Тёмный

XAAJIYADA IIGUSO DUCEEYA Dr, s OO ARIN NAXDIN LEH NOO SHEEGTAY رب يسر ولا تعسر🤰 

Quruxda Qoyska2
Подписаться 372 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 282   
@QuruxdaQoyska2
@QuruxdaQoyska2 4 дня назад
Waakan Linkiga Manager Filsan Nuur chat.whatsapp.com/Kl9eUjyGB5CFHf692ZTI5z
@Hibo6875
@Hibo6875 4 дня назад
1allah ku caafiyo 2 tooth heena cirbada la jibiyo la cabo galaas caano ku darso maalin walba ama habeen walba salar ama ansalaato cagaarta si fiican u cun tan cad maha cagaarta dhiig dag dag heleysa aniga 17 bisha 8 dhalay wali umul ahay allah ku fududeeyo
@fatimakheyre3849
@fatimakheyre3849 3 дня назад
Ascw, Qoyskaanoow waxaa idiin fiicnaan laheed inaad xaaladiina private idiin ahaato.Waxaad wax walba noogu sheegeysaan ileen Familkiina runta ahaa ma nihine.Balse view baa idinka galaye.
@fartunfartun-tx2rq
@fartunfartun-tx2rq День назад
asc
@suadaabdirahman7499
@suadaabdirahman7499 4 дня назад
Abaayo afar indhood oo arwaax ah adigoo nabad ah iyo ilmahoo nabadqaba allahumma Aamiin yarabi alcalamiin iyo intamuslinba
@MaryamaShiikh-o6f
@MaryamaShiikh-o6f 3 дня назад
Maasha alaah wllo. Qoys fiican baa tihiinee ilahay ha idin xiftiyo. Ilahay haku hawlyareeyo wllo
@NuurCade-o3q
@NuurCade-o3q 3 дня назад
abaayo maryan ilaahay haidin caafiyo adiga iyo nuunaha sidaa sheegtay waxaan kamid ahay inta kulamidka ah eexaamilada ah ee waliba isku bisha ah ilaahay hanoo wada fudu deeyo insha allaah ducadu waaxagiina❤❤❤❤❤❤❤
@zahramaalim2700
@zahramaalim2700 2 дня назад
Abaayo adigoo nybadad iyo babygaada oo nabada allaah haku kala keeno uurka iyo dhalmada qafiif allaah hakaaga dhigo
@umusafa9915
@umusafa9915 2 дня назад
Amiin yaa rabi adigoo cafimad qabo allaha ku kala keeno abayo betaraafka ama betaruut hadba saas u taqaan kaas aad u isticmaal
@Sultan-ee3ej
@Sultan-ee3ej День назад
Kun fayakuun Allah ka dhigo caafimaadkaada aamiin.
@User4-p5p
@User4-p5p 4 дня назад
Ilaah ha ku cafiyo wll inta xanunsanna ilaah ha cafiyo
@apdiaziizpaazhe2991
@apdiaziizpaazhe2991 4 дня назад
ilaahay haku siiyo caafimaad hana ku fududeyo insha allah
@fadumamaxamed2535
@fadumamaxamed2535 3 дня назад
Allaah SWT cafimaad degdega hasiiyo oo nabad iyo cafimaad haku kala keeno. Aaamiiin Allaahumaa Aaamiiin
@AnabMohamad-wu3lf
@AnabMohamad-wu3lf 4 дня назад
Allaha Caafimaad Taam ah ha idin siiyo Kuligiin.
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim 3 дня назад
Wcs wlalayal maryaney wllo ha wer werin ilaahay waxba kuma cusla anakuna waanu kuu ducaynaynaa abayo mcn waanu idin jeceljay
@Anzal222
@Anzal222 3 дня назад
Maryan abyo allah ku caafiyo nabad iyo cafimad ku dhal insha alh meeqo bil ayaa tahay aniga bishii 8aad aan galay
@runige6608
@runige6608 3 дня назад
Allah ha caafio walaalashy adiga iyo ilmaha.
