Тёмный

XASAN MUNAFAQ O DASTUURKI KA NOQDAY FIRDHIYAW KURSIGA KA DEG AMA HORGAL TIMACADE & BIDHAN ISKA CELI, 

Abdifatah Boodhari
Подписаться 189 тыс.
Просмотров 41 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 174   
@jamasaid6787
@jamasaid6787 6 месяцев назад
Salaan qaaliya A, boodhari darwiish darwiish dhalay halkaa kahaay Geesiga sanadka ilaahay Haku xafido Aamin Aamin maasha Allaah Guul Guul jamaahiirta kahabay 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 6 месяцев назад
ASC Masha Allah.🙏👍🇸🇴🇸🇴🕋📿🕊 Walalaha Hambalyo SSC Khatumo Guul 🇺🇿🇸🇴👏🎉 SSC ha jirto ha joogto.❤❤ Inta ka xuna ha jabto. SSC waa puntland. Puntland na waa SSC❤❤ Guul iyo Gobanimo,iyo 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💯💙🤲🏾🤲🏾🤲🏾👍👍🙏🏼🙏🏼
@kinsidad3668
@kinsidad3668 6 месяцев назад
Maansha’Allaah, habo, Ilaahay ha ku xafido, Geesaha saas uga garaac HORGALADA, CALOOSHOODA U SHAQAYSTAYAASHA. ILAAHAYAw NAGAQABO. Guul Khatumo State. Ilaahay baa Hibo , Han, & Guulba Siiyey KhS. Maansha’Alaah ❤❤❤
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 6 месяцев назад
SSC guul iyo gobonimo Somaliya hanolato hana gulaysato 🇸🇴🇸🇴.Tks Boodhariga Caashaqa
@burhanhassan524
@burhanhassan524 6 месяцев назад
SSC guul iyo gobonimo Somaliya hanolato hana gulaysato ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
@Dhagaxbuur-k4q
@Dhagaxbuur-k4q 6 месяцев назад
Insha Allaah guuul daarood ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Xasanfaarax-w3d
@Xasanfaarax-w3d 6 месяцев назад
C/fataax guuuuuuuuul hamidoobo daarood insh allaah
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 6 месяцев назад
ssc khaatumo guuleysatay oo qaran bay noqotay iyada mardhow ladomo ordaya oo laleef leef doonaa
@farhiyoali3849
@farhiyoali3849 6 месяцев назад
Manshaa.allaah.Boodheri.Guul.❤❤❤❤🎉🎉🎉
@bby6
@bby6 6 месяцев назад
Bodhari you are great reporter keep going brother
@Computer-knowledge-education
@Computer-knowledge-education 6 месяцев назад
Wllhì bodhari sida hawiye loo canjilo aad iyo aad buu ugu dheereya
@CaashoHanoshhshhshj
@CaashoHanoshhshhshj 6 месяцев назад
Maasha allah 4:02
@farhiyoali3849
@farhiyoali3849 6 месяцев назад
Manshaa allaal.SSC Guul.SSC Guul.❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 6 месяцев назад
xidhimaan ssc ee muqdisho jooga wa horgalo damiir lawayaala
@asheekh15
@asheekh15 6 месяцев назад
Horgale inalahayb maahan iyo hooyadiis dile'eh
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 6 месяцев назад
Anoo ku hadlaya Afka dowlada Puntiand shacab iyo siyasinta ciidan dhmntod Wxn leeyahey shirkaas Kama qayb gali doono ilaa uu xasan shiikh ku laabanayo Tastuurkii fadaralka ahaa uuna ka ogolanayo Shirkii iyo gogoshii Garawe taaley Anaa daasadii ka laadney by by Awalba shinbirow heesa Ayey Ahaayen
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 6 месяцев назад
What else firdhiye needs.khatumo the powerful, the most thriving state in somali.
@oamaer
@oamaer 6 месяцев назад
Due to their educational background, we need to replace Bidhan and the other guy. We have many talented, highly educated SSC individuals that can perform on a big stage and communicate effectively with Somalis in Xamar or international audiences.
