Тёмный

Xirfad Cusub | 1 daqiiqo $60 

Gelle Bashir
Подписаться 265 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

Salaam
Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service
📞 WhatsApp link wa.link/zjb442 ama +252905582875
👉 My Website gellebashir.com/
👉 Subscribe-garee Newsletter-keena mailchi.mp/0c2...
👉 Register Binance - accounts.binan...
👉 Register Crypto.com Exchange - crypto.com/app...
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.co...

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 115   
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 Месяц назад
Mahadsanid Ustaad Gelle Bashir sida wangsn ee aad fursadaha Nola wadaagto 👍
@cartoon_websites
@cartoon_websites Месяц назад
uztaad app real ah oo somalia ado joga aad kala bixi karto lacagtaada waafi noo so gali❤
@faadumo7083
@faadumo7083 Месяц назад
Never give up ❤
@AzmariFTIIINSHE
@AzmariFTIIINSHE Месяц назад
Ustaad horumar wcn
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
thanks wll
@clkariinbihi1516
@clkariinbihi1516 Месяц назад
Shrudohoodgan waan buxiyay sidee ku helaa meel aan uga shaqaysto wlL gele bashirow
@Barwaqoluck
@Barwaqoluck Месяц назад
Never give up
@daawadmedia
@daawadmedia Месяц назад
Ustaad diyaar baan ahay wixii Cod ah ubaahan tahay. Waana kula doo wadaagi karaa Codadkaan duubay ama aan usaneeyay Xarumaha Ganacsiga.
@CarabReerbaadiye
@CarabReerbaadiye Месяц назад
Thanks teacher
@SalmonAwil
@SalmonAwil Месяц назад
Wllhi 2 jeer baa kuceshaday mahadsanid ustaad GB 🙏 waa kufiicanahay alx kaliya ah waxa iga dhiman Microphone ✋👏
@XaliimoMohamed-pm9mr
@XaliimoMohamed-pm9mr Месяц назад
Sediyow wan ka hayaa
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 Месяц назад
Alle haku Barakeyo ustaad❤
@AbdukadirMohamed-pi2oe
@AbdukadirMohamed-pi2oe 17 дней назад
Xagee laga soo xiriiraa ustad
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
Video-gan shaley bn so gashey lkn cilad baa qabsatey oo wan ka saarey hada markale kusoo celiyey, intii daawatey shaley raali ahaada .
@AbdiRahmanAbdinasir-m6x
@AbdiRahmanAbdinasir-m6x Месяц назад
Somalia maka shaqeysa wll
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
@@AbdiRahmanAbdinasir-m6x haa wll
@AbdiRahmanAbdinasir-m6x
@AbdiRahmanAbdinasir-m6x Месяц назад
@@GelleBashir mahadsanid wll
@XaliimoMaxamed-ot4so
@XaliimoMaxamed-ot4so Месяц назад
Maşhallh ustad🎉
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
thanks wll
@MaxamedAwil-l1v
@MaxamedAwil-l1v Месяц назад
Thanks
@CockerMarshall-w8d
@CockerMarshall-w8d 2 дня назад
Gottlieb Roads
@sahaltv24hrs
@sahaltv24hrs Месяц назад
Nio shaqadas Voice Overka ah aniga xirfad u leh e xagen kala so xidhidha si an kaga wareysto xogo badan mahadsanid sxb👏
@Ahmett_mouseh
@Ahmett_mouseh 12 дней назад
Instigram kala hadl chp
@Daacibashiir
@Daacibashiir Месяц назад
Ustaad subax wanaagsan
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
wanagsan wll
@RudolphEileen-n8f
@RudolphEileen-n8f 2 дня назад
Misael Vista
@Updy_naccer
@Updy_naccer Месяц назад
Ustaad xirfadan inte kabaran karaaa isheg plz
@WehliyePoy
@WehliyePoy Месяц назад
Link WhatsApp -namber fiiri lahadal asaga ،haaya
@maxamudosman5154
@maxamudosman5154 Месяц назад
Thanks ustaad ❤
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
welcome wll.
