Тёмный

Xasan sheikh waa boqor laakiin idil farmaajo waxaa badalay idil waceysle iyo xildhiban abiib oo wali 

HANMAAL MEDIA
Подписаться 49 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

#hanmaal_media_subscribe_like_share_comments

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 110   
@madinaali9925
@madinaali9925 2 месяца назад
Anigu waxan ahay gabar harti abgaal waxan leyahay noloow waligaa goor iyo ayaan dalxureeye kanaxoow naftawaa aamin aamin yaa rabi ✌️❤️❤️❤️dalxureeye
@CubeydCali-p9v
@CubeydCali-p9v 2 месяца назад
Money isn't easy
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 2 месяца назад
MaashaAllah Madaxweyne Xasan Sh Noolow Guuleyso InshaAllah
@iskufilan1223
@iskufilan1223 2 месяца назад
Xafidullah Madaxweyne Hassan sheekh mahamuud Boqorkeena allow cafimaad iyo cimridheer kusii allow ku dhowr allow ku xafido Allahuma amiin❤❤❤❤❤
@edbankhalif587
@edbankhalif587 2 месяца назад
Ee mad sheegin xasan waa boqor waa geeesi guuuleyso xasan sheekh ❤❤❤❤❤❤❤❤
@امناصر-ق9خ
@امناصر-ق9خ 2 месяца назад
Sax sax sax sax sax sax sax sax sax sax sax sax sax❤❤❤❤❤❤❤❤afkaga cano luuguqabay ruunbadanaa ilaaahayoow kuxifdi aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin xasan sheekh waa rooble iyo raaxeeye. Ilaaahayoow
@امناصر-ق9خ
@امناصر-ق9خ 2 месяца назад
Nooxifdi. Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@امناصر-ق9خ
@امناصر-ق9خ 2 месяца назад
Madaxweyne xasan sheekh. Ilaaahayoow Nooxifdi aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@malaboa591
@malaboa591 2 месяца назад
Maashaa Allaah waa Runtaa Madaxweyne Hassan Sheekh dalxoreeye Madaxweyne ka fiican Soomaaliya sooma marin ee Allaha xifdiyo yaa Rabi Aamiin
@Wardhere77
@Wardhere77 2 месяца назад
Viva birmade wax lagama qaadi karo illaahow noo ilaali insha allaah❤❤
@bima9383
@bima9383 2 месяца назад
Kkkkkkkk tan khabyalad waa dhaftay ma xoola radisa
@halimaisse2163
@halimaisse2163 2 месяца назад
Masha Allah Allaha boqro guushana garbihiisa Allaha yeelo Allaha Cadowgiisa ciilo
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
MACALIN DHIIB LAWE IYO ABSUGE WA MADARKICIS HIRAAB GAAR AHAAN CEYR MAXAMED WEY OGYIHIIN
@nafizahussein3256
@nafizahussein3256 2 месяца назад
Xassan sheekh garabkiisa Allaha ha u buuxiyo inta cadow ku ahne Allaha haka qabto oo wanaaga Xassan Sheekh hatuso
@haruunhasanjibriil1094
@haruunhasanjibriil1094 2 месяца назад
Kkkk madaxweyna ka gacanacsan huska iyo daroogada aduu😂 boqor kuu yahay
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im 2 месяца назад
Kii majnuunka ahaa EE dadka dili jirey kawaran 😂😂
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan 2 месяца назад
Bismilah. Allaha guuleeye madaxweynaha allaha. Ku ceebtiro xilka uu umadda uhayo❤😂😊
