Тёмный

Xasan oo u hub uruursanaya Shekh Shariif iyo labada nin midka ku xoog badan gudaha Abgaal. 

Abwaan Kabayare
Подписаться 50 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 77   
@anabnur2179
@anabnur2179 Месяц назад
Abwaan absolutely agree 💯💯💯 Mahadsanid
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Месяц назад
Ilaahow farmaajo usoo Celi wadanka marlabaad oo NABAD iyo NOLOL💯❤.Mahadsanid walalo💚💯 xukunka noogu dhiib waa maalin masajidka barakeesan uu ka colad qabiil kasameeyaSomaliya Allaha ka qabto insha Allah🙏🤲💯 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@khada917
@khada917 Месяц назад
Xasan xabaala quf wax uu reebay maba jiraane inta uusan dadka gadan dalka wixii haray in laga badbaadiyo waa waajib qaran .
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Месяц назад
Wixi u dhacay o dhan dowlada so socota kaqadeysa
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Месяц назад
GARAASHKA BAABUURTA QORYAHA LAGU SAARAYO MA XASAN SHEEKH AYAA LEH?
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e Месяц назад
Dirisnimo abgaal baa leh Madaxnimo abgal baa leh Maal iyo mamul abgal ba leh Mogdisho mudulod baa leh Hiraabna waa walaala heeyn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@adanbile4237
@adanbile4237 Месяц назад
Ciidamadu waddanka xasan ha ka badbaadiyeen, Iyaguna naftooda ha ka badbaadiyeen.
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Месяц назад
Shariif ayaa keeney..xasan labada jeer uu guulstey. Marna waxuu oo uu soosaarayo xasan waa Nin cuqdadqaba oo aan xishoon
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Месяц назад
Xasan ayax waxa guul u ah inuu arko ciidamo laxasuqay shacbig dhiigu qulqulay iyo musuqmaasuq xadhka goostay sidoo kale waxa sharaf iyo karaamo u ah wax kasta oo imna adenku u arko xumaan iyo halaag
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Месяц назад
Shacabka muqdisho kibirkii,dulmigii, afxumadii iyo qabyaaladii ay kula kaceen madaxwayne farmaajo ayaa haysata nabsiigiina waa ku soo daahiray waan sugaynaa iyagoo qaxayo.
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Месяц назад
asc habo ximaar xasan madharge illaahay sharkiisa iyo sharkale hanaga qabto balaayo wadanka ka afgabiya gudahiisa allaha kufiidkacsho aamiin somalida inteeda kale ximaar madharge halagasaaro wadanka
@Maria28832
@Maria28832 Месяц назад
Habaryahay faqash fircoon naaya xasan dal xoreye anaga jecel oo tolkiisa ah naaya habaarka raaskaaga la hel dani puntaland allaaha isku diro faqash ureyso
@saalahmahamoud8455
@saalahmahamoud8455 Месяц назад
Sharkiisa Alle ha ku koobo kelidiis
@xaawo1
@xaawo1 Месяц назад
​Miskiin inaad dhuumatid beey ahayd adoo gabdhahaagii xalano lagu iubsho faqashta,aad,sheegeeyso filo wardhiigleey meel umad ka,shaqeeso qofkii ja,dhigtay waa aniga,hassan mooryaan mr buldaananaa waa kii carab ureeyso gabdhahaagii ka gadanaayaa waa adiga,tii walaasheed xerada filada lagu qaniinayay wasiurkii arimaha gudaha, adiga inaad dad caysidna waa qalad mr tuugsade hadaadba dal xoreeye u taqaanid waa yaab oradoo u tag ha ku galee waxaad tahay qof 91 kii aduunba ugu horeeysay naa markaan aniga caruurteeyda tuunji ku fariisinayay adugu tuunjigii baad u maleeysay baaquli hhhh inaad meeshaan hadashoba maahan ee ale umada haydinka badbaadsho reer xabaale fakto waxaad tahay qofta guryaha,xamar camiro loogu xirtay ninka iyo xaaskiisa waxay sameeynayaan aad u aragto kadibne aad tuugta xalane aad ooga iibsato naaa anigu amizon ilama joogto magaalooyinkeeyga,show iyo fusuq lagama yaqaan oradoo tuugsiga,iska daa waad naceebeeyseen hadaan somali nahay ufffffy​@@Maria28832
@adanbile4237
@adanbile4237 Месяц назад
Xasan shiikh Garoonka wuxuu ku soo galay 91 ayaa lagu noqonayaa! Waddanka ha laga qabto.
