Тёмный

XAFLADII UGU SHIDNEED WAC DARAHA AAN KA DHIGNAY ANIGA SUNDUS KOKO DHEEL SHIDAN 

Amira Qurux
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 412 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,3 тыс.   
@Ĺaylamaxamed-g8q
@Ĺaylamaxamed-g8q 4 месяца назад
Amiira waa qurxoonthy xppti lkn dharkan kugu dhagan iska dhaaf abaayo illahay hakaa raali noqdee😢😊
@HikmaYussuf
@HikmaYussuf 4 месяца назад
why
@maymunssn822
@maymunssn822 4 месяца назад
@@HikmaYussuf why may ubaahanthy 😳😂 dee waa danbi
@HikmaYussuf
@HikmaYussuf 4 месяца назад
@@maymunssn822 what
@Ĺaylamaxamed-g8q
@Ĺaylamaxamed-g8q 4 месяца назад
@@HikmaYussuf waa sidaas laguu sheegay wll waa dambi hadaadan ogeen hada ogaaw ok👍
@NuunKaaf
@NuunKaaf 2 месяца назад
Amiiro waaku jeclahay khadka igu soodarso waxaan joogaasoomaaliya❤❤❤❤
@Prinsess-q5j
@Prinsess-q5j 4 месяца назад
Ceyda iyo amiira hal mar 1M udabaal daga xaflad shidan wada dhigta inta igu racsan like 👍
@user-uy5jz7bw1x
@user-uy5jz7bw1x 4 месяца назад
😅😅😅
@XaliimaCali-k4h
@XaliimaCali-k4h 4 месяца назад
Haaaheey😂😂
@RayaanKalif
@RayaanKalif 4 месяца назад
Fikrad fiican waaye😅
@NasteexoAbdulaahi-e8m
@NasteexoAbdulaahi-e8m 4 месяца назад
Haa walaahi xaflada qab qab❤🎉
@bahjoali1633
@bahjoali1633 4 месяца назад
Amiiro wligey comment kaba bixin abyo wa qurux bdn thy lkn sakada ad so xerty. Jidhkga aye aad u sawirty aduun wu yaryhy yuu ku sirin akhirada. Ka fkar illahey haku xafido
@user-yh9qz6fq7l
@user-yh9qz6fq7l 4 месяца назад
M.s walashei Hadalka Aan dhihi rabe Adiga ayaa ii dhahay cavio soo qofka aduun hadii isku mashquuliyo Ha ogaado in laga tagayo Aduun ileen Nabigena Ayaa aduun katagay scw Mar walipo Aakhirafa ayaa la ilaashta
@Hafzaaaaa
@Hafzaaaaa 4 месяца назад
Adi sawirka kuu Saran ma,asturanthy 😂
@saynabkulmiye8031
@saynabkulmiye8031 4 месяца назад
​@@Hafzaaaaahhhhhh😂😂😂😩💎😩
@filsanmohamed795
@filsanmohamed795 4 месяца назад
Amiira dharka saaid isugu dhajisey akhwaantay saan ceeb waaye hooyo sharaflaa tahay intaa yar kudar❤❤🎉🎉
@KowsarDahir-ts6to
@KowsarDahir-ts6to 4 месяца назад
Wax ka nasib xun majiro ado saliganabiga arkey oo ku salin kusalin nabigenah muhamed scw scw scwscw scw scw scw scw scw❤❤❤❤😢
@hiboosman6705
@hiboosman6705 4 месяца назад
Salalahou Caleyhi Wa Salam.