@iskufilan1223
@iskufilan1223 2 месяца назад
Boqor Hassan sheekh madaxweyne Hassan sheekh mahamuud❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️Boqor Dalxureeye❤️❤️❤️❤️✅✅
@Istar-yk6jb
@Istar-yk6jb 2 месяца назад
Isku fin wad aqon badan tahay bxxb ❤❤ ❤❤❤ wacesle waa cadaw walibo walal nece ah awalow abgalka kale iska dhowri jiray hadana waxa uu ku daraday ilmihisa in ay sidii walalihii nabi yusuf c.s.w yee isku noqden balse tii rabi marwalbo xaqa ayuu sareysiyaa xasan sheekh wa abe u soo baxay carur badan ow sabol iyo barakac ku dhimanayan ayuu uga hiiliye cadaw badan owsomali dhaxdeda iyo mid dibaded ayuu uga gargaray runtiii magalada muqdhisho dhiiga dadka waxuu ka ahaa biyo lacabo laguna gado wadoyinka mantana ubax farabadan ayaa dhiigoda ka aman helay cadawga khawarista alx aboow guul ban ku leyahay wa macalinkega iso halkan wax kabaranayo mamul i haa sigara ayan u jeclahay abgal nimo iyo somali nimo iyo cadalad kudhaqan kiisa wan kuriyoday anigo labta ku galinayo i.a wan rajena in ay midaa irumowdo i.a
@hibaali4311
@hibaali4311 2 месяца назад
Dalxoraya Madaxweyn Xasan sheekh Maxamuud
@Wardhere77
@Wardhere77 2 месяца назад
Viva xasan iyo xamse❤❤
@SalaadNuur-j7h
@SalaadNuur-j7h 2 месяца назад
x shikh damerey waaya damer damerleeyaqan dawladnimo mayaqan
@sarahaden8314
@sarahaden8314 2 месяца назад
Adigu ma is ogtahay in aad dameer ka liidato ? Dameer quranka ayaa sheegay wanaagiisa suurada naxli adigu ibliis inaad tahay yaan fili
@husseinyussuf7117
@husseinyussuf7117 2 месяца назад
Garaad Nuur please idiyaasha waceysle ee nimanka ah na bar aankula bahdilnee 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
XASAN HADU AQLI LEYAHEY MA QODAN KAHEYN QABUURO MA BARA KICIN LAHEYN SHACAB MEL DEGEN
@mohamadomar4591
@mohamadomar4591 2 месяца назад
Dalxureeye guul wacan
@ashaelmi7863
@ashaelmi7863 2 месяца назад
Asc Abwaan Nur. Alle Lahaay , Iisha Aad Ka Riday.Mudane Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud. Waxa Farqaahiisa Ka Luusha. Sida Aad Sheegtay Waa ( Idil Farmajo ) Oo Waadda Raga. Abwaan. Waxaan Waxaan Huba ( CANAASIRTAAS ) Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud Wax Ay Ka Qaadi Karaan Ayaab Jirin.Aniga Abgaal Osman ( MA IIHII ) Abwaan Abgaal Osman Waa Walaalahay. Sidaas Awgeed, Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud ( CANAASIIRTA IYO KU WAA GAADAAL KARIIXAYO) Wuu Ka Guuleysaanay. Waxaan Leyahay .Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud Mar 3 Sedaxaad Soo Noqo.Insha Allaha. Abwaan Nur Mahadsanid. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ I Love My President Hassan Sheikh. ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@amnaali8642
@amnaali8642 2 месяца назад
