Тёмный

XIL WAREEJINTA VILLA SOMALIA & MADAXWEYNE FARMAAJO OO SEEFTI DAHABHKA LAGU WAREEJIYAY + KHUDBADO 

ABDI ASKARI TUBE
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 73 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

11 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 45   
@faisoabshir2736
@faisoabshir2736 2 года назад
Hadad 2022 imaty love saar 😂❤
@queentanya3787
@queentanya3787 2 года назад
Hadana mar labaad ayuu la wareegay manshallah 2026 waxan rajeynayaa inuu Farmaajo hadana la wareego 🥰😍
@fatumafatuush7463
@fatumafatuush7463 2 года назад
InshaAllah ❤
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Год назад
Inlagaarayo maka warqabtaa
@cilmiyare5222
@cilmiyare5222 2 года назад
Taariidhu Lama qoree iyadaa is qorta 15/5/2022
@abdimalikahmed1384
@abdimalikahmed1384 2 года назад
Farqiga shalay iyo manta udhaxeya ee madaxtoyada 😭
@abaayhassanabdi47
@abaayhassanabdi47 2 года назад
Wa kas geesi aamiin ee xasnoo ha biliqeeysan hatid qara iyo hadiyadah qarsn ee uu m m c farmaake u soo hooyedalk
@axmedxaaji1403
@axmedxaaji1403 2 года назад
Ushaada nimaad ka qaadan karto ayaa loo dhiibtaa, HSM for ever Insha'Allah 🇸🇴❤️
@abdijabaradan2324
@abdijabaradan2324 2 года назад
waa isku mid xil warejinta waxbo maso kordinin
@gabowmohamed7030
@gabowmohamed7030 3 года назад
Dumar daraasahoodaa dardibaanle caashaqooda Una'dawato maadoobay Jeceyl damac la'iska dhaafooroo dhabo ku yaallahaa duleed ladan danalahaa waadalaw Kalgaceelleh kumana ladaane Ma'isla daadaheena dooqkumadanlaa midduugaab wali dabarleh talow kamaan daaleen durdur xareed gabaldahaa cshq baldaawo da'taà cilmileh dawoow basanbaas Ehe miraha ma'iladareentay dawooy?
@maxamedismaaciil3453
@maxamedismaaciil3453 3 года назад
Barcelona song and the first time in the world cup and the world war I think the best of luck for
@haitamsports4523
@haitamsports4523 2 года назад
2026 nasoo noqo madaxeyne farmaajo
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 года назад
Farmaajo addoo bidaar leh Somaliya timi adoon bidaar laheyn hada waad joogtaa sidee camal waaye ma timuu xidhey
@salmacdy1873
@salmacdy1873 2 года назад
Farmjo kadhamow bastaryow
@Unique_girl77
@Unique_girl77 2 года назад
Waxqabdka la sheegayo ee farmaajoba wa intaa dee😂😂
@salmacdy1873
@salmacdy1873 2 года назад
@@Unique_girl77 mfhmin🧐
@Unique_girl77
@Unique_girl77 2 года назад
@@salmacdy1873 farmaajo wuxuu qabtay waxa weeye timaha ayuu beertay wax kale ma arag 🙃
@salmacdy1873
@salmacdy1873 2 года назад
@@Unique_girl77 waaaa qaldanthy wlhi ☹
@xaajiciiley5092
@xaajiciiley5092 Год назад
ALLAAAAAA. YAAAAAAAAAAB. WAAAAAAAYE. KKKKKKKKKKK
@ajeeyabdikhadir4839
@ajeeyabdikhadir4839 2 года назад
😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪
@abdullahimohamed4164
@abdullahimohamed4164 2 года назад
Waa warlufarhi
@maxamedcabdi762
@maxamedcabdi762 3 года назад
Madax.do kala.ficn shalay sidaan maantana inuu wadankii burbu u hir siido wax la qaadan karo maaha
@mahamedyarre9496
@mahamedyarre9496 4 года назад
Waxay ahayd malin wacn
@CosobAli
@CosobAli 2 года назад
Shalay io maanta kalawacan
@maryamaqalbisaafi9684
@maryamaqalbisaafi9684 2 года назад
Aduunka dhan ayaa saas ah xita muqalka dadka isku fiiri 2017 iyo 2022 isku mid maaha
@nimomohamed6612
@nimomohamed6612 2 года назад
Oo kaalaywaxqabadkki muu kasheekeen kaniye Farmajo solabo ganbadhkaasan kusiifadhinaaa
@mohaamiin311
@mohaamiin311 2 года назад
walhi farmaajo wa gun ninki sida umamusey ayu manta inu weraro isku dayayaa
@mohaamiin311
@mohaamiin311 2 года назад
@@araweelo311 war majo waala wasa maxa ka badali ka dha
@axmedxaaji1403
@axmedxaaji1403 2 года назад
Farmaajo waa Sagaaro dabato Mareexaan ah, waana wada midgo Mareexaanka, wlhi in aan gabar Mareexaan ah guursaneyn.
@feysalibrahim9331
@feysalibrahim9331 2 года назад
Farmaajo
@qadroqueen857
@qadroqueen857 2 года назад
M.a
@axmedxaaji1403
@axmedxaaji1403 2 года назад
Farmaajo waa ninki Ikraan Tahliil dilay, Eng Yariisoow dilay, Gen Garaar dilay, Xildhibaanad Aamina dilay, Cabdiraxmaan Cabdishakuur weeraray, HSM weeraray, Muuse Suudi weeraray, Saadaq John weerayay iyo falal kaloo fool xun dadka u geystay, muwaadin Soomaaliyeed Ethiopia gacanta u galiyay, 5000 wiil oo dhalinyaro ah Eritrea gacanta u galiyey baad wax igag dhigeysaa?, Mareexaan marki horeba Sagaaro dabato ayey ahaayeen ee Baardheere ha u laabto Sagaaradiisa ha iska dabto ilaa tiirka laga soo taagayo.
@ruwaydamohamed8774
@ruwaydamohamed8774 2 года назад
Dambi hagglin.caalimul qayb.matihidw
@umafnaan5197
@umafnaan5197 2 года назад
Allah subxana waa tacala wax dila waxnh noleya rabiga uu noqo
@deeqa8962
@deeqa8962 2 года назад
Adiga maa marqati ka ah walagu wedinaa aqiro suashas
@xaajiciiley5092
@xaajiciiley5092 Год назад
ALLAAAAAA. YAAAAAAAAAAB. WAAAAAAAYE. KKKKKKKKKKK
Далее
Китайка и Зеленый Слайм😂😆
00:20
Magaca Xamar wayne xagee ka yimid?? | Old district
10:02
Old Structures in Mogadishu - What’s their Story?
7:52
My First Time In MUQDISHO” Xamar Vlogg 2022
6:27
Просмотров 83 тыс.
My Life in Mogadishu (60's) - From Miyi to Magaalo
11:32
Китайка и Зеленый Слайм😂😆
00:20