Тёмный

XALKAN WAA SII XUMAN DONA HADAN WAX LAGA QABAN. HORTA GALMUDUG YAA LEH XAQIQDA WA INTAN 🖐🏽 

Hamda Home Decor
Подписаться 113 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 64   
@ayaancr
@ayaancr Месяц назад
Start from yourself first. You're one of the most qabiliste yourubers I follow. Some of my favourite somali youtubers are Farxiya Tawakal, and I don't even know what qabiil she's from or what qabiil her kids are from. This is what I call Muslinnimo first and Somalinimo second. That woman is one of the few who can preach about this topic. I can't take you seriously when 24/7 you display the Galmudug flag or put "gabdhaha habargidir gob weeyan"....nah I'm sorry. You should know better. I used to like you a lot before because you're very neutral but lately I don't know what's happening. But remember, the ONLY thing that is worth to be proud of is being part of the UMMAH of our beloved prophet Muhammad Sallalahu aleyhi wasallam. The rest will perish.
@Fearless-o1t
@Fearless-o1t Месяц назад
💯
@Aminodhyman
@Aminodhyman Месяц назад
Hawiye ayaa bilaabay xamar unukale xamar waa casimadii somalia maxaa ulayaabi galmudug iyo dadka keynya jooga 😂😂😂😂😂
@user-bh6ez5ln4t
@user-bh6ez5ln4t Месяц назад
Abaayo yo yourself are heavy on qabiil on your channel. Look into yourself first!
@user-bh6ez5ln4t
@user-bh6ez5ln4t Месяц назад
Hamdi walaalo adiga ayaaba qabiliste ah. Waalalo adigaba waa tan 24ka sacaa dadka ku raacdo ina "waa dhiigeyga, waad ila dhalatay, waa tolkeyg, waa dheecankeyga". Waad og nahay kalmadahaa halkee u socdan. Marka walaalo adiga markaa bulshada soo hor fadiisato in aad qabiil nimo nidaameysan u hadasho jooji. Adiga iska bilow.
@Fearless-o1t
@Fearless-o1t Месяц назад
Agree😅
@haniaden2700
@haniaden2700 Месяц назад
Kkkkkkkkk
@munamire-zv4ir
@munamire-zv4ir Месяц назад
waba ku sheegtay ana niyada ku dhistaa ayey tiri waana runteed qabiiilkada malinteyy qaraan ka rabaan bey ku so xasuustaan adi hadad. u baaaahato walaga kala dhuuuma rabi raaali ka ama ahan😊
@adnashacayb
@adnashacayb Месяц назад
Xamda sharaf wxn kaa soo salamay soomaalilan 💚🤍❤️
@ikraanhassen2219
@ikraanhassen2219 Месяц назад
Allh ha garansiiyo dumarka somalida inta garatay ❤ xamda wll
@DekoMohamud-x8i
@DekoMohamud-x8i Месяц назад
Aad iyo aad dhul Naga badan oo iska Cidlo ah hadana aanu isku nacnay oo ku dagaalamayno War gabdhow isku xishooda
@shukriabdulaziz6897
@shukriabdulaziz6897 Месяц назад
Kenya somali wey dagta oo 3 county ayey ku leyihin lkn waxa hada ey wadaan dumarkan wali waye Kenya ha iska qabato Nairobi musqul ayey noqotay
@dumarkaabachannel161
@dumarkaabachannel161 Месяц назад
Naago 2024 qabil isku haysta ayan la yabaa wlhi kwrn nagaha calamka hormar shaqo wax barasho ganacsi ayay wakhtigoda galiyan kuwi somalidana ana rer hebel iyo aniga meshan leh Nagayhow dantina garta oo wakhtigina shaqo iyo wax barasho gali oo sida gacanta raga uga marmi lahayden ku dadala
@missdeka
@missdeka Месяц назад
xaqiiq bal meey wax bartaan oo naftoodo hormariyan waaba boqol boqol kiilo ku dhawaad tan kale somalia 80% waa Banaan oo dhulka 20% uun baa la dagaa saase tahaay ana iska leh ana iska leh baa laleyahay dhoocilahaan waa Zero knowledge kuwii eey media isla soo gale wa wada business women boqorada iyo natasha waana gabdho nabadeed dhoocilahan aqligaasa Allaah kuso dejiyo…
@HanaYusuf-mh7qq
@HanaYusuf-mh7qq Месяц назад
Maashaa allah runbadanaa Hamdi❤❤❤❤❤❤❤
@raZaaaana
@raZaaaana Месяц назад
Waa nuuraysaa maantay ❤ masha allaah quruxey
@zamzam-kb2vd
@zamzam-kb2vd Месяц назад
Maxad .maslaxo beentaa uga dmshegaysay miyaanad qof muslima ahayn vews ayanu qof biniadamaa ahayn
