Тёмный
No video :(

XAFLADII AMIIRA IYO NASRA ABTIDOON OO SURPRISE KU IMAADAY XAFLADII UGU SHIDNEED 

Cumeer BigFan
Подписаться 710 тыс.
Просмотров 203 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 773   
@Aniiza_queen
@Aniiza_queen 2 месяца назад
Way way war Ani cid kle uma jeedi Amiira iyo ceyda dharkooda iga gadan cawada way Na waaleen😂❤❤
@user-kx1jk1mq9b
@user-kx1jk1mq9b 2 месяца назад
Ayy ma iLa aragta😂❤
@khadraMaxamud-ox1up
@khadraMaxamud-ox1up 2 месяца назад
Same 😂
@CayaancanasUsmcan
@CayaancanasUsmcan 2 месяца назад
𝘔.𝘢 𝘮𝘢𝘺𝘭𝘢 𝘢𝘳𝘨𝘵𝘢
@faysayasin1908
@faysayasin1908 2 месяца назад
Kuwan arooskod le ya na tisa😂❤
@Umafeysal
@Umafeysal 2 месяца назад
gabdhah. shrafta. badan. anago. aha. walaalaha. mahanad
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 2 месяца назад
Amiira qurux naag naag dhaaftay waaye Allah isha cadawga haka qabto gabar yaroo dadaal badan nolosheeda heer gaarsiisay waligeed intay meel soo fariisatay qof iyo qabiil midna may caayin 1M qalbi wanaageeda iyo daacad nimadeeda ayay kusoo gaartay masha Allah taas waxay guul u tahay Family keeda Team 27 iyo soomaali oo dhan Hambalyo Xbbti
@user-hb3zi4qx5x
@user-hb3zi4qx5x 2 месяца назад
Anaaa ku wada salino xabiibkena Mohamett scw❤
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 2 месяца назад
Dunida masoo Marin ruux lamida nebigena Muhammad scw❤
@NasriitaMohamouth-jy8qs
@NasriitaMohamouth-jy8qs 2 месяца назад
صلى الله عليه وسلم ❤
@Aarkhaliif
@Aarkhaliif 2 месяца назад
Scw
@zesi23
@zesi23 2 месяца назад
Habeenkiiiiii Team Miiirozzzzz😢🎉cadnan iyo samia isku dhar Amira iyo ceyda isku dhar Sunduz iyo macalimo isku dhar Omgtttt couplez shidan❤🎉😢😮
@Unnie425
@Unnie425 2 месяца назад
Ladann io salax😂❤
@zesi23
@zesi23 2 месяца назад
@@Unnie425 waaa heyzaaa
@LeylaAbdikariim
@LeylaAbdikariim 2 месяца назад
Team Nasro Abtidoon like iisaara 🎉❤
@Abdicaziizbadde24
@Abdicaziizbadde24 2 месяца назад
Dunidan masoo marin nuux ka khayr badan nabi muxammed scw 🎉🎉🎉❤❤❤
@mumtii___moh2819
@mumtii___moh2819 2 месяца назад
Xaflafa darteed cumeerna farxda waa in 600 k caawa xirnaa team amiira 😢❤
@ladniishmoh
@ladniishmoh 2 месяца назад
Wad saxn Tahy😊😢❤🎉
@user-ch5mo5xn8o
@user-ch5mo5xn8o 2 месяца назад
cumeer nala shaqee shatiga cadnan iyo samia way isku eegyihin 🫶😂
@Rayaan277
@Rayaan277 2 месяца назад
Kusaliya nabigeena muhammad scw kadib salaada ha ilaabin wll sidu alle kugu naxriisto inshaAllaah❤🕋☝🏼
@NasriitaMohamouth-jy8qs
@NasriitaMohamouth-jy8qs 2 месяца назад
صلى الله عليه وسلم ❤
@HiboMaxamedcali-bf1dn
@HiboMaxamedcali-bf1dn 2 месяца назад
Salaahu calayhii wasalim ❤❤❤❤❤❤
@faadumocali1544
@faadumocali1544 2 месяца назад
Tan xaflad maha jecliyaa amiira farxadeda m.a nasra qof qalbi wngsn amiira nasra casumaad usameee