@faadumocali5574
@faadumocali5574 Месяц назад
Shariif sheikh Axmad Wadani waaye waane nin diin leh oo somalinimad ku ween tahay
@hashiugas1603
@hashiugas1603 Месяц назад
Waa Wax loo Baahan yahay Abgaal inuu isku Dhamaato Sababtoo ah Shariif Wuxuu ku Dhaga Hadlayaa Beesha Habargidir Habargidir Waxay Caawineysa Hasan Munaafaq
@abdirahmanyonis5805
@abdirahmanyonis5805 Месяц назад
XASAN DHIIQO MA ISTAAHILO KURSIGA UMADA SOMALIYEED ISKU WADKIISA WAA NIN QABIIL DILOWDAY IYO CAABUQ TUUGINIMANA U DHEER THY
@abdiabdi8887
@abdiabdi8887 Месяц назад
Asc Salan sare abti
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Месяц назад
MD Sheikh Shariif Waa Nin Doonayo Midnimada Somalia lakin Hassan sheikh Waa Nin Rabo Inuu Magaca Somalia Burburiyey Marka Adiga Abwan Kaba yare Waa Runtaa in Laga Shaqeeya Midnimada MD Sheikh Shariif Waa Runtiis Igala Hadal Arinta Somaliweyn ❤❤❤
@adanbile4237
@adanbile4237 Месяц назад
Shiikh shariif waa nin waddaniyad soomaaliyeed ku jirto, Xasan-Aboor waa madhan yahay, Qofnimada iyo iimaankaba
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 Месяц назад
Markaasi malais o dhankaraa Hassan sheikh wuxuu cadowga ku yahay Somali oo dhan. Subhanaallah dadkii way indho la yihiin mise wey waasheen. Maxay iskaga qaban waayeen ninikan Hassan ah?
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Месяц назад
Xasan shartiisa allaha kuceliyo .oo umada allaha dhaafsiiyo
@abdisiad4403
@abdisiad4403 Месяц назад
Sax weeye sax weeye kaba yare ku soco sxb.
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 Месяц назад
Supxanalha
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn Месяц назад
WCS ABTI SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️
@abobasement346
@abobasement346 Месяц назад
Cidamadah waxaa wajibah inay ugu galan viladah moryantan u hogamiyoh xasan moryan iyo villa family
@SukritiXasan
@SukritiXasan Месяц назад
Si kastaba ha ahaatee anigu waxaan qabaa in abgaal wax garadkoodu iney xassan qabtaan illaa asagaa khaldane haddey qabanwaayaana nin walba wiilkiisa ha ceshado waayo hadii la dagaalamo dhibta ugu weyn oo dhici karta waa in madaxweyne xassan sheikh dhinto oo aan noqo dowladii ugu horeysey oo 2 jeer 2 madaxweyne dishey taasi hadey dhacdana wixii shisheeye na qasayey oo dhibaato nagu hayey baa Beylah Naga qaadanaya wax allaale iyo wixii qabsoomey sida in cunaqabateyntii nalaga qaadey hawadii naloo soo celiyey wadan tastuur leh aan nahey deyntii nalaga cafiyey waxaa soo dhan zero laga soo qaadayaa dalku wuxuu ku laabanayaa 91dii si ka daran in gacanta nalagu dhigo sidii af gaabistaan balaayo wada xargo furatey illahey xaq ha tuso ummada soomaaliyeed
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 Месяц назад
Sheikh sharif ahmed ba awod kulah muqdisho xasan gorgurde muqdisho waxba gama ah xasan gorgurde familykisa marxun xamza argixisada damajid ciidanki xoga dalka wu xasuqay
@fatimanour9793
@fatimanour9793 Месяц назад
Waa Runta Habaryar ❤
@Somfox1
@Somfox1 Месяц назад
Shariif Amxaaro ama Oromo maaha, Xasan Sheekh ha iska dhiciyo Aby Ahmed!
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 Месяц назад
Cajiib oo madaxwayne dalka ayuu ahaa xasan e maxaa keenay hub aruursi iyo colaad sokeeye?.