@fadumomacalin8225
@fadumomacalin8225 4 месяца назад
Scw scw
@ugbaadaxmed5829
@ugbaadaxmed5829 4 месяца назад
Salalahu calayhi wasalm ❤
@fatoumarobleh
@fatoumarobleh 4 месяца назад
Scw
@sawjadukhadarxuseen9244
@sawjadukhadarxuseen9244 4 месяца назад
Scw Scw scw Scw Scw
@Halaazi7
@Halaazi7 4 месяца назад
Abaayo amiiro walige fikir kama dhiban lkn manta waxa dhar ahaan usoo xirate dhar ma ahan walaashe iska dhaaf waxaas abaayo ❤️🥺🥺
@wadanisomali9675
@wadanisomali9675 4 месяца назад
Dadka dhahaayo kwrm qrx ayaa thay 🥺
@HaawoHaaji
@HaawoHaaji 4 месяца назад
​@@wadanisomali9675 abyiyl hdaa wax sheegeysiin gabdhaha dhan u sheega mxaa niinku dhaci mise xoogaa Amiira ugu style qurxan la dhahi u dhahoysiin wah😎
@faizamohamedabdi2847
@faizamohamedabdi2847 4 месяца назад
Qurux xageeytaalaa qaawnidii maa quruxnoqotay qofta waxba umaqarsoona 😮
@HodanMoallimOmar
@HodanMoallimOmar 4 месяца назад
Dadka kelaba wasas koko sundus wanuca​@@faizamohamedabdi2847
@Sheeko_time
@Sheeko_time 4 месяца назад
Inta amiiro muqalkeda sugeysay like 😢 asxaabta waxan sogudbiya sheekooyin igu dhirigaliya 3k wax yar iga haray 😢😊❤❤
@user-bm9io3xp9i
@user-bm9io3xp9i 4 месяца назад
Congratulations waad gaartay🎉❤
@bahjamohamett
@bahjamohamett 4 месяца назад
0ppppppppp0pp99999 6:17
@shukrikusow4727
@shukrikusow4727 4 месяца назад
Amiira way isku dheeshee mxa dharka saan wllahi waa nagu dheeshey😢😢😢😢😢😢😅
@QadraQaali-zk4pi
@QadraQaali-zk4pi 4 месяца назад
Waa iga haysaa qaali❤
@Xikmachannel
@Xikmachannel 4 месяца назад
Wa iga heysa abyo
@Nemitoh3145
@Nemitoh3145 4 месяца назад
waxa Siin laaha Anigu Gabdha Ugu Quruxda badan Amiina Ugbad m.Allh Quruux Asturnana +Xishood+Degeenanan❤
@user-pc7gz3ng9b
@user-pc7gz3ng9b 4 месяца назад
Wxey dhahde amiina ugbaad amira mey shegin
@user-tj4hc6tt3l
@user-tj4hc6tt3l 4 месяца назад
Amiiro ayaa asturan miyaa
@Nemitoh3145
@Nemitoh3145 4 месяца назад
@@user-tj4hc6tt3l No Amiina Ugbad jeeda
@hamdimohamud2444
@hamdimohamud2444 4 месяца назад
Run hadii loo hadlo waa laga labis qurxoona amiira xataa haday ahaan kahayd tan u qurxoon maadama ayaga xaflada leeyihiin martida kale inay ku sharfaan bay ahayd
@faraxabdiahmed6819
@faraxabdiahmed6819 4 месяца назад
​@@hamdimohamud2444absolutely iney gabdhaha kale jaanis siiyaan bey qaasatan gabadhaha lasoo adeegaayey oola socdey maalin walba sida tuuneey iyo sundus ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimcomohamed530
@nimcomohamed530 4 месяца назад
Amiraaay ayadoon xumaan iga ahayn gabadh walashaya baad tahay jidhkaaga naar ka fooge wll maryaha saan kugu dhagan ee jidhkaagi wada sawiray iska daaa
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 4 месяца назад
Labiskeeda lama lihid uma ka dhamoow
@nimcomohamed530
@nimcomohamed530 4 месяца назад
@@tuneeyyyyy maxa kuu Dana adiga inbti
@HaawoHaaji
@HaawoHaaji 4 месяца назад
​@@tuneeyyyyy saasba ma ahan dadkaan hdey Amiira arkaan wey waashaan Ar xaflada kasoo saara gabar aan ugbaad aheyn inta kle dhar ku dhegan wateen😊why Amiira un u arkaan😎🤨
@nimcomohamed530
@nimcomohamed530 4 месяца назад
@@HaawoHaajiChanel kan yaa leh? Ma dumarka kala leh mise amiira? Se idinka waxan idin gubaya ee kalmada nastexada idiin diidan maxa la oran kara ilahay ka cabsada anigu dumarkan maba kala jecliye
@wadanisomali9675
@wadanisomali9675 4 месяца назад
​@@HaawoHaaji Amiiro iyada ugu daran xaqiiqda waa Midas tan kale ugbaad gabar ka asturan wey jogtaa taasna ogow
@Maria-om1vs