@nimcoeisa8218
@nimcoeisa8218 Месяц назад
Waxa xaqiiqa dhulka inuu Illaahay leeyahay soomaaliduna waxay ogaadaan in Allaah dhulka leeyahay waa marka qabriga ladhigo cawaanima haysa dadkaan
@qaalijilacow8604
@qaalijilacow8604 Месяц назад
Wllhi xaqiiq waye dadka qaar hda barnay qabiilkoda xita anagu cidaa naahy ma ogeen yaab
@KhadaryasinYasin
@KhadaryasinYasin Месяц назад
Naaa heede dadka vitamin D daaa kamaqan hala baaaro dhibweeyaaba saniye
@halimamukhtar8791
@halimamukhtar8791 Месяц назад
Waa runta walahi aniga waxa layabay Kenya kenyaatii aya leh maxa Somali is washaa
@Umamuctazim
@Umamuctazim Месяц назад
Maasha allah abayo keep going anigana iso boqo ❤❤
@yusramaalim4865
@yusramaalim4865 Месяц назад
Kenya kenyatiga ba leh kenyatiga somali ba kamid ah ..hamdi moagtahay
@abdizeinab3411
@abdizeinab3411 20 дней назад
Good says
@امحماده-ر7ق
@امحماده-ر7ق Месяц назад
Yaa wax usheega xabsiga kenya 🇰🇪 masahlana gabdhoow jooga soomaaliya maha kenya jooga mida labaad aaway waalidiintoodii😢
@ArdoYussufBarre-qp4tp
@ArdoYussufBarre-qp4tp Месяц назад
Masha allaah tabarakallaah ❤❤❤
@raxiimaabdi5641
@raxiimaabdi5641 Месяц назад
No 1 ahay
@UmasalmanUmasalman
@UmasalmanUmasalman Месяц назад
Masha Allah abaayo sax ❤❤❤🥰🥰
@Xamdicabdulahi-pz6nz
@Xamdicabdulahi-pz6nz Месяц назад
Jaahil nimo ayaa heeyso iyo caqli xumo wlh haduu qabiilkooda wax u taraayo markeey 4bilood jeelka liinta ku cabaayeen inteey jireen habargidir iyo abgaal intaas maku quus qaadan waayeee
@IndhaHodan
@IndhaHodan Месяц назад
Walhi Xamdiyeeey runta waa u sheegtay, qabiiil 2023 unbaa baranay
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 Месяц назад
Fariid ayaa tahay inta aad fahansan tahay allaha fahansiiyo gabdhahaan kula eg ama kaa waaweeyn oo bakh bakh da haya
@Happ147
@Happ147 Месяц назад
Anigu qabiil waxan bartey 2023 reekan ahy xita markasan sifcn ukala bartey 😂 marka qabyldu wax fcn mha somalinimdu ha waarto
@faizuun2626
@faizuun2626 Месяц назад
Hamdiyy marka hore isasax kenya qeeb ba kulenahy dad kudhasho wax kubarty ilaa awowydod kudhshta jiro cidna xoog kagama hesto dhul daycn eargty wayna iskaqdty faido moye qasro lagama arg waka dadki dagna hormray e waxbrty somlidi kalena wta burbursan e jahli io qarx lala agtagnyhy lkn norwey adi malihid o qaxoti io rafad ba kutagtay io is banbihin sida olasoco Mida xigta somalida dhul kalama lahan o melkista somali dagto way wda leyihiin e qabailda kukala badan bas taasna lahnsho ma noqoneso Gabdhahan galmudug ana leh ku qelinyo hady waxtryan wkase casimada galmudug ha dhistaan o lamiyo io wadoyin qurxbadn hasmestan galmudug tan arky o sidaas utaalo le ma ohoo horta o badiyaha u eg qofka gurigisa inu qurxista laga arabaa hada firi konfur galbed io jubalnd say u dhismyan ay u hormrsanyihin ma arkesid gabdho inty mel sofdhistan dhahyo ana leh io ana leh kismyo lamiyo io dhismoyin qurxbadna kascdo bay dhabo sas o kle baldxawo lamiyo io dhismoyin qurxbadna ksocdo dhobley sidad cml Lkn galmudug io hirshbele wa argtan say umuqdan baadiyo ba modad nagahnna wxasy isku jestaan uf
@HABIBASheikh-yb3vt
@HABIBASheikh-yb3vt Месяц назад
M.A maxaa run usheegte xamdiyey dadkeeyna lkn run marabaan illaahey xaqa hatuso
@SalmaAbdiAxmed
@SalmaAbdiAxmed Месяц назад
Wan kusalame xabibty from Kenya 🇰🇪🇰🇪 Garisa❤❤
@AbubakarMohamed-ro1qv
@AbubakarMohamed-ro1qv Месяц назад
Xamdiyey wankuusaarey gobnimadaada darteeda kuugasaarey nooloow waliga
@Nasriina143Maxamud
@Nasriina143Maxamud Месяц назад
