Тёмный

" Wuxuu isoo diray sheekada Wiil iyo Gabadh xajka isku bartay" Abwaan Weedhsame. 

MM Somali TV
Подписаться 499 тыс.
Просмотров 129 тыс.
50% 1

Видеоклипы

Опубликовано:

 

20 мар 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 100   
@ibraahimdhuxul5030
@ibraahimdhuxul5030 2 месяца назад
Ilaahayoow weligay imaad imtixaamin wax aan ka naxana imaad tusi alihii boqorka ahayoow ee waxaan kaa magan galay Masuubooyinkaaga xikmadaha badan.
@hoodoapdi557
@hoodoapdi557 3 года назад
Maaansadan waa ii dawo aniga qisadan mid ay isu dhawyiin boqolkiiba 80 ba igu dhacday Kwrn qofkaagi oo kula hadlaya oo caafimaad qaba oo kule By by oo iso ducee😭😭😭😭 Miyaan wadka so daga lamanaha dayn aqoon😭
@sadaamsahardiid
@sadaamsahardiid 2 года назад
aLow zahaL aMuuraha
@barwaqocawil2366
@barwaqocawil2366 2 года назад
ilaahay qalbiga haku adkeeyo
@hanaabdi9797
@hanaabdi9797 2 года назад
😰😰😰
@ayhanhussein9635
@ayhanhussein9635 Год назад
😭😭😭
@asmaomer5311
@asmaomer5311 Год назад
Oo😢😢😢
@ilyaasabsuge3456
@ilyaasabsuge3456 10 месяцев назад
Dadkaba qaar baa Ku jira Waxey ka duraansadaan Ka hela daainkey rabiyee Haddaan waliyada digriga Dabnaha aan ka qaadaheyn Duceeya toloow i dhaaa Miyeey qof la duugayoo Doraad go,ay soo celshaan ❤
@hodancabdi3693
@hodancabdi3693 10 месяцев назад
😢😊
@casiisacabdi5024
@casiisacabdi5024 2 года назад
Dareenba dareen xanbaar waxaa qisadan digriga xubiga dareemi kara oo ay taabanaysaa qof soomaray xanuunka sxbkii amba sxibadii amba laba qof oo lamaane ah oo kala dheelmaday kala tagayna aduun iyo aakhira qofna waarimaayo dunidan wllhi Alle Hakuu naxariisto qabrigana hakuu waasiciyo waa habeeno khayr badan oo bishii barakaysnayd ee ramadaan lagu jiree Sojkaygii Ibraahim ismacil sugule 😭❤️🤲🏻
@msm3682
@msm3682 2 года назад
Amiin amiin allaha Aun
@hafuuuuzahmed1623
@hafuuuuzahmed1623 2 года назад
Allaha u naxrsto abyo abwan soraan ilhy qabriga ha u nuryo🤲🤲😭😭
@sidiqbare4098
@sidiqbare4098 Год назад
Alle ha unaxaristo wll qali
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 2 года назад
ax ax ax ax ax ax Allaha haunaxariisto inanta
@a.ardaalewarfaa1237
@a.ardaalewarfaa1237 Год назад
Masha Allah weedhsame waa maanso wacdi iyo daawoba iskugu jirta Masha Allah waxan odhan karaa qof hadii lagu iclaajiyo saw maanso-saar looguma yeedheen
@axmedabshir2196
@axmedabshir2196 2 года назад
Waxaan doondoonayeen Dunida raadco wayn u galay Qof aan daartani aduun Markale dib usoo marayn Amuuraha daayinkee Xambaarsan duruufehee Dadow yaab Iyo walaac Xiskiyo damiirka biday .................... WAA IGU BALAN IN AAN MANSADA QAYB LIBAAX KA QAADO HADUU ALLAHA AWOODAKE IGU SIMO
@Abdiasis_Ceelaabe
@Abdiasis_Ceelaabe 2 года назад
Abwaan inoo dhamaystirin
@Nursalah2
@Nursalah2 Год назад
Waan jacelaan lahaa inuu dhameestiro
@laztzerking4706
@laztzerking4706 3 года назад
Dareen ba dareen xanpaR 2021 ❤🔥🙏🏻
@AyarNoole