@لولوالعلي-ز5ز
@لولوالعلي-ز5ز 3 дня назад
Maya sax waaye laakiin in il maha lakala koriyo caafimaadka hooyada ani way iii koreeen alaha idiin yasiro yaarab al xamdu li Laaah
@queenhappy-fe3vt
@queenhappy-fe3vt 3 дня назад
wcs wll allaah haku cajiyo ilahay haku kala nabad keeno walashay adiga iyo ilmahaaga oo cafimaad qabo amiin
@Malyuncabdixashi
@Malyuncabdixashi День назад
Xabiibti alle Haku caafiyo bi idinillah 🥹 adiga baby 👶 nabad aan idin rajeynaa ,nasiinada adi furuutka cin ama halaguu shiido ,hawalwalin insha allah , afar indhood oo nabad qabo alle ha idinka dhigo🤰👩‍🍼 👶 ❤
@hiboAxmed-u4c
@hiboAxmed-u4c 3 дня назад
maryan wall allah caafimaad taam ah haku siiyo wax kasta oo aad dareemayso rabbi hakaa dulqaado
@DeqoShiikh
@DeqoShiikh 2 часа назад
Abaayo ilaahay hakuu fududeeyo ani hada umul baan ahay dhib kaaga xoog baan udareemayaa ilaahow farxad kuugu dhameey
@raahaosmaan9890
@raahaosmaan9890 2 дня назад
Amiin yarabi abayo macan ilhaaeey haa ku cafiiyo
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 2 дня назад
Illaahay. Ha. Ku. Caafiyo
@fatmahmohamed5068
@fatmahmohamed5068 22 часа назад
Alle haku caafiyo Abaayo, beets shiid shaandheey biyihiisa cab iyo Beerka aan aad loo bisleyn cun ,Bambeelmada cabitaan ka dhigo Cab.
@raxmataali8598
@raxmataali8598 3 дня назад
Inshallah kheer Allaha kuu fududeeyo aaamiiin
@RaqiyaAhmed-l1z
@RaqiyaAhmed-l1z 3 дня назад
Maryam Allaha kuu fududaayo adigana insha Allah
@Khadro8796
@Khadro8796 4 дня назад
Illaahey hano wada fududeeyo insha allah team October in an isla naha macqul ah
@najmadirieadan1625
@najmadirieadan1625 3 дня назад
Allaha caafiyo allahana kuu fududeeyo abaayo maryan anaga soomaaliya waan iska daba keenaa alxmdulilah 🤲🤲🤲
@deeqaaweys6848
@deeqaaweys6848 3 дня назад
Masha Allaha 😂🎉maryan cabdalh Allaha cafiyo aamiin aamiin foshan Allaha u dudeeyo aamiin
@nura6
@nura6 3 дня назад
Aamiin yaarabi illahoow kuu fududeey inta dhaleeso
@afrahap4406
@afrahap4406 2 часа назад
Caafimad insha allah Illaahay haku kala keen Ameen ameen yaa rabbi
@muminamumin17
@muminamumin17 3 дня назад
Asc alahakucaafiho maryan allaha kucaafiyo
@runige6608
@runige6608 3 дня назад
1:23 1:25 1:58 2:05 2:05 😂 2:49 2:16 2:20 2:47 2:48 ❤
@shamsoali4540
@shamsoali4540 3 дня назад
Illaahay ha caafiyo
@anabmohamed4036
@anabmohamed4036 Час назад
Allah ha caafiyo walàsheen Maryam , xaafimàd aan xanuun kadambeyn hasiiyo.
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 3 дня назад
Marnayeen timir iyo isku shiido walaasheey waad arki doontaa iron taada kor ayey usoo kici doontaa insha Allaah aniga ayaa tijaabiyey mar aan uur lahaa weyna ii shaqeysay Allaha kuu fududeeyo afar indhood oo nabad Ah illaaheey idankiisa sahlan oo saqiran dhamaan amuurahaaga ❤
@saafimclm1498
@saafimclm1498 3 дня назад
Abaayo maryen ani iyo adi waa isku bil noo soo duceeya asxaabta
@NasraelmiAde
@NasraelmiAde 3 дня назад
Allaha ku caafiyo
@sahurdahir7646
@sahurdahir7646 3 дня назад
Asc abaayo alahkucafiyo
@sahurdahir7646
@sahurdahir7646 3 дня назад
@JamiilaSaidHerse
@JamiilaSaidHerse 3 дня назад
Ilaahay ha ku caafiyo abaayo ❤
@safiyoahmed8557
@safiyoahmed8557 3 дня назад
Allaha caafiyo aamiin yaa rabi
@fatimaabdiaziz3963
@fatimaabdiaziz3963 День назад
Alle haku caafiyo abayo caafimaad sariic ah alle hakusiyo qaali insha allah dhib alle kumatuso
@NuurCade-o3q