@Maria-om1vs 4 месяца назад
Amiira abyo dharga xuman ha ii argin balse abyo dhargan jirkaka saaid ugu dhagan yahy plz mar danbe ha isku xirin 😢
@RukiaDaud-y1s
@RukiaDaud-y1s 4 месяца назад
Ruun wayo abayo
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 4 месяца назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🫵
@soodocabdulaahi
@soodocabdulaahi 4 месяца назад
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤
@user-hy5nu7iu5k
@user-hy5nu7iu5k 4 месяца назад
صلي الله عليه وسلم
@xayadnur
@xayadnur 4 месяца назад
Kooko
@nadifamohamed5297
@nadifamohamed5297 4 месяца назад
Salalahu caleyhi wasalim ❤❤
@Shukrisharaf-q9q
@Shukrisharaf-q9q 4 месяца назад
صلى الله عليه وسلم ❤❤
@ZakiyaMohamed-xb1wc
@ZakiyaMohamed-xb1wc 4 месяца назад
Amiro abyo walshey thyee dharkan jirkga said usoo sara wlhi byo adunkan wa lbo mlin yuu kusirin quruxdan lbda mlin ah abyo walshey thy xuman kuma rabe sharaftada wa teeyda abyo allah ku xafido❤
@AbdibasirSalimMohamed-hw3dl
@AbdibasirSalimMohamed-hw3dl 4 месяца назад
Ku sali nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw 🕋😢😊❤️❤️❤️
@user-hy5nu7iu5k
@user-hy5nu7iu5k 4 месяца назад
صلي الله عليه وسلم
@mohanproduction6318
@mohanproduction6318 4 месяца назад
5:53 6:44 7:04
@mohanproduction6318
@mohanproduction6318 4 месяца назад
14:23
@ayniabdullahi
@ayniabdullahi 4 месяца назад
❤❤❤❤❤
@MahamedHood-zq6qc
@MahamedHood-zq6qc 4 месяца назад
Scw
@zeynep5743
@zeynep5743 4 месяца назад
Yaa ilaaahii amiira abyo dharkan jirkaga caadi ayee u tilmamayan runti waa adigoo dharba aanan wadanin iska dhaaf hooyaatahy
@fatimaalikhayre1571
@fatimaalikhayre1571 4 месяца назад
Nabigena csw no sheege in sobaxyan dad watan hadne qawaan cariyad dariyad
@zeynep5743
@zeynep5743 4 месяца назад
@@fatimaalikhayre1571 Haa wlhi nabigeda hore ushege inee janno galaan iska daaye riixadeda xitaa urimaayan نساء كاسيات عاريات مميلات مائلات..... لا يدخلن الجنة ولا يجدن ريحها
@SacdiyaAbdi-m2t
@SacdiyaAbdi-m2t 4 месяца назад
Wow inta amira sugaysay wanisalamay😂amira lebiskaaga 10/10 m.a❤🎉
@deqadalka9953
@deqadalka9953 4 месяца назад
Amiira video geeda sugaayay waa iska seexaa😂😂😂 bis waaye waa shideen xaflada mashaa Allah ❤
@Janno66
@Janno66 4 месяца назад
Our princess Amiira Been been laguguma bixin❤👸🏻💕
@HaawoHaaji
@HaawoHaaji 4 месяца назад
Taasaa beentaada aheyn Allah ha noo xafido ❤😢❤❤
@Janno66
@Janno66 4 месяца назад
@@HaawoHaaji Aameen😍💕
@Muniiiiitamaxamad
@Muniiiiitamaxamad 4 месяца назад
Been mha qlbih😢🎉
@saynabkulmiye8031
@saynabkulmiye8031 4 месяца назад
​@@Janno66❤😩💎👫
@saynabkulmiye8031
@saynabkulmiye8031 4 месяца назад
​@@HaawoHaajiinuu wali I 😩❤💍🤩
@ameyra1
@ameyra1 4 месяца назад
Yaaila usaagaaye amiro iyo kooko iney waxsoodhigaan😭😭😂👍
@Qarami-o9t
@Qarami-o9t 4 месяца назад
Is astur wlle jidhkaagana astur oo caadi ulabiso intaad qurux raadineysid❤🤛🫡
@ashaomar6719
@ashaomar6719 4 месяца назад
Horay aa looga daalay stekiin yaa i siiyo. 😂😂😂
@user-fd3tc7nh5x
@user-fd3tc7nh5x 4 месяца назад
I staking seedhhee😂😢​@@ashaomar6719
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 4 месяца назад
Naagaha kuhaayo amiira way shidantahay wllhi kaama nixin inta kuwaanisey xumaan ha uarkin
@BilanQaldane
@BilanQaldane 4 месяца назад
Wlhi benta ma ahn
@Msshappy58
@Msshappy58 4 месяца назад
Koloy amira waa qof fanskeda hadlkoda qaadato inay iska dhaafto rajaynaynaa I.a dadka 90% commentiga way waaninoyin waa dad jecel m.a ayadana waa qof wax maqlo
@Yaana0k
