Тёмный

XIIS XARAGO QALBI JABAY NEW OFFICIAL VIDEO 2022 

Hawraar Music Production
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 686 тыс.
50% 1

CODKA: XIIS XARAGO
EREYADA: AHMED XARAF
LAXANKA: SADIIQ KARAMA
MUSIC: AYOUB HARUUN
DIRECTOR & EDITING: AHMED AK
Copyright@Hawraar Music

Опубликовано:

 

6 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 444   
@kayfhussein6290
@kayfhussein6290 8 месяцев назад
Hees taan inta markay qisada xiis soo daawatay kabid dhagaysàn Doontà wn idin SALAMAYAA😢😢😢😢😢
@sophiaabdi8774
@sophiaabdi8774 8 месяцев назад
Waa kaaqaadny😂
@updirahmanshiine6263
@updirahmanshiine6263 8 месяцев назад
anaa kamidda wlhy hada ayaan heesta youtubeka soo raadshay😢
@user-jn3yb3of1n
@user-jn3yb3of1n 8 месяцев назад
Hadaan soo dhagaystta
@dekaosman9412
@dekaosman9412 8 месяцев назад
Wn kaa qaadnay🙌
@user-kv3qy8jv8b
@user-kv3qy8jv8b 8 месяцев назад
Waa nakan dhawac yaran kuguso gaartay sii loga reesta ma fududo
@ayaanaxmed998
@ayaanaxmed998 8 месяцев назад
INta Daawanaysa heestan Qisada Xiis Kadib Wn idin Salaamay😢❤
@Kaamila_75
@Kaamila_75 8 месяцев назад
Qalpiga jabayow adkyso waa aniga 🥲💔
@aaminaabdirashid4984
@aaminaabdirashid4984 8 месяцев назад
Me
@NajmaCabdirizaaq
@NajmaCabdirizaaq 8 месяцев назад
Me😢😢
@sabirinsabirin6192
@sabirinsabirin6192 Год назад
Qalbiga jabayow adkayso😭💔heestaan qofkii 15/April/4/2023 habeen axada baa dhagaysanaya qofkii iga danbeeyo like 👍
@maxameddeeqcabdi8041
@maxameddeeqcabdi8041 Год назад
huuno ilaahay qalbiga hakuu qaboojiyo
@Sabriinay006
@Sabriinay006 8 месяцев назад
Ana waqtigaas baraty hdn dhaawac ahay💔🙇🏻‍♀️
@hanadmustafa2176
@hanadmustafa2176 8 месяцев назад
Inta gabdhan qisadeeda dhagaystay 😢😭😭😭😭😭iilhy culayska ha ka dul qado walashayeey 🥲🥲🥲🤍🥰
@RuqiyosheegMusdhaf
@RuqiyosheegMusdhaf 17 дней назад
Aamiin yaa rabi😢
@hadiyaayanleh9833
@hadiyaayanleh9833 17 дней назад
Amiin yaa rabi😢
@kurmanyojr1121
@kurmanyojr1121 8 месяцев назад
From Qisadii Xiiis xarago GuuLayso wllo 😢😭 inta iga danbeysa Like Hayla Dhaafin
@xafzaahmet7691
@xafzaahmet7691 2 года назад
Maxaan ilmo u qubay qof aan iiba jeedin 💔😭😭😭😭😭😭allow qalbiga iiga saar adaa wayno waxide💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭
@zukhraapdifiin7622
@zukhraapdifiin7622 Год назад
Aamin wllo
@sacdasubag3527
@sacdasubag3527 Год назад
Aaamiin wallo salad walbo ad dukato Allah tuug O Ku dheh rabiyow qalbiga ii qabaji
@nimahaider1921
@nimahaider1921 Год назад
Amiin yaa rab
@cabdikaafiofficial4120
@cabdikaafiofficial4120 Год назад
Waa tan hadda iheysto kale
@fardowsoali2615
@fardowsoali2615 Год назад
Amiin xabiibiti
@Sabeeexx
@Sabeeexx 8 месяцев назад
A strong women ya rab cafimad io nolal sare si Ada wayn oo waxide😩💔🤲🏼
@zaalimatham9114
@zaalimatham9114 8 месяцев назад
Dadka imika heesta soo egay garacow hyla dhafin like ta😂😂😂
@butterfly1954
@butterfly1954 8 месяцев назад
Hana cayin qudhacow🙄😅
@niciimaaadan554
@niciimaaadan554 2 года назад
Team qalbi jab😢✌
@shukriosman9196
