WAR WAX LA QARIYABA XOOSH BAA DAAHA KA QAADAY DAMACA HESHIISKII 3 GEESOOD KA AHAA EE SHURUN SHUUR SAMAALE KU KALA SAXEEXDEEN DALKA JAARKA 😂. QAYBTII 1KOWAAD WAATII MUSE BIIXI U SOCON WAYDEY. PAYJE KII 2 LABAAD BAA BILOWDEY OO AHAA IN DALKU KA BAXO FEDERAL OO GALO CONFÉDÉRAL. WUXUU XOOSH ISLASOO BIKAACIYEY IN XASAN SHEEKH DICTATOR YAHAY OO TIISU SOCOTO. WAA NASIIBDARO IYO BEEN AY ISU SHEEGEEN😂. SOOMALIYA DASTUUR AAN HESHIIS LAGU AHAY MID SOCONAAYA MAHA. DAGAALNA DAMULJADIID CIDNA KAGAMA ADKAANAYSO EE WAA WAALI WAXA AY KU SOCDAAN😂. XILDHIBAANADA SOOMALIYA BERI NIN KASTI XILKA MASII JOOGAYO XILKA MARKA DALKA LUGU KALA TAGO. HADA WAA IN AY WAAJIBKOODA GUTAAN. DALKANA IYO DIMUQRAADIYADANA UMADA SOOMALIYEED HESHIISKA KU TAHAY HA BADBAADSHAAN.
HIHI😂 WAR PUNLAND MA AQOONSANA XILDIBAANADA XAMAR JOOGA. WAA NIMAN LA ERYEY WAA HORE OO XASAN MAGACAday😂. CID DAAROOD AH OO DIRSATAY MA JIRTO. ANAGU MA AANU DIRSAN. NOOMANA SHAQEEYAAN. WAABA KUWA KU WADA DAGAAL DHULKA IYO SHACABKA DAAROOD😊