Тёмный

Xaqiiqda 2139 IYO Kuex: Ma Scam baa? Maxay yihiin Kuex iyo 2139? 

Bakaal Warfaa
Подписаться 1 тыс.
Просмотров 3,2 тыс.
50% 1

2139 IYO KUEX Waa laba website oo sheegay in ay maalgelin bixinayaan . Haddaba waxa la yaab leh in ay labada website 90% isku eegyihiin. Keliya magacyada ayay ku kala duwan yihiin.
2139 iyo Kuex ha ku sirmin e aad uga taxaddar. Iska ilaali tuugada Internetka oo yaan lagugu dhcin apps aadan hubsiimo u lahayn.

Опубликовано:

 

18 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 18   
@MaxamedIbrahim-lh5cl
@MaxamedIbrahim-lh5cl 29 дней назад
Lacg la bixidooda wa hal malin gudahed contact wa ay kusoo jawaabayay waxad run ku shegtay in ay isku qaab ka sameysan yihiin waxa so gudbineyso run ha ubataan ha iska hadlin
@Bakaal_Warfaa
@Bakaal_Warfaa 29 дней назад
Hadday lacagi kaga jirto, kala bax , intii aad hadhaw murugoon lahayd.
@user-yr9oh4kf9x
@user-yr9oh4kf9x 19 дней назад
Waataa la dhacay Maanta waad ku mahadsan tahay iftiimintaada sxb
@Bakaal_Warfaa
@Bakaal_Warfaa 19 дней назад
Soomaalidu walaal inta badan way u badheedheen in la dhaco. Waxaaba ay aaminsan yihiin in ay " Maalgashi" samaynayaan. Se runtu waxa ay tahay iyaga ayaa ka qaybqaadanaya xattooyada iyo tuuganimada. Mahadsanid wlaal.
@JabsheNuur
@JabsheNuur Месяц назад
Sidookale adeero withdraw gana wax xilya kuma xirna ee xog raadi .
@Bakaal_Warfaa
@Bakaal_Warfaa Месяц назад
Haye bro
@JabsheNuur
@JabsheNuur Месяц назад
Contact us koogana waa ay kaaga jawaabi at sametime .
@Bakaal_Warfaa
@Bakaal_Warfaa Месяц назад
Ma hubtaa?
@JabsheNuur
@JabsheNuur Месяц назад
Adeer xog ma haysid ee wax dhigo ayaa ku wareegaysaa .
@Bakaal_Warfaa
@Bakaal_Warfaa Месяц назад
📖
@camaarcali133
@camaarcali133 23 дня назад
Somali maryoolay waa barnaamijkani waa Scam lkn ogaada dadka qaarba ka faida qarna way khasaran ee kadaaya jigraarka ninka xogta idin so gudbiyey
@Bakaal_Warfaa
@Bakaal_Warfaa 22 дня назад
Si deggan na u khamaara dheh. 😁. Mahadsanid walaal
@JabsheNuur
@JabsheNuur Месяц назад
Maalgashi kaliya ma aha ee waad ka trading garynkartaaa
@Bakaal_Warfaa
@Bakaal_Warfaa Месяц назад
Haddiiba ay labada platform legit yihiin, sidoo kale kala duwan yihiin, maxaa ka dhigay laba isku eeg 99%?. Waxa ay leeyihiin midab isku mid ah, background photo isku mid ah , buttons isku mid ah ( u fiirso contact button) , sidoo kale waxa ay bixiyaan adeeg isku mid ah. Ugu yaraan, in ay kala duwanaadaan bay ahayd oo mid kastaaba lahaato background photo gaar ah, labada website waa copycat, taasina waxa ay muujinasaa in aysan sax ahayn.
@naasireid8638
@naasireid8638 Месяц назад
Warbaanad ka hayn sidaad udhigaysana maaaha sheekhow
@Bakaal_Warfaa
@Bakaal_Warfaa Месяц назад
@@naasireid8638 waa sax e, labada website maxaa 99% isku mid ka dhigay ee magaca uun ku kala duway?. Waan ogahay in ay buuxaan dad lacag kala baxay, hase ahaatee taasi kama dhigaso platforms legit ah.
@JabsheNuur
@JabsheNuur Месяц назад
Sidookale MSB linecen ayay haystaa ee xog raadi
@Bakaal_Warfaa
@Bakaal_Warfaa Месяц назад
Licence ka waa la qaadan karaa , scamna waa la samayn karaa.
Далее
Kuex iyo Pi network Apps sax ah miyaa ?
6:13
Просмотров 35 тыс.
DIY rocking horse for your kid #diy #parenting
00:57
кукинг с Даниилом 🥸
01:00
Просмотров 156 тыс.
HAMASTER KOMBAT sidee lacag dhab ah uga samayn kartaa?
11:30
LACAG LA-BIXID/DHIGASHO BINANCE | DEPOSIT & WITHDRAWAL
17:33
DIY rocking horse for your kid #diy #parenting
00:57