Тёмный

Xildhibaan Odawaa ayaa sheegay in dhiibista Qalbi dhagax ay lamidtahay qaranka oo dhan oo la dhiibay 

Somali cable
Подписаться 377 тыс.
Просмотров 62 тыс.
50% 1

Xidhiban Odawaa ayaa sheegay in dhiibista Qalbi dhagax ay lamidtahay dhiibista qaranka oo dhan

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 81   
@abdikafimohamud
@abdikafimohamud 2 года назад
Waa Qudbadda Kaliya ee aanan Daawashadeeda ka Caajisin ❤❤❤
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 3 года назад
Wlhi waa geesi oodawaa Ilaahay haku xafido
@ragesaney2028
@ragesaney2028 2 года назад
Man sha allah xil Abdirahman odowa legend weyaan
@Buurta-qw8gc
@Buurta-qw8gc 2 года назад
Xildhiban wadahir burtewahobyo wankuxise🤲🤲🤲🤲💯💯💯💯
@faaraxali2666
@faaraxali2666 6 лет назад
Geesinimo waa u dhalasho Alle haydin xafido
@kawsarsirajeabdi285
@kawsarsirajeabdi285 Год назад
Walahi xildhibankan katagero barlamanka guulayso mudane cabdi rixman odowa
@abdinasirabshir7876
@abdinasirabshir7876 5 лет назад
masha allah geesi ayaa tahay madaxweynaha mustaqbalka dhaw
@caliaadan8953
@caliaadan8953 7 лет назад
Maashaa A[[ah siwanaagsan ayuu ugu dooday qalbi dhagax iyo Umada Soomaaliyeed.
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 7 лет назад
I agree walaahi xildhibaanka fikirkiisa waayo report kani waxan u arkaa kaliya inuu tilmaamay in dhibistii qalbi dhagax ay ahayd khalad, lkn gudigani kamay hadal maxaa imika la samaynayaa, maa in la soo celiyaa, ma in lasii hayto mujaahidkaa, ma in kuwii gaday la ciqaabaa midna lagama hadal. Wxn ugu baaqayaa xildhibaanadu inay diidaan ansixinta waxani
@mohamedibrahimmohamed8258
@mohamedibrahimmohamed8258 5 лет назад
Allow Somali qalbigooda midaay allow qalbigooda isku mid kadhig
@TREEPST
@TREEPST 2 года назад
Masha allaah odawaa allaha ku xafido
@wardahjabarti7009
@wardahjabarti7009 7 лет назад
guul guul mahad guulayso wl
@ridwanali6241
@ridwanali6241 Год назад
Waan taageer sanahay xidhibaan odawaa
@FatimaAli-ow2ek
@FatimaAli-ow2ek 3 года назад
Geesi Geesi dhalay
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 6 лет назад
Maashaa Allaah beenta iyo runta isuma eka odayaasha lacagta lasiiyo say uqarqaraayaan beentooda iyo odawaa suu u hadlay taariikh ayaad gashay odowaa Allaha kubarakeeyo geesi geesi dhalay baad tahay runta hadal kaaga aad buu u qiimo baadan yahay
@farahali3865
@farahali3865 7 лет назад
Ninkaan waa geesi nolow
@firxiyocismaan1384
@firxiyocismaan1384 4 года назад
Odawaa kip goin
@tufahhassan2825
@tufahhassan2825 7 лет назад
Ninkan run buusheegay kii kanixi kii ku farxiba wuuna ku mahadsanyahay ilaahay ajir haka siiyo dooda uu dooday miskiinka gaalada loo gacan galiyay dowlada dadka raba in ay difaacaan wixii run ah haku difaaceen laakiin been hadaad ku difaacdo iyada wax tarimaysid adna aakhiro seegtay
@xasanmaxamed4200
@xasanmaxamed4200 7 лет назад
masha allah guul wcn
@mrakjunior
@mrakjunior 7 лет назад
siraaji ka hadal hadi kale ha daalin
@shukriyaahmed5250
@shukriyaahmed5250 5 лет назад
Alle haku xiftiyo
@gradabdullahi8119
@gradabdullahi8119 4 года назад
Waa xildhibaan wadani ah odowaa noolow
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE 3 года назад
Nooloow
@ridwanali6241
@ridwanali6241 Год назад
Guul
@mahamudsharmarke7052
@mahamudsharmarke7052 7 лет назад
Wuu sax sanyahay
@wardahjabarti7009
@wardahjabarti7009 7 лет назад
