Waa ku faraxsanahay Barnaamijka aynu sida quruxda badan u agaasinay in aad ka Mid noqoto dadyowga cajab galiyay sidaad libta noogu qirtana Mahadsanid wll mcn Waana rajayn in wax badan oo qurux badan oo ku dayasho leh in aan soo gudbino Mahadsanid Azad🎉
Asalamualaykum walal Asad sethy xladadada aniga iyo wiilkeyga 18bil jir ah wan kugu xiranahay wuxu ka bartay oh my god 😂😂😂 marku ku arkoo wuba sii dhaha masha alah insha alah one day waa kula kulmi donaa we love you
Dulqaad yari iyo deg-deg waa xididka dhibaatadaada, ma qasbi kartid Nolosha inay ku siiso Jawaabo ama sidaad rabto wax kasta u dhacaan, waa inaad oggolaataa in wax kasta iyaga is furfuri doonaan, waa in aad aqbashaa in wax kasta waqti qaataan.❤️🙏🖇🔐