Тёмный

XAFADA AY DAGAN YIHIN SOMALIDA MALAYSIA🇲🇾 

Zaki Somali
Подписаться 590 тыс.
Просмотров 39 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

11 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 208   
@Ladancidin1
@Ladancidin1 Год назад
Haddii aad ujeedo magaca Allah love saar 💟💟🙏
@KINGNAGEEYOFFICIAL18
@KINGNAGEEYOFFICIAL18 Год назад
As.c
@KINGNAGEEYOFFICIAL18
@KINGNAGEEYOFFICIAL18 Год назад
Asc bro xld
@ayaancawaaie6876
@ayaancawaaie6876 Год назад
Team washamsi wan wataa
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Год назад
Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ Like 👍 saar ❤SCW
@Yuslim_somali_CR7
@Yuslim_somali_CR7 10 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🫵
@dheereyechannel
@dheereyechannel Год назад
Legend always legend keep going saki somali another level 💯💪🌹
@boojadheere
@boojadheere Год назад
Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤
@abdihakimabdinasiralirerma9692
Masha allah
@ayaancawaaie6876
@ayaancawaaie6876 Год назад
Waad ladantahay had lagugu darin ee mesha ka sotag ado tagan yaa logu ibsane wll . . .team washamsi madaxa ayad isara tihin 😂💪
@alio1312
@alio1312 Год назад
بسم الله الرحمن الرحيم ] والشمس وضحاها ] القمر إذا تلاها] والنارإذاجلاها] الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
@akkumaar2404
@akkumaar2404 Год назад
Arinta wax kama ogo ee kawarijiya legenka
@mankowbincamir3533
@mankowbincamir3533 Год назад
Xoola aya tahay niyow ee Qur'an ma ahan shey lagu ciyaaro oo meel walbo lagu qoro ogow.
@alio1312
@alio1312 Год назад
Anna ku waso sxb
@saredoahmed2451
@saredoahmed2451 Год назад
O nolow sidaa boqorada allah farxad ku gu dameystiro ifka inta jogto saxib zakiwoooo 💞
@aaminabashir6116
@aaminabashir6116 Год назад
𝐊𝐡𝐚𝐥𝐚𝐚𝐬 𝐰𝐚𝐚𝐲𝐞🌸❤️😎💪
@Abdirahmanmaanka7
@Abdirahmanmaanka7 Год назад
Washamsiga yaan lagugu darine neesha ka soo carar🤣
@Zainab08437
@Zainab08437 Год назад
😆😆😭asad kadaya maskin waye
@raaniidiil4744
@raaniidiil4744 Год назад
@@Zainab08437 wallahi kibirka iyo islaweenida ku jirto hadhaa arki leheed,shaqi ka xaasisan ma jiro
@halimamohamed7431
@halimamohamed7431 Год назад
Maskiinkaan isagaaba marti ah yaan la soo xagxagan somaalaay please
@omarshariif1342
@omarshariif1342 Год назад
@@raaniidiil4744 ck kwrn😃
@raaniidiil4744
@raaniidiil4744 Год назад
@@omarshariif1342 waa munafiq asbo
@Yaskahaji2233
@Yaskahaji2233 Год назад
First shp wakuwata legend zaki yare team 27 igu salaan ❤️😎😍
@dj-caska7435
@dj-caska7435 Год назад
Maasha allah❤️💯🤲
@profalcadaala
@profalcadaala Год назад
Dhalinyaro qaab cusub oo fudud oo English lagu baranayo ayaan soo wadnaa Na soo booqda cimaamada nagu soo Tuura si aan u kala faaiidno Insha Allah
@maryankkhaliifurur3504
@maryankkhaliifurur3504 Год назад
Team27 💪 waligiin jiro oo jooga batuulo key sakiin laq nacala naag naagta taa was asad hagio number one RU-vidr of soomaali
@sacdiyoqurux3292
@sacdiyoqurux3292 Год назад
Khalas waye
@Dhalowkapuur
@Dhalowkapuur Год назад
