Тёмный

Xiisadii Raaso Odayaasha Ogaden oo Warbaahinta la hadley 

Wardheer Media Tv
Подписаться 161 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Xiisadii Raaso Odayaasha Ogaden oo Warbaahinta la hadley

Опубликовано:

 

24 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 58   
@ahmedmohamoudahmedgass8172
@ahmedmohamoudahmedgass8172 3 года назад
Itobiya waxa katahay daciif jaajuus duli aah kenya waxakatahay jaajuus dacif aah
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 4 года назад
Dhiig islaam daadintiisa caqli maahan ee dib hala isugu noqdo oo Illaahey ka baqa ogaadana in qof walba waxaa sugaya qabri aan Reer IWM waxba ku tareeyn, Soomaali meeleey joogto kun sano iyo kabadan Shaydaan baa calanka ulula iyana ma’fahmaan waana meesha aan ka’kici la nahay, Dadka dunida ufiican ayaan noqon lahayn hadaan halmar xal u helilahayn daadinta dhiiga Qof muslima si sharci daro ah.
@rell6182
@rell6182 4 года назад
ASC: ADEER DOQON?? WAXA AAD BARAKICINEYSID , LAYNEYSIIN, DILAYSIIN , BAABI'INEYSIIN' GURYAHOODA GUBEYSIIN, DAD NOOL GUBEYSIIN??? WAA SOOMAALI ???..... UQUBADA BILI'AADAN LAGA GALO WEY SOO DEG DEGTAA MA DAAHDO???... ADEER DOQON?? Dhulka Somali galbeed soomali oo dhan baa leh. Qabiil GOONI uma lahan??? Baltaas Ogoow?..... ADEER DOQON??? Dhulka soomali ku Halaageyso???.. Waxaa kugu halaagidoono AMXAARO kaana soo saaridoonto. ee Ogoow????...... ADEER DOQON??? Xasuuso JEEL ogaadeeniya Sideey AMXAARO ku Halaagtey?? ... Markaan Ooyeeynay, Salaada u istaagtay iyo ALLE BARI. Lacagaha Aan Ururineeynay. Anagoo Ooyeynay???..... Maxaa Wadnaheena Damqiyey, Maxaa Hurdada Noo DIIDAY???... In Walaalaheen Soomaaliyeed AMXAARO Halaageyso???... Loo Dilaayey Maxaa Somaali u tahiin. Dhulka u Degantahiin???... Dadka Waxa loo XASUUQEY ineey Somali yahiin???..... Uqubadiii AMXAARO waa ku dhacday???? .. Waatan ITOBIA BAABADAY???..... ADEER DOQON??? Itobiyada Baabadey ayaa ku Soo adeegsatey??? Dad Soomaaliyeed ayaa Xasuuqee oo Baabi'inee???.... ADEER DOQON?? Mediyaha ayaa la Soo ISTAAGEE ??? Inaad ilmo iyo haween Xasuuqdeen?? OO NOLOSHA ku gubteen??..... ADEER DOQON?? CALI SHOOCAAC KAAMA ROONA MIYAA, KUMA DHAAMO MIYAA , ISLA MID MIYAAD NOQOTEEN??? ... WAA MAXAAY MAATADA LA XASUUQEY??? MASE WAA KULA MID??? ILEEN AQLIGU CAGAHA AYUU IDIINKA GALAY???.... CADOW Aan Somali aheeyn Ma Qabtiin???..... Maanta SOOMAALI XASUUQA??... ILMO IYO HAWEEN AYAA NOLOSHA KU GUBTEEN?? MAXEEY TAHAY SOMALINIMADA AAN IDIINKA SUGEEYNO?????..... SHALAY kismaanyo meyd ayaa ku gubteen??.. DHAANTO ayaa ku dulciyaarteen??? Maantana Waa RAASO???........ Axmed madoobe iyo Faramaajo Ayaa Shiray??.... RAASO Dad in lagu XASUUQO Ayaa ka Danbeysay???? ...... Mediyaha MASHQUULI DAGAAL SOKEEYE ABUUR , Dad Masaakiina XASUUQ , DHIIG Walaal Daadi ????? ADEER DOQON?? TAAS Guul Ma ahan????.... Guulna laguma Gaarto???..... ADEER DOQON?? Aawey Nageyle, Aawey Godeey, Aawey JIGJIGA, Aawey Harar iyo Hawaash, Aawey AWADAAY??? INTABA AMXAARO AYAA XOOG KU HEYSATO???..... ADEER DOQON??? SOOMALI AYAA U XOOG LEEDAHAY????..........
@aniwaaye484
@aniwaaye484 4 года назад
Ilahey ha sahalo Amin Amin
@abdulkadirfarah6288
@abdulkadirfarah6288 4 года назад
Kuligiin cadow aad ushaqeeysaan ee isku xishooda dadyahow
@xaliimoyusuf9452
@xaliimoyusuf9452 4 года назад
