Тёмный

XAFLADA BYE BYE IYO 900K SUBSCRIBERS EE IGALA SOO QEEB GALEEN YOUTUBERSKA & XAAJIGEYGA FARIIN…🥲 

Nasra Abtidoon
Подписаться 916 тыс.
Просмотров 87 тыс.
50% 1

Наука

Опубликовано:

 

25 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 393   
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 17 дней назад
Waan ku jeedaa adigoo aamusan inaad qoralkeyga aqrinoosid ee adigo aamusan like saar 😂🤠👊
@Jawahirsheeq2
@Jawahirsheeq2 17 дней назад
😂😂😂😂😂ar adiga dhibloow😂
@HidaayoMuuse978
@HidaayoMuuse978 16 дней назад
Ani qoslaa kuu saaran 😂
@MaxamadMaxamadrashad
@MaxamadMaxamadrashad 15 дней назад
@@Abeera_cade-s8q ❤️❤️🇸🇴🇸🇴
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 17 дней назад
Nasraay marka imaanaysay 852k baa maraysay kadib team Amira markay arkeen sidaad Amiira uga farxisay safar dheerna aad ugu soo gashay ayay kugu soo biireen yacni inta ayna Amiira ka codsan ba 14k baa kugu so biiray adoo maraayo 866k bay Amiira codsi ga usoo gudbisay Asxaabteeda kadib 34k baa hadana kugu soo biiray guud ahaana waa 48k Team Amiira is not easy Amirana way sharfeen o sxbteed way u hagar baxeen Nasra na way u Abaal gudeen maadaam ay safar dheer usoo gashay Amiira so safar salaama xbbti Nabad ku tag ❤😢
@ilwaaddegan4564
@ilwaaddegan4564 17 дней назад
Kkkkkk xisaab aan caadi ahayn baa haysay thanks shaqada wacan ee aad haysay🎉🎉🎉🎉🎉❤❤ view gii xitaa cirkaasuu maray maasha allah🎉🎉
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 17 дней назад
@@ilwaaddegan4564 maya shaqo ma hayn qofka markaad ku xiran tahay waa arkee meeshu maraayo moho 😀
@haniihm
@haniihm 17 дней назад
​@@ilwaaddegan4564😂😂😂😂😂
@Mss314
@Mss314 16 дней назад
Yes
@KingCeyda-t4o
@KingCeyda-t4o 17 дней назад
TEAM NASRA ONE LIKE ❤😊
@HidaayoMuuse978
@HidaayoMuuse978 16 дней назад
Team cadnaan one like❤😊
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 16 дней назад
Caawa Wad Seexaneysaa Ma ogid in aad soo kici doontid ee ku Sali Nabigeena Muxamed scw
@user-qb5px6ho1x
@user-qb5px6ho1x 17 дней назад
Hambalyo 900k kabdan iqalnTa safar salama marlabadka Marka team 27 kuso labaney sid Hadi alle iDmo 2m ado waTa solabane Insha Allah 👸🏻🫶🏾🤍
@Videos-S-o
@Videos-S-o 17 дней назад
NASRA ABTIDOON abayo waad u qalantaa hadaa nahay team 27 waana kuu xiisi doonaa INSHAALLAAH ❤❤❤
@sacdiyomaxamed3853
@sacdiyomaxamed3853 17 дней назад
Nasraaay nasab baa tahooo Waa xaqiiq taas Walashey hampalyo 900k ka badan inshaallaah 😢🎉❤❤
@__xa781
@__xa781 17 дней назад
900k sidii in anigu an gaadhayaan malmahanba usugayey wllhi❤❤❤ hambalyo nasra caday qalbi xabxabeey
@habsaabdi9416
@habsaabdi9416 17 дней назад
Xambalyow for 900k to youtube and 26 and 27 june Somalie 🇸🇴🇸🇴🇸🇴& Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 Masha allah
@hanihamdi8786
@hanihamdi8786 17 дней назад