@Yaana0k 4 месяца назад
Amiira abyo waan ku jeclahay xumaan kulama rabi sidan waa qawanaasho hormar maaha Iska daa❤
@SofiaMadey
@SofiaMadey 4 месяца назад
Abayo runta waye
@BushroadamMohamed
@BushroadamMohamed 4 месяца назад
Runwaaye taas ❤❤❤
@SofiaMadey
@SofiaMadey 4 месяца назад
Gabar dhin leh aya tehey abayo mashallah ♥ ❤ 💖 is qawin maficno
@IstaahilIstaahil1234
@IstaahilIstaahil1234 4 месяца назад
​@@SofiaMadey Wa xaqiiq
@cabdirisaqxasan4619
@cabdirisaqxasan4619 4 месяца назад
Asc wll amiiro.wallashay ookala tahay abaayo dharkaan saana iskadaa kuuma fiicna aakhiro waraa jira
@HibqXusen
@HibqXusen 4 месяца назад
Manshlh amiira qurux xaflada naagta ugu shidan baaa tahy aad ban kuu taageeraa from somaliland
@MaryanQuruxsan
@MaryanQuruxsan 4 месяца назад
😢Ayy Gabdhaheen Labiskooda😢❤Amiiro Sundus koko❤ iyo wiilasha❤❤ 36:37 waana daawaysay caawa😢❤ Thanks Qalpiiii... 😍 💖
@Qu681
@Qu681 4 месяца назад
Amiro masha Allah ilahey haku xafido abyo wad qurux badan tahay lakin abyo dharka jirkaga so saraya iska dhaf adbey kugu dhagan tahay wanku jecelahay xumana ha i fahmin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sacidmirgaab1897
@sacidmirgaab1897 4 месяца назад
Wiligey kaaman bixin wll wllhi xage allah dharka ooga xun baa wadatey raali noqo ha iga xumaan waaya aragu haduu halka kaa gaaro waa halis ilaahay kabaq wll inkastoo gebdhihii qurbo inaga aade boqlkiiba sideetanba fasahaatku kubadan yahy wllhi caawa habeenaat kafol xuntahay kumaan arak 😢😢😢😢😢😢srrrrry
@Ur_girl-h4u
@Ur_girl-h4u 4 месяца назад
Amiira dharka qurux waye lkn jirkaga oo dhan so saray🥺💕
@zashachannel
@zashachannel 4 месяца назад
Amiira videos ka ay soo dhigto kuwa kale weybka duwan yihiin😮❤
@aminabille1317
@aminabille1317 4 месяца назад
Why
@Maryam_Nuur_Geesey
@Maryam_Nuur_Geesey 14 дней назад
​@@aminabille1317no why😇☝️🤣
@Sheeko_time
@Sheeko_time 4 месяца назад
Inta ku faraxday daqiiqadaha oo lasoo kordhiyay like 😊 asxapey waxaan sogudbiya sheekooyin igu dhirigaliya 🥺🫵😢
@cabdiqadirshiqdahir
@cabdiqadirshiqdahir 4 месяца назад
Horay usoco hapo❤
@Nafisa762
@Nafisa762 4 месяца назад
Hees shidan adna looqaday wlh ismaaciil aarka wuu uharbacay labska lakama sheekeen Karo amiia iyo adna❤❤❤
@user-dt2wn4dq7d
@user-dt2wn4dq7d 4 месяца назад
My favourite RU-vid Amiira qurux sln sharafed from Xamar 🤝
@miskimorata2854
@miskimorata2854 4 месяца назад
Ayyyy Amiira Quruxdeda+Stylekeda Very Best Wye👸😭❤️💃🔥
@Firlocaddey111
@Firlocaddey111 4 месяца назад
Amiira abaayo waxaad tahay gabar qurux badan waxanaagsan waxaan kugu raacay wanagaaga Waxaan kusiinayaa Haltalo haddii aad iga maqlayso abaayo dharka kugu dhagan aad bananka ula soobaxayso iskadaa mafiicno kumana soobaxaysid
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 4 месяца назад
Abyo amiiro wlshey mcn bad tahay waan ku jclhy ee hal talo dharkan kugu dhagan danbe haxiran😢waa iga talo qaali
@kowsarcllaahi860
@kowsarcllaahi860 4 месяца назад
M.a abyo ilaahey haku xafido team amira qurux plz like ❤❤❤
@CayuushIbrahim-bq8vi
@CayuushIbrahim-bq8vi 4 месяца назад
Amiro abyo darka gashaty mawanagsano wlhi Ilahi dambi daaf weydiso
@MaryamDahir-vh2xd
@MaryamDahir-vh2xd 4 месяца назад
Wooow Sundus istel igu Qarac day m.a Ayyy❤
@hiboomar8597
@hiboomar8597 4 месяца назад
Amiira dharka qurux weye lakin jirkaga oo dhan so saray🥺♥️
@fiidowmrk
@fiidowmrk 4 месяца назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@shukriita4206
@shukriita4206 4 месяца назад
