Тёмный

Xog Jabuuti oo Wefti khadra xayd la socoto usoo Diraysa Somalilnd Geela oo xalad Halisa ku jira? 

XOGOGAAL
Подписаться 124 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 49   
@asmamahed5176
@asmamahed5176 4 часа назад
Jabuuti waxba ma hayse shacabku way ku bakhtiyeene somaliland ha ku soo biiran ❤somaliland
@MustafeAbdiraxman-m2t
@MustafeAbdiraxman-m2t 4 часа назад
Somaliand Hanoolaato ❤❤❤❤❤❤
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 4 часа назад
Khadra xeyd iyo ninkeed geele somaliland waxba umeyseeban halkey doonto hakaso jeede islantan khadri
@awilmohamed8473
@awilmohamed8473 4 часа назад
30 sannadood ayey, dadkeeda u iman weydee,ma markii ay waxba ka qaadi waayeenbay imanaysaa
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 2 часа назад
War riyada iska daa wax kuso socda malehe
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r Час назад
Way iman jirtay oo xataa dhaqtar (isbitaal) ayay ka dhistay magaalo Gabiley u dhow.
@Degmociise123
@Degmociise123 4 часа назад
🚫😳😳😳 waxba ayay noo iman
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 4 часа назад
Kkkkkkkkkkkkkk
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 4 часа назад
Maxeey inaga rabta khadra xeyd na yaab??
@cismanqanciye
@cismanqanciye 4 часа назад
Waar sixir bey sidaa naagta waan qabanaynaa
@abdillahimohamoud7750
@abdillahimohamoud7750 Час назад
Khadra halaga celiyo Somaliland waa munaafaqad waxay wadaa iyo cadaawad ❤Guul Somaliland ❤
@MustafeAbdiraxman-m2t
@MustafeAbdiraxman-m2t 4 часа назад
Horta odaygiisideenoqday waakiibukay ee
@IsmaaciilCabdi-t4q
@IsmaaciilCabdi-t4q Час назад
Marwada ka xishood dhagoy
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r Час назад
Doorashada ayay Jabuuti faragelinaysaa. Islaantu lacagtii ololaha ayay u sitaa xisbiga waddani
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 4 часа назад
Ma sixir ayay usoodhibeen tolow waasiidee xaalku
@FaadumoFaadumo-u9t
@FaadumoFaadumo-u9t 3 часа назад
Kkkkkkkk
@aichaaichaboulo1071
@aichaaichaboulo1071 38 минут назад
Sixirka south africa lagaso sameyey ba hargeissa loo wada allah yarxamu
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 25 минут назад
@@aichaaichaboulo1071 diifaaca aalle aya nooxidhan o waxba namayelikaran
@CabdicigeCabdi
@CabdicigeCabdi 2 часа назад
madax wayne muuse biixi cabdi waxan ka codsanaya Ama Aan kula talinayaa inane waxa xidhiidh Ah oo danbe la samesanin dawlada jabuuti o waxan leyahay mudane madax wayne Hadynu Nahay jamuriyada barakaysan ee somaliland jabuuti waa inad xidhiidhka u jartan o Aad halka inagaga Jo jisan somaliland illaahayow mar kasta nasii guusha Amiin Amiin Amiin insha Allaah ilove you Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 4 часа назад
JABUUTI CLEVER. IDEA
@haboonadan
@haboonadan 3 часа назад
Inaga joojiya waxba yaabay noo iman.❌❌🚫🚫🚫 Fal iyo sixir ayaay sidaa. 30sanadood ayaay uu iman lahayd dadkeeda. Ha aminena dadkaaygiiyow❤❤. Guuuuuuuuuul iyo gobanimo Somaliland🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@danabguuled5491
@danabguuled5491 4 часа назад
Habarta dhiigya cabka ah Mudane Muuse dib u celi, mahadsanid
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 часа назад