Legend Waku salameyi❤
@ayaancawaaie6876
@ayaancawaaie6876 Год назад
Wllhi team washamsi wan wataa
@Kamadage6566
@Kamadage6566 Год назад
kk alla somalidan qiiro boojo aa leska raadina jaanis raadis aa aheydeen lkn weli wey jogan teamkas. meeqa aa daris tihiin oo xanuunsan ma booqatiin waa may qabiilki idin qaady idinma dhigo 😎1kumanana wey dhimataa allaha unaxariisto intii dhimatay marka buunbuninta naga yareeya 🥺washamsi kulahaa ani ugu qaada bal sheeko heysiine 🤣🤣TEAM 27 NEVER GIVE UP🏅🤞👑
@techblack414
@techblack414 Год назад
Anagu ma dariska oo geri ku hacday ban booqan weyna
@new.acount25
@new.acount25 Год назад
Waa aragtay qabiil baa wada dadkaas iyaga dhana asad hormarkiisa ka xumayeen wxe la sugayeen halmar uu dhiiqo galo
@Kamadage6566
@Kamadage6566 Год назад
@@techblack414 anigu geeri kama hadlin pro ee maalin walpo deriskaada xaaladoda kma warqabta ado si dacad uhadlayo ? somalidi hore dadka dariska wey ka warqabeen lkn hda qof walpo ilbaabkisa uxiran 😢hdan uso labto gabadhaan sabar iyo iiman allaha kasiiiyo saqiirka waaye alla janadiisa ha geeyo gabadha wey diiday iney telophone qabato isbitaalada malaysia lma gali kro anagaa malaysia joognee naweydii 😑
@Kamadage6566
@Kamadage6566 Год назад
@@new.acount25 haa chance ee ku raadinayeen ck oo kle asba wuu yimid malaysia mausan booqan gabadha
@sidra857
@sidra857 Год назад
@@new.acount25 qabiil maha Qiira jaban yaqanan dadkeena wa dameer dhan racday
@rahmokaid5009
@rahmokaid5009 Год назад
Keeq going zaki Somali ❤️🥰
@Abdiwahabjiofunbyblood4276
@Abdiwahabjiofunbyblood4276 Год назад
Walalha qaliii subscribe isara ithinko Rali ex. Zaki Somali keep going my brother. My legend. Pin iguqabo sxp sare.
@user-yb5fr7ot4i
@user-yb5fr7ot4i 8 месяцев назад
Xafadu magaceed wll mcn
@words2026
@words2026 Год назад
Khalaas waye 😎💪💪🏿
@abdisalamahmed9359
@abdisalamahmed9359 Год назад
Waa shamsi baad rabta miya malaysia bd naga daysid
@abdimalikmahamud278
@abdimalikmahamud278 Год назад
Team washamsi aawey heee shaqada waan wadnaa plz
@ribixalibarrow1049
@ribixalibarrow1049 Год назад
Wiilkan muxu sameyay macnaha
@shukrishacni5270
@shukrishacni5270 Год назад
Wilkan marti wye camel yeelo
@walaalakiim5277
@walaalakiim5277 Год назад
bro se wax ka yihiin xili aad damashada kuma jirtid taxsida idiin talo ka qeeb qaado hdee dadnimo kugu jirto
@xamariupdulaahi8470
@xamariupdulaahi8470 Год назад
zaki..sxb...horay..usoco.....walahi..fany..ayaa..tahy..bari..nosodoob
@abdikadarsalad1120
@abdikadarsalad1120 Год назад
Wa shamsidu ha shaqyso 30k kajara Dan cad isaga u so labane
@hipohppy5463
@hipohppy5463 Год назад
Zaki somli wan ku tagera welcmo malesiya wll 🇲🇾👈
@msszein
@msszein Год назад
wa shams miya rapta adanh😎😎😎👊👊👊
@Zainab08437
@Zainab08437 Год назад
Ala xog bad nida
@sharmaarkexuseen8813
@sharmaarkexuseen8813 Год назад
Adna washamsi miyaa rabtaa neh mesha ka soo carar hdii kale waxba iska arkee wllhi
@Hornscope
@Hornscope Год назад
Xaafadu miyaanay magac lahayn?
