Тёмный
No video :(

Xog Culus: Abdisalan Hereri oo Wareysi muhiim ah la yeeshay Sh Hassan Dhooye 

Xogmaal Media
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 58 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 97   
@mohamedsayid8094
@mohamedsayid8094 3 месяца назад
Excellent masha Allah Sheekh xasan ربنا يبارك فيك
@user-zj2pz6kx9v
@user-zj2pz6kx9v 3 месяца назад
❤Siemens 😂in ❤jrjelo🦔
@khadrahassan4374
@khadrahassan4374 3 месяца назад
Asc Manshalaah waa barnamij fiicanahay thank you
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob 3 месяца назад
Masha Allah sifiican baa uga hadasheen dhibaatooyinka qurba jooga rayigaa inay dhalinyaradu wadankii Ka soo guursadan aad bay ugu fiicantahay si aan dhaqankii iyo diintu uga lumin dhalin yarada qurbaha jooga illaahay ha xifdiyo diintooda iyo dhaqankooda dhalinyarada dhulkan gaalada jooga allahuma aamiin
@abdiwahabm6255
@abdiwahabm6255 3 месяца назад
Waa dhawahay waaryaa
@sabraa2009
@sabraa2009 3 месяца назад
That was best awareness Thanks sheikh hassan dooyi
@abdourazakmohamoud7759
@abdourazakmohamoud7759 3 месяца назад
Waa dhibaato jirta isla wiil dhalay mukhdaarada baratay ka dib waxaan ula cararay africa oo aan ku hayaa mudo❤laba sano❤ah Maamshaa allaah
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 3 месяца назад
Fabulous interview. WA Bilahi Tawfiiq.
@nabaadlove6019
@nabaadlove6019 3 месяца назад
Wiilasha u sheeg inay sida isu dhaqmaan , aabayashana u sheeg inay tusaale fiican u noqdaan wiilashooda 😊
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 3 месяца назад
Sheekhu waa nin horumar fican ka muuqdo
@user-ds3ou1np9z
@user-ds3ou1np9z 3 месяца назад
😅😅😅😅😅
@abdourazakmohamoud7759
@abdourazakmohamoud7759 3 месяца назад
Thank you abdisalaan herer iyo sh,xasan dhooye
@user-qh7sv3io1i
@user-qh7sv3io1i 3 месяца назад
Mahadsanid adiga iyo shiiqaba Waa barnaamij wanaagsan ee yaa somali heshiisiinaya waata meel walba qabyaalad lajoogtaan, teeda kale masaajiddi xitaa ayaga intaa laga qaado ajnabi kale loodhiibaa reer hebel waaye camal
@user-hy1xz5cj1y
@user-hy1xz5cj1y 3 месяца назад
Mansha allaha waa caqli iyo aqon naga maqan somalaya good waraysi
@abdourazakmohamoud7759
@abdourazakmohamoud7759 3 месяца назад
Abdisalaan herer Alle ha kaa❤ajarsiiyo wanaag farista iyo dhibka run❤ahaan jira aad baan u ilmeeyey waraysigii gabadha ka qaaday
@khalifmahmud4770
@khalifmahmud4770 3 месяца назад
Masha allah it's good point allah ku xafido sheikh thanks c/ hareri
@IsmaciilcabdulahiXaji
@IsmaciilcabdulahiXaji 3 месяца назад
Masha Allah masha Allah
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 3 месяца назад
Wa tuntiis. Wallaahi. Tapping in from southern greater Somalia 🥷🏽☝🏼💚 Free Palestine
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 3 месяца назад
Family have to stay together ❤❤❤❤❤ that solutions
@user-zj2pz6kx9v
@user-zj2pz6kx9v 3 месяца назад
🦔🦔🦔🦔🦔🦔🦔🏆🤙❤️👌🥻🪭🍝WxnCnBsiaoEG./❤⚘️☆
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 3 месяца назад
Haaye Haaye,Wareysi Qiimo badan Weriye Sare A Salaan Hereeri, Courages, Brother. 👍
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 3 месяца назад
Very important program
@umosaqariya
@umosaqariya 3 месяца назад
mansha allah ❤❤
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 3 месяца назад
Maanshaa Alaah Maanshaa Alaah
@IbrahimAxmed-sl6gf
@IbrahimAxmed-sl6gf 3 месяца назад
Masha allah sheikh waano fican
@AbdikaniAbdullahi-yu2vx
@AbdikaniAbdullahi-yu2vx 3 месяца назад
Abdisalan hareeri wiilkisa waxoo guursady Hindi
@somsaid2116
@somsaid2116 3 месяца назад
Mansha allah shiikhu cilmi baaris wanaagsan buu sameeyay.dadka soomaaliyeedow kudadaala midnimada.