@user-cx2ey1kb9h
@user-cx2ey1kb9h 2 месяца назад
Masha Allah nasra abti don shugran qali macnto waxatahay poqorad hada ka qaybgashay xafladii amiira qurux shugran ❤❤❤
@ayaangacal3720
@ayaangacal3720 2 месяца назад
inta caawa sugeeyse xalfada one like 🎉🎉🎉🎉
@SalmoMaxamed-ko1pc
@SalmoMaxamed-ko1pc 2 месяца назад
Snp kala socday meesha iyow soodhigay😂😂😂😂
@ayaangacal3720
@ayaangacal3720 2 месяца назад
@@SalmoMaxamed-ko1pc haa wan oga
@YasmiinMowLiiD-dx6lo
@YasmiinMowLiiD-dx6lo 2 месяца назад
Saan usugYa lee
@queensaabahmed265
@queensaabahmed265 2 месяца назад
Farxad la ilmeeyay 🥹🥰
@ZakariyeSuldaan
@ZakariyeSuldaan 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-rl7qg8xk8b
@user-rl7qg8xk8b 2 месяца назад
Waligey comment masoqorin cawa like igu cimamada 😂❤🎉
@Mushataq9890
@Mushataq9890 2 месяца назад
Sem yayq😂😂
@shugriali1439
@shugriali1439 2 месяца назад
Wlh wxii xaflad la qaban jiray tanaa hush tiri wlh what a xaflad mash Allah waa shidateen anakana waa na shideen Amiiiradeena congratulations ❤ Nasrooy thanks Abyo saa Amiiradeena uga farxisay❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 2 месяца назад
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤😢🕋
@ShahadSaad-lh4fs
@ShahadSaad-lh4fs 2 месяца назад
Koko maxaaa dancega ugu qayb gali waysay
@CabdallaXamari-cy9rl
@CabdallaXamari-cy9rl 2 месяца назад
Koko waan kutaageeraa plz ripilaay❤
@MaryanCumar-ob9xh
@MaryanCumar-ob9xh 2 месяца назад
Cumeer waxa ku jeclahay ciyowaa noso dhaqsa❤❤😂
@HaliimoKhan
@HaliimoKhan 2 месяца назад
Cumar ka.horeyey
@somaliangwal5169
@somaliangwal5169 2 месяца назад
Saa uogaa Ina usohormaraysid RU-vidr farta kaxiran cumeer big fan
@user-wi3qz8mi6f
@user-wi3qz8mi6f 2 месяца назад
Waa laga soo horeeyey😂
@SalmoMaxamed-ko1pc
@SalmoMaxamed-ko1pc 2 месяца назад
Inata snp kala socoray only like 😂😂😂😂
@FadumoBiley
@FadumoBiley 2 месяца назад
Dhac😂😂
@AdenFathi-uc2bp
@AdenFathi-uc2bp 2 месяца назад
Ok😂😂
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 месяца назад
Wa iknaa 😂☝️
@SalmoMaxamed-ko1pc
@SalmoMaxamed-ko1pc 2 месяца назад
@@ladiifoahmed5612 mahasanid
@SalmoMaxamed-ko1pc
@SalmoMaxamed-ko1pc 2 месяца назад
@@FadumoBiley wakahay
@SuhuurCabdi-gx7oc
@SuhuurCabdi-gx7oc 2 месяца назад
M.a wlhi xaflad lama dhihi karo way xaflad dhaafty hambalyo amiiradena🎉🎉❤
@user-qu6wc7qm3c
@user-qu6wc7qm3c 2 месяца назад
Wawareey cawada qofkii ugu horeeye waa amini la ahay😂😂😂❤
@QamrMohamed2022
@QamrMohamed2022 2 месяца назад
War cawo team walbah wanawaloyin ❤cyda iyo amiira finally 😂
@Cumeer_Bigfan-t3t
@Cumeer_Bigfan-t3t 2 месяца назад
TEAM CUMERKO ONE LIKE ❤😊
@CadeSalah-ck9hv
@CadeSalah-ck9hv 2 месяца назад
Cadnaanow wankutageraa❤
@smartchannel2459