OGADEN HAYSKA DULQATO ISAGO DULMAN NINKIISE SOOJOG LAGAWAYO SOO JIFSA LAGA HELA WAXAN LENAHAY SHEKHASH YASAN ISU QONSAN DHULKA BILASHKA LUGUSIIYAY OGADEN WAAKASII JEDAYE YASAN ISKU SOO JEEDIN
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 4 года назад
Alshabaab ka Muqdischo laga soo diray dhul absame qaadan maayo. 💪💪💪💪
@nimcoahmed7790
@nimcoahmed7790 4 года назад
Wax iska dhiciya
@abdielm3551
@abdielm3551 4 года назад
Dhulka rag laahaa ayaa tiri dhulka illahaybaa leh
@abdirahmanabdi3120
@abdirahmanabdi3120 4 года назад
Maa Sha allaah
@mahbubdaahir2205
@mahbubdaahir2205 4 года назад
Waa in reeraaso hubka laga aruuriyaa
@abdulazizatl6752
@abdulazizatl6752 4 года назад
Ogaden Ogaden dadka leeyahay meeshu Ogaden iyo shiiqaal iskuma hayste laba jifo oo hoose ba is haysata. Labada beel ba nabada wey raban lakin rag ba ka dhex shaqaynaya fidnada.
@ummoali9863
@ummoali9863 4 года назад
X waa
@kamalabdi1619
@kamalabdi1619 4 года назад
Reer cabdilaa kaseexday in mar hore gacan lasaaray ahayd
@sahroaxmedbadawi4513
@sahroaxmedbadawi4513 3 года назад
Af xumo ma adigaa sheekhaal wax ka qaadi kartid ogaaden dad ma ahn waa cawaan
@muhsinahmed2849
@muhsinahmed2849 4 года назад
Waa qabyaalad waxaa dhibtaa inoo gaystay
@maxamadmacalin6722
@maxamadmacalin6722 4 года назад
Saaxiibayaaalaw meeshu matiivi soomaaliyeedbaa misa waaxurun ogaadeen iikalasheega sxbyaalaw
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 года назад
Kamaano rarin ee iyagaa guuray oo iskaga tagay ee hadaalina wax aydaan ogayn ha dhex gelina
@simeh9612
@simeh9612 4 года назад
Dhul ilaahay abuuray anaga leh weax caqliga gala ,maaaha.
@abdielm3551
@abdielm3551 4 года назад
Wardheer media down priceless
@abdirahmanabdi3120
@abdirahmanabdi3120 4 года назад
Muxuu runta shegay mudane waa runtaa. Aad iyo aad ayaa umahadsan tahay qofkii joog laga waayo waa loo xiiri
@ShukriCilmi-i9b
@ShukriCilmi-i9b 2 месяца назад
Waar muslimka. Ka. Jadha. Xabashi. Iska. Dhiciyoo. Intaat. Walaalkaa. U. Xiniinyo. Wayn tahaye
@muusegurane5994
@muusegurane5994 4 года назад
War jabouti maa shekhaal baa degaa wllyalow
@saaycn5473
@saaycn5473 4 года назад
Maya laakiin qof iyo qoys way dhici kartaa
@faizaalisiyad1948
@faizaalisiyad1948 4 года назад
Asc walalyal ilahay ha iskin afagaran siyo
@farhiyaahmedgass3645
@farhiyaahmedgass3645 4 года назад
Hoyada silkeed usheeg beenta shegeysid doqoon doqoon dhalay ogaden
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 года назад
Sheekhaal waa balaayo doon raaso iyo salaxaad midna may degi jirin waxay usoo guureen ee ay soo wada raaceen waa balaayo doon wax badan baa dulqaadkii ugu hirgalay waxaase aan u sheegaynaa reer cabdille iyo Sheekhaal ahaan mayso absame iyo Sheekhaal ayay noqon wax ay udhasho ayaa la eegi
@abdulkadirfarah6288
@abdulkadirfarah6288 4 года назад
adeerow nabada qaata caqligu hashaqeeyo talo wanaag
@amransuper431
@amransuper431 4 года назад
War shiikhal tabar maleh xamarban habargidir ku leysa oo xaflad la iskugu geeyey marki nafti qabsatey. Xawadle ayaa beledweyn ku karbasho shikhal In la dilo moyers wano ma gasho.
@abdifatahhussusen1991
@abdifatahhussusen1991 4 года назад
Shekhal baa suuguutay cide kaayeelemayso
@ubahomar7064
@ubahomar7064 4 года назад
Markii aan kujafeynay maxad jawaab nosiin weysay tuuk benala ah.
@libanmohamed3838
@libanmohamed3838 4 года назад
ader raasa ma tagi kartidee ee aayar is daji qabiil mayl kuma geenayo