@user-cf8tu7di2t
@user-cf8tu7di2t 3 месяца назад
Somalidu ma qurbaha ayey ku walaaloobayaan 😂 sharciga galbeedka ayaa lagu walaaloobay miyaa? Aaway dalkoodii sow iskuma ay soo dilin waa dad runta iyo beentu iskugu mid yihiin oo Qof kastaa ka fekerayo wax uu ku gaadhi karo lacag Qiyaali walahi somalida dibada u carartay ee dalkoodii ku heshiin waayey culimo maxay ugu hagaajin weyday dalkoodii ilaa hadeer baa laga qaxayaaye? Waa dad shaqeysanaya oo lacag sameynaya dan somali ma wadaan dugsigada iyo masaajida ayey lacago ka sameystaan sida wadaadkan oo kale haba yaraatee waxba kama galin somalia iyo kuwa Galbeedka jooga kaliya lacagtiisa ayuu daneynayaa in loo keeno....... waxan saxibo nahay whalinyar badan wlhi ilaahay bay dafireen oo diideen in uuba jiro.. islaam islaam buu ka hadlayaa bilaahi dadkaasi wey tageen dadkii soo qixiyeu baa masuul ka ah somali isbedwöka ku dhacay waa inay Ilaahay ka shakiyeen kuwa janacada nala dhigta ee somalidaa waxay maalinkasta nagula murmaan jiritaanka ilaahay meel dhaw buu ka hadlayaa ninkan dhalinyarta kama war hayo odayaasha fadhi ku dirirka ayuu ka hadlayaa
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 3 месяца назад
Qur baha ku koray wax ku bar tay Diin teyda iyo dhaqan keyga in ay san iga lumin Wan ku da daala mar walba qofka hadii luqada iyo dhaqanka ka luman Diin tiisna way dun tay Allow iimaan buuxa ina siin Diin tena ino xooji Allaamu Aamiin
@AffectionateBurger-co1pp
@AffectionateBurger-co1pp 3 месяца назад
Mcho Allah sheekh
@Awoowe21
@Awoowe21 3 месяца назад
Luqada Soomaaliga ku hadalkeedu waa u muhiim Ciyaalkeena, qoyskii taa ku dadaalay ilmahoodu waa Soomaali, kuwii kale ee aanay ku hadal waa lumayaan ama halis bay u yihiin inay lumaan markaa luqadu iyadaa u furro ah dhibaatooyinka caruurteena iyo dhalinyaradeena yar yar haysata. Waa Barnaamij fiican. Mahadsanidiin
@kamole3
@kamole3 3 месяца назад
Well articulated
@gaasirajamaac8020
@gaasirajamaac8020 3 месяца назад
😊😊999ķ
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 3 месяца назад
Absolutely
@saidnour8864
@saidnour8864 3 месяца назад
Mansha Allaah sheek our Imaam MB
@fozh1623
@fozh1623 27 дней назад
Mashallah waxaan ficaan soomalidu ineey inan sameyno mello iyo app dhaalinyaradu somaalidu isku bartaan sii guurga dhexdodu u surtobo
@anabali5298
@anabali5298 3 месяца назад
❤sheqa wuxuu shegayo oo dhan waa sax oo waa rer magal wax badan og oo aniga waan ar kay waa sax war kaas❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@RashiidCaliQofal
@RashiidCaliQofal 3 месяца назад
Mamdha.allah
@khaledsheikhmubarak8641
@khaledsheikhmubarak8641 3 месяца назад
Waa barnamij Hadi La Wado midha dhal badan samayndoona mahadsanidin
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 3 месяца назад
Facts
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 3 месяца назад
Islamic schools and universities halagu dadaalo si la aasaaso USA
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 3 месяца назад
لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم واتوب اليه Arinkan waa Xaqiiq 34 years ago ayaan imi waxanan is lahaa Sanad ka dib ayaad noqonaysaa walina waan jogaa
@ahmedaden6116
@ahmedaden6116 3 месяца назад
Abdi salan please ku dadaal waraysiyadaan oo kale
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 3 месяца назад
Subxana Allah
@user-ds3ou1np9z
@user-ds3ou1np9z 3 месяца назад