@NuurCade-o3q 3 дня назад
Walaal ilaahay haku caafiyo
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 3 дня назад
Allaah cafimad taam ah ha idin siiyo wallo
@rawihassan8615
@rawihassan8615 3 дня назад
Allaha ku caafiyo wey aheyd in aad adiga iyo cunuga aad caloosha ku wado ka fakarto insha Allah qeyr 🤲🤲🤲
@habibajamac9941
@habibajamac9941 3 дня назад
Maashalah tabaarkalaah
@sahraJibril-es6ze
@sahraJibril-es6ze 3 дня назад
Ilahay haku cafiyo
@FartunAhmedUmuzakir
@FartunAhmedUmuzakir 3 дня назад
Maryam aby mcnto allah haku cafiya aby mcnto red been sa cunta aby mcnto ❤❤
@ZahraAbdullahi-s4l
@ZahraAbdullahi-s4l 6 часов назад
habo mcnto ilaahay ha kuu fududeeyo caafimadka ilaahay ha ku siyadiyo
@HabibaRenow
@HabibaRenow 3 дня назад
Asc walaleyal tareq 24/10/2024 ayan qalin gali rawa iso duceya plz mahasanit❤
@fadumokheire742
@fadumokheire742 3 дня назад
Allaha ku caafiyo Waloow ay fiican tahay Inaad Iska dayso Social Media Inta ka dhalayso Waayo energy ayaa los gareeynee Iska daa Caafimaadkaga aa ka muhiimsan Hadalka badan
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 3 дня назад
Asc wr wbt Cideni Hbo Cafimad Thuma oo dahin Alle SWT ha idinku arzuqo dhamantin Allaahuma Aamiin 🤲❤️
@Rz_joyboy
@Rz_joyboy 4 дня назад
لا بأس ظهور ان شاء الله اللهم اشف انت شافي لا شفاء الا شفاءك شفاءا لا يقادر سقما
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
Allah ha caafiyo walaasheena maryan 🤲
@IqraHassan-vz4fh
@IqraHassan-vz4fh 2 дня назад
Amiin abyo ducada alle haku aqbalo afar indhood abshir ah
@nimco9305
@nimco9305 3 дня назад
Maryam abayo allah ku cafiyo
@ياسمينمحمدفارح
@ياسمينمحمدفارح 3 дня назад
ilaaahy caafimaad ha idinsiyo ❤❤❤❤❤oo shar walba ha idika qabto❤❤❤
@canabcismaan7928
@canabcismaan7928 День назад
Ilaahey ha caafiyo wllshen maryan
@familytraditionalfoods
@familytraditionalfoods 4 дня назад
Allah hakucaafiyo Insha Allah
@FahmoAbdulahi-r2j
@FahmoAbdulahi-r2j 4 дня назад
Allah ha kucafiyo
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 4 дня назад
Allah ku Caafiyo maryan Xabiibti Caafimaad taamah Inshaallaah Kheyr Allah kaagadhigo Aamiin yaarabi
@Drs-saamiyachannel5lt58
@Drs-saamiyachannel5lt58 13 часов назад
Abayo timir isticmaal anay I anfacday xiliga uurka lahaa
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 3 дня назад
Yaabaye alla hakuu fududeeyo hawsha inader
@shamsoahmed2773
@shamsoahmed2773 День назад
Mee dhashy maryan alle haku caafiyo walaaley
@hodanfarah3300
@hodanfarah3300 19 часов назад
Walaashay Allah swt ha kuu fududeeyo umul udgoon
@hasnanageye4509
@hasnanageye4509 3 дня назад
Allah ha ku caafiyo xaaska Aamiin yaa rabii
@suadaabdirahman7499
@suadaabdirahman7499 4 дня назад
Allaah ha ku caafiyo allaahuma Aamiin yarabi alcalamiin iyo intamuslinba Abaayo 🤲🤲🤲🤲🤲
@KoosQaali2019
@KoosQaali2019 3 дня назад
Allaha caafiyo afar indhood abshir ah allaha kaa dhigo
@hafsaabdirahman1077
@hafsaabdirahman1077 4 дня назад
Illahey ha ku caafiyo abayo adigana dadal inshaallh
@UgbaadAbdihakem
@UgbaadAbdihakem 3 дня назад
Alle haku fududeeyo wll o nabad hakugu kala keeno wll maryam
@Fardowso_cisman17
@Fardowso_cisman17 4 дня назад
Asc xabibti ilhey hakucafiyo
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 3 дня назад
Abaayo shamadatka cab illaahay sharkuma tuso garodka shamadarka xabad burtuqala isku shiido
@SacdiyoXuseen-w5y