@AyarNoole Год назад
Nasriin yusuf duceeyaa walal alle ha u naxariistee ameen
@halimali8389
@halimali8389 10 месяцев назад
Ameen
@Hanaaxmed-kl5wc
@Hanaaxmed-kl5wc 4 месяца назад
Ax wan qiirooday allaw janada ku kulmi 😢 😢😢😢
@Sir-ahmeth
@Sir-ahmeth 3 года назад
Weedhsamoow laptop mini ah dalbo kani waabu ku qariyeee sxp😊
@a.ardaalewarfaa1237
@a.ardaalewarfaa1237 Год назад
Weedhsame raxmaanku haku xafido walalkey marna sxbkey Marna may classmate alhamdulillah calaa kuli xaal
@haakimphaisal4516
@haakimphaisal4516 2 года назад
Walaahi waan ilmeeyayba
@mufakircabdisalaan8950
@mufakircabdisalaan8950 2 года назад
Cirjiidh; Jupiter Dusa : mercury Raage: Faraare: Mars
@laacatechnology5246
@laacatechnology5246 Год назад
Raage :- Saturn
@Abdullahi-Alhikmah
@Abdullahi-Alhikmah Год назад
Saturn: raage
@ilyaasabsuge3456
@ilyaasabsuge3456 10 месяцев назад
Cirjiidh=Jupiter Dusa =Mercury Raage=Saturn Faraare=Mars 🎉
@MohamedAhmed-ps2gd
@MohamedAhmed-ps2gd 2 года назад
M.a dreenbaaa dreen xambaarsan
@mubarikhassan1125
@mubarikhassan1125 Год назад
From tiktok
@tayibyasin6709
@tayibyasin6709 3 года назад
Waa maanso runtii Qiimo leh
@Gobeeyliicoohajabin-qh4qv
@Gobeeyliicoohajabin-qh4qv Год назад
Mnshallah Mnshallah Weedh same Abwaan salaan gobeed xaqiiqa walal si xeel dheer ayaad u Abaartay saxiibkeenaa Qisadani ku dhacday inuu SAMRO
@zaalaxzmc5933
@zaalaxzmc5933 2 года назад
Wakhti ansidherayn ayay qisadani itabatay gabadh ayan isbaranay kabacdi jacayl ayay si tartiba igu shegtay wanan fahmi wayay zhptinimo ayay katahay ayan laha sanad kabacdi ayan daremay maxa xigay markas showlad ayaba ku qaraxday wayna dhimatay 4/5/2021 allah janada iskaya tuse aadban ugu xiisay
@xamdamuusecali9378
@xamdamuusecali9378 3 года назад
Ax 😥😥😥😥🤲
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 7 месяцев назад
Oh qalbiga i xanunay wlhi😭😭
@khadaryare9731
@khadaryare9731 2 года назад
Emotional 😭 This Story Is very sad 😢
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 2 года назад
Dadkaba qaar baa ku jira waxay ka duraan sadaan ka hela daaim kaa rabiye Hadaan weliyada digriga debnaha aan ka qaadahayn duceeya toloow idhaah Miyay qof la duugayoo doraad go ay soo ceeshaan
@sahramohamed3380
@sahramohamed3380 Год назад
Dadkani reer woqooyi waa dad hibo afsomali ilahay siiyey
@thekingmohmeth1435
@thekingmohmeth1435 3 года назад
Ax ax 😭😭😭😭
@FourrehIgal
@FourrehIgal 20 дней назад
Weedhsame❤
@zaaqinhojuniorabdirisaq1075
Ax xanuun badna
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 3 года назад
Hadaan waliyada digriga Dibnaha aan ka qaadaheey Duceeya iraah Toloow Miyeey qof laduugay toloow Doraad go'ay soo ceshaan
@fadumoladan
@fadumoladan 3 года назад
😥
@maxamedcaliibnucali6470
@maxamedcaliibnucali6470 2 года назад
Aad ayuu samirasii abwaanku waa halabuur dhap
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 2 года назад
