Тёмный

Xasuuqii Rwanda ee 1994 ee lagu laayay halka million ee qof iyo xusuusaha laga reebay. 

Hereri Media
Подписаться 282 тыс.
Просмотров 31 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

6 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 98   
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 4 месяца назад
Soomaalidu waxa ha ka barto dadku waa is laaya waan is cafiyaa
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 4 месяца назад
Xabashi FANO ah
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 4 месяца назад
@@mukhtaarciise2585 Somalia 🇸🇴
@JustAnotherAbdi
@JustAnotherAbdi 4 месяца назад
@@mukhtaarciise2585haa ahaado, ee wax ka Baro! Marka ‘Cadowga’ wanaagga samey ku sheegaayo waa marka la dareemo in heer xun lagu jiro.
@AyaanMaxamedcabdi-wl9vn
@AyaanMaxamedcabdi-wl9vn 4 месяца назад
Xaaladan wallhu Somalia 🇸🇴 ayaaa ku sugaan wallhi 😢
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 4 месяца назад
Ha walahi
@kaynaanyare6410
@kaynaanyare6410 4 месяца назад
Bishii september 2023 waxaan la kulmay nin oday ahoo ruwanda ka soo jeeda wuxuu nin kaas ii sheegay inaanu hooyo iyo aabbe walaal iyo waalid kaleetoba uusan haysan oo dadkiisii la xasuuqay kaligiiisna uu ka soo haray qoyskoodii kolley fool xumo ba'an baa meeshaas ka dhacday 1994 balse dhibkaasoo soo maray maanta wadankooda way dhisteen gacantayna is haystaan waxay tani tusaale u tahay soomaalida u maleeya inay wali caloosha wax isugu sii hayaan inay daawo u noqonayso oo aan walina baraarugine xasuuq sii wada maanta اللهم اجعل بلادنا وبلاد المسلمين آمنة مطمئنة واحفظ دولة الصومالي من الفتن ما ظهر منها وما بطن🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@user-fv3vr7mq6b
@user-fv3vr7mq6b 4 месяца назад
Rwanda waa dad sharaf leh oo caqli wanaagsan soomalida waayo soomalidu iyagoo muslina ayaa ay is xasuuqayaan 50 sanno ma taasa muslinama ah ummadaa aan wax ka barano
@rashiid187
@rashiid187 4 месяца назад
Congratulations inakuna reer habel ayaanu wali taagany
@Alimahfou
@Alimahfou 4 месяца назад
1994 Somaliland xasuq ayakadacay oo garxajis luguxasuqay 2820 qof
@user-qu5gt3or6p
@user-qu5gt3or6p 4 месяца назад
Ooyaaxasuuqay garxajis
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 4 месяца назад
@@user-qu5gt3or6p habar awal
@abdihakimhassan5907
@abdihakimhassan5907 4 месяца назад
Way ka badnayd walal 17kun in ka badan ayaaa la xasuuqay oo garxajis ah. Lakiin waa laga heshiiyay.👍
@user-qu5gt3or6p
@user-qu5gt3or6p 4 месяца назад
Markaa ma waxaad leedahay habar jeclo ayaa xasuuqday
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 4 месяца назад
Waa Laga heshiiyey waxaas
@liamsienishokie4197
@liamsienishokie4197 4 месяца назад
Somalidu millione ka badan ayay iska dileen oo walina uu socdo dilku tan iyo 1991kii . Cid dadkaas u ooyaysa ama xuseysana ma jirto. Rwanda teena ka xanuun badan 2024 qabyaaladu sii kordhayso
@saahidmaxamed9307
@saahidmaxamed9307 4 месяца назад
Soomaaliya xasuuqii 91 ka soo bilaabmay baa weli socda Intee ku dhimaty baad u malayn
@Khadarmahadmaxamuud9475
@Khadarmahadmaxamuud9475 4 месяца назад
Ma Somalia baa sharaf leh ayga Somalia daa ka liidata oo wlllhi ya
@hashimmohamed4698
@hashimmohamed4698 4 месяца назад
Adiga qaxay kagaa bilaabinta 1991 waa makadam indra dilacasatay ama ad caagil yeeltay.
