Тёмный

XISBULA OO MAANTA QARHISAY GOOB AY KU KULANSANAYEEN ASKARTA ISRAI; WAREEYSI ABDIXAFIT BARIGA DHEXE 

Kow Somali Media
Подписаться 577 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

XASBOLLAH O MAANTA QARHISAY GOOB AY KU KULANSANAYEEN CIIDANKA ISRAI; ABDIXAFIIT OO IGA WARAMAYA BARIGA DHEXE IYO DUQEEYNTA SOCOTO

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 67   
@HabibaMahamud-ut4yf
@HabibaMahamud-ut4yf 2 часа назад
Maanshaa waad ku mahadsen tihiin hawasha aad u heyasaan umada soomaliyeed allha idin xafido dhaantiin ❤❤❤
@erumroble5081
@erumroble5081 Час назад
Mashaa Allaah madsanidin dhamaan tiin waan in wada dheysanaa mid markaan kabaxno ayaan kankale aad naa❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@afrahap4406
@afrahap4406 2 часа назад
Maasha allah Basasiin Baa Ishaa uyeeshay Halayaan
@geenyodila9095
@geenyodila9095 57 минут назад
Maasha allah waan idinku farxsanahay maskax caafimad qabta iyo aabayaal Soomaali nimada ku weyn tahay oo ahludiin ah ❤❤guul guulaysta.
@aslinoormuse6394
@aslinoormuse6394 Час назад
Mashaa Allah Allah idin xifdiyo shaqada fiican oo aad bulshada u haysaan
@mahdimahameddiriye9992
@mahdimahameddiriye9992 2 часа назад
Mahadsanid sh. Mustafe
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Час назад
Masha Allah sifiican ayaa ufalanqeesen Mahadsanidiin❤
@GeediFarayare-tm4fx
@GeediFarayare-tm4fx Час назад
Asc kow somali media warar sugan.guul xisbulaah.
@anabali5298
@anabali5298 Час назад
❤Waa ku salamay sheq mustafa adiga iyo cabdi xafid guuuuuuuuuuuuuuuul eysta❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@hyatyusuf9068
@hyatyusuf9068 Час назад
ماشآء الله تبارك الله حفظكم الله ورعاكم وجزاكم الله خير الجزاء وجعل الله ذلك في ميزان حسناتكم
@adenhassanbashir4930
@adenhassanbashir4930 Минуту назад
Maashaa allaaaaaah. Allow idin barakey.❤❤❤❤❤❤❤
@Neima1000
@Neima1000 Час назад
Allaha somali nimada mideyo 🇩🇯🇸🇴💪
@مرام-ع9ث
@مرام-ع9ث 2 часа назад
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 6 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967711013075 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡♡~~~♡~♡~•~•~•~•~♡~♡~♡~;l.i.i.i.i.i.l.|-..،..،،..،.،.،.،...
@Shukri-o1s
@Shukri-o1s 2 часа назад
الله أكبر ولله الحمد والمنه الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
@AbdulrahimSufi-q3s
@AbdulrahimSufi-q3s 2 часа назад
Allahu akbar ❤❤❤
@SacdiyaYuusuf-l7k
@SacdiyaYuusuf-l7k Час назад
Waaidin salaamy labo wariye
@HassanaffeyAffey-ie6jh
@HassanaffeyAffey-ie6jh 26 минут назад
😮iran is divided at moment and is likely something normally happens. Isreal is dangerous in poisoning and let's see if civil
@geenyodila9095
@geenyodila9095 56 минут назад
Wariyayal wax bartay oo qaran ah oo xumaan ka fog so dhawada ❤
@hoyomacan8074
@hoyomacan8074 2 часа назад
maansha Allaah waa arrin fiican in walaaleheenna wariyaashaa iyo culumadayada in ay sameeyeen Arrin ku dayasha mudan oo ax in ay noo soo gudbiyaan warar sugan oo afkaaga ku baxaya iyaguna waa wariyayaashee iyo Culumadaba ay Sameysteen Bah wadaag ama isku xirnaan dhexdooda. mansha Allash waa wax Illaahay lagu mahadiyo waxaanna rajeyneynaa in ay halkaas ka baxdo dadkii isku caayi jirey Aaladaan dadku ku wada xiriiro oo isugu diri jirey Fadeexooyin. Qabiil cay iyo wax la mida Ishallaah waxaa u rejeyneynaa walaalaha kale iyo wixii ummada Somaliyeed wanaag ku soo kordhinaya in aynu dhageysano wakhtigeenana aan siino Cumudeenna iyo Camadeennabaviyo intavAqoonta madigaa taqaan aan isku wada Xirnaano Ishallaah Somaliyeey haddii kale oo aan qabiil dabada haysanno iyo isdil iyo isdhac waa leyna waayeyaa Bulshadeenna hadalkeyga ugu danbeeyo waa aan isku walaashanno khayrka ee yaanna isku walaashan Xumaanta. wa bismillaahi tawfiiq
@SiidcaliAxmed-k2l
@SiidcaliAxmed-k2l 2 часа назад
Cabdi xafit wan ku salamy saxib Wan ku takeraa
@ayaanmohamed3010
@ayaanmohamed3010 2 часа назад
Masha alh shaqo fiican ayaad uheysan umada muslinka❤❤❤
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar Час назад
