Тёмный

Xitaa haddaa dhimato lacag maa lagaa rabaa mise ogtahay meydka galkiisa in alle soo xiray su aalo wa 

HANMAAL MEDIA
Подписаться 50 тыс.
Просмотров 3,4 тыс.
50% 1

#hanmaal_media_subscribe_like_share_comments

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 25   
@hassanhnlwarsame3192
@hassanhnlwarsame3192 2 дня назад
Abwaan run sheegtey aadþahey guulso
@SaadaqKaraama22
@SaadaqKaraama22 2 дня назад
🇸🇴 KULIGEYN WAA WALAN NAHY 😂😂😂😂😂 SABAB WAA UMAD KALAMAAN AH WLHI
@CaashoMohamed-t8t
@CaashoMohamed-t8t 2 дня назад
🇸🇴
@Fadumo383
@Fadumo383 День назад
mudane xasan sheekh sumcdiisa ayaa kudhimaneysoo kale ninkii meyd lacag weydiiyay iyo wax yaalaha lamida ah xasan sheekh isagana waari maayo hadey arimahaas run yihiin Allaha nadhaafiyo xasan sheekh mid ka qayr room in Allaha noogu bedelo
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 2 дня назад
Haa dowladu waa ku saxanyihiin abwaan waxaanjoognaa yurub waxaan heysanaa daganaasho markey dhacdo sanad kasto lacag baan bixinaa
@kaaraa-mardha1977
@kaaraa-mardha1977 День назад
Ninkaan okiyaalaha qaaliga soo gashtay waaba iska qoslaa oo lacagta soo galaysa ayuu ku faraxsanyahay
@CabdirisaaqShade
@CabdirisaaqShade 2 дня назад
Adeer anaga waxba hana su aalin adeerka waa ma dharge meel kasta lacag buu ka raadinaya
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 2 дня назад
caalamka waa kajirta tiira koob guurigan yaa dagan. Imisad kakoban tihin ayaa ladhah
@saybahmed1504
@saybahmed1504 2 дня назад
Lacag hadeey ku rabaan waa mashruuc ee haleyska diido gobalka Banaadir waa inuu joojiyo mashruucyada reer Muqdisho kaliya lagusoo qaatay
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 2 дня назад
Midakale waanshaqeynaa wadan islaaameed baan canshuur bixinaa maxaa diidayo inwadankaga adcanshuurta bixiso
@CaashoMohamed-t8t
@CaashoMohamed-t8t 2 дня назад
Halaga dhigo. Lacag la. Aan. Agoon baa kubadan
@CabdicismaanMaxamud-g8i
@CabdicismaanMaxamud-g8i 2 дня назад
Muqdisho waa loo soo shaqo tahay shacabkii oo shaqo la.aan ah ayaa canshuur laga qaada marka shacabka reer banaadir waxaa loo diidan yahay in ay noolaadaan war Muqdiso keliya ayaa Soomaaliaya ah dowladdii timaatadaba waa tan wax ay rabto ka sameyneyso iyada oo amarkeeda uusan ka shaqeyneynin gobolada dalka waa la yaab waa wixii lagu riday nidaamkii Siyaad Barre oo ku soo aruuray Muqdisho ka dib markii jabhadii ay gobolada ka soo bursadeen ka dibna magaaladda loogu soo galay
@CaashoMohamed-t8t
@CaashoMohamed-t8t 2 дня назад
Halaqaado. Faraha. Mababa eeso
@KiinMohamed-x5b
@KiinMohamed-x5b 2 дня назад
Aduuhormaraye Ayaan latartameysaan wa,xaadna Kabilaabaysan qabriyada iyo xaraxyad iyomusqlah iyo bualacadah
@CabdicismaanMaxamud-g8i
@CabdicismaanMaxamud-g8i 2 дня назад
Qaabkaan ma ahan mid dadka dan ugu jirto kuwa xafiisyada fadhiya ee ka yimid gobolo kale ama qurbaha ayaa shaqo abuur loogu rajeynayaa Shacabka gobolka banaadir waa loo soo shaqo tagay looma dhama haddii dalkoo dhan ahaan lahayd ceeb ma noqoteen awal ayaaba jirin wasaarado loo shaqeeyo oo waxaa jira wasaarado magac u yaal ah kuwaan waa lagu sirmay allaa u maqan bulshada Soomaaliyeed mar ayey ka bixi doonaan xalada sidaan ma noqon doonto codkooda lagu heli maayo dadka waa la kasbadaa mooye dhib lama geliyo
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 2 дня назад
,sax
@mohamedsheililla7353
@mohamedsheililla7353 2 дня назад
Adeeg kasto dowlad qabato iyo dokumenti dowlad ka soo baxa kharash baa ku baxa. Shaqaalaha, qalabka, keydinta iwl. Qofka loo adeegayo waa inuu kharashka bixiyaa.
@MedaliGire
@MedaliGire 2 дня назад
Dowladu waxyabaha shacabka dhib u kenayo haka ilaliso wayo fashilbey u keni ogadana kooxdi farmajo aya niga dhexbuxda oo arimahan adag sameyn kara si shacabka nigu Diran in ad fashilatana donayo ka digtonada
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 2 дня назад
lacag mahan qofka dhiintay malin kii u dhintay aya malfkisa xirma qofka arosayo malinti warqada nikaxa lasiyo aya ladiwan geliya hadii lafuro maxakamada malinki lafuro aya ladiwan galiya reer xamar cadi iska dhiiga casimadi xadarad ayad tihin maxa reer tuulo
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 2 дня назад
,dadka deegan guuriga ladiwan geelinayo yuu been sheegin inta kunol guriga hasheego waxan kacodsana doowlada dadka shacabka marin hababinayo wax haka qabato guudomiyah gobolka haka halo yuuna waa lacag dhiihin
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 2 дня назад
weeye dadka yaan lamarin hababin doowlada shacabaka ha wacyi galiso
@CaashoMohamed-t8t
@CaashoMohamed-t8t 2 дня назад
wAa sax. Inlayeesho eedhii
@CaashoMohamed-t8t
@CaashoMohamed-t8t 2 дня назад
Faraha halaqaado. wAa. Sax
@hassanhnlwarsame3192
@hassanhnlwarsame3192 2 дня назад
Abwaan run sheegtey aadþahey guulso
Далее
skibidi toilet multiverse 042
20:57
Просмотров 4,7 млн
Шок-контент! 😱
00:50
Просмотров 1,9 млн
skibidi toilet multiverse 042
20:57
Просмотров 4,7 млн