@shukriosman9196 2 года назад
Team qalpi job
@naciimaabdi7740
@naciimaabdi7740 Год назад
🥺😭2016 alx waan kaso kabsadey 🤓
@muhaybappe7274
@muhaybappe7274 Год назад
2023 heart pain 🥲💔
@naciimadamx3912
@naciimadamx3912 Год назад
💔😩
@Haarliina_Abgaaley
@Haarliina_Abgaaley Год назад
Xasuus 2016😭💔🙆‍♀️😢
@xafsamaxamed3339
@xafsamaxamed3339 8 месяцев назад
inta qisada hestan dawatay😢😢😢😢
@Haarliina_Abgaaley
@Haarliina_Abgaaley Год назад
Qalbi jabay xanuunkiisa 2016 ilaa hada 2023 damqada mrkaan😢 kali joog ahay Allah Ha u naxariisto Nolosheda MaRwaan🙆‍♀️🦋
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 Год назад
2015 ilaa up to know😢😢😢😢😢😢😢😢😢 am sorry wlshyeey ilaahy qalbiyada haynooga reebo dadkaa ina dhaawacay😢😢😢
@mandekmanka
@mandekmanka Год назад
Allhyrxma abayo
@IsraYar-wj3xg
@IsraYar-wj3xg 8 месяцев назад
Soorry abayo 😢😢😢😢😢
@user-jn3yb3of1n
@user-jn3yb3of1n 8 месяцев назад
Aamiin
@ikraanhassanahmed863
@ikraanhassanahmed863 8 месяцев назад
Qisad xiis kadiba dadki hestan soradoye salman abyo xiis ilhya qalpiga haku qabojiyo cadowagan haka qapto hooyo nah ilhya haunaxaristo😢❤
@user-mz5bk2br8w
@user-mz5bk2br8w 8 месяцев назад
Aniga xita wn soradeya❤😢
@shamsacabdi2415
@shamsacabdi2415 2 года назад
Aduun maxa jidhka qawan cadab iyo cabad udanbeeya Allow noo denbi dhaaf 😭😭😭😭😭😭😭
@iqrahassanmohamoud6461
@iqrahassanmohamoud6461 8 месяцев назад
Hestan walahay waraysigi aya igu kalifay inan soradiyo miskintan yar way sorafaday wax khayrel alle hakugu badalo dhibatada hoyadan rabi hawu naxaristo xabibti❤❤❤
@Zhakerhajji
@Zhakerhajji 2 года назад
Codka =100% Erayada =100% music =100% Muqalka iyo editing = 100% Wxkale😘
@hanimohamedabdi8066
@hanimohamedabdi8066 8 месяцев назад
Alle qalpiga ha ku qabojiyo wll farxad aan dhamaad lahayn ku rajaynaya iyo nolol qurxoon horomar wacana wan ku rajaynaya qof qalpigaga qabojiyana inad hesho😢
@ayaanupdullqadir4284
@ayaanupdullqadir4284 2 года назад
😔💔intii Qalpi japsan bey hestan kusocoTa 😭 6 years 💔💔💔💔💔
@yurubxasan9175
@yurubxasan9175 2 года назад
😭😫
@ayaanmohamedshiine7882
@ayaanmohamedshiine7882 2 года назад
😭😟
@abshirocabdiguundhe85
@abshirocabdiguundhe85 2 года назад
Qlbi jab🥺💔
@farxiyaali3120
@farxiyaali3120 2 года назад
2022 Jun 27 bisha 😭😢💔
@Zaky_garad
@Zaky_garad 2 года назад
Tani Heesi way dhaafataY, Sidaan Qiyaasayana Gabadhani Waa Fanaanad Cusub, Sidaan Haddii Ay Kusii Socoto Oo Ay Heeso Qaadista Sii Joogteyso Waxay Noqoneysaa Shumac Ka Tilmaamsan Fanka Soomaaliyeed Siiba HablaHa👏🙏❤
@QoraneAbdi-wx6mc
@QoraneAbdi-wx6mc 5 месяцев назад
Wall hees haku dhiri galin ❤
@faaraxgeeljire3164
@faaraxgeeljire3164 2 года назад
Wax badan Jumeira noo shiday… woof caleyk waa kaa haynaa Xiis Xarago..keep going sis
@AzmaaapdirihmaanMahamed
@AzmaaapdirihmaanMahamed 8 месяцев назад
Qisada kabacdi inta dhagaysanaysa😢
@Malapo22__
@Malapo22__ 2 года назад
Wlhi heestan habeenkasta iyo maalinkasta ayaan niyada kudhistaa waxuu Guursaday qof ila mida hadh iyo habeena dartiiz ayaan u ooyaa maqan waxuu iiyahay halmar xataa wuu isoo dabci waysanyhy😭😭
