Тёмный

Xawaadle Waa Tanade(Leelkase )Daarood Ismaaciil 06/20/2024 

Haji Dabcasar Somali TV
Подписаться 21 тыс.
Просмотров 2,4 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

11 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 41   
@abdikarinisnail5240
@abdikarinisnail5240 2 месяца назад
Xawaadlow aan runta Fahano, walaashey waan ku raacsa nahay. Hawiye markaan fiirshey say noola dhaqmaayaan dhiig nooma galin.
@מוחמד45
@מוחמד45 2 месяца назад
Xawaadle waa darood
@siciidmaxamud9121
@siciidmaxamud9121 2 месяца назад
Waba isu eg yihiin
@11naa44
@11naa44 2 месяца назад
Dhowr bilood ka hor odayasha xawaadle wxy yimadeen galkacyo odayasha leelkase aya so dhaweeyey oo wey isla shireen Odayasha xawadle wxy keeneen cadaymahooda iney yihiin tanade wana laso dhaweyey shirkas wala duubay wararka na wala so geliyey qofkii donaya youtube haka dhex raadiyo
@soofehirre1380
@soofehirre1380 2 месяца назад
Guul guul guuul
@suvanbanay7544
@suvanbanay7544 2 месяца назад
Leelkase ayaa xawaadla ah oo hawiya ka dhumay
@abdikhadirfarah7415
@abdikhadirfarah7415 2 месяца назад
Xaawadale waa run hawiye mahan Sidoo kale shiikhal hawiye mahan qabiilo badan oo aan hawiye aheen oo hada hawiue ku qayb ah baa jira Lakiin macanahadu mahan in sy darood yihiin Tusaale xawaadle wuxuu la dhashay dir iyo hawiye oo irirsamaale ah buu isagana samaale buu isugu imanyaan 9miyaa mase 8 samaale baa la dhahaa marka Qabiilo badan oo waxaa jira qabiilo kale isaga dhex jira lakiin aan dhalasho wadagin
@SPharaoh
@SPharaoh 16 дней назад
irir waa wax la sameeyey oo aan loo dhalan oo isaaq sameeyey. Hadii irir loo dhasho Aaway abtiriskii oo cadaa la iska rabaa.
@SPharaoh
@SPharaoh 16 дней назад
Xawaadle Waa Tanade Leelkase Daarood abidkeey aan maqlaayey Wallaahi. Laakiin Xawaadle waxaa ku jira kuwo aan sax aheyn ee ha isa soo baandheeyaan. Quruxdooda aanba ka gartay.
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 месяца назад
Hawiye waa isku keen keen. Xawaadle waa daarood Sacad waa ogaadeen Abgaal waa Hindi Heeeey
@someonesomewhere4344
@someonesomewhere4344 Месяц назад
Kkkk 2da hore gartey lkn abgal mxa hindi nooga siisey Somali miya meel aa ku ciriirisid ka weydey dir baa wx badiyo la' ee ha ku soo dhawadaan😂
@SPharaoh
@SPharaoh 16 дней назад
@@someonesomewhere4344 Sri Lanka iyo Bangladesh dadka ku nool waa iska Soomaali oo kale.
@suvanbanay7544
@suvanbanay7544 2 месяца назад
Cawaadle kursiga hawiye auu ku fadhiyaa
@user-qv2qn2zk4e
@user-qv2qn2zk4e 2 месяца назад
Adiga oo Xawaadle laandheere ah. Maxaad laangaab aad u raadsanaysaa. Mida kale Leelkase Daarood dhexdiisa maqaamkey ku leeyihiin. Puntland maxay awood ku lee yihiin, waxba. Abtirsigaadana waa Meyle Samaale.
@soofehirre1380
@soofehirre1380 2 месяца назад
Xawaadle waa daarood leelekase waa laandheeraha daarood kkkkkkkk
@raghedanan3959
@raghedanan3959 2 месяца назад
Leelkase oo Laangaab ah miyaad hoostagtay adoo Xawaadle ah oo Hawiye Wayne ka tirsan ? Yaab ! Naagtaan ma aha Xawaadle ee waa Daarood iska dhigaaya Xawaadle.
@aishamohamed1522
@aishamohamed1522 2 месяца назад
Laangaab adoo ah oo hawiye ah baa leelkasoo laandheere banaan dagan ah wax ka sheegaya walahi waxaan iswaydiiyaa qof hawiyaa see u noolyahay alx ILAAHAYgii iga dhigin baa mahadleh ​@@raghedanan3959
@XusniNuur-oc8fw
@XusniNuur-oc8fw Месяц назад
​@@raghedanan3959adaa laangabah nin darooda rabtaah inaad hoosta kagashid😂😂
@SPharaoh
@SPharaoh 16 дней назад
Qof Soomaali kale u dhashay oo aan Daarood aheyn miyaa Leylkase laangaab ku dhihi karo laangaab. Ma indhaha Daaroodka kale ayaa ku fiirinee. Adiga ma awoodid mana ku dhacdid inaad qabiiilkaaga halkaan ka sheegtid.
@jiiromaskiin