MUQDISHO STAR COMPENY GRIL MOGDISHO ❤GUUL DAHABKA SOMALI MW DAL XOREYE LAMA HELI KAREE❤DOQON BAA U GARAB AH WAA KUWA INTU ISKU HALEEYAY HALEEYEEN HILINKII MIDNIMADA SOMALIYEDNA KALA TUURAY OO KALA DILEE HAKALA DIRO KUWII DIBINDAABYADA U SOO HOOYAY INTEY GORI GORTAHAY❤
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
INTA NIN O NOQOTEY IDIL WACEYSLE WEXEY RABAAN KURSI SABABTO EH WAXA KU JIRA AQLIGA DAMEERKA 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohameddeeqhalane9420
@mohameddeeqhalane9420 2 месяца назад
Birmade xasan sheikh waan taageersanahay gar iyo gardaro mana ihi waceysle doqomadaas kudhegen waan iska wadaneynaa hadii kale mid doqonkiisa wata aya inadilidoona
@hubantichannel3476
@hubantichannel3476 2 месяца назад
Waa xaqiiq warkaada
@alidiiriye9760
@alidiiriye9760 2 месяца назад
Waa xaqiiq in Qabyaalidi ku Qaaday. Xishood oo ummada Duligaas Qofkii amaana ilaahay buu ka fogaaday
@madinaali9925
@madinaali9925 2 месяца назад
Wasax allah maxad runta sheegtay madaxweyne xasan shiikh maxamud ka fiican sooma Mariin dalka somaliya dalxureeye illaheyow no ka xafid amiin amiin amiin amiin yaa rabi 👍🙏✌️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 2 месяца назад
DALXOREYE qabilada qaar hadukadhalanlahaa taalaa loodhisilahaa
@malaboa591
@malaboa591 2 месяца назад
Madaxweyne Hassan Sheekh dalxoreeye cadowgiisa Allaha jebiyo Inshaa Allaah
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
XASAN DHIIQO WUXU BARA KICIYEY QABURIHI WUXU BARA KICIYEY SHACAB MEL DEGEN
@madinaali9925
@madinaali9925 2 месяца назад
Kkkkkkkkkkkk qosolka adunka idil waceysle Kkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 2 месяца назад
Boss io balwaan yaakale
@mahadilkacase6323
@mahadilkacase6323 2 месяца назад
Waa sax waana dhab kuna qabiil maahi balse wax qabad ayaan u jeedaa
@sahruja5777
@sahruja5777 2 месяца назад
Maasha Allah madaxweyne Xasan waa aqoonyahan garashadheer
@yonismayow96
@yonismayow96 2 месяца назад
Mashallah wa runta ilahay cadawga ha ka qabto cadawga allahana guleyo inshaallah
@mahamudsulub35
@mahamudsulub35 2 месяца назад
Ililahi waa inalilahi rajicun kkkkkkkkkkkkk War Naga xishood
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
XAARMAAJO MINGISTE 1985 WUXU KUFSAN JIREY DUMARKA WANA DILI JIREY SIDAAS AYA LOGU WADEY DIBADA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
DADKAN QAARKOOD ITOPIAN JAJUSA O TUGSANAYO WA CIIDAN ITOPIAN
@mahamudsulub35
@mahamudsulub35 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@amnaali8642
@amnaali8642 2 месяца назад
IDIL FARMAJO WAA KU AABR KALIYA ISKU HOOYO MAAHA
@maryanahmed9538
@maryanahmed9538 2 месяца назад
Dal xureeye allaha noodayo❤❤❤❤❤❤❤
@hassanhussein1004
@hassanhussein1004 2 месяца назад
Garaad inigaa marqaati ka ah waa runtaa.