@ubahomar7064
@ubahomar7064 4 года назад
Agah agah somaali ma ahan. Ogadeen waayo benaale tuuk
@muxiyadiincabdiqadir3860
@muxiyadiincabdiqadir3860 4 года назад
kawawayn ehalaiska ilaliyo alshababta
@maxameddahir230
@maxameddahir230 4 года назад
Waar ogaadeenow culimada daaya oo Allah kabaqa ilaa dhagaxbuur baadka rarteene kahadha
@ubahomar7064
@ubahomar7064 4 года назад
Markii aad qoryahay turteen yac tuk tuk dhalay
@abdifatahhussusen1991
@abdifatahhussusen1991 4 года назад
Fuley
@amransuper431
@amransuper431 4 года назад
Ogadenow walibo rercabdulke markii qabridahare laqabto ayad wax fahmeysan wali ma bislidin ragga iska celiyo ama isu dhibo ha idin wasto.
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 4 года назад
Gabadheey afxumo nabadna way kaa kaxaysaa colaadna waxba kuuma tarto adoo qof haweena erayada qaarkood ka ilaali afkaaga .labdan reerna waa dad is dhalay
@mahbubdaahir2205
@mahbubdaahir2205 4 года назад
Reer raaso alshabaab badan oo xamar kayimid ayaa la jooga
@mukhtarmohamedali9886
@mukhtarmohamedali9886 4 года назад
silka.hooyada was wacal itoobiyan
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 4 года назад
Walaalo ceebweeye caydu labdan qolo iyagaa isaga kaadhow waa Dhal iyo dhaseed. Walaalo aakhiradaada i baq hooyona haacoyin
@ubahomar7064
@ubahomar7064 4 года назад
Tuuk beenaale ah. Khaain
@nimcaanwalicali5702
@nimcaanwalicali5702 4 года назад
Soo joogso ninkii laga waayo so jiifsa laga hela Ogaden ha izka difaacan kooxda khaatumo xun
@raewinters8723
@raewinters8723 4 года назад
Haa taaye saas ee dheeh maad Eewar kaa dhiigtaan Weeye kiibiirsanyiihiin SHEESHAA ee OGAADEENOOW kaacaa ee iska CeeLiiya waasaaqda weexeey ee kaa yiihiin MOGADISHU meel SHEEKHAAL MOGADISHU waaxaa iska leeh ABGAAL Waax naaga kaley maa jiiro MOGADISHU ee dhaameeya XAARAANDA DHUUL hore ee saas kuu qaateey ha daan Sheekhaal meel aan hada laa iska mariin saan lee guu jiiraana ABSAMOOW aniga baa meel waalba aan iska soo aa Ruursanana hada nahey ABSAMEEY aamaa OGAADEEN wiixii dhaacaayo ha Kaa dhoocoo Laawaadaan sano yeeye dhiiwaado waadaan sheeshaa ee Waalaasheena dilayaan ee ha laa laayoo xaaraanda sheekhaal
@amiindaacad9626
@amiindaacad9626 4 года назад
Wax badso waxbeel ayay leedahay ayaan maqli jiray taasna yaanay kugu dhicin shiiqaaleey ee ka fiirso nimankan waa taqaanaa hadaadan is yeelyeelayn way kaa sii jeedeen oo kuma qayrsadaan laakiin danbay kuugu soo jeesan
@rell6182
@rell6182 4 года назад
LAA XOWLA WALAA QUWATI ILAA BILAAH??? ...... AWOODA AAD SHEEGANEYSO?? AMXAARO KAARAMARDHA UGA CELI???
@faizaali954
@faizaali954 4 года назад
Horta shexo allah kaxiso dulka mulkigiisa allah ayaa is kale cidwaliba waxeeykatageesaa isaga oo sidiisan ah marka ha kundalin nafsada waxan adiga kuu sugnanin
@rell6182
@rell6182 4 года назад
AMXAARO?? BARO Soomaliga Sida loo Qoro.....
@khalifmohamed4369
@khalifmohamed4369 4 года назад
Beenaale waligay nin kaa ciro nadan uubkaan been badan
@abdikadirhassan1127
@abdikadirhassan1127 4 года назад
Beenaale wayn
@abdifatahhussusen1991
@abdifatahhussusen1991 4 года назад
Beenale
Далее
Degmada Raaso oo ku talaabsatay hormar balaaran
26:08
Boxing !! 😂
00:21
Просмотров 2,4 млн
Тонкости французской кухни🥰
00:48
КАК ВАМ ТАКОЙ ТЮНИНГ НИВЫ?
00:42
Просмотров 263 тыс.
Boxing !! 😂
00:21
Просмотров 2,4 млн