Тёмный

Xariir Ahmed | New Song - Quruxda Sanadka | Official Music Video 2024 

ABDI ASKARI TUBE
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 62 тыс.
50% 1

INANTAAN BAL SAMEYSKA
SIRIQ AAD DHEXDA MOODO
TIMAHAAN SIIJEEDKA
SINAHEEDABA DHAAFAY
RABBI BAA U SAMEEYEE
SUURADEEDA BAL EEGA..
AFFA CALEYK
==================
HEESTII; QURUXDII SANADKA
HEES LOO SAMEEYAY - IKRAAN AXMED DIIRIYE
EREYADII: MAXAMUUD BURHAAN
LAXANKII IYO CODKII XARIIR AXMED
MUSICGII HAYNOK
Produced by ‪@ABDIASKARITUBE‬
====================
Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
It would be wonderful to follow us on our social media platforms
www.youtube.com/ @ABDI ASKARI TUBE
/ abdiaskaritube
/ abdiaskaritube
/ abdiaskaritube
TikTok: / abdiaskaritubbe
Email: abdiaskaritube@gmail.com
''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

Развлечения

Опубликовано:

 

24 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 55   
@maxmuud317
@maxmuud317 2 месяца назад
Xariir axmed waa fanaanka ugu codka macaan fanaaniinta . Sidoo kale ugu akhlaaqda wanaagsan. Dadka Xariir axmed taageera 🙌🙌🙌
@samiirqarsata
@samiirqarsata 2 месяца назад
Nabikeena aan ku salino waa casar wll plze ha dhaafin
@Neverl0seadir3
@Neverl0seadir3 2 месяца назад
The one of the best somali singer bbe That have 3 songs above 20million ❤ Xarrir axmed
@dayuradaxmeddayurad6624
@dayuradaxmeddayurad6624 2 месяца назад
Xariir hes puntlnd kamahayaaan shacabka puntlnd waana fanaaanka ugu taagerada bdn ee shacabka puntlnd kudhartaan ee hes puntlnd xariir hasooqado sanadkaan askariyow inta gaarsii xariir
@mohamedahmadi4856
@mohamedahmadi4856 2 месяца назад
Oo meeday ta quruxda lagu amaanayaa inta ajaanibta sawirkooda la soo qaadanaayo
@Li-dr3hb
@Li-dr3hb 2 месяца назад
🤣🤣🤣Mala yaabtay
@aamiinnuuradiin2622
@aamiinnuuradiin2622 2 месяца назад
heesatan wali ma dhageeysan oo may so dhicin lkn inay shidan tahay ayaan aminsanhay marba haduu fananka fanaanitooda qaadayo xariie ahmed abdulahi king rabaag🔥🎶😍❤️💯
@NashadTigerofficial
@NashadTigerofficial 2 месяца назад
Habalaha rer puntland wa gop❤
@badriamohamed6610
@badriamohamed6610 2 месяца назад
Alx illahow adaa gabar rer puntland ah iga dhigay🥰
@HassanYasmin-dy9hg
@HassanYasmin-dy9hg Месяц назад
Xariir asma ❤❤❤❤❤❤
@zamzamaweys7821
@zamzamaweys7821 2 месяца назад
First watch is me
@yasirgulled501
@yasirgulled501 2 месяца назад
Xariir Axmed hoobal wuu dhaafay ee magac ha loo bixiyo. Ya waduud!
@abdikafibarreibrahim636
@abdikafibarreibrahim636 2 месяца назад
Best song Best artist harir ahmed Song 100/100
@mobambam4594
@mobambam4594 2 месяца назад
Hello soomaliyay salan from canada💖💖🇸🇴🇸🇴🇨🇦🇨🇦🇨🇦legend xariir and hamblaheena somaliyeed qurux laguma gaaro😊😊😊🥰🥰
@abdisalanhassan944
@abdisalanhassan944 2 месяца назад
Masha allah hablaha Soomaaliyeed gob weeye allow noo daa marwalbana quruxda sii ayaga
@AminoAhmedDiiriye
@AminoAhmedDiiriye 2 месяца назад
My sist ikraan ahmed diriye waa hees dhaftay heeskaagi fanan jiraana kuu qadaya waa qarxi dontaa 🎉
@user-fu8uf9fe7g
@user-fu8uf9fe7g 2 месяца назад
Xariir boqorka codka wan dageeraa walhi ❤❤❤❤
@quruxoday533
@quruxoday533 2 месяца назад
Xariir axmed he's my favourite singer beautifull ❤❤❤❤❤
@ShukriBaane-jd4zw
@ShukriBaane-jd4zw 2 месяца назад
Heesta waxa ka daran tacliiqa ❤
@mustafakhalid5455
@mustafakhalid5455 2 месяца назад
Xarir wa xidig aan damin 👊😊
@kaafiofficial2101