@hodmangaraad6071
@hodmangaraad6071 2 года назад
😭😭😭😭😭
@hafzaahmet1879
@hafzaahmet1879 2 года назад
Mcny qof ka tashaday waxa ugu oydo wa khalad ee katsho
@soaososo736
@soaososo736 Год назад
@@hafzaahmet1879 asaga oon guursan ayaa is faham waa dartis uga samirnay week ka badan iguma qadan oyin iyo murug alxm hada
@hafzaahmet1879
@hafzaahmet1879 Год назад
@@soaososo736 sorry abyo mcn 😥
@amalzanahmet8303
@amalzanahmet8303 Год назад
Lkn ogow Allah ayaad marwalpa AdoontiizaThy Naxariiztiizana lagama quuzto Azagaa Badal khyr qapa kuziinaaya iyo welipa wax ka wanaagzan 😭 ilaahy talo zaaro 😢🤲🏻
@safiabashiir5968
@safiabashiir5968 2 года назад
Aniga heestaan inay aniga iga hadleyso ayaan umalenaa niyada qaldaneey bal bogso 🙏😭 qarso
@iishaamose3855
@iishaamose3855 2 года назад
Quruxda iyo istelka codkaba intaba naag habar jeclo ah inaad tahy way kaa muuqataa indero
@radwancllaahi9773
@radwancllaahi9773 2 года назад
qabyalada mezha ka da abti
@khadraciise2044
@khadraciise2044 Год назад
Yaa ku yiri waa habarjeclo
@naimaabdirahman1982
@naimaabdirahman1982 2 года назад
qiimaha eraygaad dhahayso🗣🗣 qawlkiyo heestaad dirayso📲📱 qofkan dhaadeyn ka dayso 😭😭 qudhaada hadad hurayso 💟 qof ku quursaday ka hayso😯 ilmada hoorted qubayso😓 qofkii u qalmayey raadso🥰🦵
@ayaanmohamedshiine7882
@ayaanmohamedshiine7882 2 года назад
😭😭😭😭😭😭 runtii qalbiga jabn daremi karo ax
@hilaalyare7792
@hilaalyare7792 2 года назад
🥺😢😢
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 года назад
@@ayaanmohamedshiine7882 😭
@najmaahmethyuosuf9222
@najmaahmethyuosuf9222 2 года назад
Niyada Qaldaney bal bogso Qanci Labto bal iimaanso samirka Qado bal kadso mar uun QudhsiGa ka joog💔😫
@naciimadamx3912
@naciimadamx3912 Год назад
Horta niciimado dhan mxa qalbiga Logan jabiya
@yasaalemedia8651
@yasaalemedia8651 2 года назад
Masha allah gabadh qurux udhalatey masha allah wanan Hablahayaga somali wanag iyo udgoon Nafadaded udaa Qofna kuma doorsado hablaha somliyed waa dunxariira jecliyaa dadkayga Gabadhan heesteeda anka faaloodo waa waano intifaacle qalbiyada daweynaysa
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 2 года назад
Thanks abwe anagana wn adin jeclnhy🥰
@nafisaahmett2156
@nafisaahmett2156 2 года назад
Thnks wllka pqortoyo ❤
@khadraciise2044
@khadraciise2044 Год назад
Gabdhan samaroon waye
@Almaaz-gh2ub
@Almaaz-gh2ub 8 месяцев назад
Hadan so dhageysty qisadada hore kuma aqon qliba allha ku qabojiyo waad iga oyisay wlh😢😢😢 Nolol qurux bdn I.a
@user-pi6ib8qk6l
@user-pi6ib8qk6l 8 месяцев назад
Inta sooradisey markey qisada soodawatey kadip😭🙋‍♀️🤚🏻
@khadarsomalireal4125
@khadarsomalireal4125 2 года назад
Xiis la yaab style iyo cod ba way ka wadata👏
@zakiadan1395
@zakiadan1395 2 года назад
Woow put vol
@oumalkairealidaher5423
@oumalkairealidaher5423 Год назад
Noloshu waxaa ka buuxa dhagaxaan, ee ha ku turunturoonina, ee soo ururi, oo la dhis jaranjaro aad ugu dhaqaaqi doonto guul.