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 6 месяцев назад
Guuleyso keep going karbaash horgalayaasha
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 6 месяцев назад
Dhulbahante mesha waxa dhigaya WA horgal dhuuni raac bila damiir ah mw.firdhiye dowlada SSc khatumo wa inay go,an cad Ka soo saraan xassan duufle iyo horgalada bila damiir Ka ah
@siyadabdirahmanarte4810
@siyadabdirahmanarte4810 6 месяцев назад
Maansha allah abwaan boondhari runtaad sheegtay intaan sheegi lahaa aniga umbaad sheegtay
@Turtle333face
@Turtle333face 6 месяцев назад
Ku soco abti
@hiradbahwal4488
@hiradbahwal4488 6 месяцев назад
BOODHARIGA CAASHAQA ALLAH YACIZAK ❤️❤️❤️💪🏆
@ApdiJaLiiLSaLeeban
@ApdiJaLiiLSaLeeban 6 месяцев назад
C/fatax guuleyso sxp
@KhalifAbdi-j9p
@KhalifAbdi-j9p 6 месяцев назад
Ku soco
@aliabdilqadir1326
@aliabdilqadir1326 6 месяцев назад
Firdiye nin noqo
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 6 месяцев назад
Insha. Allah. Badali. Kheyr. Khaba
@safiyofarah-gs9qx
@safiyofarah-gs9qx 6 месяцев назад
ALLAHA KU XIFDIYO HABO QURAC IYO QANSAX WAXBA KAAMA GALIN NIN DAACADA AYAA TAHAY OO REER LAASCAANOOD AH EE HORAY U SOCO
@Amina-o4y
@Amina-o4y 6 месяцев назад
Guul iyo gubanimo geese geese dhalay you’re speaking the truth. The truth is painful, but it has to be hurt.❤🎉
@Turtle333face
@Turtle333face 6 месяцев назад
Good 👍🏿
@KydtisKdgdgkdgk
@KydtisKdgdgkdgk 6 месяцев назад
Qaaali kusoc 🍓🍇🍇
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 6 месяцев назад
Cbdftax bodhari 💯💯👍
@XaliimoMuuse-n8r
@XaliimoMuuse-n8r 6 месяцев назад
Waa labo horgal
@HodanMusa1
@HodanMusa1 6 месяцев назад
I really love this guy ❤️❤️❤️😍😍😍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🩸🇸🇴🩸🇸🇴☝️☝️🇸🇴🩸☝️ we are all one ☝️ Somali people ☝️☝️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️☝️❤️❤️❤️🩸🩸🩸❤️🇸🇴☝️😍🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🛑❌❌❌🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🤔🤔📛📛😡😡😡😡🤠🤥🤥🤨🤨☢️☢️😳🤪☢️☢️☢️
@KhaliifCabdiCali
@KhaliifCabdiCali 6 месяцев назад
Mnsha aallh waa Sax
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 6 месяцев назад
Waxba isma dhaama tima cade ina cabaashe iyo bidhaan dhulbahate ha ka quustaan kuwaas hal pray kama odhan karaan masayrka dhulbahate wasiiro ayaa noo dhaama ayey yidhaahdeen
@HusseinMaange
@HusseinMaange 6 месяцев назад
ina cabaashe iyo tima cade waa iskumid ssc khaatumo iska fiiriya sirikhada dahsoon ssc khaatumo guul somali diid iyo itoobiya allah jabiyo aamiin guul soomaalia aamiin
@sadiomusee8985
@sadiomusee8985 6 месяцев назад
Ina Aderow Abdifitax Guuleeso Lakiin Faro Taag Taaga Naga Dhaaf
@sadiomusee8985
@sadiomusee8985 6 месяцев назад
Firdhiye Halagu Badalo Nin MJ Ah Waayo MJ Waa Geesiyaal Aan Gaban😂
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 6 месяцев назад
Khatumo xasan shiikh waxba Uma hayso.