@Khadijo60
@Khadijo60 Месяц назад
scwb habo kan shartisa allaha inaga qabto waa hogaamiye kooxeed
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Месяц назад
Soomaaliya dhibaataa ku dhacday
@DalmarXaashi
@DalmarXaashi Месяц назад
Hadaanahy DD5 wallahi wan soodhawaynaynaa insha alla
@cabdiwaliaxmednuurcabdale7555
@cabdiwaliaxmednuurcabdale7555 Месяц назад
labo nin oo la is garab dhigi karo maahan shariif wa nin qaran
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h Месяц назад
Moriyaan baa kuhabsatay somaliya 😮😮😮😮😮
@Farhiya-yj4ir
@Farhiya-yj4ir Месяц назад
Madax weyne shafiir sheikh ahmed waa muwaadin dhaba Tuugan xasan garguurte runta ayu uu shegay 😂
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 Месяц назад
Walee CALI GAAF dabar goyntiisii XASAN MUNAAFAQ wuu wadaa kuso
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 Месяц назад
Shiikh shariif waa geesi waana nin xishooda oo leh go aan uu kusamro waana ninka koobaad ee xasan shiikh uu kabaqo waliba aad ayuu uga baqaa shariif haduu cuno xasan shiikh cid qabanaysa way adkaanaysaa
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Месяц назад
Waa nagu dhacday walee
@RosiAswan-vv1zf
@RosiAswan-vv1zf Месяц назад
Hawiye dameero dont cringing Formajo wa maraxaan 👏👏👍 Guul formajo guul all darood 😍😍😍mashll
@khada917
@khada917 Месяц назад
Darood sidaas laguma noqdo xabaala qufey lol 😅
@RosiAswan-vv1zf
@RosiAswan-vv1zf Месяц назад
@@khada917 you are hawiye dont cringing you see all hawiye mosqdish burbur dameero chhhh Guul formajo darood 😍😍
@abdirisakhassanali481
@abdirisakhassanali481 Месяц назад
​@@RosiAswan-vv1zf saliid qumbe waa diyaar gacaliso
@user-ml1sp7qx2r
@user-ml1sp7qx2r Месяц назад
6:18 Xasan xabAla qufe ilaahay dadra iyo dalka haha qabti
@saidabdi136
@saidabdi136 Месяц назад
Warku waa cad yahay.
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Месяц назад
❤habo asc
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Месяц назад
Wa.dameero iyo labdisa.dhogod iyagale isxukuma qolokalo.amarkaqadata majirto dalka ynlo doran mardanbe
@amkhaled1
@amkhaled1 Месяц назад
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم حسبنا الله ونعم الوكيل على كل ظالم يا جرجورت
@user-th1jp6vw3h
@user-th1jp6vw3h Месяц назад
AMIIN. ALOW. BADBAADI INTA. HARTAY. XASAN. DHIIQO. ALOW. UADA. KA. QABO. XASUUQA. UU. UMADA. IYO. DADKA. IYO. DALKA. KU. HAYO. ALLE. FIDNADA. KUGU. BIXI. HAGAR. DAMADU. ADAY. AABE. IO. HOOYO. KU. ORAN. GURIGAAGA. IYO. MOIRYAANTA. AAD. DHASHAY. OO. BOOBAYSA. HANTIDA. UMADA. ((( WAA. DAKANO. AY. U. QOOLAN. YIHIIN. ADUUN. IYO. AAKHIRABA. TUUGO. FADARO. FAMILI. AYAA. VILLADII. ISKU. URUURSATAY. ALLE. CUQUBADA. IDIIN. SOO. DADAJI. AMIIN. YRYA. ALLE. SHARKA. KUGU. BIXI. ALLE. KU. DULEE. AMIIN. YRYA. AMIIN❤❤❤❤❤❤❤
@Maria28832
@Maria28832 Месяц назад
NAAYA FAQASH FIRCOON HABAARKA RAASKAAGA LA HEL MARKA XASAN DHULKIISA JOOGA HAWIYEH LA ISKUMA DIRAAYO IDINKU DHULKIINA IMAANSADA CID IDIN RABTO MA JIRTO TUUGO FAQASH
@LaylajamacJamac
@LaylajamacJamac Месяц назад
Xasan waxa uu garanyaa waa qabayaalad iyo tuugo iyo beenawaasnimo waxkale haka doonina
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Месяц назад
Xassan duufle gurgurte wa in la dila tuuga qabyalad iyo dagaal sokeeye inu bilaabo isago madaxwayne sheeganaya 😮
@user-ym8de1jc6g
@user-ym8de1jc6g Месяц назад
Soomali oo dhan baa sharif la socda
@user-vm3os2rv9f
@user-vm3os2rv9f Месяц назад
Gattaa waa naqday
@user-vm3os2rv9f
@user-vm3os2rv9f Месяц назад
Gartaas waa naqday😂😂😂
@husseinabdirahman5173
@husseinabdirahman5173 Месяц назад
YAAQUUB SIYAAD AAN DHAGAYSTAA
@ayanlemohamed5956
@ayanlemohamed5956 Месяц назад
Oo MD qaranka Loo doortay ma wuxuu isku bedelay hogaamiye kooxeed weliba raba inuu Abgaal ciamaan dhexdooda dhiigooda daadiyo?