Daaroor xaaray
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 Час назад
Okey khabiirka waan u mahadcelinaynaa
@Cumar2
@Cumar2 46 минут назад
Marshall allaah
@AhmedNuurmahamed-b1j
@AhmedNuurmahamed-b1j Час назад
Thank you kow media
@safiahussein8047
@safiahussein8047 Час назад
Mashallah ❤❤❤
@KayseHuriye
@KayseHuriye Час назад
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤❤
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 часа назад
Maasha allaah nasiib daro sheekhii ma noola😢
@YakubyussufMaalim
@YakubyussufMaalim 29 минут назад
Asc abdi xafid. and wariye mustafa
@RoodaWarsame-c6l
@RoodaWarsame-c6l 53 минуты назад
Alaahu.Akbar.lubnan.guul
@AyanSalad-u1g
@AyanSalad-u1g Час назад
Wcs shiikh
@hibaqkhalif
@hibaqkhalif 2 часа назад
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@AbdiAgood
@AbdiAgood Час назад
❤😂ku mahadsanidin tabintiina xogaha mihiimka ah siiba B/dhexe. 😂❤🎉😢😮
@deeqawliyo293
@deeqawliyo293 Час назад
Waa.wareey.gormuu.khabiir.noqday.cabdixafid.dee.bahasha.habiyodicinina
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Час назад
(وَكُلُّ صَغِيرٍ وَكَبِيرٍ مُّسْتَطَرٌ) سورة الرحمن ( WAX WALABA OO YAR AMA WAYN WAY QORANYIHIIN ) Surat Al-Raxmaan Waxan ku hadalno BEEN - RUN iyo waxaan samayno WAX XUN -WAX FIICAN Oo dhan yar iyo wayn way qoran yihiin ADERR XUSEEN
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Час назад
(وَكُلُّ صَغِيرٍ وَكَبِيرٍ مُّسْتَطَرٌ) سورة الرحمن ( WAX WALABA OO YAR AMA WAYN WAY QORANYIHIIN ) Surat Al-Raxmaan Waxan ku hadalno BEEN - RUN iyo waxaan samayno WAX XUN -WAX FIICAN Oo dhan yar iyo wayn way qoran yihiin ADERR XUSEEN
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 Час назад
(وَكُلُّ صَغِيرٍ وَكَبِيرٍ مُّسْتَطَرٌ) سورة الرحمن ( WAX WALABA OO YAR AMA WAYN WAY QORANYIHIIN ) Surat Al-Raxmaan Waxan ku hadalno BEEN - RUN iyo waxaan samayno WAX XUN -WAX FIICAN Oo dhan yar iyo wayn way qoran yihiin ADERR XUSEEN
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Час назад
Balse waan siiwataaye mustafow marka la eego aragtidaada iyo haybada wajigaaga waa yaqiin farxad ah lakiin marka lamaqlo codkaaga iyo hadaladaada wax isku imankara maaha sobobtoo ah horta waa inaad iswaydiiso waxan is hayaayi waa ayo madad caadiyaa' madawlado caadiyaa mise waa tii allaha awoodali sheegay waxaan ku soo xidhayaa qoralkayga su'aashii udambaysay si khalad ah ayaad u waydiisay cabdi xaafid balse isaga ayaa sax u sheegay
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 часа назад
Runtii waa khabiir A.hafid Mohamoud Jama wax badan ka ogsoon caalamka aan maanta ku noolahay
@Deeqodhaqlo
@Deeqodhaqlo 52 минуты назад
❤❤❤❤❤❤
@axmedfaarax6259
@axmedfaarax6259 2 часа назад
Cabdi xaafid waa qabyaali
@qafijohirsi7662
@qafijohirsi7662 Час назад
Allahu Akbar ilaahey hajabiyi israel
@hodanmohamedahmed703
@hodanmohamedahmed703 Час назад
Asc
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 2 часа назад
qofkii rabo duqen lev ah tiktok kuqor Daily mail
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 часа назад
Daily mail waxa iska leh nacabka islamka ingiriska marka miyuu wareeray
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 2 часа назад
@@abdurrahmanHarbi-cy8hy haben hore duqayn tii lagu riday israa.iil si toos ah oo layf ah ayaa looga daa banaayay
@alphakatun7878
@alphakatun7878 16 минут назад
Wariye cabdi xafiid waaba fallan qeeye sare
@alphakatun7878
@alphakatun7878 13 минут назад
Kkk carabtu dawllado ma ah waa America gas stationy
@alphakatun7878
@alphakatun7878 15 минут назад
Wariye cabdi xafiid waaba fallan qeeye sare
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 часа назад
Anuu kuwada salino❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
@abdirazakhassan6361
@abdirazakhassan6361 2 часа назад
6:15
@haliimoahmedmohamud7476
@haliimoahmedmohamud7476 Час назад
Mashaa Allah musdafe lakin c/ xafid waa nin fican wana dhageysanaa lakin ninka ladhohp caalin waxa uu ka hadlaa qabil oo walba uu ka sheegayo oo been u badan dadka kale waa dad fican oo xaqiqda ka hadlo sida table injiyer axmad iyo qaar kale oo badan