Innaa lillaah wa,innaa ileyhi raajicuun !!!!!! 1-marki lasoo qaxay America waxaa soo qaxay culimmadii qabiilka ee ugu waa waynaa ? 2- culimadii qabiilku waa midda maanta sababta inay dilaan sheekhii masajidka !!!!! Ilmihii ay waxbareen way ogyihiin Culimay Idiris 3- carruurtii way ogaadeen in lagu soo bar baariyey qabiilka aanay diin Aheyn 4- caruurtii waxay ogaadeen wuxuba inaaney aheyn Diin ee lacag dowllada looga qaato Iyo qabiil 5- MAANTA RUNTII AYEYEEY da,dooda ku ogaadeen inaaney culimo jirin , carruurtii qaarna ,way,isaga tageen,qaar ka kalena way aaarsadaan wayna wada dilli doonaan culimo qabiiileedka America iyo north America iiii Kii ugu dambeeyey oo carara waa siciid raage 😊😮😊😮😊
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 3 месяца назад
Waa cajiib
@abdimohamed55
@abdimohamed55 3 месяца назад
Waa saxiix
@user-rb1fm6fg7g
@user-rb1fm6fg7g 3 месяца назад
Isku daya xafada somali ah sida qolyaha kale tasaa muhiim ah
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 3 месяца назад
❤❤❤❤❤
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 3 месяца назад
How family connect together??
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 3 месяца назад
Constant vacation caalamka islaamka
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 3 месяца назад
Ilmaha caalamka hala baro
@KhadarAsad-bu9pk
@KhadarAsad-bu9pk 3 месяца назад
Waankusalaamay
@user-lq7qy1vu2m
@user-lq7qy1vu2m 3 месяца назад
In la Milton ayaa fiican oo asiga oo Muslim Mason ah In uu noolaado inta uu ku noolaan lahaa aniga oo rer hebel ah
@oamaer
@oamaer 3 месяца назад
Mahadsandid Hereri.
@aminaabdi5878
@aminaabdi5878 3 месяца назад
Muse bixi abdi wa museum ka nool ee tariiqda Somaliland nowareyso
@housseinyacin5603
@housseinyacin5603 3 месяца назад
❤ mavhaallah84,apitigo excellence le abdousalam herreri c est moi houssein doux vous vous vous rappeler on s'est croiser a damal hôtel harguessa (république of somaliland)et on avait fait une photos ensemble,je te souhaite longue vie à vous a votre épouse a ta famille et a toutes les personne qui vous sont chers amiin ya allah❤
@IdmanNur-vw7kc
@IdmanNur-vw7kc 3 месяца назад
Norwegian iyo swedish qabiil ma isticmaalaan markaa way wada noolaan karaan inaga wadankii baynu kuwada noolaan Kari waynay ma maraykan Baad kuwada noolaan karaysaan xafad
@m-deeq6043
@m-deeq6043 3 месяца назад
Aniga waxaan ku darsan lahaa ra'yi ahaan iyo ka muwaadin ahaan Somali "in culimada,waxgaradka,aqoon yahan iyo qogkasta oo somali ah ee qurbaha jooga not only USA,lkn jooga qurbaha ay isugu yimaadaan kulan weyn oo lagu lafa gurayo xaaladda(dhibka)ka haysta iyaga iyi ciyaalkooda qurbaha bulsho ahaan,kadibna ay isla gaaraan go'aamo wax ku ool ah sidii la isugu hayn lahaa bulshada somaliyed diin ahaan,dhaqan ahaan iyo mushatamac ahaan,ayana ku u noqonin kuwa suula oo ku milma ummadaha kale,waayo hadii gabartu guursato nin ajnabi ah,wiilkuna guursado naag ajnabi ah halkaa waxaa ka bilaabanaya nabaad-guurka ummadda Somaliyed,taana waxaa looga hortagi karaa in la ilaaliyo dhaqanka Somalida,kan diinta Islamka iyo kan ummad ahaan dhammaan. Teedakle,qurba joogta wax baratay,indheergaradka,sheekhooda iyo shariifkoodaba waa in ay ka fekaraan sidii ay nabad ugu soo dabaali lahaayeen dalkooda,ubadkoodana dalkooda hooyo dib ugusoo celin lahaayeen,hadaan nabad iyo amni aysan noqonna sidaa ma dhici kareeyso. Ugu dambeyn,Somali waxaan kula talinayaa ib ay iska dhaafaan qabiil iyo qabyaalad,waayo waa waxa ugu xun ee burburiyay dalkeenna hooyo,illaa iyo hadana uu ka dagi la yahay,waana in la helaa xal Somalida looga daweeyo cudurkaan xun ee "qabyaaladda" dal iyo dibabad,dalkana lagusoo dabbaalo Nabad iyo Barwaaq. Wabillaahi Towofiiq.