@AsadAli-hx1wv
@AsadAli-hx1wv 2 месяца назад
HELL NOOOO THIS IS REAL CALLBOX IGU SHUBO OO CAADI AH
@degan4
@degan4 2 месяца назад
Idil wacaysleh😂😂😂😂😂the
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
XAARMAAJO MINGISTE KABAHA QAWARIJIINTA QARAXYADA DHIGA KIRIMINAL GACAN KU DHIIGLE WA DANBIILE WAGI SIYAAD JOGEY WUXU KUFSAN JIREY QAFALAN JIREY GABDHAHA YAR YAR ASAGA IYO KOOX U WATEY
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h 2 месяца назад
ina lilahu rajacun nin masul xilqabta katarikh xun somali soma marin
@farahkeinan3289
@farahkeinan3289 2 месяца назад
waa runtaa😢
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
ADUNKA WAXA KA JIRA WOOD QOF IYO COD MARKA XASAN SHIIKH WAXA LOGA DABA LUSHA I SI KURSI BILAASHA AN CUNO AN CABO AN DHACO😂😂😂😂😂😂
@mohamedaden6181
@mohamedaden6181 2 месяца назад
Hhhhhh xoolaha umada la dhaco iyo qabuuraha la faagto Miya boqor nimada
@Fadumo383
@Fadumo383 2 месяца назад
Abwaan garaad hadalkaagu waa saxiix lkn dadkiisa ayaa ciilaya mudane xasan sheekh haduu kadhalanl lahaa daarood taalo ayey udhisi lahaayeen
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
ADUNKA WAXA KA JIRA WOOD QOF IYO COD LAKIIN SOMALIDA XORTA WEXEY KU KALA TAGTEY ISUGU SO NOQONEYN WOOD MA JIRO WAXA IMANAYA KIRIMINAL GACAN KU DHIIGLE WATA BORSO LACAGA WUXU GADANA KURSI WUXU KENSANA KIRIMINALO TUUGO SHEYADIIN DHACDA SHACABKA KUFSATA QARXISA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
HUBKA XATA HADU XASAN SHIIKH LEYAHEY HUBKA WA HUBKI LAGULA DAGALI LAHA AL SHABAAB KIRIMINAL WAYE
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 2 месяца назад
Waa boqora ma xerada dameeruka boqora yahaye ma xerada dadku lagu daladalo oo giigooda lagu cabo boqora ka yahaye mise xerada moxogu ka baxo xasan dameer xaayowa
@sahruja5777
@sahruja5777 2 месяца назад
Garaad waligeey ma arag nin kacaqliyar Balwaan candhaweyne
@xasanaadan2975
@xasanaadan2975 2 месяца назад
Waa boqor qabiil lacking nin war and maaha
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW 2 месяца назад
MD XASAN DALABEEY waa UBAX ka dhex baxay FIRSHO. Tolkiis dowladnimo ma yaqaanaan, dameera-dhaanis wax aanan aheeyn, ma af-garanayaan.
@Umo580
@Umo580 2 месяца назад
WAA XABAALA QUF
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
SOMALIDA XORTA DOWLAD WELIGOOD MA YELAN WOOD QOF IYO COD KAMA DHICIN WAXA KA JIRA KURSI LA GATO MID INQILAABA
@Jacaylmohamed1
@Jacaylmohamed1 2 месяца назад
Mudane madaxweyne Hassan sheikh Mohamud radiyallahu canhu my dhiiga anoo wiil duduble xordage ah ayaa odhanaya adeerkay doqon uma ogoli in ay xag xagato summa walhi naf xitaa waa u jarayaaa
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
SOMALIDA XORTA WEXEY NABAD HORUMAR WAXBARASHO HEYSTEEN MARKEY JOGEEN GUMEYSIGI REER YURUB LAKIIN HADA WEXEY QATEEN DIINTA QABIILKA CEYDA IS KUFSIGA IS QARXINTA BAHALADA DADKA CUNA JAHILNIMADA DAYUUSNIMADA DIINTA ISLAMKA BOQOLKIIBA SAGASHAN WEY KU QARABTAAN
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
DADKAN BERAHA GURYAHA LEH O QAAR YIHIIN ITOPIAN LA U YIMID JAJUUS O MUQDUSHO KA DHIGEY WASAQ O XERYO QAXOOTI KA SAMEYSTEY O ITOPIANKU KA BUUXO O TUGSIGA BENTA WADA WA CIIDAN ITOPIAN WA IN LAGA RAFO MUQDISHO
@alidiiriye9760
@alidiiriye9760 2 месяца назад
Lagama yaabo inaan dib daawado clip aad leedahay
@familjenstv
@familjenstv 2 месяца назад
Kaasi 3:57 boqor kuu yahay ba day ee ilaahay ka baq kaasi wanaag ka dheere
@abdallajama1823
@abdallajama1823 2 месяца назад