ala ilaahay haku xifdhiyo meesha joogtaa ninbaa jooga bal eega markay arkeen mahad oo hadlaya ayay comments cay ah soo wada qorayaan waana qolooyinka lacagaha lagu siiyay arimahaas waxaan idin leeyahay qabiil difaaca iyo shaqsiyad difaaca kitaabka ka wayn nin qaain ah wadanka laguma fiirsankaro waayo waa khayaano dulmi loo jeedo oo la daboolaayo mahah sax werye madaxda ha la horkeeno baalamaanka why?? aysan shacabka u hor iman karin labadan shaqsi iyagaa kadanbeeya wax kasta lagacana Ku bixinaya iyagaana wax walba ka danbeeya 14 october iyo qalbi dhagaxba waayo !!!!???? shacabkii oo ka soo horjeestay aawadeed ayay arintan soobe loo sameeyay si shacabka loo mashquuliyo darteed ragan cadaalada ha lakeeno hana ka hor hadleen dadka jaale madaxwayne afiga iyo qaadimkaaga danbiilayaal ayaad tihiin mahad noolow noolow ilaahay dhib kuma tuso guul iyo gobanimo ragan baarlamaanku sharci haka soon saaro wadanku laba shaqsi oo danbiilayaal ah uma burburayo wadankan waa jiray waana jiridoonaa waligi laakiin dhiiga dadka oo la xalaalaysanayo iyo shacabka lagu shabaaxtamayo baarlamaanku beenta iyo dhoodhoobka ha joojiyo Reagan talaabo cad halaga qaado waa khiyaano qaran
@faliswarsame7654
@faliswarsame7654 5 лет назад
.
@faliswarsame7654
@faliswarsame7654 5 лет назад
😴
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE 3 года назад
Maahan mahad waa Cabdiraxmaan Odowaa
@sahroali2741
@sahroali2741 6 лет назад
👌👌👌👌👌
@asadgure6464
@asadgure6464 7 лет назад
Wow,he is a lion
@Hamz826
@Hamz826 4 года назад
Somali Dhab ah Kanoo kale Haduu hogaanka no qaban Laha somali way midobi Lahayd Xitaa AnGa gumaysiga Ethiopia kujirna kabixi lahan baan aminsanhay
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE 3 года назад
Absolutely
@abdifitahaweissheikh4457
@abdifitahaweissheikh4457 2 года назад
Saleebaan yaa ka tahey?
@bashirpoi4094
@bashirpoi4094 3 года назад
Nin nol igadee
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 6 лет назад
Mudane odowaa i cafi mucaarad baan kugu ahaan jiray anigoon aqoon kuu lahayn hadana.waxaan ogaaday inaad wadani dhaba tahay
@deeqmaxamed8378
@deeqmaxamed8378 6 лет назад
Abdihaye Hansshi odowaa intan ka aqaan wa shaqsi wanagsan oo wadani ah sido kalana waxa uu ahaa macalin ardey badan oo somaliyed wax so baray marka shaqsi qabiil ah ma ahan odowa
@ahmedhanshi2422
@ahmedhanshi2422 4 года назад
Abdihaye Hansshi ader umada somaliyed dhibka heysta waa isfahan la aanta waa sidan oo kale qof adan aqoon aya iska mucaradi ee hada kadib u fiirso
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE 3 года назад
@@ahmedhanshi2422 odowaa waa nin saleebaan ah wuxuu dicaafayo waa daarood wuxuu ka difaacayo waa daarood wuxuu difaacayana waa daarood la dulmiyay marke ma qabyaaladiistaaa mudanaha
@shakirdayib6253
@shakirdayib6253 3 года назад
Mahad sanid
@abdullahibariyoow669
@abdullahibariyoow669 6 лет назад
Cidan.warkudu.ismasara
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE 3 года назад
Habargidir
@shukriyaahmed5250
@shukriyaahmed5250 5 лет назад
mahad salaad walhi wan kugu faraxsa nahay
@Hayatmarket3691
@Hayatmarket3691 3 года назад
Mahad salaad maahan maahan ee waa Cabariaxman Oodowaaa
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE 3 года назад
@@Hayatmarket3691 saxiix waa cabdiraxmaan
@saidmussa6461
@saidmussa6461 6 лет назад
Kkkk Mooryaankani Ciyaal faaycali Waa kuwii dhiibey Mahad Cooley yuusuf Garaad bal luqada uu ku hadlayo Mooryaankani dhiigyocab ah xildhibaan xaal qaado
@jamha3683
@jamha3683 3 года назад
ma aduu kaa dhuuqay dhiiga?