@smartchannel2459 2 месяца назад
Cumeer big funny 😁 coming soon isha allah like isaar hada cumeer tageerto😂
@haniisthebest6157
@haniisthebest6157 2 месяца назад
Sundus caawa waxay labisanthy sidii dadka cadaanka markay fashion Show ka qayb galayan ❤❤❤❤❤
@yousra52
@yousra52 2 месяца назад
Qurux wllhi cawa ayada ugu shidan mesha❤
@user-ey4sj1kd6b
@user-ey4sj1kd6b 2 месяца назад
Dhark cad baa qurux ah
@munocismaan496
@munocismaan496 2 месяца назад
Hanbalyo hanbalyo amiira qurux waad uqalnta wax kasto qurux badn nagu waynid walshy time amiira ismuujiya ❤
@MssFaraxsan2898
@MssFaraxsan2898 2 месяца назад
Ayyy hambaliyo hambaliyo hambaliyo Amiiradeena ❤❤ Team Cumeer Bigfan wiilki yaraay kabax 🎉🎉
@Amiira_gabadheda
@Amiira_gabadheda 2 месяца назад
Ayy cawada team walba shiday xaflada ladan iyo sundus labiskoda sidey amira doda ugu waregsayan😢😊😊😊
@yousra52
@yousra52 2 месяца назад
Gabdhaha team 27 wa gabdho is wda jecel m.a❤
@user-to5wc4dz8c
@user-to5wc4dz8c 2 месяца назад
Amiiradeena hanbalyo hanbalyo❤🎉 Team cumeer 4k inooga dhiman 600k dhaqsada hee team cumeer is muujiya❤
@Somaligamer2
@Somaligamer2 2 месяца назад
Waaw dance caadi maaha walaahi way na waaleen team 27 ama team walba markaa keep going cumeer big fan keep going amira qurux hambalyo waaw dance iga gadan aniga iyo dharka isku ee laba labada la iskugu ee keesiiyay waaw keep going love ❤❤❤❤❤❤
@suleymanAamiin
@suleymanAamiin 2 месяца назад
Cadnaan iyo Samia iyo ceyda iyo amiira saalax iyo ldn waa. U jeednaa😂
@MahrahassanMahamed
@MahrahassanMahamed 2 месяца назад
Haaheeey😂🎉❤
@suleymanAamiin
@suleymanAamiin 2 месяца назад
@@MahrahassanMahamed 🤣🤣
@AhmedZaki-ys7du
@AhmedZaki-ys7du 2 месяца назад
Cumeer iyo Sundus
@Liiiiyaan
@Liiiiyaan 2 месяца назад
Wallhi amiira farxadeeda waa farxadeyda❤😢
@ubaxxaji102
@ubaxxaji102 2 месяца назад
Ayyyy😘 war tan caawa xaflad wee dhaafte ❤❤❤❤❤ hambalyo hambalyo wlshay mcn amiira qurux hambalyo kun iyo kow jeer ❤❤❤
@shukrihasan1841
@shukrihasan1841 2 месяца назад
Hambalyo amiiro qurux midakale saaid ayaan u sugaayay xfd thnks wllkey cumeer🙏🙏
@Liban_leo27
@Liban_leo27 2 месяца назад
Inta cawo dhan xaflada sugaysay one like saara👍✌️🙌🥳
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx 2 месяца назад
Sunduz best outfit
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 2 месяца назад
Ar cumeer dhib badana dadki oo lamaanaha ahaa dhan wuusheegay😂😂😂hambalyo amiiradeena waxkale❤
@SeynabAli-rb3cx
@SeynabAli-rb3cx 2 месяца назад
Waan sugikar waayaya amiira xafleedeeda walaashaya Hanabmalyo hanambalyo amiira qurux waad uqalnataa walaasheena❤❤
@adeymohamedbilal3446
@adeymohamedbilal3446 2 месяца назад
Waaw m.a xaflad baa kadhacday meesha kunmar qosol maalintaada milyan quruxe ❤❤