Kkkkkkkkkkllkkkkkkkkkkkkķk cajiiiib
@MahamedYoussoufabdi
@MahamedYoussoufabdi 2 месяца назад
Hakuwase dabada u dhiibo hawiyo boqor malehe ma kan dameraha
@AhmedGaan
@AhmedGaan 2 месяца назад
Xishoo saaxib waa maxay runta sheeg amaanta igadaa
@aishamahmoud78
@aishamahmoud78 2 месяца назад
MW Xasan Shekh dadkisa manecbo lakiin dhibku waxow kajiraa odoyaashi sida imamka ugaaska iyo cabdullahi gedi iyo wixiba odoy dhaqameda oo labaray in ey iska qaatan bilwalbo lacag jogtaa waxana baray Farmaajo lacagtan qata dadkinana ikeena yeysan i mucaradine tiiyo kale ey rabaan marka Xasan Shiiq intow kasojesayo hayskasiyo basadas labaray mugow dalka xoreyana hakaso matajiyo umadana hatuso iney yihiin odoyaal qaimina oo dhigayacaba oo dhuntoda mahane aan dad waxkufaleyn
@axmedhh3378
@axmedhh3378 2 месяца назад
abgaalkii ku qaatey kuma dhigo
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
MUQDISHO MA QADI KARTO CULUS DAD BEERO GURYO DEGANKODA KU LEH O KA DHAX TUGSANAYO MUQDISHO O XADAYA DADKA O GADAYA KONTROBANDO O XERYO QAXOOTI BUSHASH BULAACO KA DHIGEY MUQDISHO WA IN LO RAFO BEYDHABO MESHEY KA YIMADEEN WEXEY QABAAN BEERO GURYO
@hudaali7694
@hudaali7694 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂
@bereedmediacenter5243
@bereedmediacenter5243 2 месяца назад
Wariye Bahlaawe dhega hadalka ma fahmayaa tolow?
@Wardhere77
@Wardhere77 2 месяца назад
War anaaga hg ra waana difaacna xasan shiiqna madaxa ayuu noo saaranyahay
@ZeinabJimaale-tu3mf
@ZeinabJimaale-tu3mf 2 месяца назад
Ado sikale u hadleysid yan lagu rag
@edbankhalif587
@edbankhalif587 2 месяца назад
Sax❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saharasiciid-iq1oq
@saharasiciid-iq1oq 2 месяца назад
Qab yaaĺàdi kuqaaday kumadhigto
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 2 месяца назад
Waa tuug hawiye
@bossmo2895
@bossmo2895 2 месяца назад
A s c wallahi caawa kali ah ayaad runta sheegtay geesi tolwaayey ?Doqon wakii ha ubixin
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
MAREXAAN DAROOD AYA DULMI ISKU RACEY WACEYSLE INU ISKU RACO DALINIMO MA FIICNO
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 2 месяца назад
Waa baahane waa qabyaaladeyste waa dagaal ooge waa qabuuro qufte waa madharge waa sheydan dhashi
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
ADUNKA NIN AN WOODKA SHACABKA KU IMAN JAGO IYO MASUUL MA QABAN KARO SOMALIDA XORTA WUXU QABIIL KA DHAMANA MARKA LA GALO WOOD QOF IYO COD SIDA ADUNKA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
AABE SIYAAD UMA OGOLEYN MUQDISHO BULAACO KUWA TUGSADA WU OGYAHEY INEY BEERO GURYO KU LEYIHIIN BAAY IYO BAKOOL WA RAFI JIREY HADU ARKO WAX TUGSANAYA HADA MUQDISHO BULAACO BEERO GURYO LEH AYA DEGANKOODA UGA YIMID INEY WASAQEYAAN MUQDISHO
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr 2 месяца назад
Waa run
@fathihikam6820
@fathihikam6820 2 месяца назад
Run sheeg baad tahay anigu ma ahi hawiye waxaan ogahay inuu yahay halyay wåxaan rajaynayaa inuu sidan ku sii wado
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
XAFAD KASTO HALA TIRO KOOBO INTA DEGEN DADKA AN DAMIINTA LAHEYN XERYO XAQOTI HA LOGA DHISO DEGAMADEY KA YIMADEEN INTA HARTA HA GALAAN WOOD QOF IYO COD
@SalaadoJimaale
@SalaadoJimaale 2 месяца назад
Sidaas ayaan kaa rabaa.geesi geesi dhalay.xasan inuu geesi geesi dhalay yahay daar miyaa saaran waa maya.kuwa xasan mucaaradaaya waa cadkaanow ama kucunay.kuwaasi waa tuugo ee hadalkooda dheg yaanan loo dhigin cidina u joogsan mayso.
