Тёмный

XOG HESHIISKA SOMALIYA IYO MASAR WAXUU SOO DADAJINAYAA AQOONSIGA SOMALILAND 

Hamze Hariir
Подписаться 33 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

XOG HESHIISKA SOMALIYA IYO MASAR WAXUU SOO DADAJINAYAA AQOONSIGA SOMALILAND

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 103   
@user-yz9di7qp7x
@user-yz9di7qp7x 26 дней назад
guul soomaaliland insha Allah
@zelrow8622
@zelrow8622 26 дней назад
Mashaallah, well said you hit the nail on the head guul guul somaliland
@alxmdulilah7023
@alxmdulilah7023 26 дней назад
Guul guul guul Somaliland Insha Allah khayre
@mahdiaxmad5224
@mahdiaxmad5224 26 дней назад
Habiqina reer somalilad way isdufacaysa
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 25 дней назад
Wararka aad noo soo gudbiso aadbey xiiso uu leeyihiin wlhi hal war ima dhafo thanks pro hamze hariir
@hamzehariir
@hamzehariir 25 дней назад
Adigaa mudan walalo fahdiabdilahi soo dhawoow
@jamalskp7280
@jamalskp7280 26 дней назад
DHALIN YARADIINA AQOON YAHANKA AH LA XIDHOIDHA OO TALOOYINKA LA WADAAGA WASAARADA ARIMAHA DEBADA REER SOMALIAND TOOSA❤❤
@IB_Adam
@IB_Adam 26 дней назад
Dalka Somalia ayaa difaaceysa oo ka difaaceysa cadowga dibadda iyo gudaha
@aminajama7768
@aminajama7768 25 дней назад
Dadku midnmo ayay wax ku difaacdaan midnimo haloo hawl galo intay goori goor tahay kuwan hadlayana waa oromo afka baratay ee iska jira
@IB_Adam
@IB_Adam 25 дней назад
@@aminajama7768 Oromo afka baratey oo fitna iyo dagaal dalbalasdhsi wada way jirtaa lkn SNM iyo dhasheeda ayaa hor kacaya!
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 26 дней назад
❤❤❤❤masha aallaah republic of somaliland guuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@w410921
@w410921 25 дней назад
Guul Somaliland
@nassersharlaman8223
@nassersharlaman8223 25 дней назад
Somaliland guul
@SaharaJamc
@SaharaJamc 26 дней назад
Maasha allaa guul guul soomaaliland insha allaa geesi yada soomaaliland guul laysta
@ahmedabdi5176
@ahmedabdi5176 25 дней назад
@@SaharaJamc anigoo ah Mr Abiye ahmed waxaan go.aansaday in aan bada somaliland aan xoog ku qaato kadibna boosaso qabsado kadibna kismayo
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 26 дней назад
WALAAHI DOMALIDU WAA INSGU CADOW, NINKII AAN OGAYNOW WAA YEELKAA!!!!!.
@MunaCalinuur-mp4bg
@MunaCalinuur-mp4bg 26 дней назад
Waaa oromo afsomali bartay
@unknownp2024
@unknownp2024 26 дней назад
Hhhhh balse amxaar iyo dabadhilifkiisa waanu ka adagnahay :
@nassersharlaman8223
@nassersharlaman8223 25 дней назад
Runta in laga gabado maaha Somaliland iyo somalia 2 dal oo wax isku darsasay ayey ahaayeen Maanta somalia waxay ahayd In ay somaliland la tashadaan ayey aheyd
@xasancabdi4374
@xasancabdi4374 26 дней назад
Labaabiyo
@YAQUBPRO1
@YAQUBPRO1 26 дней назад
Wallahi ninkaa waa Oromo afsomali bartay
@MubYus
@MubYus 26 дней назад
Somaliland is Elephant in the house.