Mashallah❤❤❤
@DeeqoAbdulleCali-wl6ki
@DeeqoAbdulleCali-wl6ki 17 дней назад
Wooow jah m.a side kale hambalyo 🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯♥️💯🙏🫡🫡🫡🩸✌️
@DeeqoAbdulleCali-wl6ki
@DeeqoAbdulleCali-wl6ki 17 дней назад
💧🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🫡🫡♥️✌️💯
@amaalgesey5676
@amaalgesey5676 17 дней назад
Wa u qalanta 900k ka bdn 900m uqalan taa Boqoradena Nasradeena❤ Hampalyo Hooyo+Ardayad+RU-vidrad+Asturnan si sharaf leh ku jogto social media masha Allah alle haku xifdiyo hana ku barakeyo mcny❤
@MssFaraxsan2898
@MssFaraxsan2898 17 дней назад
M.a❤ hambliyo Nasrayyyy abyo Mcn iNtas iO inkabadan Aad u qalantaa Wallahi ❤❤ nabad ku tag Inshallah 😢
@abdijama1984
@abdijama1984 17 дней назад
Nasro cabuurka wallaahi top ha iska Bivins qurux adanwaa walaal qaali iyo suxifi guuleesta faamali adan guulguul❤❤❤❤❤❤
@Umuisra92
@Umuisra92 17 дней назад
Congratulations 900k subscribers 🎉 🎉abayo team nasra subscriber isara codsi ❤
@amienamira9116
@amienamira9116 17 дней назад
Gobanimo Haday Kaa dhab Tahay Kama wada Guurto Abid Wad Nasab dhaaftayy nasra Abdul qaaadir Ahmett Team Amira Hada Nahay wa ku Hagar Baxnay🎉❤😊 Congratulations intas iyo Ka Badanba wad u dhalanta Ina ader qurux Badaneyyyyyy
@ilwaaddegan4564
@ilwaaddegan4564 17 дней назад
Hana ceebay ninee plz 1m kan ku cimaamada narsa dheeg hal habeen baa lagu gaadh siin karaaye somali waxay u kacdo waa maasha allah 1m coming soon 🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@nimcomaxamad6382
@nimcomaxamad6382 17 дней назад
Hanbalyo nasro 900k insha allah 1m coming soon farxad Bay itahay in aan kamid ahaa asxaabtii intaadan gaarin 90k kugu sooxidhmay saanqiyaasayo ila hada oo qaadhay 900k ma umalaynayo in uu idhaafay hal video ood leedahay jah wn qiirooday waxaan farxad Bay itahay in ilaa hada kugu xidhanahay alxm alle ayay mahad usugnaatay waxaan kaarabaa abdhaydka hakaa kasiiwado saa bisha 7 baad dhexdeeda ugalno 1m team nasro abtidoon gacantu waa qalfoofe qalbigaan idinkasalaamay we love you ❤❤
@SadriSadri-es9vu
@SadriSadri-es9vu 17 дней назад
Nasra wllhi 1m kaban bey uqalnta asxabta hada 1m ku tuura❤🙌
@faizaabdimuse1017
@faizaabdimuse1017 17 дней назад
Nasraay waxa tahy nasab Nasraay waxathy gob Nasraay waxa tahy hoyo adag Nasraay waxa tahy hoyo marna ardayad ah Nasraay hnblyo 🎉900k Nasraay safar salaaama abaayo +Dumashi I liked 👍 ♥️ you my sister 🎉🎉🎉❤❤❤
@MariaAxlam
@MariaAxlam 17 дней назад
Nasro intaa taagero buxda kuahay maiogdahay toloow mese wan dalaya❤❤ hambalyo nasroo mcney
@AsiaAhmed-w1t
@AsiaAhmed-w1t 17 дней назад
Happy 900🎉
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 17 дней назад
Manshalah nasro qurux hanbalyo 900k rer Malaysia soo dhawen &bye bye qurux badan congratulations 🎊 👏 🎉💯tame ❤❤❤nasro
@sadamdiiriye3505