@MohamedShiekali
@MohamedShiekali 2 месяца назад
Asww
@mohamedabdullahi1025
@mohamedabdullahi1025 2 месяца назад
Aroos. Heeamaantaye
@mustafcbdi339
@mustafcbdi339 2 месяца назад
Hhhh qabyaalad leeh ku wado jaahil Aatahay waxaad ka hadleysid xitaah Aqoon uma lihid
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
INTU MADAXWEYNE KA YAHEY XASAN DHIIQO 😂😂😂😂😂😂😂
@LAANDHEERE360
@LAANDHEERE360 2 месяца назад
Qabri qote
@HassanHaaji-ty6yp
@HassanHaaji-ty6yp 2 месяца назад
naga amus qabyaalad in ay ku qaaday adigaba isku hube boqor abgaal dheh cid kale wax mow tarine
@habibahussien6055
@habibahussien6055 2 месяца назад
War ugaas maxaa kugu dhacay ood manta maxaad ugadaday khabrregaagi soo ma owed in raqiib iyo catiiic sub Xanalaahi manta
@osmanahmad8509
@osmanahmad8509 2 месяца назад
Adeer kaa ayaa wacaysla nimo ku amaanatay ee wax kale la imaad
@gamilasaeed3847
@gamilasaeed3847 2 месяца назад
ADIGAA BEENLOOW AH CIDDA KU DAAWATAA KAA NACASAN
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 2 месяца назад
BEENTAA MAAHA BEENTAA MAAHA ILAAHEYBAANA KA DHIGEE ALAHA U SIYAADIYO WAXAASE GABAY TOLKIISA OO AAN HIIL IYO GARAB ISTAAG LAHEYN WAA A DABEECADA ABGAALKA OO HOREYBA UGU HIRGASHEY HADAAN LA TOOSIN TOOSIMEE
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 2 месяца назад
WAAN KA XUMAHAY INUU HALYAAYGAA UU KA DHASHEY ABGAAL WAA DAD CAAN KU AH LUGOOYADA HALYEYGOODA IYO GARAB SIINTA CADOWGOODA WAANA DAD AAN ADKEYSINA LAHEYN MINAAN LA TOOGAN TOOSI MEE WAA HALKU DHIGA ABGAAL HADANA XASAN AYEY TII OO KALE KU HAYAAN OO KAN DILAYA AYEY DADKA U JECEL YIHIIN LAAKIIN XASAN UGUMA QABIIL AHAN LAAKIIN SIDUU DALKA U ANFACAYO UGUNA DAACAD YAHAY AYAAN KU JECELAHAY ILAAHEYNA HA XIFDIYO ADUUN IYO AAKHIRO INSHA ALAAH
@zakinice59hakim
@zakinice59hakim 2 месяца назад
👎👎👇👇👊👊down 👇 down 👇 Xasan sheikh maxamud iyo maxamed cabdilahi farmajo 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡 Wa 2⃣ bastar ah kasii ah stubidyal xaran kunaxyaal
@AbdikadirAden3306
@AbdikadirAden3306 2 месяца назад
Beenaale Tuug Hassan waa tuug
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
WA IN LA GALO SISTEMKA YURUB ADUNKA GUDOMIYE AMA DUQ MAGAALO AMA MADAXWEYNE WASIIR XILDHIBAAN AMA JAGO LOMA MAGACABI KARO QOF AN MARIN WOOD QOF IYO COD
@MaxmaddaahirCali
@MaxmaddaahirCali 2 месяца назад
Beenaale
Далее