@yusufabdimohamed3101
@yusufabdimohamed3101 26 дней назад
🇸🇴
@axmedaxmedxasan4395
@axmedaxmedxasan4395 26 дней назад
Sax wlhi dagal halooo diyar garowo
@yusufabdimohamed3101
@yusufabdimohamed3101 26 дней назад
Somalia 🇸🇴
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 26 дней назад
DagaaL haloo diyaar garoobo cidi inagama badnee ciidanka haLays qoro dhamaantiin jihaad udiyaar garooba reer somalilandow
@yusufabdimohamed3101
@yusufabdimohamed3101 26 дней назад
One Somali 🇸🇴
@saaqsakaaro3982
@saaqsakaaro3982 25 дней назад
Waanu so soconaa ama ay ama iska dhaaf
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 26 дней назад
Wlèe Somaliland jaanis fcn Ayaa usoo.baxay Wlee marhadii masar Wxba ahayni Ethiopia usoo hanjabayso
@user-tj2pj4ok2t
@user-tj2pj4ok2t 26 дней назад
Suntaa waxa laguqabtay mugdisho oo waxakuqaylisay naag maraykan ah teelo inoomaydhigan allah baa inagabadbaadiyay hadana isdhiganmayno allah na waa joogaa cidkasta hasookaxaystaan
@unknownp2024
@unknownp2024 26 дней назад
Somaliland state has lost the plot
@YAQUBPRO1
@YAQUBPRO1 26 дней назад
Cuqad caadiya oo socda
@sahimabdirahman8685
@sahimabdirahman8685 26 дней назад
Sax somalida waa saas somalida faqiir wana dooliyin waye dad jiro manihin jahli aan aqoon laheen bahan waayo ismamuli karin waye oo cawaan ah dhulkooda bixinayo adunka meel ka jiro
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar 26 дней назад
Sunta waxaa barigaa laga keenay Dalkii Libiya
@yusufabdimohamed3101
@yusufabdimohamed3101 26 дней назад
Kkkkkk never
@yusufabdimohamed3101
@yusufabdimohamed3101 26 дней назад
Faanbadana isaaqa
@yusufabdimohamed3101
@yusufabdimohamed3101 26 дней назад
I’m sorry 😂😂😂😂
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 25 дней назад
Idoorkii waa waasheen😂
@makebravo7133
@makebravo7133 26 дней назад
TURKIGA MIYA KA DANBEEYO MASAR
@amiira8902
@amiira8902 26 дней назад
alle idin dabajar idinka
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 26 дней назад
ISKU BAX!!!!.
@bashehusien3810
@bashehusien3810 25 дней назад
Masar dagaalkii 1988 hub bay uga dejin jirtay faqashta airport ka Hargeisa week kasta. Colaadeena mar qudha may ka waanntoobin .Ey uga ilaaliya biyaha Nile Ethiopia ayey masar rabtaa .
@YAQUBPRO1
@YAQUBPRO1 26 дней назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@saeedabdullahi7652
@saeedabdullahi7652 26 дней назад
Waad saxan tahay, waa waxa ay saxaafadda Masar ka hadlayaan. Waxay sheegeen in tani ay dani ugu jirto ammaanka Masar. Maxay Masar u caawin la'dahay Gaza iyo Liibiya, oo ay ka jiraan dagaallo sokeeye iyo xasillooni darro, iyo sidoo kale Suudaan, maadaama ay ku yaalaan xuduudaheeda bari iyo kuwa koonfureed?
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 26 дней назад
Somali isdiidan waa guul darada u gu ween waa taas bal isaaqow dhul iyo bad lasiiyo afrikan caqli malahan waa saan oo kale
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 26 дней назад
ILAA IYO 2012 AYEY SOMALIYA IYO SOMALILAND WADA HADLAYEEN!!!!!.WALIGAA MA IS WAYDIISAY MAXAA KU DHACAY WADA HADAL KII!!!!!!.WAX ALAALIYO WIXII LAGU HESHIIYEY, EE AY SAXEEXEEN SIYAASIYIINTA KOONFURTU, WALAAHI WAY KA BAXEEN!!!!!!.TURKIGA BAD IYO BERI BA WAA LA SIIYEY, MAXAY KUU DHIBI WAYDAY??????.70% AYEY SIIYEEN!!!!!.MUNAAFAQAD BAA BAA LA YUDHAA, WAXAAS!!!!!!.