@Cristiano07-m
@Cristiano07-m 2 месяца назад
Ku sali xabiibkeena Muxamed (scw)
@MabsudAbdirahman
@MabsudAbdirahman 2 месяца назад
Ar cumer legend ba tahay 😂😂 sidu saxaaf ugu shegay samia iyo cadnaan😂 cumer thanks yaakhey❤
@user-oo2tf3ji3v
@user-oo2tf3ji3v 2 месяца назад
Inata snp kala socoray only like 😂😂😂😂😂prank
@raaqiyaibraahim5898
@raaqiyaibraahim5898 2 месяца назад
Macha Allah hambalyo amiira qurux inta iyo inka badanba way uu qalantaa🎉🎉❤
@AbdiladhiifIshaan
@AbdiladhiifIshaan 2 месяца назад
Team sundus and macalimoo one like 👍
@xiiray880
@xiiray880 2 месяца назад
alla ani asad bay calooshu iga xanunaysa illaahow waad u soo celin karta laxadkiisa😢😢🤲🤲
@SamiraAli-pf8tj
@SamiraAli-pf8tj 2 месяца назад
Cumeerow samiyo Io cadnan waa daba dhigatey😂😂😂
@MaryamaAbdirashid-xd4si
@MaryamaAbdirashid-xd4si 2 месяца назад
Masha allah masha allah cawa xaflada si an cadi ahayn bay u dhacday walhi amiira qurx cawa waa lo kala kiciyey xaflada❤❤❤❤❤
@Billiondhan37
@Billiondhan37 2 месяца назад
Kan dhib badanaa 😂maxaa cadnaan io samiya ku daba dhigay😳😂😂
@user-xo6fp1pc5g
@user-xo6fp1pc5g 2 месяца назад
😅😅😅😅
@user-nk7lc7kv9e
@user-nk7lc7kv9e 2 месяца назад
M.a xafladan lama dhihi Karo ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉hanbalyo amiiradeena 🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 2 месяца назад
Wlhi cawa xflaad we dhaftee bisinkaaa🕺💃amirda io amirkeda amirada io suldanki la dhashtee❤ayyyah ❤❤❤❤❤❤❤
@ikraanfaaraxCali
@ikraanfaaraxCali 2 месяца назад
Car iga diid xaflad kasta cumeer video ugu horeeya❤😂
@drsnimcizh8650
@drsnimcizh8650 2 месяца назад
Waxaa kahoreyay alpha😂
@zesi23
@zesi23 2 месяца назад
Waaa laga horeeyey omar adno iyo alpha ka horeeyey😂
@ikraanfaaraxCali
@ikraanfaaraxCali 2 месяца назад
Saa miii🤭Alpa subscribe iimaha mana dawan jirin base ani cumeer 90k xaflad walba,asaga lee iigu horeyn jiray🥰😔
@drsnimcizh8650
@drsnimcizh8650 2 месяца назад
@@zesi23Haa alpha oogu horeyay
@user-oh7pu9rv5z
@user-oh7pu9rv5z 2 месяца назад
Saa u sugaaye Lee qofka u horeeyo anaa noqday caawa ❤🎉😂
@user-dy8in6ok6o
@user-dy8in6ok6o 2 месяца назад
Ayyy waa nadaweysy yaqey cumer Inta jj iyo ladan ciyartoda kuheysato😂😂
@user-sq2uk6mr3i
@user-sq2uk6mr3i 2 месяца назад
Ayyy sa usugaye le congratulations amiira intaas in ka badan ayaan kuu rajeyna ❤🎉
@saraasheikhali5002
@saraasheikhali5002 2 месяца назад
Sanaa rabaa ani gabar kaste walashed ha support gareso we go dumarland 👸🏽❤️
@SafaQURUX-li6rn
@SafaQURUX-li6rn 2 месяца назад
Zaki soomaali &faadil ukaca 🙏
@anzalfarhiya9862
@anzalfarhiya9862 2 месяца назад
600k is on the wayyyyyyy ayyyyyy bigfaaaaaaaaan wa ii waaloosaaa hambaliyo hambaliyo hambaliyo in advance only 2 pple ba dhiman for 6ook🎉🎉🎉🎉🎉🎉 congratulations cumer 👏👏👏👏👏