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Месяц назад
ximaar madharge ciidamadii jubalandi uugeyey weyqiyaamen ciidanka jubalan garguurte ciidamada asagaa laayo ximaar markii lagatuura talada waceysle wadanka halaga sifeeyo
@darwiishadanguul8552
@darwiishadanguul8552 Месяц назад
Hassan Mohamud culusow nin dawladnimo wax ka yaqaan maahaa waa qabqable dagaal wakhtigu saaciday
@IsmailNoor-bb4wz
@IsmailNoor-bb4wz Месяц назад
😂😂😂😂
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im Месяц назад
😂😂😂😂 caqli xumaa kan rufiyaanimo abgaal dhexdiisa miyaad biloowday
@ugasoelmi2138
@ugasoelmi2138 Месяц назад
Caqli aan dagaal ahayn iyo qabyaalad maahee soomaalidu mataqaan miyaa wax kale dal ba,awyaa kuleh
@Tasniim1
@Tasniim1 Месяц назад
Wax isdagaala taag looma hayo. Horay bay soomaalidu isu dulmiday. Xasana inuu sidaa udhaqmo ileen xasan waa xasane wixii nagu soo celiyey ayaa dhabarka uridanaya waxa uu samaynayo. Marmarka qaar waxaa igu soo dhaca Xasan waa 70 jir muxuu waxan oo dulmi ah oo laga sheegayo usamaynayaa? Miyaanse Aakhiro iyo xisaabi ka’horeyn? Islaanimadiisu waa sidee madax weynaha?
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e Месяц назад
Murusada abgaal isku dirayo habartiis ayaa daarooda. Ah daroodka shaqadadoodi ayuu u qabanayaa kkkkkkk
@saidahmed-vt4ew
@saidahmed-vt4ew Месяц назад
Kkk ha u kale qoora salaaxin. 2 nin oo ilmo adeer ah. ... 😊 murusade adiga xitaa murusade dhax diis laangaan aad ka tahay. Kkk.
@Maria28832
@Maria28832 Месяц назад
WARYA KABAYARE HAMBO FAQASHE ISKU DIRKA JOOJI FARMAAJO U SHAQEYSA SHALAYNA WAA CAAYNEYSAY KU SHUBA TAHAYEH DULMIGA JOOJI HAWIYEH IS DILIMAYEH OROD FAQASH ISKU DIR KABAYARE NOT USC
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 Месяц назад
Dadaa been u sheegay oo tiri harti abgaal ma hubeesna
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el Месяц назад
Waar Dadkan Waa u dhamaatey Dawlad waxba kama Yaqanaan iyo cidey kamasuulyihiin shicibkaa, war yaa dadka islameed Ka qabta
@mohamedjamle7898
@mohamedjamle7898 Месяц назад
Beenta jooji nijaas kana dhax bax abgaal inangumeef asraafiil
@cagajabeymedia6229
@cagajabeymedia6229 Месяц назад
Sheekadii isku soofeynta miyaa doqonow
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e Месяц назад
Dirisnimo abgaal baa leh Madaxnimo abgal baa leh Maal iyo mamul abgal ba leh Mogdisho mudulod baa leh Hiraabna waa walaala heeyn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Далее
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
11:28
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Просмотров 3,1 млн
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
Просмотров 61 млн
Я ЖЕ БЕРЕМЕННА#cat
00:13
Просмотров 231 тыс.
How to win a argument
9:28
Просмотров 513 тыс.
NOLOSHA QARSOON MALAYSIA 🇲🇾 MA AHAN MEEL FII…
10:54
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
11:28