Тёмный

Xog Jabuuti oo ka dalbatay Muuse Biixi Wada Hadal Iyo Sababta Geele isu Dhiibay? ma aqbli Dootaa SL? 

XOGOGAAL
Подписаться 110 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
/ xogogaal.not
/ weriyeyussuf
/ dalkanews.net

Опубликовано:

 

10 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 55   
@MaaslaxMaxamed-bj2hc
@MaaslaxMaxamed-bj2hc 22 дня назад
Yeelimayno dhumasho dhabarku Muuqdo
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem 22 дня назад
Mixii dhacay ma cadhooten 😂😂
@aminafgh2127
@aminafgh2127 22 дня назад
manaan cadhoone munaafaqada ayaanaan aqbalin​@@TewodrosBethlehem
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 22 дня назад
@@TewodrosBethlehemHaa Geele waa Munaafaq Codsigiisa laga yeeli maayo Waa in Dagaal lagu qadaa oo Geele kursga laga turaa Ciidan ayuu keenay Buurta Libaxyalay
@nuradin876
@nuradin876 22 дня назад
Yes Yes Somaliland ❤❤❤❤
@husseinomar5942
@husseinomar5942 22 дня назад
❤ you from Kenya 🎉
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 22 дня назад
YAAN LAA HALINE DOFAARK SHIIRKAA QADHUNE
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 22 дня назад
insha Allaah Guul iyo Midnimo iyo Horumar Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw Jabi Cadawyada Somaliland, Guul Somaliland
@JamaalMuuse-v6x
@JamaalMuuse-v6x 22 дня назад
Ha dhagaysan hadalka falku ku jiro iyo sixirkuba muusow
@ZM1233_
@ZM1233_ 22 дня назад
No more talk jabuuti
@Halgame334
@Halgame334 22 дня назад
CANFAR WALAHEEN SL GAGSRAB JOOGSAYO HALALA QABTO JABUUUTI
@siciidyare4185
@siciidyare4185 22 дня назад
Jiirku intuu ku qaniino ayuu ku afuufaa
@ahmetjk6709
@ahmetjk6709 22 дня назад
Mansha Allah guul somaliland
@munaqaali4556
@munaqaali4556 22 дня назад
No no yaan lala hadlin geele
@aliadanahmed9025
@aliadanahmed9025 22 дня назад
Guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@Halgame334
@Halgame334 22 дня назад
GEELE KU DHAWAAAQ AQOOONSI HADII KALE KA SHUBB
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 22 дня назад
Warkaa halkeed ka heshey ?Warkaaga ha la labeeyo !
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 22 дня назад
𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐜𝐢𝐢𝐥 𝐠𝐞𝐞𝐥𝐞 𝐮𝐪𝐮𝐮𝐛𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚𝐲😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-rn8id1ym4u
@user-rn8id1ym4u 22 дня назад
No more talk
@hodankariye
@hodankariye 22 дня назад
I knew Ismail will surround back into circles and banging to mouse Bixii
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e 22 дня назад
Mashaallah Xogogaal sida habsida ku jirto ee aad u tebisaan Wararka Allaha ha idin xafido,Tan kale Somaliland iyagoo aan meelna u Cararin oo caban baa ilaahay Fashiliyaa Cadowga iyoXaasikaba meel kastaba ha joogee,Jabuuti ayagoo Jaziirad ah bay Deriskooda aan dheef mooyaane dhib u geysan dhibaato la Rabaan,ummaddan ilaahay baa ilaashanaya ee Yaan Lagu Habsaamin,Loo joojin maayo,Kolba meel Ha ka soo Ciyaan Way Hadhi doonaan inshaallah
@abdirahimaden
@abdirahimaden 22 дня назад
Mujrimo waligii ino dhuumanayey illahay ayaan ka shifay,wada hadal ma jiro