Hadduu xidig durugsanaa Qalbigu raadcada u diro Dabaysha khayaaliga ah Dakaara miyaad tagtaa
@qasimj_e
@qasimj_e 2 года назад
When can I find the lyrics
@Nursalah2
@Nursalah2 Год назад
Abwaan:Xasan daahir ismaciil (Weedhsame) Dareenba dareen xambaar Cod aan lagu diirsanayn Dheg aan u diyaar ahayn Dudduuc ku gal oo dhex qaad. Anoo deggan baan hurdee Anoo dagan maan filayn Inaan dido oo kacee Dalluunta jacaylka yaal Codkuu ku dardaarmayaa Halku duray yaa bogsiin. Duruusuhu yaab badnaa Duruufuhu keenayaan Durbaan selel baa baxee Miyuu Samir diif tiraa Daryeelina way tagtee Maxaad duniyeey tartaa Markay isku daacad yiin Dadka isku dir naxee Markay isu duuban yiin Miyaan lagu dirsanayn Miyaan wedka soo degaa Lammaanaha deyn agoon Dib baan asma loo arkayn Miyuu cod deyaamay laa Daruuraha maan jeclayn Bakhtiiyey dabkaan shidee Waxay dawadaydu taal Dal aan cidi gaadhahayn. Haddaan doondooni laa Ma daw la maraan aqaan Haddaan is idhaa dawaaf Kun duud iyo meerayaal Ilaysku ku daalayuu Dakaanka la ticayey Cagtaydani duubaysaa? Dushaa sare waa cir jiidh Dhankaa bidix waa dusaa Docdaa midig Raagihii Giraamuhu deyrayeen Farraaraan deris nahee Haddaan kaa deyi lahaa Xigtooy waa lama-degaan Dallaalimo kaah ceshaa Fallaadha iga dabrayn. Hadduu xiddig durugsanaa Qalbigu raadcada u diro Dabaysha khiyaaligaay Dagaara miyaad tagtaa? Cadceedda wax diirisaay Mar uun igu deeq ilays Darmaan ugub ii noqdoo Xawaareeyoo degdega Miyaadse kal daacadoo Naf daahira weydayoo Dunuunaca aan jarayn Damiir fahma leedahoo Naftaag-daran kaalisaa? Dadkaba qaar baa ku jira Waxay ka durraansadaan Ka hela daa'iinka rabbiye, Haddaan weliyada digriga Dibnaha an ka qaadahayn Duceeyee idhaa toloow Miyey qof la duugayoo Dorraad go'ay soo ceshaan? Ma ruuxda la daadahshee Malaa'igtu fuulisaan Intaa daba luudayaa ? Ma caalamka daahanee Il daawatay aan arkayn Iftiinka ka daaran baan Daboolka ka qaadayaa? Dareenka I maan luloow Miyaad qaddar daafacdaa? Digreeto rabbaaniyoo Ku daabacan loox maxfuud Miyuu durayaa racfaan Awood ku dabbaalayaa? Naxdinta igu diganaysaay Dadnimo ma adaan lahayn Didmadu mise waa anoo Dubbaha igu dhacaya cuslaa Adoo naga digo-rogtoo Ka tegay dunidii shiddada Degmooy qalbigaad ogayd Xuskii caashaga ma deyn Xasuustaadii ma demin Xaq-dhawrkaagi ma dumin Dan baa ka hadh igu tidhee Duddada ruuxdaadu taal Dubaaqu hadduu yaqaan Miyaan kaa daahi laa? Ka BOGO
@cllhiwaliyulahi8082
@cllhiwaliyulahi8082 2 года назад
Cajiib
@asmahamse1930
@asmahamse1930 3 года назад
Only can feel aperson who lost his live😪
@mabruukaahmed1997
@mabruukaahmed1997 Год назад
janada gal caruurtayda abahoodow sidaad iiga fogaatay mugdi baan daremayaa😢
@cabdixakiinkayse6223
@cabdixakiinkayse6223 10 месяцев назад
Mansadan waaaaan dhagaysta 😢
@ahmedmohamedelmi8393
@ahmedmohamedelmi8393 Год назад
Miyaan Wadka Soo Dagaa , Lamaanaha Dayn Aqoon 😥
@fathimadirie8653
@fathimadirie8653 3 года назад
😭😭😭😭😭