Wlh wanku jeclhy alllaah dartiis xamdaay anoo ku dawanayo malinbaa gbr ii imaday sey igu tiri magarane gabadhaan waxan ku iri aqoon gaar ah umu lihi lkn wan jeclhy waa dhirogalisadena sey igu tiri naa reerahiina raaad gabadhaan waa ina adeertey marka arko wan qoslaa wlh gabdhi maba garaneyn ani qabilkaga muhiimna ima ahayn inan ogaado kaliya inaa gbr somalia thy iga badneed alow gabdhahena qubtoda wanaji
@SadioHassan-y9y
@SadioHassan-y9y Месяц назад
Mashallah codkarkan kugu jelahay xamdiyey
@marwohassan2866
@marwohassan2866 Месяц назад
Mashallah my abaayo hamdi home decor you are queen of somali ethnic ❤❤❤
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k Месяц назад
Masoo dhowo kuwaas hormarinta naftoda meey ku mashqulaan
@fatumaadow6453
@fatumaadow6453 Месяц назад
Kenya dhuul ayeey somali kuledahaay not like Norway
@foos4126
@foos4126 Месяц назад
waxaan la yaabey gabdhahaan yar yar yaa barey qabiilkan showsta yaal waaye dantooda mayaqaanaan malintii maxkamadana dooro biyo ku dhacdey u ekayeen
@salmajaamac9034
@salmajaamac9034 Месяц назад
Wsx wllo,somaali,waxay,,lahormari ladahay,,,ws qabyaalad
@salmomaxamedsanaag6220
@salmomaxamedsanaag6220 Месяц назад
War mee maqlaayaan hee uf wlhi wlayaaba nagahaan wayabe horta waqti badana waqtigaas intee ka kenen waba yabe War wax iga siya wqtiga show bdana qabiil malihidiine Mel fariista
@abdirahmansalan1583
@abdirahmansalan1583 Месяц назад
Anagoo reer Kenya ah wan yabanahy 😂😂😂😂
@nasrocaziz6703
@nasrocaziz6703 Месяц назад
Maxa qabiiilka naga soo gala 10 bishii ima siiiyaaaan umana dooodayo wlh blh ilhow caqligaaas adaaa isiiiyay
@Cadey-r2e
@Cadey-r2e Месяц назад
Masha alah quruxleey Ilahay dayo
@aragsanabdi984
@aragsanabdi984 Месяц назад
Masha allah allaha kuxifdiyo walal Gabadha aqlibadanbaa tahay Fariid Ilahay dartii ayaanku jecelahay walal.
@RumanAhmed-hh1mb
@RumanAhmed-hh1mb Месяц назад
Ani waxa la yabay gabdhahan walid iyo walal ma lahan miya wa gabdho an la qabin hadana siday donan u dhaqmaya mustaqbal ma iska raban miya subxanalah fitno ayay wadan ilahay haso hanuniyo
@salmomaxamedsanaag6220
@salmomaxamedsanaag6220 Месяц назад
Xamdiyey nagahaan hadee ku maqli lahaayeen wee udhacan laheed wlhi
@bushracadeey4355
@bushracadeey4355 Месяц назад
Masha alh abyo saxwaye
@UmuHamza-12
@UmuHamza-12 Месяц назад
Bravo 👏
@haniaden2700
@haniaden2700 Месяц назад
Kkkkkkkkk kenya anaga leh
@AminaAhmed-z6q
@AminaAhmed-z6q Месяц назад
Walahay waa runta hun
@halimamussa-dl7td
@halimamussa-dl7td Месяц назад
Masha Allah
@IkranSalax-yg6ys
@IkranSalax-yg6ys Месяц назад
Mashaa allh abayo ❤
@fariidofikar1467
@fariidofikar1467 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Месяц назад
Hablaha si dhibkooda looga nasto reer haloo sameeyo , hadii Nairobi joogi lahaa xabadoo ayaa asturi ralahaa si ay dhibkaan ugu nasato.
@FardowsaAbdikadirAkhii
@FardowsaAbdikadirAkhii Месяц назад
Waa Dad waqtigooda Qiimo La laheyn
@roodacawil4410
@roodacawil4410 Месяц назад
Alla hamdiyey manaa kudhalay fariidsanidaa from somaliland ❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Месяц назад
@@roodacawil4410 qalbi 🥰🥰🥰
@Kaafiso345
@Kaafiso345 Месяц назад
Gabdhaha dhan oo somaliyed ha dhihin marka hadleysid plz abyo Waayo aniga o kale ayaa ku jiro Kaliya waa gabdhaha qaar oo qabiilka meel xun ka galay oo dantooda aqoonin naftooda ayaa ugu baahan barsho Gabdho wax so bartay hadey ahaan lahaayen ma umalenaayo iney sidaas u dhaqmi lahayeen.
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Месяц назад
@@Kaafiso345 Haye qaali aniga Gabar ayaan ahay
@deeqadagan2113
@deeqadagan2113 Месяц назад
Saxiix wlle abyo horey usoco 🥰❤️👏
Далее
#慧慧很努力#家庭搞笑#生活#亲子#记录
00:11
FULL MORNING  ROUTIN IYO. DEEP CLEANING 🧹🧽
26:28
3 qalad ka fiirso  👀🦻🤔❤️ ||  Amalina  ||
4:25
SIDEE UGU FUDUD MIISAANKA LEYS KAGA RIDI KARAA?
17:57
Просмотров 128 тыс.