@xasancabdi4374
@xasancabdi4374 26 дней назад
Waa run waxalagoomiyey inlatiriro reer sheelh isixaaq
@azwaanahmed7252
@azwaanahmed7252 26 дней назад
😂😂😂😂😂😂😂
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 26 дней назад
KEY BOARD WORRIER KAN HOOSTA KA CAAC DA HAYOW, ADEER WAANU OG NAHAY SOMALIDU CADAAWAD INAY NOO HAYSO, CIDNA WAYDIIN MAYNO!!!!!!.
@akhalif579
@akhalif579 26 дней назад
Amxaarkaas na ilaali tiraahdaan openly miyaad ku qanacdeen waa cajiib. I never thought, but you have to big price, habasha the worst fate insha allah. Waaba caabudaan ileen xabashida?
@user-ed3ho9hm8u
@user-ed3ho9hm8u 26 дней назад
In loo diyaar garoobo dagaalka masar ay iclaamisay ee ay sheegeen in ay ilaalinayaan amniga qoomiyada masar iyo wada jirka somaliya iyagoo yidhi ciidamo adag ayaan u tababaraynaa somaliya si aan u qabano dhulka ay haystaan goosatadu si ay ugu wareejiyaan somaaliya iyagoo inagu sheegaya dhul aan cidna ictiraaf sanayn oo gooni u goostay markaa waa in loo diyaar garoobaa dagaal wayn
@AMIsmail22
@AMIsmail22 26 дней назад
💯
@laylaa3698
@laylaa3698 26 дней назад
Xaarka hayska maydho horta
@muuseibraahim3637
@muuseibraahim3637 26 дней назад
Ey ey dhalay muxuu lumay
@muuseibraahim3637
@muuseibraahim3637 26 дней назад
Reer bucurbacayroow haddaan landing baabi,in
@w410921
@w410921 25 дней назад
Somaliga qabka lihi waa Somaliland
@user-yz9di7qp7x
@user-yz9di7qp7x 26 дней назад
inantaa in kastoon magaceeda garanay laakiin fikirka ay ka hadlayso 100/100 ayuu Ila sax yahay
@mahadociise25
@mahadociise25 26 дней назад
Hada waxaan ogaanay alshabaab
@jeimoha3286
@jeimoha3286 25 дней назад
Qabta aad sheeganaysaan ma axmaaro dabada u dhaqaa ....reer mirqaan
@w410921
@w410921 25 дней назад
Itoobiya awelna anagaa la dagaalanay iminkana nabad la qaatay
@sunnibarre33
@sunnibarre33 26 дней назад
Xabashi aan futada U dhaqaa iyo qab aan leeyahay wa marki kowaad oo aan maqlo
@MubYus
@MubYus 26 дней назад
Siilka Daaroodka iyo hawiyaha dhiqi mayno.. balaaya ha dhaqdo ciidanka Burundi ATMIS ha dhaqdo.
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 26 дней назад
Cunsurka somaligahow difaca dalka ka difaca cadawga gudaha cadawga dibada orom kuma fakiran bada somaliya hadana cadawga gudaha waxlawadin cadawga halaga hortagi
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 26 дней назад
Gob hadaad tehiin gaalada niicii lahaydeen sayidka siidas yiidhii ethiopia waa caadowga qofkaste oo soomaali ah argagaxiisadaana iyaaga hubka siiyaa
@MubYus
@MubYus 26 дней назад
Ina cabdila xasan, Dhulmahte ayuu gumaysan jiray.
@MubYus
@MubYus 26 дней назад
Daraawiish, maxaad ka faa,iiday. tuuladii laascoond oo gubatay ayaad dhex fadhidaa..