Alla quruxdas bal arag kuweykiii wax idinka shidan mawa joogan mesha jah❤❤❤❤❤ cadale mahadaay iyo ceeel dheer Jah dhiiiga biyo mahan🆎️😂😂❤❤
@Maryam_Nuur_Geesey
@Maryam_Nuur_Geesey 14 дней назад
Xumanta la rabtaa xasid🥺😢
@zuhurr01
@zuhurr01 4 месяца назад
Heesta sooley daraaded baan like kuugu saaray dhiigu caano maraaci maaha😂😭❤️🐎
@naciimmaxamed963
@naciimmaxamed963 4 месяца назад
😂😂 Wlhi Anba isku mid Nahay 😂😂❤🐎
@Naxariis_lugaleh
@Naxariis_lugaleh 4 месяца назад
Anigo isaaq ah heestas kama aamusi karo wlhi lkn mel kamajiriyo naag ogaaden ah ba idhashay xaq va uleyahy😂😂
@naimaarif745
@naimaarif745 4 месяца назад
Sool ba wax wa ka dagta 😅​@@Naxariis_lugaleh
@maymunssn822
@maymunssn822 4 месяца назад
@@Naxariis_lugaleh😂❤❤
@Nimco-k1n
@Nimco-k1n 4 месяца назад
Bilada quruxda koko sinalaha wlhi😊
@wardaabiib1446
@wardaabiib1446 4 месяца назад
Koko jidh qurux badan maleh amira ka qurxoon
@da_sweety_gwal9519
@da_sweety_gwal9519 4 месяца назад
Adnan u r the best east or west🎉 Ur style killed us😊
@HajirShuriye
@HajirShuriye 4 месяца назад
❤❤❤allow na tus Amira iyo ceyda oo is calfaden Amin ya rabi inta igu racsan aninta so qora
@Maryam_Nuur_Geesey
@Maryam_Nuur_Geesey 14 дней назад
Aamiin🤣
@hibanuura658
@hibanuura658 4 месяца назад
Subhana Allah Amiira Illahey kacabso wax saaka maahn
@kowtharmohammed726
@kowtharmohammed726 4 месяца назад
Waa sababta amiira usugayay video geeda sababtoo ah waxay ku tusi bilow ilaa iyo dhamaad 😂 wuuna ka views badan yahay kuwa kale sidas noogu wad amiiro❤😂
@Zakari2
@Zakari2 4 месяца назад
Team 8min halkan aa kasalamena 😂😂
@kowtharmohammed726
@kowtharmohammed726 4 месяца назад
@@Zakari2 haa 8 minutes ay nagu dileen waxas miyan rabnaa inaga😂😂
@QueenHayatmoha
@QueenHayatmoha 4 месяца назад
Bilada cwa Amina ugbaad u qalmatay in lasiiyo b/coz Wey asturneend m.a❤
@zamzamabdulqadir6467
@zamzamabdulqadir6467 4 месяца назад
❤wewe amiira qof kaa labis qurxoon xaflada majoogin 10/10 baa ku siiyey 😂labis reer magaal baa taqaan 💯🙌
@sundusomar-jd1pj
@sundusomar-jd1pj 4 месяца назад
Xumanta larabta xasid😮
@Maryam_Nuur_Geesey
@Maryam_Nuur_Geesey 14 дней назад
​@@sundusomar-jd1pjhaa🥺💔
@HudaDheeman-ns2gm
@HudaDheeman-ns2gm 4 месяца назад
Amiiro labiskaga wuu shidna lkn xoohaa jidhkaga uu swiraya mana fiicno dhrkano kle plz mr dnbe wax sidn ku swiraya ha xirn❤
@Xamda153
@Xamda153 4 месяца назад
Caawa farxadyida lama so koobi kato hanbalyo hanbalyo adna ito amiira hore u socda wllhi caawa le cuntaba wan cuni kati wayay😊😊🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 4 месяца назад
Amiiray abaayo maryaha kugu dhegan iska dhaaaf talo walaaltinimo
@Aniiza_queen
@Aniiza_queen 4 месяца назад
Amiira iyo ceyda wa iwaaleen cawa isku dhar❤❤
@user-dy8in6ok6o
@user-dy8in6ok6o 4 месяца назад
Ayyy amiraden see kusugayay lee thnks yaqey❤
@deeqtaleexi5283
@deeqtaleexi5283 4 месяца назад
Inta arkayey xaflad ka qurxbdan ka qima bdn Ma arkin dhankasta way ka dhisanyd thank u mss.1M congrat🎊
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale 4 месяца назад
Amiiros qurux san teydii cawada quruxdada lagama shekeyn karo amiira deyda😫😩❤️‍🔥🫶
@nafisaabdullahi8462
@nafisaabdullahi8462 4 месяца назад
Ayyyy waxan labis wuu dhafe m allh amira mesha ada ugu shidna Wlhi labiz istel 💯🔥💋😍❤️
@nasteexonuur9494
@nasteexonuur9494 4 месяца назад
Team Amiiro like plz ❤😢
@user-st9jg3zm7w
@user-st9jg3zm7w 4 месяца назад
Masha Allah Hambaliyo adna.Team Amiira is comming.soon 1M😮❤