@sadamdiiriye3505 17 дней назад
Hambalyo 900k🎉
@NNnnn751
@NNnnn751 16 дней назад
Nasro waa u qalantaa come on 1mK❤❤ Nasro adna ha caajisin vedoe soo duub jamacada hadaa fasax tahy
@qadro2347
@qadro2347 17 дней назад
Hambalyo hambalyo nasro 900k iyo ka badan aad uqalantaa wllhi waan kuu sarajinaa si dagdag ah inaa 1M ku gaarto i.a ❤😊😍
@isramowliid4231
@isramowliid4231 17 дней назад
Nasra abtidoon 🎉❤ hablyo walaoo 😊 wn ku faraya makada gaadhy 900k whli wn ku ♥️ jeclahy wn ilmeey dhamaadaka muuqlka si aad adoo iag jooga iga tagaso ilhy ha kunab galiyo ❤🎉
@ruunhussein9335
@ruunhussein9335 17 дней назад
Hambalyo 26 Juun hambalyo Hambalyo Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hsm940
@hsm940 17 дней назад
Markaad tahay qof daacad ah oo qalbi nadiif leh umada dhan weey ku jeclaanee. Nasra sidaan iyo si ka badan waad istaahisha huno 💖
@haboonmowliid1573
@haboonmowliid1573 17 дней назад
Masha allaha hamblyo xabibti 1m inshallaha waxaa ku rajena guul💯💯💯💯💯💯♥️💋👌😭😭♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯💯💯💯💯💯💯💋💋💋💋💋💋💋
@sahromudey6415
@sahromudey6415 17 дней назад
Wcs maasha allah xafalad qurux badan isugu jirta sagootin iyo 900k aygaadhay horay u socota waad u qalantaa intaa iyo ka badan allaha ku nabad geeyo dalkaadii labaad turki adoo nabad qaba hambalyo ayan ku leeyahay
@abdirisakfrance1605
@abdirisakfrance1605 17 дней назад
Nasra hambalyo 902k ayan nasiib uyeeshay nasiib wacan wlashay ❤❤❤
@hamdanoor3535
@hamdanoor3535 17 дней назад
Team nasra waa soconaa 1M coming sooon walaahay waan ku jeclahay Nasraay xbbti❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MashaAlllahAlhamdullilah
@MashaAlllahAlhamdullilah 17 дней назад
Gabar aan ragga salaameyn, aan xabadka saareyn, xishoodkeedu badanyahay, aan laheyn xagxagasha dumarka qaar ku xiiqaan, ilaaheyna kafidey xummaatada dhaanteen, xasan baa,u helay qeyb oo ay xalaashiisa noqotay. Raggu sidaan mawadahin ee Seedi sareeyaha umahad celi.
@cumarwarsame2777
@cumarwarsame2777 17 дней назад
Intaa ka badan ayad u qalanta habo marna ina apti guulayso 2 daarood 🙏😭
@ANHARITA
@ANHARITA 17 дней назад
mashaAllah tabaraka Allah I'm really crying happy tears for you habo xppti nasra qurux kun iyo kow jeer ily hada aduunka kugula kulmi waayo janada inoo balana I.a 🥹🥹🥹🫂🫂❤️❤️ congratulations million times habo mcn 🎉🎉🎉🫶🏻
@dytffttg6491
@dytffttg6491 17 дней назад
Masha allh gob sana her malysia wlh nasra wad uqalnta huno waxa lagu sameyay
@jacburjalfaq9641
@jacburjalfaq9641 17 дней назад
Nasro dadka markee afka ku galiyan cek adna ma u galisid mcnto🎉❤
@Canabmaxamedgeedi
@Canabmaxamedgeedi 17 дней назад
Nosro wllshy mcn wllhi wn iska kaa jeclahy Ilahayow anoon nasro arkin ha idilin ❤❤
@ramlacabdulle8765
@ramlacabdulle8765 17 дней назад
Hamplyo hamplyo my quen❤ 900🎉