@jiiromaskiin 2 месяца назад
Xawaadle xoogbadane inuu inuu lelkase doonto ma mudna ee waa inuu lelkase ayagu soo raadshasn.
@qalbiSOMALI
@qalbiSOMALI 2 месяца назад
Viva Ilma Adeertay Xawaadle Maxamed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohsheik8903
@mohsheik8903 2 месяца назад
Leelkase mexeey heestaan ayaga kkkkk
@mamasomaliyeed8202
@mamasomaliyeed8202 2 месяца назад
SOOMAALI MAXAY KUUCADEYNI MA WAREERTAHEY MISE DADKAAD QALDI MEYLE SAMAALE SOOMAALIDA HALKEY KU ABTIRSATO AYEY KASOOJEEDAAN CAWAALE DADKA HALUMUNI
@MascuudFarxaan-sp5dr
@MascuudFarxaan-sp5dr 2 месяца назад
Xaji wan ku salamay
@suvanbanay7544
@suvanbanay7544 2 месяца назад
Daarood dad la aan aa heysa
@someonesomewhere4344
@someonesomewhere4344 Месяц назад
Kuwa dad nool dhacaya ay dad la'aan hysa
@SPharaoh
@SPharaoh 16 дней назад
Habaar baad waddaaye. Nimanka 9 gobol somalia ku leh oo dega waa kala bar Somalia ee daya hadana min 5 gobol Kenya iyo itoobiya ku leh waa 19 gobol bariga Africa.
@FatmaFartuma
@FatmaFartuma 8 дней назад
War somali oodhanba abtirsiino leheen meel eey galan aan la qoon dhamaantot intii wax isku eh baa isla dhalatay irir samaale iyo darood jabarti xageey kudhamadan qabiil oodhan wax jira maaha😂😂😂😂
@foosk9260
@foosk9260 2 месяца назад
Daarood jeceel Lee miyaa intaas 😆
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 2 месяца назад
Tanade waa naag ma waxaad naga dhaadhicinaysaan insy Xawaadle hooyadiis ay nasg kale ka dhashay oo aabihii yahay habartii Tanada ahayd iyadaaba ilmaheeda magac u hayn kkkk laba qaawan isma qaado Leelkase iyagaa naag ku abtirsada xagee Xawaadlana godka ugu ridayaan
@soofehirre1380
@soofehirre1380 2 месяца назад
Tanaade waa curadkii daarood xawaadle waa daarood waa la ogyahay
@11naa44
@11naa44 2 месяца назад
Adi ma naag ka dhigay isku xishood
@XusniNuur-oc8fw
@XusniNuur-oc8fw Месяц назад
Shanta drood weye mkudhibysaah intas😂😂
@SPharaoh
@SPharaoh 16 дней назад
Wax aan dhaqanka aqoon baad tahay Habar Gidir Habar yoonis Habar awal Habar jeclo (waa 4 isku keen keen ah oo xataa 1 oday dhalin). Inta jifo ee hibi iyo bah hebel Waxaas oo dhan Naag ayeey ku magacaaban yihiin laakiin qabiilo Oday dhalay waaye.
@ismahanelmi2196
@ismahanelmi2196 2 месяца назад
Ummadda beenta kadaaya dadkaan daaroodka sheegto sida mareexaan, tanade, koonbe iyo kablalax daarood idinma dhalin ee soomaali ayaa tihiin soomaali dhul malahan waxaa dhulkaan uu gaalku soomaaliya ula baxay ku tihiin qaxooti waayo soomaalida dhulkeedii asalka ahaa waa dhulka suudaanta, xabashida, tigreega iyo oromada degan tahay. Dhulka soomaaliya hada looyaqaano waxaa leh carab ayaa faaris kaxoreystay xiligii cumar binu khadaab wixii faaris kaharay eeislaamayna way ladageen dowlad islaamka kadhisteen.
@11naa44
@11naa44 2 месяца назад
Wxd u baahanthy taarikhda dadkas oo dhan inad dib u akhrisato dadka ad sheegayso weligood dhulkeena ma iman mana degi jireen jooji beenta ad dhisaysid somalida maha dad cirka kaso dhacay
@mamasomaliyeed8202
@mamasomaliyeed8202 2 месяца назад
MALA FAYOOBO XAWAADLE YUUYAHEY IYO HADA MEYLAHA SAMAALEE SIDEEDWIIL LADHSHEE SITA MAGACA SOOMAAL IRIRSAMAALE MEYLE GARJANTE GARDHEERE SARANSOOR SEE LOOGARANIN GABAR QEYRQATOOY JOOJI MARIN HABAABINTA
@jiiromaskiin
@jiiromaskiin 2 месяца назад
Kkkk
@11naa44
@11naa44 2 месяца назад
@@mamasomaliyeed8202 already odayasha xawadle iyo odayasha leelkase wey ka shireen hawshaan
@SPharaoh
@SPharaoh 16 дней назад
Nacalaaa kugu yaaaal qaxbooo jaaahil ah wax ka liidata ma jiro
Далее
Cute
00:16
Просмотров 6 млн
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Просмотров 32 млн
DABCASAR IYO İDİL AYRUUSH LIYUU IYO ONLF HALGAMAAYOOW
10:39
Cute
00:16
Просмотров 6 млн