@Umm_HN
@Umm_HN 26 дней назад
Allah waxuu yidhi gaalku waa cadowgayga iyo cadowgiin ee haka dhiganin awliyo, markaa walaalayaallow Allah idin abuurtay intaad ka baqdaa Qabiil ayaadtihiin intiina aamin sada adanaay walaal dhiikar ha isku ridin in aad ooydo ayaad u dhowdahay somaaliya soomaali ayaa leh gaalkaa uraya ee abii taako kamida oo dhulkeena ah qaadan maayo oo Allah ayaa noohiilin oo dad muslina ayaan nahay deegaankaa ciise iyo gadabuursi ayaa leh ee deegaan isaaq maaha Qabiil qaran manoqnayo
@mohamedjamle7898
@mohamedjamle7898 26 дней назад
Beenta jooji qoomadood engaris isticmaali jiray awoowgaa ma ilooday gurigii rag qoomalood reer waqooye ka furaan jiray Berbera
@aminajama7768
@aminajama7768 25 дней назад
Soomali lama kala jecla waxa la rabaa in la madhiyo kuligeed dalkeedana la qabsado
@YAQUBPRO1
@YAQUBPRO1 26 дней назад
Beenta bal maqla subxanallah
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 26 дней назад
WAA KU OGNAHAY!!!!.
@mohamedfirdhiye8119
@mohamedfirdhiye8119 26 дней назад
😂😂😂😂😂 gabadha ayaaba inka aqlibadan Eee horta Yaaba adinka idinjeeda ithobia larabaa in beerka aan kalabxano Eee dadyahow yaan laidinku istaagin😂😂😂
@hasanhasandahir9836
@hasanhasandahir9836 26 дней назад
Adeer wax somaliland layidha majirto ee waxaa jira laba tuulo oo waqoyiga somaliya kutaala o idor dagaan.
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 26 дней назад
HADAY TAHAY, MAAD ISKA AAMUSTID????.MAXAA MASAR AAD UGU CARARAYSAA????.
@MubYus
@MubYus 26 дней назад
Somaliland hadii aanay jirin Buuqan iyo qaylada maxaa keenay ? Yaab aragnay.
@w410921
@w410921 25 дней назад
Labadaa tuulaa kaa miisaan wayn.
@abobasement346
@abobasement346 26 дней назад
Kuwan waxaa wanagsan in lo dayoh oromoh sih lo wayoh magacodah
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 26 дней назад
WALEE KHAYR BAANAAN, KAA SUGIN, KII LA BAXAYDABAR GOYNTA ISAAQ!!!!!!!.
@yusufabdimohamed3101
@yusufabdimohamed3101 26 дней назад
Keep dreaming 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 26 дней назад
masar maran waxaba nagama qadayaan waxanu afgenbinay siyaad bare iyo ciidamdisiii masar masakiina maxay sheegaysa mar intay dagal gashay baday is dhiibtya ilaa mantana baaysa ader nama yaqnaan masar maalageeda u yeeedhanaya malaha SOmaliland cid aan Alllah aahayn kama baqaan
@jibriljimcoidow4740
@jibriljimcoidow4740 26 дней назад
Isaaqow riyada iyo been isku sheega iyo koonfur waa la adoonsaday iska daaya. Adinkaaba masawiro leeydinka haayaa adinkoo ingiris dhabarka ku sida. Eeyna hadow jiro adinkaa hadda Somalia eey Amxaaro u isticmaasho noqday. Weligeed lama maqal umad dhulkeeda sida nacnaca oo kale udhiibta. Laakiin ragaa idinka dambeeya si toosa iyo xeeladkasta riyada itoobiya afka udari doona
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 26 дней назад
Kkkkkkkkkk qab baan leeyahay hadana beejada oroman daba carari oon dabada u dhaqi bal labada is qaadsii waxa meelaha ka hadlaa Waa Oromo afsomaliga baratey kolkii dowladu gacanta ku dhigto gobolada waqooyi Waa in larafaa oromada habar awel sheegata
@ahmedabdi5176
@ahmedabdi5176 26 дней назад
Somaliland suashan ka jawaaba 1960 calankii laga taagay hargaysa calankuu ahaa please answer me this question if we are country exists 😂
@w410921
@w410921 25 дней назад
Kaa Bluega ah buu ahaa. Adigu calankaad ku xorowday keebuu ahaa. Mise xornimoba maad qaadan ee Somaliland baad kula dhuuqaysay?