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 22 дня назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂no wada hadeel
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 22 дня назад
Yan lagu sumain muse usheega fariintaida😂😂😂😂😂
@munaqaali4556
@munaqaali4556 22 дня назад
Jabuuti waa cadowga koobaad ee isaaq
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 22 дня назад
Asc waa in aan Somaliland magasho ciigayacabka geela ee cadowga noo soo raacay ninku yidhi anigu aan noo laado ee ha noolani waa may muuse waan ku gu kalsonahey ee ha yaalin tuuga geela iyo cadowga gudah ee wadani iyo kaah guul Somaliland
@danabguuled5491
@danabguuled5491 22 дня назад
Muuse 2 arimoodaba ha ogaado haddu geele ha heshiiyo codka doorasha euu lumindoonaa,l iyo in uu iska illaaliyo dibinka geele u dhigaayo muuse, maanta soomaaliya iyo jabuuti waxay kala saxeexdee heshiis, waxaan ka mid ahaa in muuse laysu kala daadiyo oo la keeno jabuuti ka dibna asn mid loo arag muuse, ha loo sheego in aanu noloshiisa Jabuuti tegin Muuse inta uu joogo geele, ninkaan dagi ninkaan dabin u qooleyso waa laysu kala daadinayaa yaanu ka didine, sidee muuse loo shrqooli lahaa ayaa maanta loobsoo dhiibey geele, odeygu yuu tegin jabuuti, intaa ayaa lay soo gibiyey,
@CamuudAwed
@CamuudAwed 22 дня назад
Maya ma Aqbali karto Somaliland iyadoo ay Jabueti ka noqoto hadalkii gefla ahaa Ee ka soo yeedhay Wasiirkeeda Arimaha dibadda maahee Hadal kaas Oo si cad uga hor imanaayey jiritaanka Iyo Qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland maahee kaasoo Uu Wasiirku si cad ugu sheegay in ay Aqoonsan yihiin wax Uu ku sheegay midnimo Oo macnaheedu noqomaayo Ma Aqoonsanin Somaliland hadaanu Jabueti nahay sikastaba ha ahaatee jawaabtu waa maya waana khiyaamo la khiyaamay naayo Madaxeynaha Jamhuuritadda Somaliland iyo Xukumadiisa
@user-fd3io4qr5j
@user-fd3io4qr5j 22 дня назад
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد Haddii arintaasi jirto oo ay dhabtahay waxaan kula talinayaa Maddex weynaha Somaliland in uu dhagaysto Xubnaha Ganacsiga laakiin waa inuu uu Muse Biixi haddii kolan noqoto ay iyagoo Siman ay ku kulmaan Xuduuda labada Wadan….waa talo odeynimo Waa Khayran katiiran
@roodacawad13
@roodacawad13 22 дня назад
Wax hadal ah kama yeelayno muuse biixina waa aoo jeedaa
@nuradin876
@nuradin876 22 дня назад
No wadahadal
@user-gz3dq1px4i
@user-gz3dq1px4i 22 дня назад
Cirkaa ha marto haday donto anagu dagaal baaba noo roone
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 22 дня назад
Jabuuti marna waa cadow marna waa walaal dheh saxafi waji badan 😂
@Halgame334
@Halgame334 22 дня назад
GEELE WAX MUUUSE UGU JOOGSADO MUU SAMAYNN GEELE KU DHAWAAQ ICTIRAAF JID KALE KUMA FURNA
@arawelo4324
@arawelo4324 22 дня назад
Wa latolay oy ololshay
@mubarikahmed812
@mubarikahmed812 22 дня назад
Warka naga hubso
@Halgame334
@Halgame334 22 дня назад
MUUSE BIIXI MOU KAMA BIXI KARRO CANFARNA SALDHIG WEYN HALA SIIIYO
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e 22 дня назад
Waxba yaan hoos loo dhigin
@yurub5288
@yurub5288 22 дня назад