@SahroAxmad-qu8ir
@SahroAxmad-qu8ir 4 месяца назад
Amiiro abaayo waa shidantahy waxba makuutareyso ee alihiku.abuurtay kabaq qabri ayaa kusugaaya
@najmabarkhad5104
@najmabarkhad5104 4 месяца назад
Naa hakaa raaxeysto inantu e iska nabad geli😏
@Inaahmed343
@Inaahmed343 4 месяца назад
Raaxo beel illaahay u noqoq​@@najmabarkhad5104
@Maryam_Nuur_Geesey
@Maryam_Nuur_Geesey 14 дней назад
​@@najmabarkhad5104raaxo kulaha raxo mataalo sidan si isku dhaan wllshey xuman ha ifahmin♥️😇🥰
@MamoRaxmo
@MamoRaxmo 4 месяца назад
Wan ka xumahy madama ay hooyo meesha xaadir ku thy iney Amiira soo xirato dharkn ka dhigy gabarey maayo oo aadka ugu dhagn manta waa aduun berina waa aakhiro
@neamaabdirahman7988
@neamaabdirahman7988 4 месяца назад
Masha allah hambalyo adna Team amiira is comming soon 1M
@drsanuush
@drsanuush 4 месяца назад
Amira cawa dharka wadato waa dhar caadi jirkda u wada sawiray waliba niman ajnabi kaa ah aa saas kula hor taaganthy dharka qaawan iskdaa nabiga scw wxu yiri wxa so bixi dono dad dhar wato hdna qaawan wlhi cwa wax fcn ma samyn caadi buu jirkya u sawiray toobka aa wadato ano inta jogo ka xishody abyo iskdaa dharka sidn ah
@HaawoHaaji
@HaawoHaaji 4 месяца назад
Wax fcn waad sheegtey lkn waxaa qurux badan In gabdhaha dhan aad u sheegto coz qof hduu wax sheegaayo wxuu la rabaa dadka dhan inuu isku daro hal qof keligeed dhar ku dhegan ma wedinin hdii hal qof keligiisa sheegto waxaa loo yaqaanaa fadeexeyow qofkaas ka wado 😮
@drsanuush
@drsanuush 4 месяца назад
@@HaawoHaaji meshan iyada iska leh qof wlbna meshisa wax logu shega hdaa inta dad kle ka shego inta ma jogan dad kle iyada joogto dadla klena channel bay leyhin meshoda loogu qoraa wxii ka qldn iygna ma fhnty hda
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 4 месяца назад
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂
@SahdiyaSahdiya-eo2st
@SahdiyaSahdiya-eo2st 4 месяца назад
Ma is waheshan xbbi 😂👋😂
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 4 месяца назад
​@@SahdiyaSahdiya-eo2stDiyaar waaye xppi😂😂😂😂😂nagasoo Gaadh
@mariahappy9532
@mariahappy9532 4 месяца назад
😂😂
@KeynaanMohamud-qy8tp
@KeynaanMohamud-qy8tp 4 месяца назад
Jahh Jahh farxad adi iyo sundusey waan idin wataaa ❤❤❤dheesha kaf tanka insha alaaah isbuca danbe 1mlyn ❤❤❤❤goo hee laa miga qof kuku qabto ayaa fiicnaa laamiga
@Maryam_Nuur_Geesey
@Maryam_Nuur_Geesey 14 дней назад
Xumanta la rabta xaasid gafuur. Weyn😢🥺💔
@isaakbakool273
@isaakbakool273 4 месяца назад
Amiira qurux iyo king ceyda wey isjecelyihiin car waakaase been waaye dheh ❤❤❤
@Ayana8181
@Ayana8181 4 месяца назад
Alla saxaaf ma maqshy 😂😂 kokokoola uu dhahy nina igahay ku yeh😂 ninka uu sheegyo waa ceyda😂
@isaakbakool273
@isaakbakool273 4 месяца назад
@@Ayana8181 falaaraha raac😀😀😀
@Ali847-q3i
@Ali847-q3i 4 месяца назад
Waaba la iska ogyhy xariiir dhabaa ka dhaxeyo labadooda
@queensagal3400
@queensagal3400 4 месяца назад
Been side ku dhahena waanba ujeedna waxan inu jecel dhafy😂😂
@Zakari2
@Zakari2 4 месяца назад
21:47 saxaf aa qiray​@@queensagal3400
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 4 месяца назад
Poqoradeyda amiira qurux iyo styleba waa haysa lkn dharkaan cml dambe haisooqaadan wuu kugu dheganyhy😩😁
@XusniNuur-oc8fw
@XusniNuur-oc8fw 4 месяца назад
Amina ugbaad is the best❤
@Msshappy58
@Msshappy58 4 месяца назад
Amira codsi wye mar dambe dhar kugu dhagan ha soo xiran abyo wllhi waa ku jecelnahy waxaas naga dhaaf😢😢
@fahiimoo