@abdikaderobolos9836
@abdikaderobolos9836 Год назад
ISMA JALAYAASHII MALYSIA WAR MAAD NAGA SIISID RAMADAAN RAMADAAN BAY U TAHAY MAANTA
@apdirisaaqpersio9833
@apdirisaaqpersio9833 Год назад
Soo carar waree Dadkan dad Maahe waa dameere 😅
@mohan___4k_100K
@mohan___4k_100K Год назад
faaan badnaa😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉
@SaidHeerQaran
@SaidHeerQaran 24 дня назад
Magalada Malaysia kulaha
@fahimaxuseen1653
@fahimaxuseen1653 Год назад
Kuraaxyso wallo nolashaada waalal mcn aloow kudaa
@dunicusub0
@dunicusub0 Год назад
TEAM COMMENT HOYGIINA WAAKAN IAMUUJIYA LIKE ARAGTIDEENA HALKAN KUSO QORI DOONA GACAN TAAG
@kingpapa690
@kingpapa690 Год назад
KAN WASHAMSIGA MA KU JIRO MIYAA 😂😂😂 WLH SOMALIDAN FN
@saciidshariif9716
@saciidshariif9716 Год назад
Legend of the❤😊
@qeyzdewassafi5257
@qeyzdewassafi5257 Год назад
Madaxda team washamsi zaki somali Madaaxa isaratahay my captain
@Cawo560
@Cawo560 10 месяцев назад
300k 🎉🎉🎉🎉 hambalyo 😢😢 walalkay Macaan
@dreamboy7099
@dreamboy7099 Год назад
Hada aye kukalakace i.a 😎💪👍👍
@dias3209
@dias3209 Год назад
😂😂😂
@kingnamso1391
@kingnamso1391 Год назад
Keep going wll zaki
@tanaawi
@tanaawi Год назад
Cameramanka wayo...kuwi haddee yihiin washamsi istaahisha
@nuurtayusuf9146
@nuurtayusuf9146 Год назад
Pils asad iska daya🤕🥺🤲
@cabdinasiryare8538
@cabdinasiryare8538 Год назад
Khalaas waaye
@shukrishacni5270
@shukrishacni5270 Год назад
Dadka dhahayo team washamsi wiil yarka ah waa marti ee ka dhamaada
@abdifatah7423
@abdifatah7423 Год назад
Xalada Malaysia somalidu maanta ma jecleyd zakiyoow video 🎥 Naga yaree reer Malaysia geeri baa taalle
@ahmed_muniir
@ahmed_muniir Год назад
zakiyow saad malaysiya u tagtay ilaa hada funaanadaas real madrid ku taagkantahay 🥺😂😂
@mohamedilkacase5158
@mohamedilkacase5158 Год назад
hadaad afrika katagtayna airphone -ka cadna maad iska badalin
@omarshariif1342
@omarshariif1342 Год назад
Miidamo dhego maleh hdu malag dhawaqayo Zakiyow Team washamsi adiga wacdy coz Wxa umuuqata Inad isdabalinedo ado og Tacsi io Dagaal intaba iny socdn
@ZACK__JM
@ZACK__JM Год назад
Zhp vlog by kaaga shidnthy miyaanh
@jnr-ilqarsathe6050
@jnr-ilqarsathe6050 Год назад
🤩
@dauudyare4656
@dauudyare4656 Год назад
Zaki Nlow Walalkay qali
@hanimubarak1702
@hanimubarak1702 Год назад
Meesha kasoo carar yah yaalaguugu Darin reer washamsi 😞😩
@mohamudmohamed8610
@mohamudmohamed8610 Год назад
Wankutager sanahay saxib zakisomalia wan kuhaysta vidio yashada waliba Kuwa barankiga dadka kugu xiran Ayan kamid Hay
@hudunadam1182
@hudunadam1182 Год назад
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@calimahomed2165
@calimahomed2165 Год назад
M.a
@mabarigmaboofficial5223
@mabarigmaboofficial5223 Год назад
keep going
@abdikarimhusseinbare5604
@abdikarimhusseinbare5604 Год назад
TEAM WASHAMSI INI LUGUGU DARO MARABTA
@hudaahmed1334
@hudaahmed1334 Год назад
Reer malaysia dad fiican maha
@sunduscali6125
@sunduscali6125 Год назад
War saki banaanka lugu tuury maqaly maxaa kajiro🤣🤣🤣🤣🤣
@radwaanabdifatah9460
@radwaanabdifatah9460 Год назад
Keep goin
@hafsamoalimsalad688
@hafsamoalimsalad688 Год назад
First😍😍😍
@raaniidiil4744
@raaniidiil4744 Год назад
Nin caqli leh hadaa tahay team 27 kasoo guur oo magaalada dhinacaga ka gal
@salmaalih8168
@salmaalih8168 Год назад
Mzh alhe❤
@omarantonio3566
@omarantonio3566 Год назад
Zaki ayga tuug tuug ayuu kadaremay nio😂🙄
@user-jb8lj2bt4h
@user-jb8lj2bt4h 5 месяцев назад
ygta waa diyaar
@cumarxasan9853
@cumarxasan9853 Год назад
👍👍👍👍👍❤❤❤❤💙💙💙🤍🤍🤍💪💪💪💪
@mohamedadam3089
@mohamedadam3089 8 месяцев назад
Waa maxay magaca deegaanka iyo magaca wadada?
