Тёмный

XABIIBO CADOW SABABTA POLICE KA GURIGA UGU DOO JABIYAY OO GACANTA UGA JABIYEEN DAAWO LIVE 

Mohamed Buskut Official
Подписаться 314 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 67   
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial 18 дней назад
Waaka xumahay waxa ku dhacay Xabiibo pls like saar & subscribe thanks
@hassanmahamud5411
@hassanmahamud5411 18 дней назад
Bidaar wll waad xafashtay sida digaaga Wilkii kamaal abdu eed wax ka sheegi jirtsy isku arin baa idin qabsaday‼️‼️
@hassanmahamud5411
@hassanmahamud5411 18 дней назад
Adiga iyo laakaha ayaa kamida Dadka xumaanta soo gudbiya Midgaan iyo raxawayn baad tihiin Talanti la kaa lay
@halwoali5532
@halwoali5532 18 дней назад
Gabadhan waa gabadh karti badan naagaha nolosha ka dhacayna qoftan oo Kale majeclo marka cadowfa allaha ka qabto nolosha quruxda badan xaasid ayey leedahay😢
@hfm9834
@hfm9834 16 дней назад
Xasbunllaah yaa saan u galay talow😢
@caashoxuseen7040
@caashoxuseen7040 16 дней назад
Habiibo cadow aad ban u jeclahay alllaah kaaa badbaadiyo shaydanka adiga iyo ilmahaaga😢😢😢😢😢😢
@nalababy3825
@nalababy3825 18 дней назад
BUSKUT WAA LAGU HABAARAAY ISKA DAA DUMARKA ISLAMAHAA AAD CAYEESIID SIDA MAMA MALYUN AAD CAYEESIID IKA DAA OROD WAXBARASHO IYO SHAGO RAADSO IYO IRSAAQAAD KALEEY AAN AAAHEEN CAAAY IMAN MALIHIID WAXASEEY AAF KU KU GOAAY 👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👽👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻👻🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@ashahajinur1247
@ashahajinur1247 18 дней назад
Ilaahay ha ka qabto xasidka
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim 18 дней назад
Sooliyeey ilaahay kabaqa subaaxana Allah qof wllkaaya dhibkiisa maxad ka helaysaan inaa lilaahi wa inaa lilaahi raajicuun😢😢😢
@mohamedbashir3590
@mohamedbashir3590 18 дней назад
Allah kashif qof kas xadka washeen qalbiga Allah u qabojiyo
@user-tu9uy6el1q
@user-tu9uy6el1q 18 дней назад
Soomaalidu Waa Isku Cadaw haday ku arakan oo faraxsan waxay rabaan inay kaa oohiyaan Alle Haku Xiftiyo wllo😢😢😢😢
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 18 дней назад
walasheena Allaha xaqeeda Haka siiyo Galaadaas cadowga ah cida shirqoshana Alle uma somalited Horteda ku Ceebeyo
@naimoabdi2695
@naimoabdi2695 18 дней назад
Allah hakaqabto shartooda subxanallh
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 18 дней назад
Fbi open the door aaa iguso dhacday walahi somalidii waa go,aday 😢😢😢
@ismahanchannal8766
@ismahanchannal8766 18 дней назад
😂walahi ilahay ha ka qaabto
@naimaomar3375
@naimaomar3375 18 дней назад
Horta cadanku wa cadaw wlhi igo kuneceb xita weykudhola cadeyhayan subxaana allah jarmalka kuma siijiro
@user-tu9uy6el1q
@user-tu9uy6el1q 18 дней назад
Meeqajer Ayaan ku Idhi Noloshada Somaali Haw Soo badhigin Illay Hakuu Gargaaro
@cudooncabdullahi3284
@cudooncabdullahi3284 18 дней назад