@fahiimoo 4 месяца назад
Waaw sundus inta ka heshay labiska jazka style farta taaga❤
@munocali5531
@munocali5531 4 месяца назад
Saan waa qawanansho jirkada dhana muqda
@XamdiCumar-dm6qp
@XamdiCumar-dm6qp 4 месяца назад
Amiira first my fovret you tuber❤
@naimaabukar3170
@naimaabukar3170 4 месяца назад
Mashallah Amira you deserve 1m iyo kabadan wana qurux badneed cawada mashallah😍
@sumayosusu1546
@sumayosusu1546 4 месяца назад
Sunmirko❤😊 m.a caawa washidan tihiin 🎉🎉🎉🎉
@najmaosman9301
@najmaosman9301 4 месяца назад
Sister eey iska dhaaf dharka xubnahaga sawiraaya waa halmalin ha is oran oo xumaan haku dhicin dadkana waxaa ugu roon qof naftiisa xumaha ka xakmeyn kara Abyoy horey comment kagama bixin lkn kan waa iga naseexo wax isku sheega waa laisku leyahy
@Ayman-Ahmed232
@Ayman-Ahmed232 4 месяца назад
Amira iyo sundus caawa waxba lagama qaban karo❤❤
@shugriali1439
@shugriali1439 4 месяца назад
Qeebta soo dhaweenta leeba iga gadan dad shidan meesha noola istaajiyay Adnan samia marwaan ladan mash Allah ❤ Lemme say something about SAXAF wlh waa nin rag ah Adna hormar ween ayu larabaa mash Allah ❤ Sundus outfit keeda caadi maaahn 11/10 Amiira sidokle iyo koko Video ga ugu shidan amiira nooso duubtay❤ Thanks aqwan❤
@imaniimaan5429
@imaniimaan5429 4 месяца назад
Amiira cawa qurux soconeysa mashaalah
@fartuunmohamud8462
@fartuunmohamud8462 4 месяца назад
Abyo amiiro waligee comment maku soo qorin ee waxa ku shega dharka kuu dhagan iska daa abyo adunyadan waa 2 maalin waaye yee ku sirsiri malinta aaad gaarto 1m kuu sdhagan ha soo qaadan ok abyo
@MunaQaaali
@MunaQaaali 4 месяца назад
Alla saan usugayay lee videoka amiira😢❤amiira quruxdiiyo qofa❤❤🎉
@Funamiiraqurux
@Funamiiraqurux 4 месяца назад
Saxaf dhgayso marku leyahy nina ogahay kokokalu idhi
@user-ip6jx3rz6c
@user-ip6jx3rz6c 4 месяца назад
Waxanagtana walhi 😮 video kaan marka dawaday tixanaqsanin maba ihi bo😂❤ thkns walalahaygi 🥰maxa jeclani la ahaa ina jogo misha 😊lkn naxis umajilan lkn waxa rajinayaa amiir quruxay 1M ina jogo i.a if Allah said ☝🏽✨💋❤❤
@SagalmaxamedAbuukar
@SagalmaxamedAbuukar 4 месяца назад
Wanaga so dahisay wllhi amiiradena lkn hambaliyo ❤. Adna coming son 1m🎉🎉 insha allah
@maakinahmed135
@maakinahmed135 4 месяца назад
Amiira top weeye vidoe gaada ugu shidan lakiin maryaha kugu dhagan iska dhaaf qurux badaneey
@user-yd4bq6kp1p
@user-yd4bq6kp1p 4 месяца назад
It’s my birthday 🥳 does queen reply me😭❤️🫶🏻
@faraxmohamed3180
@faraxmohamed3180 4 месяца назад
🎉happy brithday brother🎉
@HadiyoIbrahim
@HadiyoIbrahim 4 месяца назад
happy birthday 🎉❤
@mustafecabdirisaaq06
@mustafecabdirisaaq06 4 месяца назад
Walaalkey muslim baad tahe waxan gaalada ayaa isugu hambalyeeya marka ma waxaan kuugu soo hambalyeeya inad dhimashada usoo dhawaanaysid 😢😢
@zeynawandow9239
@zeynawandow9239 4 месяца назад
happy birthday 🎉 ❤
@HadiyoIbrahim
@HadiyoIbrahim 4 месяца назад
@@mustafecabdirisaaq06 wllkei Ani mahan qofka isku sawera nahay bes😂
@ashahussein1087
@ashahussein1087 4 месяца назад
Amira mxy ku doratey dharka sidan u mujinaya jismigeda naa is astur qabri ku sugaye Rabbi ka xishow
@Ayan-th5qz
@Ayan-th5qz 4 месяца назад
Woow Mash Allah Amiira labiska style ka make up ka ✍🏾💯👑❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍🤌🏾
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu 4 месяца назад
msh alha wlhi amiira iyo koko sundus cadwgiin u noolaada 🎉❤❤❤❤
@Saciid_Fashion
@Saciid_Fashion 4 месяца назад