@user-hq1ke4gj3g
@user-hq1ke4gj3g Месяц назад
Firts one ☝️ ❤
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
thanks wll
@Openmedia24
@Openmedia24 Месяц назад
Waa maxay shaqadadu
@TeacherOkashOnlineAcademy
@TeacherOkashOnlineAcademy 28 дней назад
Dhaqsa iiga soo jwb
@yaxye-zE
@yaxye-zE Месяц назад
Firs comment😊
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
thanks wll
@AasiyoBarre-kk8oe
@AasiyoBarre-kk8oe Месяц назад
Fast one 😊
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
thanks
@user-Messi5544
@user-Messi5544 Месяц назад
​@@GelleBashir ustaad bal ka so hadal appkan la yiraa dollartub
@dhagajuunyare3483
@dhagajuunyare3483 Месяц назад
Mahadsanid wll qaali
@Mohaan297
@Mohaan297 Месяц назад
Macalin cilad miyaa ku heesato🤔 waa maarkii 3aad aad Soo post gareeysay muuqaalkaan
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
Video-gan shaley bn so gashey lkn cilad baa qabsatey oo wan ka saarey hada markale kusoo celiyey, intii daawatey shaley raali ahaada .
@Mohaan297
@Mohaan297 Месяц назад
@@GelleBashir macalin hadaad umaleeso inoo codka ciladeesan yahay Maya maciladeesano wuu fiican yahay💯
@Mohaan297
@Mohaan297 Месяц назад
@@Mohamed27282 haa waa xirfad codkaaga ayaad ugu xayeeysiineesaa dadka sida O'Day cabdule u xayeeysiiyo dharka ciida codkiisa
@SOMALIBADBOY
@SOMALIBADBOY Месяц назад
Scriptwriter ayaan ahay tana waan ku darsanayaa insha Alllah.
@CASKA1212
@CASKA1212 Месяц назад
Mudane Expect option ma isticmaali karaa plz cid sax ah oo ka hadlaysa ma arag
@tabiyechannel7945
@tabiyechannel7945 Месяц назад
upwork ayaan dafkana nahay ila soo xidhiidh hadaa rabto voice over.
@Natur732
@Natur732 Месяц назад
Wll ma igacawinysa
@KhaalidBarre
@KhaalidBarre Месяц назад
Muqaalkan dhaowr jeer dawaday maxasiya gelle
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
Video-gan shaley bn so gashey lkn cilad baa qabsatey oo wan ka saarey hada markale kusoo celiyey, intii daawatey shaley raali ahaada .
@Wanaas1977
@Wanaas1977 Месяц назад
Ustaadi kasoohsdal VAB
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
ok
@FarhanAbdihadey
@FarhanAbdihadey Месяц назад
First view 😊
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
thanks wll
@Mozonami
@Mozonami Месяц назад
30$ kugu sameeynaya kaliya inta cod Ee aad u baahato kaliya 30min ila soo xidhiidh guddoomiye. 5minute Maximum codka diyaar weeye
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
thanks wll
@Mohamed27282
@Mohamed27282 Месяц назад
Lakin qofka aan usameynayo ma qoral ahan bu igu so qoraya mise ana isku adisanayo pro
@Rodina440
@Rodina440 Месяц назад
Adaa sameysanaayo​@@Mohamed27282
@TeacherOkashOnlineAcademy
@TeacherOkashOnlineAcademy 28 дней назад
Wxd ii sheegtaa microphone-ka kan ugu fiican waa imisa?