@maxamedisaaq944
@maxamedisaaq944 6 месяцев назад
WIXII SOO DAAHAA AYAA QEERKU. KU JIRAA❤❤❤❤❤❤❤❤
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 6 месяцев назад
Allxamdulillah. Ilaahay. Baa. Jaboyay. Baadilkii. Xaqiina. Banaanka. Keenay. Wana. Siduu. U. Jabay. Weyna. Duloobeyn. Dulinimo. Buuxda. Weyna. Isdhiibeyn. Dhamaantood
@AbdifatahAden-qj9tb
@AbdifatahAden-qj9tb 6 месяцев назад
Welcome back Sxb
@bby6
@bby6 6 месяцев назад
Boodhari ilaa iyo hada Hassan munaafaq iyo muse judan way wada jiraan so wax la amini kara ma jiraan viva khaatumo state
@Xasanfaarax-w3d
@Xasanfaarax-w3d 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@gedefletv6049
@gedefletv6049 6 месяцев назад
Waa runtaa boodhari firdhiye mawqifkiisa ha cadeeyo
@abobasement346
@abobasement346 6 месяцев назад
Horgaladah Qadhmun e xamar jogah waa munafaqin kuwah waa in lagah mabnucoh lasaanod ssc waa inay kah marantah shekadah kah socotah xamar iyo munafaqnimadah villa family
@RoukyaHassan-yw1lt
@RoukyaHassan-yw1lt 6 месяцев назад
Guulesta ssc inshallh
@yasminhussein6143
@yasminhussein6143 6 месяцев назад
That's true wlhy firdhiye hakahadlo wax ay wadaan xasan dameer iyo munaafiqiinta calooshooda u fadhiya baarlamaan kusheegu dhexfadhiya
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 6 месяцев назад
@Zahra-t8j3x
@Zahra-t8j3x 6 месяцев назад
Jecliyaa boodhariga caashaqa❤
@JaamacsacidmaxamadGood33
@JaamacsacidmaxamadGood33 6 месяцев назад
Asc halgamaa bdhari sxbkaa firdhiye trtiib
@mahdiosman3249
@mahdiosman3249 6 месяцев назад
Firdhiyow Ama Ama bay kudhantahay xaajadi boodharow kudaroo meeshani uma baahna nin afka kahadlee waxay ubaahantahay nin gacanta kahadla wiilal cad cad iyo hablo cadcad baa nagagamaqan
@QaaliMacalin-s3s
@QaaliMacalin-s3s 6 месяцев назад
Mansh allh mansh allh allhu akbra❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍💕💕💘👍👍
@AxmedDuufaan-uw3sb
@AxmedDuufaan-uw3sb 6 месяцев назад
Boodheri thk you ugaas geesi aan jeclahey baad thy qadiyadiisa cadahey hadalkii maanta ku haboonaana lagaa dab odhan maayo maadan hambeyn sidaas oo kale ayaa loo hadlo ama mic-ga lamasoo qabsado.
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c 6 месяцев назад
Waar inaabti waan idin jeclahay darwiish Khaatumo, cabaadka jooji, Majerteen iyo Hawiye iyo Muse judaan midna umma baahnid, isku tashadda khaatumo, Marba reer dabadda ha’ galininna!! From Garxajis Woman, I Love❤Khaatumo
@GoojeCade
@GoojeCade 6 месяцев назад
Dhilo yusra leef leef nagda
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 6 месяцев назад
Guul khaatumo state
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 6 месяцев назад
Firdhiye noolaan maayo Haddii uu xassan u hogaansamo Waa ismaqlayaa
@Sueg7Gag
@Sueg7Gag 6 месяцев назад
Xasan sh, Hawiye dhalat oo waxgarad leh mamatalo, kani Galbey ku Ka Mooyee, Somaliweyn ku Tasho midnimo iyo Jiritaanka Somali Federalka sona baxsada Qeyraadka Dabiiciga
@YasinMuse-x2u
@YasinMuse-x2u 6 месяцев назад
❤❤❤❤ cabdifataax , Allah run badanidaa , oo Geesisanidaa!! Horgalo danbe cidii dhagaysataa, Kursiga habanayo, Firdhiyow warankaaga ninkuu gaaro ayaa Ku ixtiraama , Maxaad Ka baqayaan?? Maantay hadaad Ethiopia dagaal Ku qaado , sadex casho ayaa Ku qabsankartaa jigjiga, Somaliland warkeeda iskana daah, Maamulka maantay oogu ciidan iyo qalab military oogu fiican ayaa tahay. Firdhiyow war ayaa lagaaga fadhiyaa??
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 6 месяцев назад
firdhiye haduusan bidhaan iyo timacade ka hadhin isagaa xilkiisa ku waayaya waana inuu warkiisa cadeeyaa anagu haduu cadaayn wayo warkiisa isagaan katuuraynaa xilka firdhiye
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂xamse kkkkkkkkk xasan wuu ogaaday in yahay yes man
@zulfafara3919
@zulfafara3919 6 месяцев назад
❤❤❤🎉🎉🎉
@sahroali1196
@sahroali1196 6 месяцев назад
Waa.ayaga.dadka.somaliyeed meesha Saacid.dani.&dhuxulesta ayaa.sabsab.u.Ah
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 6 месяцев назад
Hayeh Kutubeey Xaamuudeey ii Koro kisna waa wadhaaye heestaas bay cidu qaaday waxwalbana haystaasay kaga soo gabagaboowdey.