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 3 месяца назад
somalida unity ayaa dhibaato ka heeysato waliba qurbo joogta. culimada somalida zero zero waxbo oma qabtan wacyi gaalin malaha.
@mowtrucker3921
@mowtrucker3921 3 месяца назад
Wlhi waa wareeysi aad ufiican lakin aniga waxan soo jeedin lahaa dadka yahuudaa oo mareykan joogo ufiirso meel walba aay kadagan yihiin waa community sigaar ah udagay oo school ladoifii ugaar yihiin oo lacag isku qorey bil kasta pls anaga waxaan ubaahanahy inaan fikir nuucaa ah aan la’imaano fikirka shiikha waa sax halasoo boobsiiyo fikirka dadka lacagaha fiican heysto ayaga hanoosoo iibiyaan dhil anagana hanagasii iibiyaan as a payment every month community payment diyaar ayaan la’nahay inshallah.
@FreemanV99
@FreemanV99 3 месяца назад
"Dadka Somaalidu waa caqli badan or "shining ah" ama ka muuqda meel kasta" If so, where the reflection of that at home?
@awdeeq
@awdeeq 3 месяца назад
Maasha Allah walaal
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 3 месяца назад
MAXAAD U CAAWIN WAYDEEN CARUURTAA SOO BOODAY
@KhadarAsad-bu9pk
@KhadarAsad-bu9pk 3 месяца назад
Waan
@KhadarAsad-bu9pk
@KhadarAsad-bu9pk 3 месяца назад
Aswa
@abahm987
@abahm987 3 месяца назад
Hareriyow maxad ogtahay maad si cad noogu sheegtid , Khubaradu maxay 1000 community keena keliya igu mashquuleen war baroortu orgiga ka weyn. Qaab dhismeed community waa master plan uu garan karo maraxima Allahu
@user-zj2pz6kx9v
@user-zj2pz6kx9v 3 месяца назад
❤hhhhhhhhhhhh😂
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 3 месяца назад
Soomaali HLmeen kuma heshiinayaan Waayo waxaa Saameyneysa Colaadaha Dalka Soomaaliya ka jirta. Lkn ubad ka kaliya ayaa loogu dadaalayaa Barashada Diinta halka Waalidka qaar ay ka muuqan Diintu
@AhmedMohamed-hx3ry
@AhmedMohamed-hx3ry 3 месяца назад
Sheekh Xasan waa mufakir aad u weyn oo mujtamaca Soomaalida wax usoo qabtay. Su'aasha in LA is waydiiyo mudan waa, dadkan lagu soo dadaalay ma wadi karaan hooshan dacwada aad muddo soo wadeen waalidkoodana wax ma utari karaan? Hadii xitaa hal xaafad la dago wali dhibka wuu jiraa yaan iloowin taas. Waxaa la yiri biyo iyo daad kaa badanba way ku qaadaan ayaa soomaali ku maahmaahday.
@NafisoAbdiwali-bt4vd
@NafisoAbdiwali-bt4vd 3 месяца назад
Aad bay muhiim u tahay in taladaas la qaato
@user-ds3ou1np9z
@user-ds3ou1np9z 3 месяца назад
War Allah yaqaan culimo qabiileed miyaa xalaa iyo xaaraan kala xeerisa ilaa iyo hadda? Abdi sallaan hereri dulqaad badanidaa? Culimada qabiilka ee America Iyo north America waa ustaad DAB CASAR!!!!!!!