@HassanMohamed-kx6tn
@HassanMohamed-kx6tn 3 года назад
Weedhsame
@abdire2662
@abdire2662 Год назад
Maan
@aminayusuf7383
@aminayusuf7383 3 года назад
Ax ax ax ax
@AyaanJaamac-bk3bz
@AyaanJaamac-bk3bz 2 месяца назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@muxudiincisman-ms6pe
@muxudiincisman-ms6pe Год назад
Muxudiin
@bilecabdi395
@bilecabdi395 3 года назад
Marku leyahay diban asma lo arkeyn waxan xasuustay inan asma axmed la odhanjiray oo /2017_________anu isku baraney xafiis ĺoogu ciyareyay xisbiga waddani oo kuyala maglad hargeysa xaafada nayouhargeysa _____barashada oo anu xidhiidh jacayl kubadalay kadib mudo 3sadex sano ahna wada soconay______________________maxa dhacay kadib /2020.....
@noorabarkhad5526
@noorabarkhad5526 3 года назад
Heee maxaa dhacay no dhamee
@salmiishxajiabukar6566
@salmiishxajiabukar6566 3 года назад
Mxa dhacy wallo dhamestir hde
@TayoSpareparts
@TayoSpareparts 4 месяца назад
Kkkkk miyaad uuraysay garacaw😮😮
@niciimacilmi2766
@niciimacilmi2766 3 года назад
Ax Ax 😪
@bilanmawliid9416
@bilanmawliid9416 3 года назад
Akhiro it located the down of the ground
@akramguleid8155
@akramguleid8155 3 года назад
Yaa ku idhi??
@ubahnora9157
@ubahnora9157 2 года назад
No underground way ka xeeldheertahy
@niciimanalka5644
@niciimanalka5644 3 года назад
ax ax 😭😭😭
@axmedabuusita9355
@axmedabuusita9355 3 года назад
Naciima nalka aadbaad u shidan tahay waxan jeclaanlahaa inaan xiidhiidh kula yeesho hadaad madax banaan tahay
@niciimanalka5644
@niciimanalka5644 3 года назад
😂😂😂😂😂
@axmedabuusita9355
@axmedabuusita9355 3 года назад
Maxaad iigu qososhay aad wax ii odhan wayday
@niciimanalka5644
@niciimanalka5644 3 года назад
@@axmedabuusita9355 huno halkan waxb laskam idhi oky
@TayoSpareparts
@TayoSpareparts 5 месяцев назад
Kkkkkk​@@axmedabuusita9355
@abdullahwarsame4704
@abdullahwarsame4704 9 месяцев назад
Abwaanku xiisad science ah ayu galay
@cabdaleaskar2991
@cabdaleaskar2991 3 года назад
M.a
@dhooleey5312
@dhooleey5312 3 года назад
Jacaylow maxn ku nacay 😡😪😰
@hiboaxmed8440
@hiboaxmed8440 3 года назад
Xalaal ku ilaali markasta marka nici maysid
@cumarcali1111
@cumarcali1111 3 года назад
Ax dibaan Asma loo arkayn
@umaymaaxmed8880
@umaymaaxmed8880 2 года назад
Miyaan wadka soo dagaa lamaanaha dayn aqoon🥺
@jamalahmed7118
@jamalahmed7118 3 года назад
😳😳😳😳😳😳
@engaptikanidaib3020
@engaptikanidaib3020 Год назад
AHUN my wife 😫😭😫
@nimcootham8724
@nimcootham8724 2 года назад
Maansadi dikriha xubuga
@daahirguureye5923
@daahirguureye5923 Год назад
waxaan xasuustay heesti xasan aadan ee mucjisada ahayd oo ka hadlaysay qisadan mid kasii fog caashaqani muxuu gabay labo guur isku ogaa god muxuu ku kala riday labo guusha wada jecel geerida mid yiri hoo duunyadu maxay labo gacan toodu madhan tahay gabadano kuhaysaa
@abdifatahbaaruud
@abdifatahbaaruud 7 месяцев назад
"Miyaan wedka soo degaa Lammaanaha dayn aqoon!?"