@LookMe789
@LookMe789 Месяц назад
Zxb mahesto microphone 🎤 lkn iga cawi wll lacag aan ku iibsado mahesto codkada waa okey itijaabi pls😢❤
@MuniirNano
@MuniirNano Месяц назад
zxp noso eeg trade zero sida lacgta loga saaro dad aya naga waly wakhtina unaga gly mana karajo beli krne 😔🙌
@AbdirizakMohamed-m4q
@AbdirizakMohamed-m4q Месяц назад
Muuqaalkaan shalay daawadey 😅
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
cilad baad shaley qabsatey wll thanks
@NuurZahiin
@NuurZahiin Месяц назад
M.a wll mcn shukran
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
thanks wll
@nasrocabdi
@nasrocabdi Месяц назад
Wn samen laha lkin lcgta melay igu so dhacdo malahan
@shankarondiini9366
@shankarondiini9366 Месяц назад
Wan naqaan ee hadeey faan kaa aheen oo runtahy first free second waa hishiis ee fursada keen
@ISSE_DINN
@ISSE_DINN Месяц назад
SHOPIFY KA SOO HADAL
@Abshir_mukhtaar
@Abshir_mukhtaar Месяц назад
Sxb gedi wxn ninka mar waliba kula socda waxana raba wax yalo bdn in ad iga cawiso sxb guleso sxb
@Gotgeesey7
@Gotgeesey7 Месяц назад
Video shala daawanahay hadana maanta asow cusub maxow soo doona
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
Video-gan shaley bn so gashey lkn cilad baa qabsatey oo wan ka saarey hada markale kusoo celiyey, intii daawatey shaley raali ahaada .
@Gotgeesey7
@Gotgeesey7 Месяц назад
@@GelleBashir OK ustaad
@FaadimaMaxamedCabdiZahar-hc4lu
@FaadimaMaxamedCabdiZahar-hc4lu Месяц назад
ALhm Fursada wa ka faideysanaya ilhy Cod waa igu manaysaty❤😢 Xiten qof Saxafadnimo ina U qalmo ahy
@FarhioAliMohamed
@FarhioAliMohamed Месяц назад
Kaso hadal wll somalia jooga ano wadanka joogo lacag igu sameyni karo
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
video hada aad dawatey weeye xirfad somalia loga shaqeysto
@user-ws4xf2yw9p
@user-ws4xf2yw9p Месяц назад
Walal cryptocurrency inaan bartaa rabaa lkn wey igu adagtahay pls icawi
@ahmedmohamed.12
@ahmedmohamed.12 Месяц назад
Sdkle waan ubaahnhy xgee ka raadinaa
@saciidcismaan5960
@saciidcismaan5960 Месяц назад
Ninksn wixiisa waa ka waalid uu rabo inu ka waalo dhalinta. Wacu gaartey yurub bu joogaa. View kiisana wa u muhiim
@Macalinbashiir1
@Macalinbashiir1 Месяц назад
Qofka ugu horeeyo ahay sxp reply iso gal su,al ban qaba
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
thansk wll
@Macalinbashiir1
@Macalinbashiir1 Месяц назад
@@GelleBashir nio cawimaad baan kaa rabaa sxp sare
@jirecabdi
@jirecabdi Месяц назад
sidé loo itcmalya
@jirecabdi
@jirecabdi Месяц назад
​@@GelleBashir sidé loosamayn
@user-zz9ik6dc3c
@user-zz9ik6dc3c Месяц назад
Sxb waxaan Rabaa in aadsi toos ah.in.aankuulasoo xidhiidho.
@hamdimoha3883
@hamdimoha3883 Месяц назад
Lambarkisa tiktokisa bu saranyahay Gelle Bashir ba ugu qoran
@C.mohamedCabdilaahi
@C.mohamedCabdilaahi Месяц назад
Sxb binanceka converterka usdt to USA. Waan ka laayahay Somalia jooga maxaa xal ah I caawi no
@TeacherOkashOnlineAcademy
@TeacherOkashOnlineAcademy 28 дней назад
Sxb wn kugu xiranahay
@user-wf8md2ml9f
@user-wf8md2ml9f Месяц назад
Nio shaqadas voice overka wadoonayaaye hlke ka la soo xidhiidha wllka
@user-wf8md2ml9f
@user-wf8md2ml9f Месяц назад
Ii soo sheeg zxp😊
@kuppO__cR
@kuppO__cR Месяц назад
Mclin video editing ka kaso hadal
@GelleBashir
@GelleBashir Месяц назад
ok wll
@hanad-c2p
@hanad-c2p Месяц назад
eazybot ka soo hadal ustaad
@FaylasuufChanel
@FaylasuufChanel Месяц назад
Macalin trade zero ka soo hadal
@rahmiinalove63
@rahmiinalove63 Месяц назад
Ma sadaqeysti marka cod lacag ka bixinayo wexe donta ha ahaatee
@OmarAbdi-w4u
@OmarAbdi-w4u Месяц назад
Markaan Codka saar buuga xagen ku soo gudbin oo yaan la xidhiidha Qof iga jaahil tira ma heli.