@Maskineyyyyy-ed4pj
@Maskineyyyyy-ed4pj 17 дней назад
1m inta diyaarda sarantahy inaa gasho rajeena
@ismailmohamuud5245
@ismailmohamuud5245 17 дней назад
Qufka ugu dambeeyay ayaa ahaay waana ku faraxsanahy runti Queen of the city Nasra abdidoon 1m coming soon i.a ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@C.rashiidAbdiwahid
@C.rashiidAbdiwahid 13 дней назад
Hambalyo Hambalyo Nasra abdi doon 🥰🫶🏻👸🏻
@Cayuni1
@Cayuni1 17 дней назад
Congratulations 900k Nasra❤
@DeeqaJaamac-ic5cg
@DeeqaJaamac-ic5cg 17 дней назад
❤ حبيبتي غالية keep going macan badaney جزاك الله خيرا وبارك الله فيك حبيبتي غالية نصرة عبد القادر أحمد ❤❤❤❤❤ الله يحفظك و يعزك ويبارك فيك حبيبتي غالية ❤🎉
@user-pl3we2bk1h
@user-pl3we2bk1h 17 дней назад
Congratulations Congratulations 🎊 hppti 900k subscribe
@ashaomar6719
@ashaomar6719 17 дней назад
Maasha Allah marwooyinka Nasra iyo Adna labis qurux badan oo asturan oo very classy ah ayeey wataan caawa. Salute to them. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FoosSharaf-sz6qn
@FoosSharaf-sz6qn 17 дней назад
Hambliyo 900k kabdan iqaln ta safar salama marabadka marka team 27 kuso labaney siy Hadi Alle idmo 20m ado wato solabane Insha allah nasro Abtidon 👸❤️💋💋💋🌹🌹
@ahlamabdiwahab
@ahlamabdiwahab 17 дней назад
Waayehee ani maxaa la ilmaynoyaa hada ileen dadka aad la joogto eed ka tagayso ma ihiye 😢 Congrats 👏 🎉❤abaayo and safar salaama nabad tag idam alle❤
@ruunhussein9335
@ruunhussein9335 17 дней назад
Barito aan dhameysan Insha Allah ❤ god natt från Sweden
@zeynabmaxamed3317
@zeynabmaxamed3317 16 дней назад
Nasra abtidoon xaflada bye by teda 😢io kan 900k hambalyo hambalyo waa uqalanta intaan iyo in ka bdn ayaa uqalanta 🎉🎉🥳🥳safar salaama nabad ku tag xbbt 😢❤
@nurtaadan-zt3fl
@nurtaadan-zt3fl 16 дней назад
Congratulation 🎊 Nasra abtidoon you deserve more than that hbbti keep going ❤❤❤❤
@farxiyomaxamed7838
@farxiyomaxamed7838 17 дней назад
Macalimadeyda Waad u qalanta wax walbo Nasra Nuura wan ku jeclahay Abayo mscaan ❤
@KingAkwadani-fu4pq
@KingAkwadani-fu4pq 17 дней назад
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️
@faatah5197
@faatah5197 17 дней назад
Hambalyo 900K Nasra🎉🎉❤
@JamacKahiye
@JamacKahiye 17 дней назад
rer Malaysia wa dad Qalbi fican m.a
@sadamdiiriye3505
@sadamdiiriye3505 17 дней назад
Nasra Abtidoon coming soon 1 million subscribe🎉🎉🎉🎉
@khadromaxamed6550
@khadromaxamed6550 17 дней назад
Congratulations to 900k🎉❤
@lakisaed7607
@lakisaed7607 17 дней назад
Saxaaf the best legend❤
@ayehhamda5532
@ayehhamda5532 17 дней назад
Hapoy 900❤❤❤
@ZahraNoor-vm6ob
@ZahraNoor-vm6ob 17 дней назад
1M coming soon nasra Waa u qalantaa iyo kabadan insha allah abaayo❤
@habsaabdi9416
@habsaabdi9416 17 дней назад
Masha allah Mabrouk 🎉🎉🎉🎉🎉
@user-tt5qd7px6p
@user-tt5qd7px6p 17 дней назад
Congratulations 900k nasra ❤❤