@ahmedabdi2065
@ahmedabdi2065 4 месяца назад
Wallahi waa barnaamij qiimo badan Lakin dadkeena hada wax ha wixii ka liita ayey daawadaan hada ani hereri barnaamij Yadiisa ima dhaafan, Lakin Somali tiktok ama kuwa qabyaalada ka hadla dadka isku dira kumanaan ama millions ayaa dawada Somali ah Lakin barnaamij kan oo kale 7 ama 8 k baa daawata taas waxaa cadeyn u ah dadka xanuunsan ayaa inagu badan
@sakariyahersi8493
@sakariyahersi8493 4 месяца назад
Run bad sheegtay
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 4 месяца назад
Ok
@Omari-rx3vl5he2p
@Omari-rx3vl5he2p 4 месяца назад
Waryaa ninkan 1million mauqalmo miyaaa Horta Mise waa laiska in dhatiraaa❤
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 4 месяца назад
Waa. Sida. Ay. Samaysay. Qadaadweynta. Ilaa. Iminkana. Ay. Ku. Jiraan
@maxamedaxmed6374
@maxamedaxmed6374 4 месяца назад
Mlha taariikhda cunwanku wey ka khakdaNtey wariye 1994, Ayu Aha xasuuqii RuwaNda
@Abdirahmaan1001
@Abdirahmaan1001 4 месяца назад
Hadapa sowta 1994 ku qoran tahay
@dhaqanemedianews1570
@dhaqanemedianews1570 4 месяца назад
SANAD KA HOR BAAD MUUQAALKAN SOO GALISEEN HERARI MEDIA
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 4 месяца назад
Haa waa wacyi gelin ina lagu soo cel celiya ma xuma
@cabdinuurismaacil
@cabdinuurismaacil 4 месяца назад
Rwanda way ka soo kabatay lkn Somalidu wali kama aysan soo kaban
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l 4 месяца назад
Hereri❤❤❤❤❤
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 4 месяца назад
1994 Anigu waxaan joogay bishii 0ctabar dalka uganda gaar ahaan Meel la yidhaah Luweero oo sadex xagal ah Dagaalo badanina markaasi ka socdeen ,joseph kony iyo Nrm ayaana isku hirdinayey goobtaas.
@mesutozil355
@mesutozil355 3 месяца назад
Wagaas majogtay meshaas nio wan aqane
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 4 месяца назад
👋 Weriye C/Salaan Hereri.
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 4 месяца назад
Herari media ❤❤
@user-yc7ls2ge7j
@user-yc7ls2ge7j 4 месяца назад
Xasuuqii reer SOMALILAND loo gaystayna waa in sidanoo kale loo sameeyaaa madxaf taariikhiya oo dunidu soo booqato
@ibrahimcali1377
@ibrahimcali1377 4 месяца назад
Wa Xald ay thay in Somalia Caahar ka bartaan Rownda Hada waa Dal Nabaduun Ka Restay Bugahii Ragadiyey Lagana saray Quloquladii iyo Qabliki Somaliyey Rer Rowanda Ku dayda
@MustafaAbdiAli
@MustafaAbdiAli 4 месяца назад
15ka luqadood laguma darin Arabi 😏
@KayseahmedXuseen-tg8dr
@KayseahmedXuseen-tg8dr 4 месяца назад
Muusiga hereri adeegsado yaa isheegaya heesta loo tumay waxa iga diyaar ah abaal marin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@mesutozil355
@mesutozil355 3 месяца назад
Hesta xasan adan samater ee malmaha layidha umalayn zxp
@gamasb8222
@gamasb8222 4 месяца назад
Umadu sidaas ayey oga gudubtaa dhibka halka Gorilayaashii aan kadhashay ay wali daba joogaan reer hebel. Qurun wax la sheegto aan ahayn
@issarashid9676
@issarashid9676 4 месяца назад
hae hae mantana ma Rwanda
@user-mr2ht2zb4e
@user-mr2ht2zb4e 4 месяца назад
Walahi waxaa fiican in reer somaliland kaasoo kale samaystaan
@abdillahiabdisamad6161
@abdillahiabdisamad6161 4 месяца назад
Waxaa moodaa xaqiiq badan in la qariyay, ilaa hada waxay u eegtahay mashruuc loogu talagalay ama ay ka dhaqeeyeen reer falbeed
@cartancartan8452
@cartancartan8452 4 месяца назад
Ader adigoo mad hasan ki ruwanda ka dhacay intaanad ka hdal ka hadal oo warbixin ka zo diyaaari kii dadka somaliland loo gaystahy ee walibA sida arxanka daran loogu xasuuqay Kaas ba noo mihiim ah
@user-vn5vp6rt8k
@user-vn5vp6rt8k 4 месяца назад
XASUQII BEESHA ISAAQ UU UGAYSTAY SIYAAD BARE KAASIBA WAA XASUQ
@Ab.Shamaaxiye
@Ab.Shamaaxiye 4 месяца назад
allaahu akbar😢
@abdirahmanadareahmed2101
@abdirahmanadareahmed2101 4 месяца назад
cawaanta sidaas dadka u xasuuqday amaa ayagana la xasuuqay
@dribrahiimadan
@dribrahiimadan 4 месяца назад
wlhi wa murugo anagane dadkeenii waa ay ilaayeen is dhaceen oo wax waliba oo foolxun isku sameyeen majirto cid xasuusato cashir kama aanan baran dhibkii umadeena gaaray allaw somaali qalbiyadooda isku so dum😢
@Abdullahi__nasir
@Abdullahi__nasir 4 месяца назад
Waxa La Mid Ah Boorama 1 kii Saac Intii Ku Dhimanaysa Rwanda Waxa Ka Badan Intii 1 Saac Ku Dhimanaysey Boorama Iyo Dila 1991
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 4 месяца назад
Hawiye dadkii xamar ku xasuuqayn waa in meel sidaan oo kale loo sameeyaa; website lasameeyo dadkii lgu xog aruuriyo oo magdhow laga bixiyo iyo raali galin ka baxshaan Hawiye !!