@cabdikaafiofficial4120
@cabdikaafiofficial4120 Год назад
Heestaan aniga ayey hadda iga hadleysa qofteydi oo aan jeclaa ayaa icidleysay waliba iyadoo og inaa aduunka ujeclhay nasiibkeya ayaa xumaaday aniga😭😭😭
@aishaabdirahman9049
@aishaabdirahman9049 Год назад
hada se daremin powe 🥺
@AyaanMaxamud-qy6lt
@AyaanMaxamud-qy6lt Месяц назад
Ala qisada gabadhan markn shegeystey WALAAHI totobad dhan ban oynyey o Ann xta omti cunin hada heestn Markn dhegeystey xusuus bangly ohintii ban ceshn wyey innta yar o miskinta ah dulmiga iyo dhibka logystey iyo qalbi jabja😢😢😢😢😢😢😢insha alaah nolol noloshii hore ku iloow siisa baan ilaah kaga baryaa wll hada hystitna ala hakuu siyaadiyo wll mcney uma qalantir qalbigg jba uma qalantit qoommiyo ciiil wwshy
@najmoyuusufx8497
@najmoyuusufx8497 8 месяцев назад
Cwa wlhi wan ilmeyay abyo qalbiga Allah ku qabojiyi😢
@fartunbilan2637
@fartunbilan2637 8 месяцев назад
Qfki wereysigda so dhagysty o hestn so radiyey like ha ila dhafina gabdhsna qalbga allaha u qabjyo mrksta wxn faraya qfki culys daremya in alle xagisa u cararo usan marna alle baryadsa ka cajisn❤❤❤❤
@user-sv2nf3ly6c
@user-sv2nf3ly6c 8 месяцев назад
Hhhh aniga so radiye
@bariowomar9300
@bariowomar9300 8 месяцев назад
@nuuramuhamed7982
@nuuramuhamed7982 8 месяцев назад
Qisadii heestan kadib ayaan sooraadiyay heestan😢2024
@aliyafarah987
@aliyafarah987 8 месяцев назад
8/1/2024😢😢😢ilhey nolosha hakuhagaajiyo wll😢😢😢😢
@cabdiqaadirxirsi8924
@cabdiqaadirxirsi8924 8 месяцев назад
Xiis xarago gulayso waa cod macan tahay💯💥🌹
@hilaalyare7792
@hilaalyare7792 2 года назад
😢💔Sabraa sadkiisa helo.😢
@farxiyaali3120
@farxiyaali3120 2 года назад
😭😭
@nimohamse1439
@nimohamse1439 5 месяцев назад
Qalbiga jabaw adkayso😢inta inanta qisadeeda so argty ee dhagysty ❤️‍🩹😪
@Shaaciyenews
@Shaaciyenews Год назад
Walaaahi heestan waxa moda in aniga iga hadlin illhay waxa ka baryah sidii u shalay i jecelisiyay in u manta i nacasiyoh 😢💔💔💔💔💔
@user-mz5bk2br8w
@user-mz5bk2br8w 8 месяцев назад
Anita hesta soradesy qisada kadib❤😢😢😢😢
@XafsaSalaan
@XafsaSalaan 4 месяца назад
Qalbigu wa qarad aad ku noshahay lkn hadu qudhmo ma dhaqajin kartid😢😢😢
@Degaliah
@Degaliah 2 года назад
Fanaanintu hesahoda waxba kuma qataan, bal inanta maanta iyaday haysta heestani 🥺🥺🥺
@user-bw4tg2ej5u
@user-bw4tg2ej5u 8 месяцев назад
Qisadeda inta sodawty 🥹💔
@naciimadamx3912
@naciimadamx3912 Год назад
Qalbiga jabayow adkayso
@ashqaraar.
