsame7218 2 года назад
Xasbiallah wa nevmal wakiil.
@mohaaaaaa
@mohaaaaaa 2 года назад
ilahayhakaagasahlo xoolahaada
@podcast4516
@podcast4516 2 года назад
Cismaan haddu Ilahay yaqaano waxa u fiican inuu xaqqas iska celiyo
@sacidaosmandahir6091
@sacidaosmandahir6091 2 года назад
asc walalow iaahay xaqaada alaha kaaga soo qasdo waxase kudarsan laah nimankaan wali gurga lcg ha nala siiyo leh was baaba een wsxna ma heystaan wsxanna ka arki meysi miisaanka aaqiro alaha kuu saaro meelkana alaha kaa siiyo ee hageysana haadin sidaad ilaah u garabsatay sug
Далее
НЕДОВОЛЬНА УСЛУГОЙ #shorts
00:27
Просмотров 19 тыс.
QEYBTI 2/2: TAARIIKHDA NSS / NISA DR MAXAMED H INGIRIIS
1:04:09