Тёмный

Xog Gelle &Abiye oo Foodda Is daray, &Jabuuti oo Canshur kusoo rogtay Gacansigii Itobiya, Amxaarad. 

Suldaanka TV.
Подписаться 436 тыс.
Просмотров 45 тыс.
50% 1

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 32   
@art_lto2450
@art_lto2450 2 месяца назад
Legend m/w_𝐃𝐚𝐡𝐢𝐫 𝐲𝐚𝐥𝐞 kaHin..from Borama😊✨
@OmaHooyoo
@OmaHooyoo 2 месяца назад
Merci mon president ismail oumar bravo mon president ta bien veu machal Allah ❤❤❤❤❤❤🎉
@cagajabeymedia6229
@cagajabeymedia6229 2 месяца назад
suldaan beenaale so gudbinaayo beentii ugu danbeysay
@Cabdirisaaqxuseen-tr7vy
@Cabdirisaaqxuseen-tr7vy 2 месяца назад
haayee wakibrahinee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 2 месяца назад
Daahir riyaale hooyadiibuu gacanta kuhayaa dabadhilifka dabadhilifku dhaley
@ismDirir
@ismDirir 2 месяца назад
Masha allah ismail ,o,geele sida wanaasan aad u cuna qabatasay abide Ethiopia u ku qaato damage doon xabasida aw rabo ballaadhsi insha allah ha ku jabo🎉🎉
@God-p5x
@God-p5x 2 месяца назад
Sultanka.benta.
@MustafeAbiib-w8b
@MustafeAbiib-w8b 2 месяца назад
War.beeta.maxaad.kufalaysaa.geele.ma.soomaaliyaa.bal.waxaad.dadka.ugu.sheekaynaso.eeg
@abdifarah4017
@abdifarah4017 2 месяца назад
Dahir Rayaleh ikada samaron Jilibkisa rer Dudub ha an Juma hayo Sharaftisi wuxu wayay marku musse dabagalay
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 2 месяца назад
Ebiye in ay xabashidu diidaa waa qalad waayo axmaaro weligeed ayada ayaa xukumaysay marka haddii abiye oromonimo loogu diido xukun xagee loo doon wixii ethiopia la odhan jiray waa qalad axmmaar ha istusin oromo haddii kalle axmaaro waa axmaaro waana lakala tegi
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 месяца назад
Amxaaro iyo tigree hadaa Somali Nahay Oromo waa Inan taagernaa si ay u Maamulaan Ethopia taas ayaa Dan Noogu Jirto in Oromo ay Awood Ku Heesato
@Fransiis
@Fransiis 2 месяца назад
Beenaale Munaafaqa Reer Xamar Nijaas Argagaxiso
@mohamrdmursaljama5279
@mohamrdmursaljama5279 2 месяца назад
Yesterday you asked your listeners to vote S/land whether to release as free or keep them as member of somali federal state My question is: who is S/land? Don't insult ssc/khatumo&Awdal states
@fadumo4024
@fadumo4024 2 месяца назад
Allaah qofkani miyaanu dhimanayn beenta muxuu kufali
@iali8540
@iali8540 2 месяца назад
Ethiopia haday joojiso badeecadahay kala soo degaan jabuuti waa lagu kala yaaci doonaa jabuuti Geele ma lah itaal u somaliland wax ku yeelo.
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 2 месяца назад
Jabuuti iyagaa dana ku qaba itoobiya yaa uga futa xuna geela caloolay dantaa ma taqaanida xamar waxba kuuma qabana karto
@DaahirXuseenxasan-un4yf
@DaahirXuseenxasan-un4yf 2 месяца назад
Geele waa oday magaalo kulul hasta waxaa ku filan haso xagaabixina
@yousufyousufelmi9229
@yousufyousufelmi9229 2 месяца назад
Dilo TV hotadaad was,daqash,ibn faqash
@Ibrahiminaguelleh
@Ibrahiminaguelleh 2 месяца назад
😂😂😂😂😂jabouti wey isku filantahy anagu hadan nahy reer jibouti jebkena aya melkasta nagu darayo oo america aban alabah kaso dagsineyna ee ethiopia eryteria somaliland anaga ayab bilina bila jeb bila besow kkkkk😂😂😂😂😂 bila lacag oo waxaban kanasa neyna buqoga iyo taharib koga wadan kayaga nagu buqiye😂😂😂😂😂miskino
@Sousdcheikmohamed
@Sousdcheikmohamed 2 месяца назад
Wariye benale
@MohamedAbdi-ke7vw
@MohamedAbdi-ke7vw 2 месяца назад
Ninki been badana
@FjTi-wn3qm
@FjTi-wn3qm 2 месяца назад
Beenale 👹 Beenale Beenale Beenale
@iali8540
@iali8540 2 месяца назад
WAXBA FAQASH MA YEELI KARTO SOMAALILAND . XASAN DUUFLE IYO KOOXFIISU WAY JABI DOONAAN.
@God-p5x
@God-p5x 2 месяца назад
Ben.iyo.afsomali.kaldaya???????
@ibrahimgas6536
@ibrahimgas6536 2 месяца назад
Geele wuxu ciyaari jiray inu dhexda ka hogaamiyo Ethiopian jabuuti somalia laakiin eretirea wana mudo fog lakin marki Somaliland damacday inay bada iibiso ayu geele gartay in jabuuti meel cidlo ku so dhacday hadana dhibka wuxu hoos yimid itoobiya oo albaab kasta laga so xertay
@nmcflims7421
@nmcflims7421 2 месяца назад
Jabuuti leedhka iyo iyahaha khudaarta intaba Ethiopia ayey kasoo qaadataa ismaciil tiisana waxaba tarin baahiyaha shacabku ay jaarka uga baahayihiin xitaa muuxin isago ganacsi uga dhiga qoyskiisa mida kale jabuuti Ethiopia ma wajaheyso waxay ka baqeyaa in qalalaase ka dhaca jabuuti waayo canfartu waxay markii hore dooneyeen intey Ethiopia dhulka ku leeyihiin iyo inta jabuuti ay ku jirto macal bada maadama iyagu daganyihiin ilaa Eritrea dakada casab na canfar ayaa dagan ay isku furtaan hadii Ethiopia ku taageerto arrintaa emaraat ka oo dabada ka riixaya qorshahaas si lamida sida sudaan
@ibrahimgas6536
@ibrahimgas6536 2 месяца назад
@@nmcflims7421 wan kugu raac sanahay Jabuuti wa shacab wanaagsan inay la kulman dhibka Somali so martay ma wanaagsana Jabuuti goor walba wa walalo xageena ah
@NuradinAliyyi-e9c
@NuradinAliyyi-e9c 2 месяца назад
Benalee.sagashan
@BadoulAli-up4gb
@BadoulAli-up4gb 2 месяца назад
😅😮❤❤❤❤❤❤
@omarwalawen2605
@omarwalawen2605 2 месяца назад
Beenaale beenaale dhaley
Далее