Waar hala celiyo habarta somaliland ayada geele dhagaro badan bay u maleegin hadana tii bay wada
@HassanSharif-k9d
@HassanSharif-k9d 4 часа назад
Habarta Yan dalka loo ogolan
@jamaahiirwase
@jamaahiirwase 4 часа назад
Hawada ka celiya! Now
@CaashaMaxamed-s9n
@CaashaMaxamed-s9n 4 часа назад
Siri basida naga celiya
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 3 часа назад
Sixir ayawada
@abdillahimohamoud7750
@abdillahimohamoud7750 Час назад
Geele in badan buu wax dilayay oo xaasidayay ee waxaa u khayr roon dhimashada iyo inuu tago hoygiisii ku yaalay jahanaba habartiisana waxan ku talin lahaa in laga celiyo Somaliland
@mustafemaxamuud553
@mustafemaxamuud553 4 часа назад
Ader dee somaliland ba hakusoo biiran waba laba gobole
@abdulghanihassan3837
@abdulghanihassan3837 4 часа назад
Ninyow maxaa qaldan, ma, kooxdaad ogahyd dagaalkay kugulajireen, ayaa rajokahaysaa inay kuuyimaadaan, hadday taasidhacdo, waxjira majirin, waa damiirxumo, hadaynu ogolaanno inay, yimaadaan, xumaanta abaalmarinteedu waa xumaankale, buurihalagu tufo, ma kuwii cadawga iilasaftay ayaan dantooda kashaqeeyaa, wallahi aynagu ceeb iyo hadaydhacdo,
@Noobify101
@Noobify101 3 часа назад
Waa yaabe maxy ina waydiin wafdiyada habruhu wadaana
@munirkh
@munirkh 3 часа назад
Wafti nagaa Naa naga jooga hoooy 😂😂😂
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 2 часа назад
Xaalad halis ah kulaha war ninkaan habaar wax iguma qaadi kartin 😅😅😅😅
@xasancali294
@xasancali294 Час назад
Hablaha yaan lacaayin guri walba wey joogaane Hargaysa kamaxigtaan markay timaado somalidu waa qabiil waa H.Awal qof taabankaraa majiro naag habar awl ayay noqonaysaa
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 3 часа назад
Ismail geele sanadkan muuse dhisi maayo lkn khadra ayaa faji wado 😂
@faati3019
@faati3019 3 часа назад
Habartani sixirbay sidaa ee jalaga feejignado
@aamohamed5102
@aamohamed5102 3 часа назад
Masiirka Somaliland Naag la qabaa ma go'aamin karto. Laakiin Somaliland way u dhalatay. Kamana taliso
@GoudaneAdan
@GoudaneAdan 3 часа назад
Prenable.waar.xishoo.doofaaryahaw.bilaa.damiir
@SuadKab
@SuadKab 3 часа назад
Waar yaanay ina sixrin oo ina taagen wa doqon xageeda laynooga soodhace dorasha kadib ha timado
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 3 часа назад
Maxay naga doo soo doonaysaa . Hawada inooga xidha cadawga somaliland loo joojin maayo . Ethiopia 🇪🇹 somaliland ♥️ ❤❤❤❤❤ guul
@NimcoNuura-cx5pw
@NimcoNuura-cx5pw 43 минуты назад
Waar nabadoodana ma rabnee hanagusoo deynina Cadow taagwaayey.
@DiasIlkaharour
@DiasIlkaharour 3 часа назад
War bernta dadka ka daaya
@ismailabdi6248
@ismailabdi6248 4 часа назад
😂😂😂😂
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 2 часа назад
Been taan wagen arka
@MohamedNOOH-u2z
@MohamedNOOH-u2z 4 часа назад
War kagaaga runiyo been ukala saariwaynay kolba soda dabaysha ayaad meel kafudkudisaaye bal xogogaalnimadaada hubsiimo kudar.
@hindaomar4265
@hindaomar4265 4 часа назад
Inanta hala dhibaadiyo, ilayn dhaqankeenii wanaagsanaa ka tagimayne Inanta Xeedho ha loo sameeyo
Далее
КОГДА НЕВЕСТУ ВЫБИРАЕТ МАМА
00:56
Обыкновенное чудо
00:48
Просмотров 193 тыс.
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14