Тёмный

Xildhibaan Maalik Cabdalla ''Ciidamadii waxaa la leeyahay Qoryo ka keensada Beeshiina, Lamba''. 

Shabelle TV
Подписаться 114 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
/ @shabelletv5037

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 16   
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko Месяц назад
Mudane xildhiwaan cbdi malik waa beelweynta xawaadle the lion,s of somali reality🤴🤴🤴🤴🤴💯💯✊✊✊✊✊💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@AbdiqaniGabobe
@AbdiqaniGabobe Месяц назад
Xaqiiqdad ka hadshay Mudane Xildhabane
@abdirahmanhassanabdulle8513
@abdirahmanhassanabdulle8513 Месяц назад
Shabeele maasha Alaah runta ayee soo bandhigtaa ayaantaaa.
@abdullahiisse9952
@abdullahiisse9952 Месяц назад
Wlh dowlda ragaa runta idhaha kasaary
@osmansharif9607
@osmansharif9607 Месяц назад
shabelle TV wax kasta oo xumaan ah ayeey soo bandhigaan , wax kasta oo wanaag ahna way qariyaan waligood waa mucaarad ,dowlad kasta oo timaada malaha waxaa soo dirsaday cadawga soomaaliya.
@City-sr4iv
@City-sr4iv Месяц назад
Gabiil wuu dhintey Adow waxa layirahdaa Gof gabiil utaagan dee Duliyahoow
@Billcl8nyon
@Billcl8nyon Месяц назад
Runta ma Diide?
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 Месяц назад
Duli adigaa ah Xasan Tuug wuxuu rabaa mushaarkaas ciidanka inuu xado markuu Lee yahay qabiilkiina hub ha idin siiyaan ma qabiil bay u yihiin ciidan mise qaran
@salmaanabdulahi2967
@salmaanabdulahi2967 Месяц назад
Kan waa waashay xil ayuu rabaa maanta hadii wasiir loo magacaabo maalin dambe ma qaylyeen
@abobasement346
@abobasement346 Месяц назад
Kuwan waxan ku nacay waa qawdah maqashih kk iyo igu sawir haday run shegayan wasirkah may kah turan wasaradah
@user-ti8qb2hl7l
@user-ti8qb2hl7l Месяц назад
Xildhibaankan in la cunaan ka baqaa
@muslimoxasan-eo8tz
@muslimoxasan-eo8tz Месяц назад
Sax
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
walee xaqiiqadaad ka hadashay laakiin illaahaay idinkuu idin waaydiinayaa wuxuu xasan gaaysto waayo idinkaa doortay ee dalka kaqabta oo rida xayawaankan bad iyo dhulba wuugadaye
@City-sr4iv
@City-sr4iv Месяц назад
Xasan shekh dowlad madoonayo dee Alshabaab inuu agoonsado ayuu rabaa Idinka indin badala dee Hidhibaan geeri ayaad garka usaarantihiin dee
Далее