Habaryareey aaa gabdhaan maa kaa wayn wll Buskudoow 😂😂😂😂
@lulafarah2038
@lulafarah2038 18 дней назад
Inalilahi wa ina ileyhi rajicuun cadow Sanaa gaaladii maa sidaan yeeleyso loyer qabso alaha ku badbadiyo
@adamosman3613
@adamosman3613 18 дней назад
Maxay isu barixi wayday hadii wax qaada kagu hasto
@malyuuncilmi7106
@malyuuncilmi7106 18 дней назад
Su aala qaba hadi qof daca wayey ayaa siyay addressable gurigeda kole waa qof yahano shaqsiyayan oo dhabayo
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 18 дней назад
Somalida horta maxay policeka uga baqan waligaa marka aragto police waa lays dajiyaa say uqaylinayso aba cabsi ah si qof waalan yaab 😮
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 18 дней назад
ilaahayow cadowka kaaqabo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@FowsiyaAbdulla-pv3jn
@FowsiyaAbdulla-pv3jn 18 дней назад
Kan wax kasta maka hadla
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 18 дней назад
😢😢😢
@mohamedisak4827
@mohamedisak4827 18 дней назад
First an ahay
@fardowsawarsame1739
@fardowsawarsame1739 18 дней назад
ASC BUSKUT WAA KU SALAMEY WAA SIGATEY ILAAHAY WAX SAHLAN OO SAQIRAN HA KAAGA DHIGO AMIIN TAN KALE WAA ARIN ARGAGAXLEH WAXA KU DHACAY WALAASHEEN
@sahradiriye3026
@sahradiriye3026 18 дней назад
Subaxanalaah
@PepGuardiola-t7u
@PepGuardiola-t7u 18 дней назад
Armay caruurta qoreen ama ninka yaakaloo og email keda .abayo Allehaka qabto shartooda sorry
@fardosa1236
@fardosa1236 18 дней назад
Police ka way helaayan email ka qofka soo diray iyo meeshii laga soodiray
@MaamaLeyla-sp5rb
@MaamaLeyla-sp5rb 18 дней назад
Xasadka waa dhib bal fiiri hooyadan sida loo dulmiyey oo gmail qaldan oo dulmi ah police 🚨 ka loogu soo qorey hooyo live ku jirdo ilmaheeda heesato la leeyahay wee is dileysaa dadka qaar nimcadada ma ogola waa la qarsadaa😢
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 18 дней назад
Who snitched on her Germany is a scary place subxanalah
@User4-p5p
@User4-p5p 18 дней назад
Wa meel mooryaan dadka tahriika waliga ka carar wa kuwa somali igu xun ka carar
@TggYgh
@TggYgh 18 дней назад
😭😭🤲🤲🤲🤲🤲
@abdihakimahmed722
@abdihakimahmed722 18 дней назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 18 дней назад
11 night bey si waali alababka ikuso garaceen ilmaha i hurdayay dadkan tartib ma yaqanan
@ZAhmed-jn2yq
@ZAhmed-jn2yq 18 дней назад
😢😢😢😢subxnlh war germany waa cunsuriynn
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 18 дней назад
Kow qofka emailka so dire halaso qabto ha dacweeyo pc yaab
@aminamahmood9726
@aminamahmood9726 18 дней назад
Hadii aan kuweenii dalka kabaxayay cadow isugu yihiin ,kuwii wadankan ay is goracayaan maxaa xal ah
@Carficafe
@Carficafe 18 дней назад
Kkkkk wllhi waad iga qoslisay😂😂😂 Ilaahay haynoo sakhiro wllhi
@hodanhodan8863
@hodanhodan8863 18 дней назад
Sorry abaayo ilahey haa ika badbadiiyo galaadan 😢😢😢
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim 18 дней назад