@SacdiyoXuseen-w5y 3 дня назад
asc abaayo allaha kucaafiyo
@AyanNuh-e3e
@AyanNuh-e3e 4 дня назад
Abaayo alaha ku caafiyo amiin
@jowharcalixuseen2571
@jowharcalixuseen2571 7 часов назад
Allah hakuu fududeeyo maryam
@user-uo8of8yb8t
@user-uo8of8yb8t 4 дня назад
Alle ha caafiyo wall maryan hana u fududeeyo Arimaha
@awoismil2501
@awoismil2501 3 дня назад
Alle caafiyoo aaaamin Aaaamin yaarabi 🤲
@FoosiyaCawil
@FoosiyaCawil День назад
Ilaahay haku fududeeyo maryaneey
@asheekh15
@asheekh15 3 дня назад
Allaah hakuudududeeyo caafimaadna hakusiiyo
@User-1124-AlwaysOfficial
@User-1124-AlwaysOfficial 6 часов назад
Illahay ha cafiyo
@maryanruun2128
@maryanruun2128 4 дня назад
Ilhy haku cafiyo abyo 🤲🤲🤲🤲
@qadradahir5786
@qadradahir5786 4 дня назад
A.s wll makuso dhiibi karaa daawada wll qaali yurub aan joogaa wll qaali
@RoodaKhaliif
@RoodaKhaliif 4 дня назад
Wax yalaha dhiiga soo celinayana cuun maryaney qali❤❤❤
@user-wh5mq5ng2p
@user-wh5mq5ng2p 2 дня назад
Abayo Allaah Ku Cafiyo 4 far indho Nabad Qabto Anigane Hada waxan ahay Hooyo ur 5 bil leeh wadnaha said ii karacmaayo 😢 Hada
@ubahfarah3135
@ubahfarah3135 4 дня назад
Allah kucaafiyo Abaayo macanto
@ashaahmed7071
@ashaahmed7071 3 дня назад
Abaayo Allah ha ku caafiyo
@Khadro8796
@Khadro8796 4 дня назад
Illaahey haku siiyo caafimad taam ah Hana ku fududeeyo
@missjano8249
@missjano8249 3 дня назад
Allah ha ku caafiyo walal
@amalyusuf1210
@amalyusuf1210 3 дня назад
Allah ku cafiyo walashay Maryan 💖💖
@HawayuusufAli
@HawayuusufAli День назад
All ku caafiyo abayo insha all cfmd taam ah
@halima2893
@halima2893 4 дня назад
Ilaaheey ha ku fududeeyo abayo aamiin
@Marymaabdi4444
@Marymaabdi4444 3 дня назад
Aamiin aamiin Alle haku fududeeyo wllo
@amalkhayre6379
@amalkhayre6379 4 дня назад
Abayo nasoo gali wan ku baryeynaa saa ukarineysi qiyaasta xulbada iyo waxa kalabo abayo ilahey hakuu fududeyo cafimadna ilahey haku siyo
@nimaoabdi5004
@nimaoabdi5004 3 дня назад
Asc walaalo maryan Allah haku caafiyo Aamiin Aamiin
@maryanabdi3218
@maryanabdi3218 2 дня назад
Khayr insha allh
@aasiyamuuse4568
@aasiyamuuse4568 4 дня назад
Ilahay wall haku cafiyo cafimaad taam ah
@user-vk6gc9wu2o
@user-vk6gc9wu2o 3 дня назад
Asc alle ha ku caafiyo iinsha Allah allaahu ma aamiin aamiin aamiin yaarabi iinsha Allah
@neimaabdi3206
@neimaabdi3206 3 дня назад
Khayr insha allah ❤❤❤❤
@RaqiyaAhmed-l1z
@RaqiyaAhmed-l1z 3 дня назад
Aniga xitaa iron taa igu Yar 😢ii soo ducaaya waa lagugu shubaa laydahay in layqalin ii soo ducayo december dhalayaa insha Allah gabartayda laggy qalay 4 Sano kahor
@Malyuncabdixashi
@Malyuncabdixashi День назад
Alle hakuu fudeydiyo bi idnillah , weykuu sahlaanesaa hawalwalin xabiibti🥹🤲Afar jndhoodoo abshir alle ha idinka dhigo ,adi iyo xaamila ah,❤🤲
@FaadmaFaiza
@FaadmaFaiza День назад
Inte jogtaa abayo
@SeynabMaxamed-mq8ys
@SeynabMaxamed-mq8ys 4 дня назад
Allah ha ku cafiyo in sha Allah abaayo ❤❤❤
@wiilosaeed6159
@wiilosaeed6159 3 дня назад
Asc abaayo waxaad cuntaa beer ka ariga asbuuc iyo Salarka jiirjiirka iyoyaayada ciiriinka iyokhayaarka asbuuceen iyo xaliibka
@aminoaden6671
@aminoaden6671 2 дня назад
Allah ha cafiyo mid buuxo Allah siiyo
Далее
У НАС ДОМА ЗАВЕЛАСЬ КРЫСА 🐀
01:00
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 14 AAD
20:29
CUDURKII ILMAHA IIGA DHACAY IYO XALADA CAAFIMADKEENA
14:53
У НАС ДОМА ЗАВЕЛАСЬ КРЫСА 🐀
01:00