Тёмный

Xog cusub oo ka soo korodhay Doorashooyinka Somaliland 

MM Somali TV
Подписаться 528 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 52   
@zahrayonis2973
@zahrayonis2973 Год назад
ManshaAllah guul somaliland guul somaliland
@abdirahmanayanle4308
@abdirahmanayanle4308 Год назад
Hore u soco somaliland
@JananOogo
@JananOogo Год назад
Madaxweyne Bir Ka Adag 🦁
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 Год назад
Hambaloo la arki doonaalkkkkllk
@amishaadan2312
@amishaadan2312 Год назад
Siyaasa progarm
@yusufaxmed2590
@yusufaxmed2590 Год назад
Hadaanay ka bixin markaa xagee ka keeneen waar joojiya ha nagu dul samaynina.. kala hadlay xagee ka keeneen madaxweynahu doorasho waa qabanayaa ka go, an tahay waana ku mahadsan yahay fariid yar weeye 💓
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 Год назад
Subxan Allah dawlda kale ba ou talnya Wadanke.
@aadanhassen3560
@aadanhassen3560 Год назад
Ader besha calamka Haday xalkaa kenenyaan haa kaa kenan Elen Soomalidi Wakuwaan Diiday inay Dhexdoodu Heshiin Wayay Xilga dorshada markay Dhacayiso ku heshiin Wayaan marka besha calamka ayaa markasta xalka ugu daan bayisa inoo noqta bar yahan danbe
@maxamednasteeex4359
@maxamednasteeex4359 Год назад
Beel caalam oon beelaha somaliland ahayn ma anagaa naqaanaba anaga somaliland baa la nayidhaa wax ALLE WIXII KALE WAA AJAAANIB
@saciid2024
@saciid2024 Год назад
Beesha caalmka maxaa naga galay, niyaw dad hansare leh oo yagu inay aduunka xukumaan oo ladaba fadhiisto noqda Ha is yasina reer Somaliland oow iyo Soomaaliyeey dhamaantiin Jamhuuriyada Somaliland wxa lagu yaqaanay inay hawlaheeda hoos ku dhamaysato oo ay isu tanaasusho waayo nacab badan bay leedahay iyo cadaw badan💚🤍❤️🤲🏾✊🏾✋🏾☝🏾
@waaniye4164
@waaniye4164 Год назад
MUCAARAD WAX LAYIDHAA MAJIRO FAYSAL DHURWAA WADANI KA GUUR URURAA LAWADA YAHAY
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 Год назад
iska 🙌
@cabdixuseen1839
@cabdixuseen1839 Год назад
Way dhacaysa doorasho saxi waayo cidna la baryi maayo waaa lagu wada qasban yahay in ururadu tartamaan sedexdii soo baxaana ay madax wayne utartaman
@saalaxnuux3022
@saalaxnuux3022 Год назад
Doorashadu xiiligeedii way dhaaftay Madax Waynaha ayaaba Ka musuula Dib u dhaca ilaa hada ma jirto Heshiis laysla ogol yahay Madax Waynahana waxa u jadhay 3 casho Mida xileedkii la doortay Hadii waqtigu sidaa Ku dhacdo Waxa loo baahan yahay cidii dalka Doorasho heshiis lagu yahay gaadh Siin lahayd
@somalilandfirst.bashirtara869
💯%✔️👌
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 Год назад
adeer aasha hadal ha meermeeraysan
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 Год назад
Mala awaalku waa ceeb ee wax khayr leh sheeg adduun iyo aakharo hadalka ku noqo lagu odhan maalin aan maanta ahayn
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 Год назад
Anu hadaan Muuse ahaan laha waan ka xumaan laha in Nin diir cadoo meel kale kayimi ii yeeriyo masiirka dalkayga weliba isagay u muuqato iney uga lexejeclo badanyihiin!
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 Год назад
Asc dhamaan alowsahal amuuraha Somaliland waxaa burburinaya danayste iyo oday asaasaqay oo u baahan in uu nasto iyo madaxwayne macangag ah ((dictator)) oo jira 75 years iyo oday aakhirul cimriya ((Saleebaan Nuur 90)) maxaa diiday in doorasho dhacdo November/13/22 Why why muxuu Muuse u diidayaa Doorasho waxaan u malaynayaa in meel fog laga raadin doono waar iidoorow caqli yeelo oo habar awaley caqli yeesha please talk to Muuse 🛑 Anigu waxaan kasoo guuray qurbaha caruurna waan wataa qaxna diyaar uma ahi please Doorasho Doorasho 11/13/22 Hadii kale muuse hire ayuu duco u diiday Muuse((anigoo wax dili kara duco qaadanmaayee dagta qorigu hay jaro)) waar inaga qabta ninkaas waalan I am from awdal Somaliland Guul
@abdifaarax1217
@abdifaarax1217 Год назад
Doorasho
@wayidwayidq5906
@wayidwayidq5906 Год назад
Doorasho aan heshiis lagu ahayn wax macna mayeelanayan
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 Год назад
،OGI OGI DURBA HEESTII HOOS MA LOO DHIGAY.