@HafzaBarre
@HafzaBarre 16 дней назад
Congratulation million times xpt nasra abtidoon 🎉❤ Team nasro poqrada si dhakhsaa 1m aan u gaadhsiiyo
@Fariiha12
@Fariiha12 17 дней назад
Hambalyo My queen insha allah mardhow 1M ilahey dartiisa kuu jeclahay
@FARDOUSSAIltireh
@FARDOUSSAIltireh 17 дней назад
Oo walshaye waa ku hamplyo kunjeer inta inka badan baa uu qalanta ❤❤
@user-ge4ot2mz2e
@user-ge4ot2mz2e 17 дней назад
Haplyo sidaan ❤❤❤ uu sugaya 900k kolaba eega wan laa socda snp youtube baaaa haplyo millon dhaan ello mcn❤❤❤❤❤
@MySHIHAM
@MySHIHAM 17 дней назад
Masha allah nasra 🎉mabruk 🎉🎉
@mascuudhassan3227
@mascuudhassan3227 17 дней назад
Congratulations 🎊 👏🏻 wllshei 👸🏻🔥
@UmoHudo
@UmoHudo 17 дней назад
M.a Hamplyo nasro Abtidon 900k to youtube
@tamimi1546
@tamimi1546 17 дней назад
Congratulations 🎊 🎉🎉🎉🎉 nasro Sharaf coming soon insha allah 1 million 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Abaaz-ot8bj
@Abaaz-ot8bj 17 дней назад
Macalimadeeda nasra allha kusamakeeno waa ardaygaagii cunada aabartay hambalyo🎉
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 17 дней назад
Masha Allah hambalyo Nasro iyo Adno,Amiira waa dad fiican
@maryammoha3
@maryammoha3 17 дней назад
Nazra xappiti congratulations 👏🎉 intaas Iyo inkabadn waad uqalanta hory usoco Safar Salama kulayeahay ❤
@user-zx1gy9wg2l
@user-zx1gy9wg2l 17 дней назад
Hambalyo Hambalyo wlshy mcn nasro abtidoon intaas iyo inkabadan kuu rajeynaa guuleeyso❤❤❤
@jamaaludinmedia
@jamaaludinmedia 17 дней назад
Happy 900k ❤🎉
@amishpatel7545
@amishpatel7545 17 дней назад
Hambalyo hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉 abayo ka badan u qalantaa hadaa nahay team amira sidaad noga farxisay kaga farxineyna I.a caming soon 1 million team amira aan is mujino
@IstanbulIsmael-xk8vx
@IstanbulIsmael-xk8vx 17 дней назад
Hambalyo Nasra waad uqalantaa intaas 100 jibaarkeed Manshaa Allah ❤
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 17 дней назад
Congratulations 🎊 ❤❤❤❤dearest Nasra
@MarwaMohmet
@MarwaMohmet 16 дней назад
Nasra congratulations inta iyo kaabadan waa u qalamta🎉🎉🎉🎉
@canabshxasan433
@canabshxasan433 17 дней назад
Mashaalah hambalyo hambalyo Nasra My Queen 🎉🎉❤❤
@naimaabdullahi7984
@naimaabdullahi7984 17 дней назад
Mashllh congratulations 🎉🎊🎊🎊💎💎💕💕my queen 👸
@user-jv7op1ue3m
@user-jv7op1ue3m 17 дней назад
Hambalyo Hambalyo xbbti nasra Abtidoon kabdn u qalantaa runtii i.a mar dhawna 1M ku dhace🙏🥰
@abdikafiabdullahi3765
@abdikafiabdullahi3765 17 дней назад
Hambalyo Hambalyo Hambalyo abyo 900k🎉🎉🎉🇸🇴
@qaaliluul8650
@qaaliluul8650 17 дней назад
Congratulation abaayo ka badanaa u qalantaa ❤
@Rayaan277
@Rayaan277 17 дней назад
Kusaliya nabigena muhammad scw ❤🕋☝🏼
@KhadraC.qadir9746
@KhadraC.qadir9746 16 дней назад