@AyatullahMatan
@AyatullahMatan 3 месяца назад
Ladahii isaaqu ay lawareegi Jurgen America ayaa sooxasuusty
@RobleBarre-xz6kt
@RobleBarre-xz6kt 4 месяца назад
Hadday qirsanyihiin in gumeystuhu dhib ugeystay maxey luuqadihi gumeystaha ugu hadlaan ???? Ugana dhigen luqadaha dalkaas
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 4 месяца назад
Radio Hargeisa iyo tvga somaliland baa la mid ah radio Rwanda xilligii 1994, kadib markaad maqasho waxa xumaan iyo qabyaalad qaawan iyo waliba kala qaybin ka baxaya oo uu siyaasad ka dhigtay Muuse Biixi iyo rajiimkiisa dhuun yeedhiska ee gabalkiisu dhacay.
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 4 месяца назад
ADEER MALAHA WAAD BUKTAAYEE WAXANI (TAARIIKH) TAARIIKHDABA WAXA LOO KAYDIYAA SI WAX LOOGA BARTO OO AYNA MAR DANBE U DHICIN(XASUUQII JAMUURIYADA SOMALILAND AY SOMALIYA U GAYSATAY WAA KAYD LAMA ILAABAAN AH NINKAY DIBAYSANA WAA NIN CUQDADAYSAN OO XANUUNSANAYA.WA BILAAHI TAWFIIQ
@princesshawd6859
@princesshawd6859 4 месяца назад
Radio HARGEISA iyo tvga Somaliland anaga samaysanay miyad oyayasa hadi ad faqash ka dhex arki wayday hush 🤫
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 4 месяца назад
Sxb UN waxba ma qabato ; waxaa taas cadaynaysa fiiri waxa Gaza ka socdda taas wax ma ay ka qabato UN waa iska sheeko marka ayagu dantooda lasoo galo markaas ayey ka caan waa tuug !!
@abdirashiidmedia8755
@abdirashiidmedia8755 4 месяца назад
Waxan hubaa in ay somalidu cashar u noqonayso markay dawadaan qabilku waxa uu taro
@user-ly6mu7ds7x
@user-ly6mu7ds7x 4 месяца назад
😢
@abdullahihassan4734
@abdullahihassan4734 4 месяца назад
Abdisalanow Wacyigilintu waa muhim. Arinkan ka dhacay Rowanda waxa'u ka dhacay wadankeena Dulanki Somaliland ku qaday lascanood inta ku dhimantay Duqaymihii kaga imanay Xeredi Goja cade magalada lasanod taas ka soo hadal.
@qodaal5098
@qodaal5098 4 месяца назад
Soomaalidaa u baahan intaasoo kale loogu sameeyo meel lagu xusi kuwii inaga dhintay
@RobleBarre-xz6kt
@RobleBarre-xz6kt 4 месяца назад
Lakin wali xasuqii waa jiraa maahoo Markan kabaxno Xusi karnaaaa
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 4 месяца назад
Somalido xasuusta xun way ka xanaaqaan
@khadarsalehsaleh5323
@khadarsalehsaleh5323 4 месяца назад
Ma la is dhihi karaa hadaad laga hor tagin waxano kale ayaa kusowajahnan kara hawiye iyo daarood
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 4 месяца назад
Dilka dadka waa dambi aad u weyn Ee somalidu lama socdaan.