@cabdiraxmaanalale5647
@cabdiraxmaanalale5647 Год назад
Safiiradu halkey joogaan beenweynaa
@yufamoha8285
@yufamoha8285 Год назад
Hadaa maqasho zoom waa xalane from muqdishu
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 Год назад
beesha caalamko inama xukunto
@hodanh2669
@hodanh2669 Год назад
Sidana maw dabaysay Soomaaliland, madax wayne adaa madaxka ah wadanka wixii kadhacana adigaa laguwaydiin aakhiro iyo aduunba,maalinba ninbaa taliyee warfiicani hakaa hadho 😮
@muxumedmohamed5168
@muxumedmohamed5168 Год назад
2 dhukuran wax usheega
@karti-soor
@karti-soor Год назад
Muuse Bixi Cabdi beesha calaamka cadaadisii diblomaasi iyo dhaqaallee iyeey saari... Isna wu ogyahay taas
@axmedismacil1186
@axmedismacil1186 Год назад
War now wadankan beesha caalamku waxba uma sheegto sababtoo ah Ma nihin dal ay doorasho ka caawiya 95% anaga isku filan oo qabsan karna doorashadeena markaa wax sidaa u wayn oo saamayn ah ku yeelan mayso dalna markaa mucaaradkas uun wax ha ubsoo sheegan bal
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 Год назад
Shahat bu ko shaqya ela qorma calmka la shahdya .
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 Год назад
Benaagle abti hh kula yaabi maayo. 13 Nov is dead line .
@lightningside45
@lightningside45 Год назад
😂😂
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 Год назад
Sheeko xume
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 Год назад
13.November Muuse Biixi Madaxweyne Ma Ka Sii Noqonayo, Ama 2 Sanadood Oo Mudo Korodhsi Ha Isu Sameeyo Ama 9 Bilood Ha Ku Soo Noqdo.
@hodanibrahim6033
@hodanibrahim6033 Год назад
Maxaad samayn kartaa xxbty
@ranboo2116
@ranboo2116 Год назад
Dee way ku wase.
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 Год назад
Mujaaaaahiid dalkiii uu u sooo halgamay Ay uga wanaaaaagsanaaayeen kuwaaaaaan mujaaaaahidiin ahayn Rayaaaalle Ciigaal Xaga amniga Dhaqaaaalaha Isku wadka bushada
@hodanibrahim6033
@hodanibrahim6033 Год назад
@@abdifatahnor1338 imikaad amaanteen cigaal wixii lagu samsynayay waatii la ogaa lkn halkuu rabay ayuu wax mariyay kuwii tookhayayna dhulkuu ogolaysiiyay Daahirna waa la ogaa muusana kkk waxaan ogahay inaanu doqonimo idinka yeelayn waligiinba badhaaciya
@paris238
@paris238 Год назад
Go yo hell.....nusa behind our president....not faqaash (gerhages)
@saidahmed3010
@saidahmed3010 Год назад
Beenaale
@saidahmed3010
@saidahmed3010 Год назад
Beenaaale
@awalehabdi2760
@awalehabdi2760 Год назад
Waar beenaale ayaad tahay muuse ayaa yidhi ayuunbaad leedahay
@saciidainashe9087
@saciidainashe9087 Год назад
WAY ISKA CADAY INAAN CID DAMBE U IMANAYN MUUSE BIIXI WAXAA LAGA SOO HADLAY AALADA ZOOMKA FROM XALANE AMARNA WAA LA SIIYAY
@ubahomer2468
@ubahomer2468 Год назад
Beesha caamku somaliland ma xukunto ee muse biixi baa xukuma ee beenta joojiya waxaad wadaan mucaaridka ha loo yello siday rabaan taasina ma dhacayso falanqayn dhinac ka raran ma aha falanqay ee idinku uun isku camira
@daahirxasan8235
@daahirxasan8235 Год назад
Beesha caalamku xagay daganiin afyaruuban ayaad dhigaysaa
Далее
Скинь той самой ❤️‍🔥
00:15
Просмотров 17 тыс.
Boorama:- Jawiga taagerayasha Ururka Hilaac
8:48
Просмотров 6 тыс.