@sadaamsahardiid
@sadaamsahardiid 2 года назад
MiYaan Wadka zoo DeGaa Lamaanaha DeYn aQoon😓😓😖😖
@Sayidmusafir
@Sayidmusafir 8 месяцев назад
Yaa yidhi xajkaa arimo kale lagaga wada hadlaa, waxaan ka ahayn xuska alle.
@Abdirahmaan0
@Abdirahmaan0 3 месяца назад
meshu ilaahayyy Calafkaga kugu qoro wa hele.
@user-qc3ln9uh5y
@user-qc3ln9uh5y 3 месяца назад
Maya waamaya miyey qofladugayo dorad go,AYSO feshaan
@abdire2662
@abdire2662 Год назад
Naan hygf
@yussufahmed2984
@yussufahmed2984 Год назад
Waa shaqsi mar walba dhaqan xumo ka sheekeeya ninkani waana shaqsi aruuriya Nacayb Qabiil waana shaqsi cuqdad Qaba shameful
@a.ardaalewarfaa1237
@a.ardaalewarfaa1237 Год назад
99% halbeega maansadaa barteeda ayaad dhigtay
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 года назад
Xajka iyo baydkii xaramaynka miyaa loo shukaansi tagay buu ina leeyahay? Khushuucii iyo cibaadadii iskhaawis bay ku badaleen xaj uma jiro kuwaa. Waa khuraafaad baan filayaa waxani
@helaalchannel6677
@helaalchannel6677 2 года назад
Bisinka naa maya walal haku danbabin dadka inantu maka ayey daganayd inankuna cimro ayuu tagay maka ayuna sii yara jogay sasay isku barteen alle ha u naxaristo gabadha
@mizkizhood6985
@mizkizhood6985 2 года назад
@@helaalchannel6677 sidee weye slow unaxriisto gbdha
@haakimphaisal4516
@haakimphaisal4516 2 года назад
Walaahi waan ilmeeyayba
@ibnudhancade9163
@ibnudhancade9163 2 года назад
Weedhsame
Далее
Abwaan Xasan Daahir Weedhsame - Waraysi Dhammeystiran.
1:13:17
🔴Ютуб закрывают... Пока?
00:39
Просмотров 1,7 млн
Bran Weedhsame 25 11 2014 Hctv
1:03:32
Просмотров 194 тыс.
Xasan Daahir Weedhsame iyo Taarikhdiisa Nololeedkisi
29:04
dardaaran qiimo badan guur doon rag iyo dumar
28:07
Просмотров 4,9 тыс.
abwaan weedhsame iyo reer bristol
1:28:53
Просмотров 139 тыс.
Weedhsame iyo London
28:21
Просмотров 114 тыс.
Maahmaahyo cajiiba
11:25
Просмотров 65 тыс.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
Просмотров 65 млн
OBLADAET, YASMI - YSM PC
2:19
Просмотров 115 тыс.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18