@onesomalitiktok759
@onesomalitiktok759 Месяц назад
Niohw adi khiyaali baad noo sheegtaa mr wlpa hdd run sheegayso lacag isoo dir maanta 50$
@barwaaqoahmed-bj4tv
@barwaaqoahmed-bj4tv Месяц назад
😂 shaqeyso ceeb maha ninkan macalin kanah kaliyh wuxu ku sheegy process kii aad u mari lahyd lacagta ee isoo dir shaqo maha farah faqir
@abdimajiidabdullahiali1447
@abdimajiidabdullahiali1447 Месяц назад
Wlhi xirfada walipa saan u dhageesnaayey lacgna kama haayo waqtina waa iiga paxay pal hal xirfad hadaad taqaanid oo lacg ka soopizid icaawi😢
@OmarZakriye
@OmarZakriye Месяц назад
Cryptocurrency
@abdimajiidabdullahiali1447
@abdimajiidabdullahiali1447 Месяц назад
​@@OmarZakriyesaxp sidee uga sameeyaa
@usaamepoy
@usaamepoy Месяц назад
@@abdimajiidabdullahiali1447sxp coarse Gado oo daawo kedib ku shaqyso
@hamzaproduction1448
@hamzaproduction1448 Месяц назад
Waxa Wa Been Saxib Voiceover 😂😂😂
@Sulub_ka
@Sulub_ka Месяц назад
Aplicationka lagu samaynayaa waakee
@Mmm10334
@Mmm10334 Месяц назад
Buga an dubay xage ku iibiyaaa?
@Mohaa930
@Mohaa930 Месяц назад
Hhhh waxan shaqeenayn baa wada la laabo walaa tan kaasoconayn😅
@CadeMaxamed-h8w
@CadeMaxamed-h8w Месяц назад
Zxp xrp kasoohadal
@UstaadMuxiyadiincabdifaarax
@UstaadMuxiyadiincabdifaarax Месяц назад
No profit
@selloibro9824
@selloibro9824 Месяц назад
Ninkani waxa u so gudbiyaa inta badani wa been wayo qof kasta o wax iibinya wu buunbiniya si laga gato ninkani muuqalka lacag ba ka so gelysa markaa si lo daawado waa inuu xayaysiis u samayaa lkin waxa geliyee an ka baran karaa wa in waxkasta o ad lacag ku helayso inad xooga beena ku darto
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 Месяц назад
Nio mlin wlpa youtube vedio soo dhigtaa . Waa mesha kli lcg kaheshid waayo waqti umadan haynlahyn hdd lcg haysato .i think inaad beenlow thy dadkana. Ha waalin
@nono123jk
@nono123jk Месяц назад
Been bdnaa horta 2018 ilaa hda been buu dadk kuwadaa views raadis waaxid
@HassanTiptop
@HassanTiptop Месяц назад
Sxp sare numberka whatsapp iso dir xog ayaan ku hayaa hadii macquul thy
@MaxamedAwil-l1v
@MaxamedAwil-l1v Месяц назад
Thanks
Далее
Waa maxay Motion Graphics? Beginner's Guide Somali
13:21
7 Xirfadaha Ugu Lacagta Badan 2024
13:58
Просмотров 135 тыс.
Ku Baro Xirfad 2O-Saacadood  (The First Twenty Hours)
17:55