Nasro wlhi Dar alle iska kaa jecelnahay alle haku barakeeyo aniga ilintaa ceshan waayay ❤❤❤❤❤❤❤
@Najmo35
@Najmo35 16 дней назад
Wad mudantahay wlshey mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤ insha Allah 1m baa kuxiga qaaali dumar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SacdiyoSacdiyoo
@SacdiyoSacdiyoo 16 дней назад
Congratulations I can't wait 1.m i.n 🎉🎉Nasraay❤
@munamohamed1078
@munamohamed1078 17 дней назад
Walaley waanba ku xisnay cunta kariski kulaabo wax cusub noso gudbi wlhi markad youtub iska daysay ayaa igu dambaysay cunto aan firsado dee noso laabo❤❤❤❤
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz 17 дней назад
Mashaallah Adna iyo saxaaf walalo qalbi wanagasan waaye ❤ Hambailyo Hambailyo 900k kabadan u qalantaa Walalshey Nasra qalii Allah ha ku sharfo mcn Horey usoco sharafey 1M coming soon 🎉🎉❤❤ iinashaallah ❤❤
@SacdiyoIbrahim-ni4zm
@SacdiyoIbrahim-ni4zm 17 дней назад
Karti badan abaayo asaagaa usaree 1M Comong Soon🫶♥️💋
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 17 дней назад
Please please markay nasro abti doon turki tagto 1week kadib please 1m aan gaarsiino waan ku kalsoonahay team27❤❤❤❤❤❤❤❤nxt week 1m❤❤❤❤❤❤
@haldoordumar6770
@haldoordumar6770 17 дней назад
Aad iyo aad 900k kugu macasalamayey 🎉
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 17 дней назад
Hampalyo nasro aptidon 900k❤🎉 intaas kabadan baad uqalantaa hore usoco❤
@user-vq4dh5nk8s
@user-vq4dh5nk8s 17 дней назад
Caloosha ihuurteeey wlhiiii😢😢😢so noqooo adou nabadaa nasra aptidoneee waan kuu jeceylanahayy❤❤❤❤wlhiiii amiraa iyo adna gooob weyiiii nasraaay
@AboweAdo
@AboweAdo 16 дней назад
Dumarki iyo dhalin yaradii xishodka ka dhamadey allah so hadeeyo
@jamarashid100
@jamarashid100 17 дней назад
Hambalyo walaal intaa inkabadanbaad u qalantaa
@Jawahirsheeq2
@Jawahirsheeq2 17 дней назад
Wlhi waa kula ooye safar salaamo nasro abayo qof baxayo heestaan looshido calool xumo waye waa kuladareema xanuunkas horay usoco qalbiyeey
@cabdallaxidig-uf3ds
@cabdallaxidig-uf3ds 17 дней назад
Congratulations 🎊 walaaashey. Nasro abti doon. 900k subscribe. Hmblyo. Waxaaan. Ka mid ahay. Taaa geerahaaaga. Iyo. Arday daaa da. Abyo❤❤❤
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch 17 дней назад
ceyda iyo Walaasheena nasra Abtidoon iney 1M ayaa urajeyneynaa come soon I.a 👍🤗❤️
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 17 дней назад
Wcs hamplya ku leyhy apyo 1M coming soon sfar slma illhy hku nbad geyo 🎉❤
Далее
SUNDUS AYAAN KADIS UGU TAGAY IYO  HADIYAD QAALI AH..?
11:37
ЛУЧШИЙ ПОДАРОК  @mozabrick #shorts
00:40
Просмотров 922 тыс.
❤️My First Subscriber #shorts #thankyou
00:26
Просмотров 6 млн
28 June 2024
5:37
Просмотров 9 тыс.
WELLCOME TO MY CHANNEL
7:17
Просмотров 56
#engineering #diy #amazing #electronic #fyp
0:59
Просмотров 461 тыс.