@cumaryareofficial3816
@cumaryareofficial3816 Год назад
Hadad malesiya jogto on sabisgareb qado 😂😂
@hipakmohamed8335
@hipakmohamed8335 Год назад
Niyahow xalada jirta lama socotid miyaa xoolo cadiya tahy washamsiga in lagu daro maa rabtaa
@fartuunaxmedxasan717
@fartuunaxmedxasan717 Год назад
inuu ka dhacsan yahay laka yaba team shamsi mleysia ineey ku kac san yihiin maba oga😂😂
@nzsomalitv3775
@nzsomalitv3775 3 месяца назад
Ceelasha biyaha miya mise pv10ki
@calaahidj3325
@calaahidj3325 Год назад
Zaki soomali jiil ka cusub can kooda waku wataa
@fiicaneofficial8016
@fiicaneofficial8016 Год назад
Nin mel fican jogo camal 😂 bushashkan kaso tag
@hanadcrown
@hanadcrown Год назад
what's up?😂😎
@facebookvip4405
@facebookvip4405 Год назад
Kan waaba Xoole Halo Gacan Qaado ila Maqrib 30k Ha waayo Team Wa Shamsi lets Go 😤☹️
@alidenmark4302
@alidenmark4302 Год назад
Adiga kaliga dheh nooh xoolow
@facebookvip4405
@facebookvip4405 Год назад
@@alidenmark4302 Ana Ku Cuno Wacal
@muhamuudbille9158
@muhamuudbille9158 Год назад
Jaahil ninkaan shaluu taga
@abdihafiidabdinuur4212
@abdihafiidabdinuur4212 Год назад
Damiirka halkee buu kaa aday tacsi iyadoo taalo baad video soo galineysaa 😭
@anuushhayati7386
@anuushhayati7386 Год назад
Waxaan veiws iyo lacag baa ka carartay lkn dislike +unsucbrice siiyay 🥺🥺
@abdullaahigmail9088
@abdullaahigmail9088 Год назад
Sax wye sxp 🥺🥺🥺🥺
@mohamednoor1854
@mohamednoor1854 Год назад
Washamsi kuqaadha wax kale maheysaan
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 Год назад
Meesha xaasid nimo baa Laga sheege eedo meshad samaha dhigaysid is ilaali wiil yar baadahee dardiib waa ifahan day mahanoo
@haashimyare1466
@haashimyare1466 Год назад
Wcs
@somalimusic1172
@somalimusic1172 Год назад
Adigana Yey washamsi kuu qaadin
@zaaanc7008
@zaaanc7008 Год назад
ZAKI PLEASE GABADHA WIIIL KA KA DHINTAY U TAG OO WAREYSI KA SO QAAD
@anasnuurow330
@anasnuurow330 Год назад
بسم الله الرحمن الرحيم والشمس و ضح ة والقمر اءذ تلة
@abdullahiproduction2490
@abdullahiproduction2490 Год назад
Wll zaki
@sairamohamed3661
@sairamohamed3661 Год назад
Abwo mcn illahy garabka hagaloo
@xalimoxasan90
@xalimoxasan90 Год назад
🤣🤣🤣🤣
@caaishoqaasim5135
@caaishoqaasim5135 Год назад
Hoogaa wuxu galay meel ey laraaciyay cadiya loogu tagin rabay war nio magalada kafadhiso
@ibrahimmuhumed3973
@ibrahimmuhumed3973 Год назад
Asc
@abdimalikmahamud278