@ashqaraar. Год назад
Toga jeexan laabtana toli waayey heesuhu
@faadumoyuusuf1415
@faadumoyuusuf1415 Год назад
Maxay hestan itabaysaa qof aan ugahy qalbigayga muxu ku ciyaray qalbiga le hado ee bugsado wa edhaca lahyd wllhi haben iyo malin wa iska ilmiya 😭😰💔💔😭😭😭😭😭 qarsoo kaliga sirayso xaqiq😰🥺
@nimcohassan9138
@nimcohassan9138 Год назад
Wxii tagay ka tagistii wxii jogana ka talintii sis shydaanka iska naar qofka sidaas odhn layskuma siiyo waa iga talo qli 😍
@faadumoyuusuf1415
@faadumoyuusuf1415 Год назад
@@nimcohassan9138 tankis wllo haye diyar waye😰🥰
@asmaabdulaahi9990
@asmaabdulaahi9990 2 года назад
Ereyo iyo Dance 💃 ♥ Cajaaiib Xiis Xarago💋
@user-ds6ew4ii9q
@user-ds6ew4ii9q 5 месяцев назад
Qalpiga jabayow adkeyso😢😮😢😢😢qof aan dareen kuu laheyn jeclow maxaa ka xun allow mar qura qalpigeyga ka saaar😢😢😢
@cabdiraxmanbooyo
@cabdiraxmanbooyo 2 года назад
Wow mnsha allah zxbky Eng Ak ‘ xiis xarago’ ahmed xaraf and team hawraar waa na waaloosiin zxb 😍❤️‍🔥✌🏿
@sadioadankheyr3195
@sadioadankheyr3195 Год назад
Qalbiga jabayo adkeyso 💔 Qudhada Kabo daneyso 💔 Mxa qalbi ladhaawacey 💔💔💔😭😭😭😢💔💔💔💔
@cayniupdirizak4674
@cayniupdirizak4674 2 года назад
Qalbi jab waynaa adunku 😰😭😭😭😭💔💔💔💔
@nasraali3814
@nasraali3814 2 года назад
xiis xarago qaramigii oo qofaa🥰♥️
@najmostrongwomen
@najmostrongwomen 8 месяцев назад
Qof waliba qalbigiis qisa kudugan..😎mid kashekeyey mid uqarsan
@Apdi-dhicis
@Apdi-dhicis 8 месяцев назад
After Qisada Fananada inta aragtay🤚
@alonegirl9706
@alonegirl9706 2 года назад
Mar uuun qiirada ka reyso💔🥺😭
@queenhathiya1
@queenhathiya1 38 минут назад
7/9/2024😢 inta iga dabisa wad salaman tihin
@mabroukkassim1465
@mabroukkassim1465 2 года назад
Asc wllo Allah ayaa arka oo malinta la qadanyey aya laso tagii dona ee Adiga waxba ha u arkin wlhi waà adunyo Allah isku xiir Qliyey oo iska tuko wllo hesuhu waxba ku ma tarayayne waà iga taàlo walalahaga Musliminta Allah haku sharfo Qliyay
@adannoir1410
@adannoir1410 6 месяцев назад
Inta qisadeeda kadib Dib usoo raadisay gabadhaan 2024❤
@shamacinolosha3694
@shamacinolosha3694 2 года назад
Qudhada hadaad huryso quf kuu quudhsaday kahayso aa ilmada horteed qubayso quf kuu qalmaayey raadso 😭😭
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 8 месяцев назад
Beautiful girl xiis xarago ❤❤🎉
@hodanmustafe4213
@hodanmustafe4213 Год назад
Qalbiga jabayoow adkayso qudhaada kaboo danaysoo ilow ruuxa adkaquuso maruun qidada karayso qimaha erayga dhahyso qofka dhadayn kadayso qudhaad hadad hurayso qofkuu quudhasay kahayso qofku qalma karaadso😭😭😭 nayad qaldanayso qanciyoo balkad sobogtayda intaat dhayayso😔🥺dhayayso kigaa sirarya qudhadaa hada hurayso ilamada qumabayso qofkii uqalmayay karadso💞💋❤️‍🔥🤌
@hodanmustafe4213
@hodanmustafe4213 Год назад
😭😭😭😭😭😭
@oumalkairealidaher5423
@oumalkairealidaher5423 Год назад
Maalmuhu siday doonaan ha yeelo oo nafta ha bogsiiyo haddii garsoorku xukumo
@oumalkairealidaher5423
@oumalkairealidaher5423 Год назад
Noloshu cidna ma siiso casharo bilaash ah, markaa marka aan idhaahdo noloshu way i bartay, iska hubi in aan qiimeeyay.