Walhi qof kasti wadankiisu sharaf ku leeyahay ee soomalay wadankina jooga la idinku kari waa
@fardowsawarsame1739
@fardowsawarsame1739 18 дней назад
HADEYSAN MAANTA NAXDIN DHIMAN OO WAD NUHU IS TAAGIN JIRKEDA IYO LAFAHEDA WAA EBAR ARMEY DAD CADOW KU AH AYAA KU SAMEYEY SI AY SUMCADEDA SHARAFTEDA IYO CIRDIGEDA U HALEYAAN INKAAR IDINKU SHACDEY BALAAYO KU ARAGTAY
@KhadijoOmar-jj2rd
@KhadijoOmar-jj2rd 18 дней назад
Sorry ax ax wll qaali 😢😢😢
@zainabmoha1835
@zainabmoha1835 18 дней назад
naaag walbaa marky qalaad gasho o laguqabto cunsurii kuqarabanee police marke imadeen albabka maxee ugudhagesaty yaaaab
@Yusuf_Hunter2020
@Yusuf_Hunter2020 18 дней назад
Dacad waan u qosley wlhi mamadan iyo habarey kulaha.🤣🤣🤣😀😀😀
@harun7450
@harun7450 18 дней назад
Maxkamada daahir calasow maa ka danbeeyso arinkaan
@madinaainan3846
@madinaainan3846 18 дней назад
Police ka lagama baqo wayku ilalinayan somalidu weyka baqaan
@FAAdumoSaduuln
@FAAdumoSaduuln 18 дней назад
😢😢😢😢😢
@fardowsawarsame1739
@fardowsawarsame1739 18 дней назад
AAD IYO AAD AYAAN UGA XUMAHAY WAANA CALOO XUMO WEYN NAX
@User4-p5p
@User4-p5p 18 дней назад
Inkarti Naimo Jokar a ka so baxday wa ka reer kada Tv laga fiirsado cafis ka dalbo Naimo Jokar wagi Videos benta ka fafin jirtay
@user-pt9tq7dl9o
@user-pt9tq7dl9o 18 дней назад
💔🙏🏻
@aminaabdiadem9900
@aminaabdiadem9900 18 дней назад
Walalow somali haku dembabin jarmal ama dadka cadanka ah waye wayo komenti badanaa losoo qoraa oo caay ah darad waxa lost qorey wadankada Bahn malahan dameeraa wadatiin caay badana loso qoraa cunsuriyiinta waye
@nafisamohamed3469
@nafisamohamed3469 18 дней назад
Srroy
@fatimayassin7419
@fatimayassin7419 18 дней назад
Waxaa loo qarinaa walagugucaynaa cudurka xataa soomaalida walaysku ceynaa
@FartunabdirahmanAbdirahman
@FartunabdirahmanAbdirahman 18 дней назад
sorry bro hah
@IdmanNur-vw7kc
@IdmanNur-vw7kc 17 дней назад
Adyar miy la iskadilayaa dadka yaab walee dulinimo ayaa ku nooshihiin dadka qurbaha joogow wadankiina gaalo ayaa lugta ku walaaqaysa wadankoodiina way idin ku gumaysanayaan
@anabh5771
@anabh5771 18 дней назад
Sorry abayo nolosha ayaa lagu quuri wayay
@Hindocumar-p5h
@Hindocumar-p5h 18 дней назад
somali isha ayey ku gowracan musiibo weeye afkoodu man sha allah ma karo yaahuuu lle wixii shar ah hakaa xijaabo wlaheyn xabiibo
@nafisamohamed3469
@nafisamohamed3469 18 дней назад
Bisinka
@barnimohamed246
@barnimohamed246 18 дней назад
Sorry
@barnimohamed246
@barnimohamed246 18 дней назад
Informeshin beena ayeey Ka gudbiyeen
@Cadar49
@Cadar49 18 дней назад
Waa uun la helaa qofkaas ilahay ha ka shifo
@ashahajinur1247
@ashahajinur1247 18 дней назад
Ilaahay ha ka qabto xasidka
@rowdoahmed4486
@rowdoahmed4486 18 дней назад
😢😢
@عبدوحد-ح9خ
@عبدوحد-ح9خ 18 дней назад
😢😢😢
@ifrahhersi4559
@ifrahhersi4559 18 дней назад
😢😢😢
Далее
شكون كيدعم ميكروب ستار
1:39:40
Просмотров 1,7 тыс.
FILO PART 123
31:35
Просмотров 260 тыс.