@hersisalah4981
@hersisalah4981 3 месяца назад
Qodob intaas ba ka weyn kana muhiimsan baa jira oo ah : Da'yarta dalka ku dhalatay ee afka taqaan iyo qawaaniinta dalka waa in iyaga Masaajidda iyo maraakista islaamiga ah loo dhiibo inta la diyaariyo laakin waxaa haya iskuna wada haysta wadaaddo intaluuqadda taqaan yartahay oo aan laga furfuri karin
@rahmamohamed9664
@rahmamohamed9664 3 месяца назад
Buy land in rwanda and move. This is not a solution. The policies made in america will still affect you. QL iyo drugski waa sidii
@abdixaashi1881
@abdixaashi1881 3 месяца назад
Masajidadan wawa masajido qabil anago 3 an ku nimanay 3 daxdeenan waxa nala kala geyay 3da masajid oo 3da qabil kala leeyahin marka kuwas kuwa si jirayan ma ahan walee nin walba cidu dono ha ado gabdhahan wax bartena ninke rawan ha gursadan si u qabilkan u dhinto wan ka hari waynee minisoto wa mesha ugu qabilka badan itan adunka so arkay xata qabilakda una ku salamoyo hhhhh walhi nrbi an ka imaday waliga waxas kuma arkaysid marka meshas walagu kala tagay
@user-rb1fm6fg7g
@user-rb1fm6fg7g 3 месяца назад
Malagasy yaabaa inaan samayn kuyeelano oo badankoda galada inaan soo muslimo maxaa yeelay waxan yabohinay lacag aan masjid kugadano minnasota niman soo muslimay oo daqaatiir ah noqoray jeeg konton kun 50kun sidas ayan arkay
@teach-or-learn
@teach-or-learn 3 месяца назад
😂😂😂😂
@user-ye7ss2vr4g
@user-ye7ss2vr4g 3 месяца назад
Qofku hadii uu ku xasilo oo uu Qalbiguusu ku Nagaado dhul Gaalo ah Waa ka Bari islamka oo Nabigaa yiri Sheikh albani oo la weydiiiyay muslim france dagay oo wax walba ku heysta Wuxuu yiri sheekhu niyadiinu ma ku xasishay Dagananshaha dul gaalo
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 3 месяца назад
Xal hala keeno . Xal keeno
@iskufilanaadan7297
@iskufilanaadan7297 3 месяца назад
Wareysiga ma codla,anbaa mise anigaa mooday
@Anbaro.
@Anbaro. 3 месяца назад
Kaligaa
@naasir1212
@naasir1212 3 месяца назад
?
@MarshalBahnan
@MarshalBahnan 3 месяца назад
laabo jaaaahil oo isku caaamiraaya walahi wan ku qoslay jaahil walba sheikh ku bu qarabta🤣😂😅
@baroafkahooyo6091
@baroafkahooyo6091 3 месяца назад
Ninkan ina hereri assimilation baa ku dhacay. Waa ninkani wuxuu cadaystay nacaybka Somaliland. Beenta uu sheegay somali ma dhalashay wadaagaan oo ka dhexaysa? Ittaqillaah..
@somalilandnew
@somalilandnew 3 месяца назад
Bulshitka dadka kala fadhista tuugyahay
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 3 месяца назад
WAAR KANI SHEEKH MAAHA WAA BAHAL CUN OO CUNSURIYA WAA KII LAHAA SOMALILAND LAMA DUQAYNIN EE WAA BEENTOOD
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 3 месяца назад
Qurbo hadaad maqasho waa USA waxa kasoo hadha marka Aistralia laga reebo waa qurbo nacas
@dagansh5606
@dagansh5606 3 месяца назад
Waa runtaa meelaha kale horumar dadka uma ogola
@yaasir1936
@yaasir1936 3 месяца назад
Ku darso qabyaalad ugu xun way taalaa
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 3 месяца назад
@@yaasir1936 Somali hadaad maqasho qabyaalad baa taal
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 3 месяца назад
Weger Qadaadweyn Anigu Diinba kama Dhagaysto kkkkk
@user-bb3wb2cn9r
@user-bb3wb2cn9r 3 месяца назад
Baba the somalis existing now they r 89% came to overseas as refugees r ignorant people but other people from overseas countries came to USA as originally educated and there country still intact no war and peace government not like 4.5 tribal government Allah help somali people insha Allah
@user-bb3wb2cn9r
@user-bb3wb2cn9r 3 месяца назад
Shield ever meet 1964 somalis came to USA?
@user-bb3wb2cn9r
@user-bb3wb2cn9r 3 месяца назад
Baba somalis in overseas new generation after 10 years later never exists the name somali name will expire during this 10 year after the name somali sure will expire and even Islamic
@awdeeq
@awdeeq 3 месяца назад
Maasha Allah
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 3 месяца назад
Absolutely
Далее
La Tierra Robó El Anillo De Saturno #planetballs
00:14
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 10 AAD
23:04