@haawocaabi5668
@haawocaabi5668 8 месяцев назад
Noloshaad ku haminyso allah ku rumeeyo xiisey
@mobaar5767
@mobaar5767 2 года назад
Xiis cod kuu hayyaa hore u soco🔥
@jebrealfarah393
@jebrealfarah393 2 года назад
Team Qalbi Jab Ayay Heestan ku soo baxaysaa❤
@dayesomaliyoutube7108
@dayesomaliyoutube7108 2 года назад
Ayuub haruun gacanti furinle inu lakenay inta ila argtay like saar
@user-ds6ew4ii9q
@user-ds6ew4ii9q 5 месяцев назад
Mar walpa qof kaan jeclaado muxuu bilaa sabab iiga tagaa😢 horta ani maa xun mise nasiipkeyga xun😢😢😢
@daallomedia
@daallomedia 13 дней назад
Heestan wahi xiis waxay kutaagan tay qisadeeda laakin wallo marwalba waxan kuso duceya in alle nolol qiima badan kiusiiyo
@abdiaziz5838
@abdiaziz5838 2 года назад
Hoygii Fanka welcome new fanaanad Cusub Xiis Xarago 🔥🔥🔥
@abdimahad7667
@abdimahad7667 2 года назад
Ax ax qofkaan daadane kadayaso team qalabi jabaye
@nimcomohamoud4028
@nimcomohamoud4028 8 месяцев назад
Beautifully song❤❤
@EdebsanDhaameytiran-sw2cu
@EdebsanDhaameytiran-sw2cu 7 месяцев назад
Aaaaax ilama iyo gorman qarsada jacelka wn dalay💔💔😢😭😭😭😭
@nimcaanmahamuud3571
@nimcaanmahamuud3571 Год назад
Qudhaada hadaad hurayso qofku quudhsaday ka hayso ilmada hoorteed qubayso qofkii u qalmaaya raadso. Ereyada, codka iyo laxankuba iga gadan
@user-bk5mb1rc1h
@user-bk5mb1rc1h 8 месяцев назад
Qisadii xiis xarogo ka dib 😢😢 waa qisada imka i haysta oo inyar ka duwan😢
@kawsaraadan4254
@kawsaraadan4254 8 месяцев назад
Maxaa kugu dhacay wllo😢
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 2 года назад
Hada tiktok ku so arkay ayadoo oyne waa soo raadiyay 🥺
@musamiilaxmed9943
@musamiilaxmed9943 2 года назад
Qalbiga jabayoow adkayso 😪😪😔😭
@user-td6co4xe9y
@user-td6co4xe9y Год назад
Qalbiga jabayow adkayso heesta ma Aniga ayaay iga hadlaysa tolow wa yabe 😢
@MariamSaeed-bq9bi
@MariamSaeed-bq9bi 9 месяцев назад
Qudhaada hadad hurayso qof ku quudhsaday ka hayso 😢
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 года назад
Hawrar media 🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@iZtaHiLMaHamut-px7fk
@iZtaHiLMaHamut-px7fk 6 месяцев назад
QalBi jAB Wlhi QalpiGa i HoLcaya 💔😭😭🖐
@gudonmaxamed107
@gudonmaxamed107 2 года назад
Aniga heestani way iga gadantahay 💯💯❤
@umumiraan12345
@umumiraan12345 2 года назад
Qimaha ereykada dirayso qofka dhadayn ka dayayso🥲🥲🥲
@abdilaahicaska389
@abdilaahicaska389 2 года назад
Waaw Xiis xarago keep going sister 🥰🍒👑👑👑🔆
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 6 месяцев назад
Waa aniga wlhi mar walba qalbikeyga waa la jabiyaa dacadnimadeeda faraha badan miyaa keeneyso 😢😢💔💔💔
@habi.faysalmuxumed7002
@habi.faysalmuxumed7002 6 месяцев назад
wallshey isku midnahay hda aan kula hadlayow wllhi ilma isheyda ka socotaaa 😢😢😢
@nuuraabdiladiif1507
@nuuraabdiladiif1507 9 месяцев назад
Qalpiga jabayoo adkayso Qudhada kabo danayso Mar uun qiirada ka Rayso 2024
@user-rk1xq5dx1o
@user-rk1xq5dx1o 8 месяцев назад
M.a gabadhan Allah aya garab galay hada kadeb Allah ha nabad yelo l.a
@khadarawilfaarah5578
@khadarawilfaarah5578 2 года назад
Beautiful Vedeo and Lovely Song.