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 6 месяцев назад
Waxaa cadaatay in uusan xasan rabin 3Darooda Marhadii madaale looyeeray soomaalinimo majirto Cadaaba geeri baa iikaday SSC Amaano Alaaah
@safamarwa3597
@safamarwa3597 6 месяцев назад
Dani dhaqaaluu haystaa firdhiye dhaqaalo badan mahaysto
@HhhUuu-p3f
@HhhUuu-p3f 6 месяцев назад
kkkkkkkkkkkkkk❤❤❤
@mimihawthorne
@mimihawthorne 6 месяцев назад
Firdhiye waa inuu joojiyo LEEFLEEFka iyo cadawga uu niikanayo😂😂
@KydtisKdgdgkdgk
@KydtisKdgdgkdgk 6 месяцев назад
Khatuumo aa teendeeda kor balohaya🍡☺
@gamilasaeed3847
@gamilasaeed3847 6 месяцев назад
Lafta gareen wuxuu yiri /meele kireeb.
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 6 месяцев назад
Xasan munaafaq Xasan buldaanana Xasan dhiiqo kkkkkkkk
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 6 месяцев назад
Horgalada harti damiir xumaa illahow soo hadee shartoodana naga xijaab. Niman dadkooda loo soo adeegsado dhibkay geysten laascaanood baa waayo aragnimo noogu filan.
@Abddi-wu8gh
@Abddi-wu8gh 6 месяцев назад
Xaqiiq.,horgalku waa nin naaso leh ...
@KhadraAbdi-md9hs
@KhadraAbdi-md9hs 6 месяцев назад
🤲🏽 Aamiin YaaRabbi !!!
@fowsiyaMohamoud
@fowsiyaMohamoud 6 месяцев назад
Waa inan anaga iska qabano wakhtiga wakhtigii ma aha
@Axmedhassan1960
@Axmedhassan1960 6 месяцев назад
Ssc.maamulkeeda.firdhiye.habaneeyo.waayo.waa.nin.jilicsan
@Xaaltame
@Xaaltame 6 месяцев назад
Somalida ninkii iska dhiciya bey wax u,ogashahey, Firdhiye waa liitaa, ku xigeenkiisa dhaama oo ka hadley munaafaqada xasan garguurte
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 6 месяцев назад
Nimanka jirkooda gataa maanta buuxee kuwaas ka hadal haweenka ka jooji bahdilnimada bitte
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 6 месяцев назад
Hasheegin dhulubahante dhuuni qaatasha ku badan ee iska sifeeya 😳
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 6 месяцев назад
Deni yuusan ina hoojin markale please Anigu Bidhaan baan aqaanaa horta Makhaayadiisii Xamdi aderigeedii buu yiqiinaye muxuu Siyaasad ka fahmayaa? Soomaalidu Waxay tidhaahdaa Meel Aar ka kacay Atoor fadhfadhiisey Meeshii Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi laga qaaday miyaa Bidhaan noo fadhiyaa?
@Jama-ny3xy
@Jama-ny3xy 6 месяцев назад
Canaano ina adeerkaa oo runta usheeg hadii uu wax ka qaldanyahay siduu shaqadiisa u muto sax..
@hamda2342
@hamda2342 6 месяцев назад
Yaano.shiid.shiid
@Ruun-finder
@Ruun-finder 6 месяцев назад
Villa soomaaliya ninkii gala wuxuu ku shaqeeya hadalada fadhi ku xiriirka looga hadlo federal ma jiro dowlad gobolada Madax wayne lama dhihi karo iyo wixii la mid ah.
@aliabdilqadir1326
@aliabdilqadir1326 6 месяцев назад
Warun
@AbdirahmanJama-z3j
@AbdirahmanJama-z3j 6 месяцев назад
TIMACADDE iyo BIDHAAN iyo INA QAWDHAN WAA CALOOSHOOD U SHAQAYSTAYAAL... WAANA KHALAD FIRDHIYE INUU KUWAAS WAX WEYDIIYO.