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE 3 года назад
@@jamha3683 laangaabyadu weey iska hadlaan
@saidmussa6461
@saidmussa6461 6 лет назад
Galmudug ayaa laga dhiibey Qalbidhagax Mooryaankani Ciyaal-faaycali ahaa ayaa dhiibtey Qalbidhagax haku marmarsiyoon tuugyahow dhiigyocab ah
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE 3 года назад
Ma adiguu kaa cabay dhiigga
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 6 лет назад
Waxas ayaa lagu leeyahay waa siyaasi
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE 3 года назад
Keed haysataa
@khadarfaarax6108
@khadarfaarax6108 2 года назад
kk
@abdirashidmahamed1192
@abdirashidmahamed1192 7 лет назад
war dastuur dad dejiyay ayaad ka raacday kii ale,golaha Shari dejinta ayaad ka mid tahaysharcigii ale ayaad xoorteen adiga iyo kheyrkaa,dali is Higa aayadaha Alaa managu qaldey waaba aad diiday in aad ku dhaqantid maxaad u soo daliishahey,
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE 3 года назад
Sakiin liq
@abdihakimahmed4741
@abdihakimahmed4741 6 лет назад
Boqolaal qof oo maalin walba Xamar ku dhinta maxaa loogu doodi waayay inta nin la dhiibay loo qaylinayo oo jeelka kusoo qurxoonaday waliba ?. Sheeko baralayda ha iska daayaan reer koonfurku oo dawladooda ha dhistaan.
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE 3 года назад
Adigu xageed tahay marke
@ahmedjama2285
@ahmedjama2285 6 лет назад
Kan.folxumada badan maxa ka galay qalbi dhagax u sheg dadkaga beraha iyo guryaha dadka ka baxa marka hire qalbi dhagax adigu ma matashid beshisa ka hadli karta u jedadada wa la og yhy moryaan folxumo.badan away re xamarki cadado geyseen
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE 3 года назад
Ma ninkaan baa fooolxumo Ku sheegtay hooge waad hurdeysaa walhi
@naimoelmi4856
@naimoelmi4856 3 года назад
Beel aa xasbunalah
@abdirahmanyonis5805
@abdirahmanyonis5805 6 лет назад
Ninkaan qaluubtiisa iyo afkiisa Iyo calooshiisa waxa ku jira haL meel uma wada socdaan waayo Isaga ayaan naqanaa iyo meessha usocdo qalbidhagax isga ayaa soo qabtay isaga ayaana dhiibay isaga ayaana maantna iska dhigaayo wadani
@deeqmaxamed8378
@deeqmaxamed8378 3 года назад
Ninyahow ma howlaha illaahay u gaarka ah ayad faragashatay hhhh qofka qalbigiisa waxa ku jira cida kaliya oo og wa illaahay subxanallah watacaala marka bal adigu xage ku ogaatay qalbiga odowa waxa ku jira
@MohamedAbdi-qj3mk
@MohamedAbdi-qj3mk 7 лет назад
Xoolo tuug ah ayaad tahay laaluush ayaad raadinaysaaa waana lagu og yahay parlamenk hawl ka badan ayaa u taalo orod oo dhamaystir dastuurka qabyada ah horay ayaa loo soconayaa
@engahmedabdi4175
@engahmedabdi4175 7 лет назад
tuugu waa ka dhiibay qalbi dhagax oo ah shaqsi somaliyeed ,ee maha kaka hadlay .ka yidhi waan idin bad baadinayaa ee Ethiopia udhiibaya muwaadiniin ta .farmaajo kha'inu wadan ,lakin ogsanow siyad bare ba lugu ayuu caydiid kaga cararaye .
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE 3 года назад
@@engahmedabdi4175 dhigga
@MrXasanyare20
@MrXasanyare20 7 лет назад
Hadal macaanaa, aaabahaa cun. Soo adiga ma aheyn ninkii isku diraayey odayaasha Hirshabeelle iyo Galmudug waqtigii aad aheyd wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumaddii Dam Jadiid.
@mrakjunior
@mrakjunior 7 лет назад
wa munafaq dagaal oga.
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE 3 года назад
@@mrakjunior habartaa baa ah
@mrakjunior
@mrakjunior 7 лет назад
munafaq dagaal oga. Quraan Kariimka ha ku been sheegan Kitaabka ha ku qabtee.
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE 3 года назад
Sakiin liq
@bms8635
@bms8635 6 лет назад
Xoolo tuug ah ayaad tahay laaluush ayaad raadinaysaaa waana lagu og yahay parlamenk hawl ka badan ayaa u taalo orod oo dhamaystir dastuurka qabyada ah horay ayaa loo soconayaa
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE 3 года назад
Sakiin liq
Далее
NAIROBI- KULANKI PM ROOBLE IYO QALBI DHAGAX
19:25
Просмотров 20 тыс.
WAREYSI QALBI-DHAGAX: XAALADDA GUUD EE DALKA
44:48
Просмотров 122 тыс.