@BASHIIRCALI-ku3ox
@BASHIIRCALI-ku3ox 2 месяца назад
Canaan iyo saamiyo way isjecelyihiin❤❤
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 2 месяца назад
Cumeer mahadsanid kuwan lee daba dhigana kulahaa jah😂😂😂😂❤❤
@MilleteryGirl11
@MilleteryGirl11 2 месяца назад
Qabqab cwa wy nawaalayaan❤😂Team qabqab like💗🥰
@Amirafan1
@Amirafan1 2 месяца назад
Omgttt xaflad wee dhaftay walhi m.a🥹🔥❤️😍
@shankahaay
@shankahaay 2 месяца назад
Hambaliyo walalkee cumeer bigfan 🎉🎉🎉600k HalaHan iyo kuwa lamid waakurijenayaa
@MuxsinAbdirahman-xp7si
@MuxsinAbdirahman-xp7si 2 месяца назад
Team Amiira iyo ceyda one like❤🎉
@RidhwanAhmed-us5og
@RidhwanAhmed-us5og 2 месяца назад
The best xaflad in the world😢❤
@sidra857
@sidra857 2 месяца назад
War caawa qof culus baa joogtee❤ nasro abtidoon welcome quen
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 2 месяца назад
Wwww xafladii ugushidned abid omy dhansi 😊omy good 🤗❤❤❤
@Pretty-s7r
@Pretty-s7r 2 месяца назад
Ladan cidi caawa waa iwaashay❤
@CumarcaliCabdi-us9hu
@CumarcaliCabdi-us9hu 2 месяца назад
Amiira iyo cayda isku Dhar Sundus iyo macalimoo isku Dhar Salax iyo ladan isku Dhar Samiya iyo cadnaan isku Dhar Wayna waalooyaan❤😊
@ceyninuur3922
@ceyninuur3922 2 месяца назад
Congratulations amiradena intaan io in kabadan u qalantaa hore u soco
@Eng-Rahma
@Eng-Rahma 2 месяца назад
Dheesha samiya io cadnan baa ka maqan😢😊😂
@user-mf8ey4cj8w
@user-mf8ey4cj8w 2 месяца назад
CUMEER MAXA KA RABTA CADNAN IYO SAMIA😂😂😂❤
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 2 месяца назад
Masha allah Sundus waxay heysata body qurux badan
@CsalaanIsmaciil-yu3up
@CsalaanIsmaciil-yu3up 2 месяца назад
Cumeer walahi waad iga qoslisay
@hibaqabdilahi1189
@hibaqabdilahi1189 2 месяца назад
Cumayr cid nodhanta lawa waxkasta wanasogadhaiya si dhakhsa
@HaliimoKhan
@HaliimoKhan 2 месяца назад
Cumar ka horeyey
@user-ku8hk2pn1o
@user-ku8hk2pn1o 2 месяца назад
Ha wlhi
@Nafisociise9481
@Nafisociise9481 2 месяца назад
Inta caawa RU-vid yada dhamaan midba mar fiirineysay in lasoo dhigay iyo inkle😂
@Zuumi_Liyo_l27
@Zuumi_Liyo_l27 2 месяца назад
Nasra saaka video soo digii soo dhigay durba waa timid malaysia 😂😮nasra abtidoon is not easy wllhi😮😂🎉
@Mila_Ahmed
@Mila_Ahmed 2 месяца назад
Amiiro qurux hambalyo hambalyo hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤xaflad waydhaafta🎉🎉🎉
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 2 месяца назад
Samia iyo cadnaan aa kamaqan 2bo 2bo wax fahma ❤❤🎉
@CEYDA925
@CEYDA925 2 месяца назад
Team Amira❤one like
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 2 месяца назад
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂
@hafsamohamed1800
@hafsamohamed1800 2 месяца назад