@adamabdi7353
@adamabdi7353 2 часа назад
Madina fahmin xaalka natin yahuu waxuu ugu jecalyahay in dhamaan laburburo oo ay kujirto Waxba showman maynee rabow dhagaxyo soo daadi
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Час назад
Sheekh mustafow illaa hada waxaad aaminsan tihiin saxaafada reer galbeedka oo caanku ah barabagaadka caalamka dhexmarshaan balse maanta xaalada taagan qofkii aqiidadiisa dhabta ahuu garanayaa xaalada maanta taagan iyo sahuuniyadu waxay tahay inay tahay illaahay inooga waramay sidoo kale qofka amarka illahay taabacsan sahuuniyaduna waxay tahay uu garannayaa dagaalkani inuu yahay xaq iyo baadul waa xaqiiq
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Час назад
Waanqabaa qudhaydu in7octobar gumaytuhu dagaal adag qaadidono lakin maqazaa mise iiran lamacadaynkaro lakin qaza hadanayjirin bartilmamedyo aysidonkuxaqijiyen ogyihiinhada dagalkasta aykuqadan wuxunoqonkaraa ilamerayso tom an jeri iyo xasuuqarayidka
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Час назад
Iiran mudadiidherayd Eay aamusnayd waxbadan baykadiyargarowday siqarsodiya dhinacna baritano basasinta kawaday hadugaarsi basas kujirta israilna waxakuadag inayjawaabto madama basasinti ugarsikusocdo aynaisnabayaan odhumanayan
@cartanmusse7819
@cartanmusse7819 2 часа назад
Wadaad ama shiikh warka iska xiir islaan baa lagu maleeyaa hadaad iska xiirtid garka waxaa noqonee wiil dhilinyaro ah
@sanbaloolshehussein9256
@sanbaloolshehussein9256 Час назад
WWW❤❤❤
@adamabdi7353
@adamabdi7353 2 часа назад
Dan kama lahin inay burburto yahuuda raisul yahuu waa naflacaari Maudonayo gadashiis aduun nabad sii ahaado
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 Час назад
Mareykan waxad modda in israiil uu u shegeyo haddey werar qadeyso uu tilmamayo melaha ay tahay iney duqeyso melaha uu leyahay ha werarin ayey werarta tas sow uma eko baq ah werar meshas iyo meshas
@MohamedAbdisalam-f9v
@MohamedAbdisalam-f9v 44 минуты назад
Shiikh. American waa beentiis wuu rabaa in Israel weerar ay qaado dadka iska dhaadhicinayaa adeer meeshan dagaal 3 xaad baa dhacayaa maraykanka iyo ingiriiska iyo faransiiska si toos ah ayey dagaalka u soo gelayaan kadibna ruushka iyo shiinaha iran ayaa soo racayaan sidaas ayuu ku bilaananayaa dagaalku
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h 2 часа назад
mustaf wad mahad santahey codsi ogaada israiil dhul eyledahey majiro waxa lag dul kokeyey dhulalki islamaka sida darted wa in ad uga hadasha sida ay uga hadlan iiraan iyo xuutiga marna afkoda soma mariyan in ay dhul ledahey balse waxey dhahan dhulka falastin dhulka lubnaan dhulka suuria dhulka joordan intas ayey xogtey dhulkoodi sida darted dheh gumeystaha dhul boobka???????????????????????????????????????????????????
@husseinibrahim3064
@husseinibrahim3064 2 часа назад
salale
@husseinibrahim3064
@husseinibrahim3064 2 часа назад
❤❤🎉
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 46 минут назад
Somaliya mad kala talisan in wiilal garayo ila 50 sirdon turkiga u so tababaran intad ku mashqulsan tihiin carab shuci israiil kala hadla diwkaddiina wax wax tar leh israiil haddii carabta so ceyriyan oo ka so cararan xagge bey tagi donan ma kafekerten itobiyo u yereyso u diraneyso dhulka somalida oo kala qeybsan is nacay iney ay wada qabsadan maxa somali u diyarsan kala taliya dowladda somaliya iney ka faiideysato ciidamo isku dhaf ah ila 50 ama 100 sirdon debedda iyo gudaha tahay ah si eedda somalida loga nabad gallo kala tali dowladdiina wax somali anfaco oo wax tar weyn leh
@abdirazakhassan6361
@abdirazakhassan6361 2 часа назад
Waryaaya beenta joojiya dulmi diid ninka sheegta yaa ka qabiisheeg badan koley muuminii ma tihiin sida yahuudu u beenbadantihiin
@abdimohamed5638
@abdimohamed5638 2 часа назад
Kan yuuna ku sharaf ridin nin sharafleh ma aha waa qabyaaladiiste weyn
Далее
What Should Leaders Learn from History?
28:33
Просмотров 410 тыс.