Тёмный

Xog Jabuuti oo Maxamed Aw Siciid ku khasabtay Taagerada wadani? Qorshe Halisa Iyo Damaca Geele? 

XOGOGAAL
Подписаться 126 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 23   
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 2 часа назад
ILAAHAY BAA KU FILAN SOOMALILAND
@cawildodi4204
@cawildodi4204 6 часов назад
Waar Somaliland ilahay uunbaa wax ka qadikare cabaad😂jooji libax😅
@abdikari2574
@abdikari2574 4 часа назад
Doorashadii hore markuu lacagta faraha badan Muuse ku dhisay wuxuu ahaa halyeey imika haddii uu Cirro taageero se Jibouti ayaa wadata miyaa? Heegada dhacaysaay hawlahaagu badanaa! Waa la isku fahmay waxaas oo gabal baas baa idiin dumay.
@cabdiqaadirjiilaanichannel5223
@cabdiqaadirjiilaanichannel5223 4 часа назад
Ganacsiduhu waa u xor cida uu taageerayo legandow
@SafaSafa-k4q
@SafaSafa-k4q 5 часов назад
Kulmiye wa Kulmiye 😂❤
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 3 часа назад
Djibouti down
@MaxamedCalisahiidMaxamedCalisa
@MaxamedCalisahiidMaxamedCalisa 6 часов назад
Waxwelbi Ka qarimayno nasbathi khajili😢
@saeedali6699
@saeedali6699 Час назад
Waa caadi 2017 ina aw saeed wuxuu taagery muse bixi
@HassanYousuf-b4f
@HassanYousuf-b4f 4 часа назад
Ina Aw Siciid bari hore ayuu lacagtisii jabuuti ksla wareegay
@XamseCismaan-b3w
@XamseCismaan-b3w 3 часа назад
Waxba kama jiro warkaasi isagaa u xor ah cida uu 5 Taageerayo
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem 6 часов назад
😅😅Sooyar fadhista bal halkanaynu kuyar shiraynaaye 🪑🪑🪑🪑🪑🪑
@aamohamed5102
@aamohamed5102 5 часов назад
BEENAALE MAXAMED AW SICIID CID QASBAYSAA MA JIRTO. LACAGTIISA IYO ADUUNKIISA DUNIDAY KA DIIWAAN GASHAN TAHAY.
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 5 часов назад
Adigu mapka Somaliland iyo somaliya kala jar
@duuliyexaruuri3316
@duuliyexaruuri3316 4 часа назад
Verbale wax iskubdardar aan jirin been kale doono hadii m awsiciid tageeri wayo huwan a Tagero maayo wuu ogyahay waxay ku sameeyeen shirkiidisa burco iyo oo Dwayne
@aamohamed5102
@aamohamed5102 5 часов назад
KANI WAA BEENAALE HA.MAQLINA.
@CamuudAwed
@CamuudAwed 5 часов назад
Markaa taa macnaheedu sow maaha Cadaw ga J/Somaliland wuxuu si badheedh ah u taageersan yahay Xisbiga wadani waxayna ganacsatada ku khasbayaan in ay doortaan wadani macnuuba waa intaa sow maaha hadaba haduu macnaha Oo dhami ba intaa yahay maxaa Somaliland iyo shacab keeda u naf ah Sow maaha markaa in ay Xisbiga Wadani ba iska fogeeyaan Oo Aanay isku dooran si Aanay cadaw good ugu jabin ? Su'aal kale ayaanu hadaba si khaasa u weydiinaynaa Warbaahinta social media ha Oo ay Xog Ogaal ka mid tahay waa maxaxay Sababta Aad u buunbuuninay saan xisbiyada Cadaw ga Somaliland taageerada u hayo isla markaana cadaw gu dantiisa ka dhex arko sida xisbiga wadani Aad khaasatan beryahakan dabe u taageertaa hadaad ba Adigu Afkaaga ka sheegayso in ay Jabueti Oo ah cadaw ga koobaad Jamhuuriyadda Somaliland ay Ganacsatada Somaliland ku khadbayso inay taageeraan Xisbiyada Mucaaradka ah Ee ka soo horjeeda Xukumadda Somaliland iminka taladeeda haysa Oo Uu ugu horeeyo Xisbiga Wadani ?
@maxaadan9345
@maxaadan9345 5 часов назад
Been...baad sheegtay sowkii ninkaad xiganaysaa apology bixiyay ee yidhi-dhegtaa wax la ii saaray. Siciid Raygal Max aw Siciid cidna kuma khasbi karto Wadani iyo Kulmiye toona.
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 5 часов назад
Waar beenta jooji siciid cilmi wa ki hadalka raali gelin ka buxiyeye
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 5 часов назад
Jaali xirsibd diinta uga baxysa oo waxaaso been ah kugu kelefiya. Ummada ka xishood oo channel kaaga dad ha nacsiin
@hashim4226
@hashim4226 5 часов назад
XOGOGAAL asagoo yirdhi warka ina Aw Saciid wax cadayn ah la MA HAYO ayuu hadana ka BEEN SHEEGAYA. Waxa intaa ka daran Ina Aw Saciid arimihiisa ayuu ka soo xiganayaa nin ka soo jeeda Sanag (Ceel Afwayn) oo mudo dibad wareeg ahaa. What a laughing stock !!!!! Beenaale markhaatihiisa ayuu fogeeyaa.
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 5 часов назад
Jabuti hakaa dhansato rer somaliland xamarna hakuceliso wayo issak ismaxukumikaro
Далее