@abdialpha
@abdialpha 4 месяца назад
Muuqalkaan dhowrn bilood ka hor ayaad Soo galisay abdisalan
@kinghared9960
@kinghared9960 4 месяца назад
Bal u fiirso dadkaas gaalada ah e aan diinba haysan aya is cafiyay sidi nebi Muxamed S.C.W u ina amrey,, inaga o Somali Muslim ahna weli waynu is cafin laanahay oo qaarkeena weli wa na la laayey daa ayay idaacadaha iyo Tv yada la so taagan yihiin...Subxaan
@Khadarmahadmaxamuud9475
@Khadarmahadmaxamuud9475 4 месяца назад
Yaa kugu yiri somali du waa Muslim waa yuhud dhammaanteed
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 4 месяца назад
Somalia dhibaatada ay kaga duwantahay Ruwaanda ayaa ah 2 maxmiyadood oo iskubiiray ayey ahayd Labadii ayuunbaa kala baxay isumana imankaraan wllo arinta somalia xasuuq way ka fogtahay 1961 ayaa afgambi dhicisoobay dhacay isku afkaar maaha somalidu
@kinghared9960
@kinghared9960 4 месяца назад
@@Khadarmahadmaxamuud9475 wa adiga fikirkaga wiilkow
@kinghared9960
@kinghared9960 4 месяца назад
@@cabdalacawilyoohiye3 Maxmiyado iyo hawlahaba walal kama aan hadline Islaamnimo ayan ka hadlay,,, wa runta konfur iyo woqooyi laba gumayste aya haystay lakin iyada o ay sida tahay diintena suuban iyo dhaqankeeni weli waynu haysana marka anigu caqiido ayan ka hadle abti siyaasadba kama aan hadlin...wanku salamay
@user-ds6dv4pq7y
@user-ds6dv4pq7y 4 месяца назад
COMMENTS-KA MACAAMIISHAADA MA AKHRISAA??????????????????????? AUSTRALIA KASOO WARAN INSHA'ALLAH
@aminaabdi5878
@aminaabdi5878 4 месяца назад
Reer Somaliland dhibti lagadhsiyey ba kadarneyd
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 4 месяца назад
barnaamijkii xaaxi
@Omari-rx3vl5he2p
@Omari-rx3vl5he2p 4 месяца назад
First person 😂
@amiinali2228
@amiinali2228 4 месяца назад
😪😪😪 waa xasuuqii GARXAJIS kudhacay 1994 ...
@AbdirazhiidAhmed-ss1un
@AbdirazhiidAhmed-ss1un 4 месяца назад
Kadaa walal waa inan ree sheekh isaaxe
@abdikarimhirsi3351
@abdikarimhirsi3351 4 месяца назад
Xaruntanbxasuusta Somalida ubbaahan
@user-jr8ve5jf4h
@user-jr8ve5jf4h 4 месяца назад
tuutsiga ayaa gar- darnaaa kadib huutugu way ka aargosten
@raxweynpoi3562
@raxweynpoi3562 4 месяца назад
Nio south africa vlog kasoosamey
@samirasoomaal6735
@samirasoomaal6735 4 месяца назад
nin ku waa wariye qaaliya xaged wadan somalida neceb ugu diraysa meesha ma in la afuufo ayaa rabta .mr.herari ha aadin kaabe cawke o ay itopia dishay o ilaa imika an wax mag dhaw ah laga bixin ayaa cabdisalan rabta in lanaga dilo mya mya adeero ha aadin plz
@mahdiya9
@mahdiya9 4 месяца назад
Isaaq iyo daarood inay sas ukala hadhaan weeye
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 4 месяца назад
Siilkaga iyo naasha inay sa ukala hadham weeye
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 4 месяца назад
​@@SuhaybCabdi-ku3re hhh jaahil maxad inanta ku ceey day imka bal is weedii Wax baro lagu karo Waar orda waxa baro jaahil nima taasoo oo kale la dhahaa
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 4 месяца назад
@@SOOMAALIY-1960 iyada iyo adigaba Ana idin wasa
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 4 месяца назад
@@SuhaybCabdi-ku3re inan ciyaal tahay waxan gartay Magaacga Suhayba soo bar baat
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 4 месяца назад
@@SOOMAALIY-1960 walsha miyad igu qaldaysa bajaqeey
@AyatullahMatan
@AyatullahMatan 3 месяца назад
Ladahii isaaqu ay lawareegi Jurgen America ayaa sooxasuusty
@Caasha739
@Caasha739 4 месяца назад
😢😢😢😢
Далее
Cristiano Ronaldo Surpassed Me! #shorts
00:17
Просмотров 16 млн
Safarkaygii Dalka Gambia 🇬🇲 My Trip to Gambia
27:23