yuu yeelin waa munafaqiin bay wadan somalilaan iska ilaali cadowga jabuuti waa cadowga somalilaan yaan lala hadalin 😮😮
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 22 дня назад
Somaliland iyada ayaa u xor ah horumarka, jabuuti ma iyada ka talis somaliland, xasid aan cid waxba u ogelay ,somaliland waa la aqoonsan ,wanay barwaaqoobi ilahay idankii ,
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 22 дня назад
Codsiga Geele waa been Ciidan ayuu Keenay Buuraha Libaxyalay
@user-zu5qx7ff9n
@user-zu5qx7ff9n 22 дня назад
Geele waxba inagama dhexeeyan ee isaga duulan nacasnimo ah kasooqaday somaliland ee yaan lala hadlin geele somaliland wuu dhexgalay oo waxuu ku beertay canaasiir adeer muusow naga xidh albaabka geele ninkasi waxuu ahaa cadawga koobad ee qarsoon ee somalilad lahaad taliska xamar ee nolosh kadhacay isagaa dabada kawada
@hashim4226
@hashim4226 22 дня назад
Ninkan shalay isla sawirayay Firdhiye mise ururinayay argagixiso hubaysan oo qulqulada ka samaysa Gobolka Awdal ee Somaliland AYAA DOONAYA INUU WADOHADAL LA YEESHO SOMALILAND. THAT IS LIKE SAYING PIGS CAN FLY.
@farxaanfuaad4055
@farxaanfuaad4055 22 дня назад
WARIYE XOGOGAL WA BILA BUREEG O BIRAHA AYA IS XOQAAYA HADAL AYUU UGAJOODAY CIIDAMO LASOTALABINAYO IYO FIRADHIYE IYO JABAHADANU MARAYNAYE XAGEED NOLA TALAAWADAY WAR DUB U JOGASO???WAR AANAD KALA HUFIN O ANAD KALA HADIN LIIIIII AYANKU LENAY
@aadanmahamoud3762
@aadanmahamoud3762 22 дня назад
Geele soo kii qasrigiisa ku qaabilayay firdhiye shalay ganacsatadani iyagaa samaysanaya inuu geele soo direy wana arimo lagu hoosaa sinayo somaliland lkn bal waynu eegi doonaa go,aanka ay xukumadu ka qaadato geelena isagaa doortey inay somaliland dagaalamaan manuu qarsan ganacsatadu miyey ka hadleen talaabooyinkii is daba socdey ee dhan ka ahaa somaliland uuna qaadayey ismaaciil cumar geele haday arintaasi jirto runta haloo sheego ganacsatada waxanu arinkani noqonayaa somaliland kama damqanayaane jabuuti ayay ka damqanayaan horene waa tii loo sii sheegey ee lalahaa geele gaanacsatada habar away ee jabuuti degen ayuu somaliland ku karbaashi doonaa
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 22 дня назад
Sheeko,ala beenta
@osmanguled6556
@osmanguled6556 22 дня назад
Waar waa khaayin beenaale ah ee muusew hayeeline kii uu shalay udanbaysay argagixiaada casuumay laaska ka dagamaysa iyo kuwii ka horeeyay
@Abdirashid-hg6rq
@Abdirashid-hg6rq 22 дня назад
Beenti
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem 22 дня назад
Ilma niiko land masha kuma arke awey 🏃‍♂️ 🏃‍♂️ 🏃‍♂️ xuf ku dhaaf 😂😂
@mubarikahmed812
@mubarikahmed812 22 дня назад
Beeni raad ma leh jabuuti waa cadawga koowaad e somaliland e maaha warkaagu mid wax ka jiraan e naga daa beenta cad niyaw xishood oo khajil mar uun bal
@jibrilbuniabdle3010
@jibrilbuniabdle3010 22 дня назад
Beenaale
@jibrilbuniabdle3010
@jibrilbuniabdle3010 22 дня назад
Beentii masidii ayaad uwadaa
Далее
ARIMAHEENA iyo BOOTADIISA MADAXA WAXA KUGU DHEGAN SHEEG
21:24
GARAAD LAGU QABTAY SANAAG IMIKA ARIN YAAB LEH
12:22
Просмотров 34 тыс.
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Просмотров 84 тыс.