@kaafiofficial2101 2 месяца назад
hobolka gayiga xarir axmed❤🎉
@KaderAhmed-sg6qq
@KaderAhmed-sg6qq 2 месяца назад
Masha allah gabdhehena somaliyeed wa shedanyehen
@zekeriyeqarbe
@zekeriyeqarbe 2 месяца назад
Haplaha reer puntland ❤
@ahmedhonest32
@ahmedhonest32 2 месяца назад
The legend xariir bartedu dhigay
@xiishziyech9292
@xiishziyech9292 2 месяца назад
Second person 👀
@mobambam4594
@mobambam4594 2 месяца назад
Best song from xariir waxa weeyan baby💖💖💖💖😊😊😊with xiis
@SakariyeJamac-du7ok
@SakariyeJamac-du7ok 2 месяца назад
Smiiiiiìii waaaw 2024
@roodoabdullahi8644
@roodoabdullahi8644 2 месяца назад
Ayyyyy❤
@khadarzaxane3548
@khadarzaxane3548 2 месяца назад
Gold voice wayi xariir ahmed wllhi🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤
@AbdifatahAhmed-rf3vi
@AbdifatahAhmed-rf3vi 2 месяца назад
Vvvvv Cccn Ccvkj Ccxru 1:45
@user-dd2rm6iq9s
@user-dd2rm6iq9s 2 месяца назад
Waw.xariir.laxankana.kuna.waa.xariir
@sahrasunshine8038
@sahrasunshine8038 2 месяца назад
Puntland ❤❤❤
@hanadadem
@hanadadem 2 месяца назад
Ikraan Axmed Diiriye
@user-fl4le6qp8v
@user-fl4le6qp8v 2 месяца назад
Masnlh aallha Wllo qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@seynabseynab-oc3kf
@seynabseynab-oc3kf 2 месяца назад
😻😻
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming 2 месяца назад
Xarir ka duulaaa
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 2 месяца назад
1:22 qiyaano👀 iaamin
@Abdiwasac-Qorshe
@Abdiwasac-Qorshe 2 месяца назад
#Xariir iyo Abdi Askari oo jiibta iyo jaanta isla helaa waa u Banee Wadada😅👍
@farxiyaabdisalam4946
@farxiyaabdisalam4946 2 месяца назад
❤❤❤
@IsmailMaxudXirsi
@IsmailMaxudXirsi 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤
@SadiiqSudi
@SadiiqSudi 2 месяца назад
Best.xariir.axmed😂😂
@mazlahnur6392
@mazlahnur6392 2 месяца назад
❤❤❤😊
@cabdirisaaqciise4228
@cabdirisaaqciise4228 2 месяца назад
Hadal badanida abdi askari 😂😂🎉
@user-pd5ph4ji3k
@user-pd5ph4ji3k Месяц назад
Xariir axmed libx
@Sooffe
@Sooffe 2 месяца назад
Xariiir 2016 ilaa hadaan taageeraa
@MohamedBashirAhmed
@MohamedBashirAhmed 2 месяца назад
hobalka gaiyiga xariir axmed cabdillahi waa ninka noo badalay tubeec fankan dambe illahay habarakeyee
@mahamedabdi5026
@mahamedabdi5026 2 месяца назад
Xariir axmed calankiisu ma dhici jirin lkn sanadkan waxaad moodaa inay balwada qayrkii ka reebtay
@mohamedmohamoud1413
@mohamedmohamoud1413 2 месяца назад
Abdi askari hadal baa lagaa jeexey adna zxp😂 Xariir zxp heestaan waan kaa heynaa maadaama gabdhaheena u qaadey waxaa noo dhiman Hal hees oo isla gabdhaha reer puntland amaan tooda ah iyo hal hees oo dowlada puntland ah waana kaa sugaynaa legenow
@roodoabdullahi8644
@roodoabdullahi8644 2 месяца назад
Reer puntilnd
@AdenIsmail370
@AdenIsmail370 2 месяца назад
Maxaa Gabdhaha Somalida usoo sawiri waysay marka! Maxaa waaye Ajaanibta
@user-mc7nh4kj8e
@user-mc7nh4kj8e 2 месяца назад
Horta legend kan xaguu ku danbe 2:11 eyy
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming 2 месяца назад
Wilke
@sharmaarkeadaam1483
@sharmaarkeadaam1483 2 месяца назад
Anigaa zameyay zaa haloo gado
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 2 месяца назад
Reer putland saxaweeye
@AbdifatahAhmed-rf3vi
@AbdifatahAhmed-rf3vi 2 месяца назад
Zxxxzzz
Далее
Бмв сгорела , это нормально?
01:01
Xariir Axmed | Fadumo | ESTV Sanadka Cusub 2017 Show
8:28
ПИРАТСКИЙ ЗАЖИМ ФРЕГАТАМИ
0:51