@abwaan.suudiyare
@abwaan.suudiyare 2 года назад
Kubkaah lugaha Naga gadan wax madhagaysane waxbaan dawanaah🌹💞
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 2 года назад
Adkayso qabigaygoow rabigaana kaasho 🥺😥
@user-xf8yq7gs8s
@user-xf8yq7gs8s 5 месяцев назад
Ilahaw qalbiga hanaga jabin💔🤔
@saabiriinmaxamedibraahim8730
@saabiriinmaxamedibraahim8730 2 года назад
Qimaha eraygaad dheheyso...🥺💔😭
@hamdaabdiinaabdi7993
@hamdaabdiinaabdi7993 Год назад
Qalpiga jabayow adkaysto 😢😢😢😢😢😢2023/3/10 sabti march xasuus cajiip 😓😥😢😰😪😭😪😪
@indhoxuseen6102
@indhoxuseen6102 2 года назад
Qiimaha eraygad dhagayso Qawlkiyo heestad dirayso Qofkan dhadayn Ka dayso Qudhada hadad hurayso Qofki quudhsaday Ka hayso
@nuuraxmedkhaliif174
@nuuraxmedkhaliif174 8 месяцев назад
𝙒𝙡𝙡𝙨𝙝𝙮𝙚 𝙖𝙣𝙜𝙖𝙖 𝙜𝙖𝙧𝙖𝙗𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖 𝙩𝙖𝙜𝙖𝙣
@nafizakamaalbashiir5510
@nafizakamaalbashiir5510 Год назад
Qalpigayga jabow adkeyzoh😢😢
@AhmedMohamed-uz2qz
@AhmedMohamed-uz2qz 11 месяцев назад
Inta aaan waligood xidhiiidh samaysan ayaaan waligood ayaan salaamayaa
@AmiraOmar-ii9vn
@AmiraOmar-ii9vn 3 месяца назад
inantani waxay kahadahsay wax runa 😭😭😭😭
@Khalidrasta99
@Khalidrasta99 2 года назад
Heestan waxay ahayd heestaan ku ilaway ruux Aan ii qalmayn😓
@saajahmedsaid6521
@saajahmedsaid6521 2 года назад
peen maaha wlhi kiliya waxy medicine uthy qofkii broken heart ah💔😭😭😭
@drsmuniiza8102
@drsmuniiza8102 5 месяцев назад
Qof walbo dholacadynaya maha mid faraxsan 🥹🥹😢
@cabdiraxmaandhacar-gj3oi
@cabdiraxmaandhacar-gj3oi 8 месяцев назад
Inta Qisada soo dhegaystay kadip heesta yimid waxan idin leyhy walaasheen aan u ducayno❤in ilaahay dhipta ka korQaado
@habi.faysalmuxumed7002
@habi.faysalmuxumed7002 8 месяцев назад
qalbiga jabayow adkeysoe 💔💔💔💔💔💔💔
@updirahmandaacad5772
@updirahmandaacad5772 8 месяцев назад
Inta hestan dawanaysa qisada xiis kadip ma iijedan
Далее
XIIS XARAGO | DIGASHO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
5:26
Аруси Точики ❤️❤️❤️
00:13
Просмотров 288 тыс.
MAXAMED DAYAX -  XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
7:50
KHADAR KEEYOW | MASHUP | NEW SOMALI MUSIC 2022
8:25