@abdimalikmahamud278 Год назад
Washamsi socoto kalaaxo meesha
@zamiiraxmed1086
@zamiiraxmed1086 Год назад
Adeer dadbaa magaalka dhistee haka waalan dalkaaga
@axmaddawlad1664
@axmaddawlad1664 Год назад
Gᴜʟᴇʏsᴏ ᴘᴡᴇ
@jajihanu8669
@jajihanu8669 6 месяцев назад
Zaki muqaladan so badi
@tushleeyy
@tushleeyy Год назад
Sidaan kadaran kafilo 😂
@techblack414
@techblack414 Год назад
U sheeg😂
@ahmedabdulkadir9107
@ahmedabdulkadir9107 Год назад
Tushley maqosli Rabin walahi🤣🤣
@anasmohamed9218
@anasmohamed9218 Год назад
Manoli cawa iga qoslsaay wlhi😂😂😂😂maxa dhaday makayeelin
@user-jb8lj2bt4h
@user-jb8lj2bt4h 5 месяцев назад
sxb wakuu saaray sabiskaraayb
@shugrikarate1620
@shugrikarate1620 Год назад
Team 27 aaway
@raxmoruun723
@raxmoruun723 Год назад
Waana kan🤣
@hiboabdiadan7158
@hiboabdiadan7158 Год назад
😂😂😂😂🔨
@shugrikarate1620
@shugrikarate1620 Год назад
@@hiboabdiadan7158 Oosaas eh
@mudancalinuur4323
@mudancalinuur4323 Год назад
Sidaan yaxbul ka maqllay banaanka seexataa xaa ka jiro
@kayflip2233
@kayflip2233 29 дней назад
6:09 - don't make fun of the Chinese language while you are a guest in Malaysia. Have some respect, otherwise don't even come here. It gives Somalis a bad name when you do that. This video will spread across Southeast Asia very quickly.
@ubahibrahim6477
@ubahibrahim6477 Год назад
Soo carar zakiyow meshas hada dhimato dad ku duga helimaysid 😂
@bilaalmaxamad405
@bilaalmaxamad405 Год назад
Arphoonka iga badal
@Nuurah951
@Nuurah951 Год назад
Waryaa gabadha zamzam ee cunugeedii yaraa ka geeriyooday utag waa ina adeertaaye raadi oo soo booqo
@faarush8157
@faarush8157 Год назад
Sax lkn asagu qalad kuma laha haduuba tagay hadana Waa inuu utagaaa sax
@Nuurah951
@Nuurah951 Год назад
@@faarush8157 waan ogahay inuu kucusubyahay lkn hadana waa inuu utagagaa maadama ay tacsi taal meesha
@shekhmaxamed-wz8qc
@shekhmaxamed-wz8qc 5 месяцев назад
Saka intee kunoshahay adi
Далее
SAFARKEYGA MUQDISHO ILA MALEYSIA🇲🇾
9:03
Просмотров 127 тыс.
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Что думаете?
00:54
Просмотров 790 тыс.
WAXAAN BOOQDEY GURYAHA SOMALIDA DEGAAN
4:00
Просмотров 40 тыс.
MALAYSIA QAXOOTIGA QAABKEE LOO........
8:05
Просмотров 19 тыс.
NOLASHA MALEYSIA MACIISHADEEDA IYO QARASH INTEE….?
8:14
GURIGA CUSUB EE MALAYSIA AAN KA QAATAY!!
8:08
Просмотров 59 тыс.
NOLOSHA MALAYSIA WAX BADAN KA OGOW
13:21
Просмотров 96 тыс.