@YAQUBPRO1
@YAQUBPRO1 26 дней назад
Jahil Sanaa dadka dagaysana waa xoolo caadiya wallahi ooo Ethiopian leef leefa
@unknownp2024
@unknownp2024 26 дней назад
This is the most weird shiti I’ve ever heard
@ahmedfarah5848
@ahmedfarah5848 26 дней назад
Waxba ku hadlimeysin, muse biixi dhib ayu ina galiyey, ma ethopian waxa u doonayo ino sheegey o aynu inaguna ka dharagsanahey waxa u doonayo ayeynu dhulkeena iyo badeenaba siinaa, ethopia waa cadow . Ogow somali ma kala jecla. Reer somaliland sidani si mahee wey sixran yihiin.
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 26 дней назад
MA HOOYADAA BAA KUGU TIDHI????.
@ahmedfarah5848
@ahmedfarah5848 26 дней назад
@@mustafahassan2555 ina dhilo, nin reer somaliland ah ayaan ahey, xabashi iyo oromo ayad kaaley igumeyso leedahey. Dhiladi ku dhashey was jaahilyahow
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 26 дней назад
@ahmedfarah5848 FATAAL, ORODOO DAROOD KA FUTADA U DHIGAN JIRTEY U TAG, NACDALYEY, NACDASHU DHASHAY!!!!!..
@YAQUBPRO1
@YAQUBPRO1 26 дней назад
Nikaan beenta badan bal arka acubillah waa jahil 0 ah
@mohamedabdi3468
@mohamedabdi3468 26 дней назад
Masar inay somalia danteda uu istacmasho oo Ethiopia ku dagal gelisa somali ayey rabta, sidha cidamo caloshod uu shagays tayal uu istac masho. Somalia iyadho 33yrs diib iyo dagal ku jirtay. Dagal kana Ethiopia gudaheda kama dacayo, ee dulka Somalia ayu ku ekan waxan ku babi wa somali. Siyasinta Somalia hadey dalkoda iyo dadkoda raja ka qaban wa iney arinta ay ka firsadan !!! 😂
@sahimabdirahman8685
@sahimabdirahman8685 26 дней назад
Lkn dadka ugu Ayaan Daran waa somaliland oo aan siyaasad laheen adeer ah cabadina dhibka ugu Badan adinka ayuu idin sogari taas waa hubaal Lkn adinka Maxaa idin dambey Ayaan aaad wlh oga yabanahay
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 26 дней назад
ADIGU ISKU TASHO!!!!!.ANAGU WAA KAA TASHANAY!!!!.
@user-qg3bt9fb7w
@user-qg3bt9fb7w 26 дней назад
1962 ilaa 1970kii wixii masar ka qabsaday yaman ayaan sheegayaa boqolaal kun oo masaari ah ayaa ku dhintay , somaliland way ka badan doonaan waxa masarkaga dhimandoonaa .
@HassanKhaliif-o6v
@HassanKhaliif-o6v 22 дня назад
Been cad ayaad isusheegaysn
Далее
Lacagta Gawaadhida Truck ga iyo Canada?
36:46
Просмотров 78 тыс.
Что думаете?
00:54
Просмотров 564 тыс.
History of Science and Technology Q&A (September 4, 2024)
1:28:15
600 Arabic Words for Everyday Life - Basic Vocabulary #30
3:56:41
Что думаете?
00:54
Просмотров 564 тыс.