Waa kaa qadnay 😂😂
@Ridwayyyy432
@Ridwayyyy432 2 месяца назад
Wali Mano shahay😂
@Muwadoooo45
@Muwadoooo45 2 месяца назад
Samia io Cadnan❤🎉🎉🎉
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 2 месяца назад
Ayyyyyyy nasra abtidoon waaaw masha allh
@Lucky.haajii
@Lucky.haajii 2 месяца назад
66cmnt ugu imadayy hda iga danbyso like😂❤️
@goatcr7fans835
@goatcr7fans835 2 месяца назад
Reèr comont inagaa isku darnay lamaanayaashaan 😂
@Ridwayyyy432
@Ridwayyyy432 2 месяца назад
Haa wllh😂
@XabspBishaar
@XabspBishaar 2 месяца назад
Asxaabey cumeer kor haloo qaado❤
@KhalidMohamed-kv5sx
@KhalidMohamed-kv5sx 2 месяца назад
Ilahow cumeer hano wayin😅🎉❤
@Malyun-li9kw
@Malyun-li9kw 2 месяца назад
Wow congratulations 🎊 👏 Amiira qurux ❤horay usoco sister 🎉❤💋
@AbdiRizak-xo1hk
@AbdiRizak-xo1hk 2 месяца назад
Ciyaartan anaa fahmay sundus macalimo saalax ladan ceyda amiira❤saas maahano
@AaminaApdikadir
@AaminaApdikadir 2 месяца назад
Cadnaan iyo samiyo alle lee kaa reebi karo😂😂😂
@user-ku3lk9th9v
@user-ku3lk9th9v 2 месяца назад
Sundus is not easy 😂
@QueenNajmita
@QueenNajmita 2 месяца назад
Team cumeer one like 😊❤
@hanidagan6033
@hanidagan6033 2 месяца назад
Ayyy waaaw OMG xaflad wey dhaftay
@MaryamDahir-vh2xd
@MaryamDahir-vh2xd 2 месяца назад
teem sundus Nimeyay Cawa Qurux lagama she ken karo Runtii❤❤
@NuuriyocaliXuseen
@NuuriyocaliXuseen 2 месяца назад
Wan kan quruxdeyda la asharqannayey❤ hadl ma garano😂
@SaladohasanMuse
@SaladohasanMuse 2 месяца назад
Congratulations 🎊 walasheen amiira intaan iyo inka badan waa u qalantaa abaayo hore u soco kuleeyahay ❤🎉
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 2 месяца назад
Waaaaw Amira Xalfadeeda wax lagama qaban karin waaca wlhi congratulations sis 🔥🔥🥰🥰
@YazminYuzufIprahim
@YazminYuzufIprahim 2 месяца назад
Cumeer waa nalashaqeynoyaaaa cadnaan iyo samia 😂😂😂
@HiboMaxamedcali-bf1dn
@HiboMaxamedcali-bf1dn 2 месяца назад
Jah wllhi wn qiirooday walshey amiira qurx allh ay kulajiro guulyso Mar walibo wllhi hormarkaaga ad ugu farxsanhy m.a amiiro qurx m.a gabar qalbi wanaagsan ❤❤❤❤dadka waxy jugu jecladeen wa qalbigaaga saafiga ah alow amiiro qurx cimri dheer cibado suuban cafimaad ku sii ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@ciyaalxamar27
@ciyaalxamar27 2 месяца назад
Aaway heestii ZAMZAM bal isaar🔥😅😂🤣🔥🔥
@hoodobadel1973
@hoodobadel1973 2 месяца назад
Mansha Allah wllshay qaali amiira qurux hambalyo
@axmadkaskeey3388
@axmadkaskeey3388 2 месяца назад
Asxabta an ku wada salino nawigeyna suban scw scw scw scw hadhaafin ❤❤❤❤❤❤
Далее
I'll do it for you!
00:37
Просмотров 2,7 млн
XAFLAD DOONTA KORKEEDA AAN  KU QABTAY XAFLADII 2M
21:45
Просмотров 997 тыс.
ARIMAHEENA OO XAFLADAYDA SI QIIRO LEH OOGA HADLAY
18:40