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 6 месяцев назад
Xasan shiikh tastuurka Somalia wxuu jabiyey markii Uu nin Ogaadenia oo aan Somalia degin cidna kaga dhiban dowladnimada Somalia bur burkii ka dib R /wasare Ka dhigey
@ummuisra6721
@ummuisra6721 6 месяцев назад
Yaan la aamini xasan tuugsade
@XassanyuusufSasbakeeri
@XassanyuusufSasbakeeri 6 месяцев назад
Waad..qaladee...alley..tiisa.noqotaa
@Mideye157
@Mideye157 6 месяцев назад
Firdhiye waa inu Iska taago meeshu Deni Iska taagey horgaladi Majeerten
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 6 месяцев назад
Hawiye 100/,100 kuwa daarood ku metela ayaa ka xun yaas anagaa kuu cadaynayna dhaman waa wada calooshooda u shaqayste yaal
@maxamedisaaq944
@maxamedisaaq944 6 месяцев назад
WALAAL BOODHARI. HA FUDUDAAN ❤❤
@Abddi-wu8gh
@Abddi-wu8gh 6 месяцев назад
Muxuu boodhari ku qaldan yahay? Marka qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah loo yeeray... Hassan dhiiqo madaxwayne u yahay waqooyiga iyo koonfurta moqdisho...adoontii ingriska madaxa ku qaadi jirtay ay darawiishtii dhulkooda sheegtaan.,miyuu qaldan yahay haduu firdhige yiri ma aragtid miyaa eeyaha maamulka iyo madaxwayneyaasha sheeganaya....firdhiye waa inuu indhaha furaa....
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 6 месяцев назад
Bermade xasan sh waxaa daartay f .quuje inta kalena runtaa weeye kusoco boodhari .laakiin maxay ictirraaf uga. Baahan taha mar haday. Is raacaan dani iyo A.madoobe .waa la ictiraafi doonaa waa khasab.
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 6 месяцев назад
Horgalku wa waxa umada halka dhigay ilahay hayna aruriyo
@MahamadgabsoGabso379
@MahamadgabsoGabso379 6 месяцев назад
waa ruun tiis xasan diifle weeye bahdilan😂
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 6 месяцев назад
Firdhiye dagal buu ku jiraa ee halala shaqeeyo waqti lala xisabtamo ma joogo hala taageero cadowgiisaa badane.
@SaedCade
@SaedCade 6 месяцев назад
Maanta ma aadan hanbay runtaa u sheegtay firdhiye,waa ahayd. Fariid
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 6 месяцев назад
DAGNIIN BUU WADAA EE XASSAN CULUSOOW GURGUURTE YAAN SHIRKIISA LA TEGIN ISBA DIID KII PUTLAND.
@Abddi-wu8gh
@Abddi-wu8gh 6 месяцев назад
Waxaan soo ogaaday raga horgalada ah waa nin naaso leh horgalku.... horgalku waa nin masuul laga yahay sida ninku xaaskiisa masuulka uga yahay...
@HassanDahir-p1t
@HassanDahir-p1t 6 месяцев назад
Geelow geed walbadaaq markaad gamboordaaqdaa laguuyaabaa
@TripleA0825
@TripleA0825 6 месяцев назад
Timacadde iyo bidhan waa laba tuugo lkn Abdifahat boodharoyoow sxb muuqaalka haku soo dul qorin wax yaalaha qaar maadama RU-vid ka lagaga dacwayn karo.
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 6 месяцев назад
Xassan dhiiqo iyo Kuba Qabyaalada ku daba yaacaya Waa In dalka Somaliya laga badbadiyaa
@hirsifow2183
@hirsifow2183 3 месяца назад
Kkkkk xaa SSC wax uga sheegee kkkk
@aminamohamed1570
@aminamohamed1570 6 месяцев назад
Horgaladdu lacag way qaateen jagooyinah waa loogu balan qaaday waa cadiqatayaaal
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye 6 месяцев назад
Firdhiye wax dhulbshate kaga Cawdo ma jirto waa shaqaynayaa lkn waxaa looga baahan yahay inuu la xisaabtamo kuwa xamar calooshoda u jooga
Далее
CASHARADII ADKAA (4813)
2:01:04
Просмотров 12 тыс.
WAAR DAG DAG AH
19:11
Просмотров 1 тыс.
waar dag dag Ah Ah
14:59
Просмотров 54
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14