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato😢😢
@ilhaanmaxamed4909
@ilhaanmaxamed4909 4 месяца назад
Quruxleyda dharka kugu dhaqan waxan iska dhaaf abyo narta kulama jeclin❤
@Asmamohamed-hj7ev
@Asmamohamed-hj7ev 4 месяца назад
Amiira dharka ay wadatay allh rali kama aha dhar wy kudhegneed
@asmobarre3657
@asmobarre3657 4 месяца назад
samiyey abayo ma ayada kaliya wadato 😊😅
@Saaaboh
@Saaaboh 4 месяца назад
Dadkakale waywatan lkn amiiro jecela uqabno darteda udhahosa
@sowdaali1433
@sowdaali1433 4 месяца назад
Abaayo wlhi darkan kugudagan ceeb waaye iskadaf subxnlh xita qurux kumatihid ee sithan iskudaan
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 4 месяца назад
Amiray cawa sharaftada dhulka lagasgay qayamane war kuyaalo illahey dambigaga hadhaafo😢waxaas dhar ma aheyna
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 4 месяца назад
Maseer badanidaa
@MunaQaaali
@MunaQaaali 4 месяца назад
Naag aan wax ku dhagan xirnen xaflada way ku yareed ee maxa amiira uun ku tusay qiyaamaha ma adaa xukminaysod mise ilahedad uga soo waxyooday waa adoon adokala ah ee haku dambabin
@HaawoHaaji
@HaawoHaaji 4 месяца назад
​@@MunaQaaali dharka online ka dalbatey lagu soo daahiyey marki Malaysia dhar ka gaaban ama kuwo ku dhegan ley yaalaan dadkaan wey waa sheen 😂😮
@drsanuush
@drsanuush 4 месяца назад
@@HaawoHaaji maleysia dhan maa dhar ku dhagan bas yaalo alla mxaa aqiro war yaala idinkba gbdha xumanta ku tagerya ader maleyshiya dhar la eg inty buuxan bay ksii baten iyadse dooraty dharkan saan jirkeda u sawiray adiguba naftda lma jeclaten ado sas jirkya u sawiranyhy ina niman ajnabi kaa ah la dhex gshee wxa nftda la jeceshahy gbdha wlsha ahna la jeclow bisinka mar marsiyo kle ma waysy maleysia tuulo maa umlysa waliged ku nolyd dhar la egna ay ka gdn jirty ee dadka wxii la dhaho le qaata fikirba lhyn ha noqob
@s..5631
@s..5631 4 месяца назад
Oo amiiro kaliya mxaa ku tusay nagaha mesha jooga dhan dhar ku dhagan wataan🫠
@fatimaahmed900
@fatimaahmed900 4 месяца назад
Amiiro wad quruxeey balse inaad is astur to isku day ilaahey ka cabso saaxiib❤
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 4 месяца назад
Hambalyo Adna wlhi Xalfadada qurux wad shidatay coming soon 2M huuno 🥰🥰🥰
@FardowsaRobow
@FardowsaRobow 4 месяца назад
Cadnaan iyo Abdala aa shidan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@ruru1872
@ruru1872 4 месяца назад
Amiira dad ku jecel baa kugu xiran oo wanaag kula jecel please ilaahay ka cabso. ilaahay dhamaanteen ha inoo dambi dhaafo
@Maryam_Nuur_Geesey
@Maryam_Nuur_Geesey 14 дней назад
Aamiin
@caashafaarax5138
@caashafaarax5138 4 месяца назад
Mansha allah abaayo amiira qurux wlhi aad baad u shidneyd 100%baan ku siiyey ilahay ha ku xifdiyo adiga iyo wiilkaaga dhmaan faamilkaaga aamiin❤❤❤
@user-fs1ew5rn9h
@user-fs1ew5rn9h 4 месяца назад
Amiiro qurexa Ada iyo aad ayaa ushidinayd masha Allah abyo❤❤❤😊😊😊
@hodanahmed1122
@hodanahmed1122 4 месяца назад
M.a xalfadahaan daawanayey tii ugu shidnayd❤aynu gaadhsiino amiira 1m🎉
@Faadumo55Faadumo55Faadumo5
@Faadumo55Faadumo55Faadumo5 4 месяца назад
Amira abyo waxan saa id aya udhuqsan yahiin ina soqadato ma ahey wax kistoo kadabac san akuu ronaa
@umulkhayrali7487
@umulkhayrali7487 4 месяца назад
Amiiro walaley wanku jecelnahay lkn dharkan kugu dhegdhegan yaan laguu cadaabin haka careysiinin Allihi ku abuurtay
Далее
AFDUUB
51:17
Просмотров 153 тыс.
ARIMAHEENA OO XAFLADAYDA SI QIIRO LEH OOGA HADLAY
18:40