Тёмный

Xog ku saabsan shirarkii wafdiga SSCKH ay pa galeen IGAD iyo Geele 

Garaadsan Media
Подписаться 40 тыс.
Просмотров 24 тыс.
0% 0

Xog ku saabsan shirarkii wafdiga SSCKH ay pa galeen IGAD iyo Geele

Развлечения

Опубликовано:

 

7 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 146   
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 13 дней назад
Ismaciil Omar Geele He is the Enemy fo SSC Ismaciil Omar Geele Waa MW Somalia
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 13 дней назад
SAWIRKII MUUSE & ABIY ee ADIS waxaa ka sameyn batey. SAWIRKII FIRDHIYE & ISMAILI ee shaley DJ.🎉❤
@timroyacoub8369
@timroyacoub8369 13 дней назад
Nin walba walaalki hala galo sawir😂
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 13 дней назад
Reer abagadhaa ishooda alaah ha inagaduwo Alaahu maaa aamiiiiiin yaarabiii
@saleebaancali9690
@saleebaancali9690 13 дней назад
waxaa xaqiiqa in aanay waxba yeeli karin geele iyo siilka kharaabay
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 11 дней назад
SALEEBAAN ALLE WUXUU HIBO II SIIYEY CAQLI BADAN IYO XUBIN WEYN WALAASHAA AAN WASEE IIGU SHEEG SAAN ISUGU FARUURO😂😂😂😂😂
@saleebaancali9690
@saleebaancali9690 11 дней назад
@@mohamadjamaboodle-qu1cn mohamed jamabodle anigu waxaan ahay aabahaa walaashayna waa eedadaa anigu markaa hootadaa bohosha kaga dhigay ismaan lahayn eedadii ayuu doonayaa inuu isu faruuro oo geliyo geedka weyn ee uu sheeganayo sory lkn adigaaba bakhaar lagaaga dhigay diista walee gus aan gelisay hooyadaa oo ay dhuuso igu siidaysay waan xasuustaa qadhmuun keedii aabo hadaad eedadaa isu faruuratso adigay kuu taal
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 11 дней назад
@@saleebaancali9690 ANIGU HOOYOOYINKA MA CAAYO EE INTAAD WARKAA KA BAXDID WALAASHAA WAAN KA SOO HADLEY EE HOOYOOYINKA MA CAAYEE EE WAXAAD I AMAAHISAA NAAGTA AAD QABTID SAAN U SOO HAYSTO DHAWR HABEEN KOLEY HADHOOW KU YEELIMAYSOO WAXAA SOO WASAY ANIGEE 😂😂😂😂😂😂
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 13 дней назад
Masha allah guul shacabka iyo dawladda SSC Khaatumo State of Soomaalia guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta madaxweyne Cadow firdhiye from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kskksshjks1931
@kskksshjks1931 13 дней назад
Tolkeyow noolaada,❤ rag waa kii xiniin yihiisa fuula 🎉🎉
@mohamedhussien9271
@mohamedhussien9271 12 дней назад
Mashaa Allaah waa Talaabo horay loo qaaday Findhicilkii ku dhaxjiray khaatumo iyo Jabuuti iyo Somalia ilaahay wuu ka shifay Alxamdulilaah rabil Caalamiin Somalia hanoolaato ha is raacdo Guul iyo Gobanimo Somaali oo dhan Thank you Garaadsan🙏🙏🙏
@XaawoCabdiweli-rb5oi
@XaawoCabdiweli-rb5oi 13 дней назад
Ssc khaatumo guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 11 дней назад
Mashallah waa soo dhaweynayo waxii raba soomaalinimo iyo muslim ka shaqeynaya
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 13 дней назад
3 caasimadoodba daarood baa dhisay 🤔🤔🤔🇸🇴🇸🇴🇸🇴⁉️
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 13 дней назад
Garaadad suleekho garaad cabdullaahi dhal boqortooyo ina adeer qaali mahadsanid 💯🇬🇲🇬🇶🐎🇸🇴☂️
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 12 дней назад
Guul iyo gobanimo reer ssc khatumo ❤
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 13 дней назад
Maaa shaaa alaah tabaaraka laaah Alaahu akbar walilaahil xamdu ❤alaah ha barakeeyo haxiftiyo madaxwayne firdhiye
@afgobeedle
@afgobeedle 13 дней назад
Walaahi SI fiican ayaad, ufahantay.ujeedada geele wuu ismayrayaa.
@Userq2
@Userq2 12 дней назад
Asc ❤❤❤ abaayo macaan❤❤❤oday ismaaciil cumar geela haduud qalakii ka soo noqoday❤❤❤ waa soo dhawayanaa laakiin guusha maanta aya reer Ssc khaatumo gaareen aad iyo aad ayaa ugu riyaaqay ❤❤❤❤❤ muuse iyo geele is ku dhaceena❤❤❤
@Nuurah951
@Nuurah951 13 дней назад
Firdhiye to the world❤❤❤
@saladsaidmuse-xc4wj
@saladsaidmuse-xc4wj 13 дней назад
Ragaan sool ku abtirsada ee jabuuti dhalashada ka haysta waxay yeelan kartaa halis🎉🎉
@abobasement346
@abobasement346 13 дней назад
Good job 👍🏾 ssc iyo horumar in shah Allah
@user-km5pc3wm9t
@user-km5pc3wm9t 13 дней назад
Insha Allaah guuuuuuuuuuul ssc khaatumo guuuul iyo gobanimo ❤❤❤
@Umo580
@Umo580 13 дней назад
MAANSHALLAA SSC KHAATUMO GUUL IYO GOBANIMO ♥️♥️♥️🎉🎉🎉🎉💯💯💯✅️✅️✅️👍👍👍🫶🫶🫶👌👌👌
@shukrijama5399
@shukrijama5399 13 дней назад
❤❤❤khaatumo guul ❤❤❤❤❤
@Userq2
@Userq2 12 дней назад
Asc Abaayo macaan ❤❤❤ guul Ssc khaatumo guul ayaa gaaraataan❤❤❤
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 13 дней назад
Cabaad wayntii idoor iyo oromkii muuse cabdi dameer maamul gobleedka murqaanland way yaban yihiin guuuuuuull SSc khatumo❤💪🇸🇴❤️
@abdalakeynaan4294
@abdalakeynaan4294 13 дней назад
Masha allaha masha allaha waxa hadalked saxaan yahay oo hadalkeda la qadan karo waaye
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 13 дней назад
Maashallah ssc cadowgedii waa jabay
@Userq2
@Userq2 12 дней назад
Asc abaayo macaa❤❤ waalaahi❤❤ waa runtaad raga qamiimo iyo khaayo lahe ayaa dhiiga iyo dhuuxo shubaya❤❤❤❤ markii hiroba muuse geele xaqadaro ayaa is ku soo raaceen lakiina❤❤❤ ilaahaya is ku diray ❤❤ aniga waxa ilatya markii in aranata maxakamada haya gaaratya in laga baqaya Ssc khaatumo waa ❤❤❤ ❤ guula aagaarteen ❤❤ guulasa walagiin ❤❤ gadaal xamarani ❤❤❤
@seed3966
@seed3966 13 дней назад
Asc reeer khaatumo in badan yey cadowgu isku dayeyn in eey cakta saaraan waase ka guuleysteyn il dheerna waa kuhayaan 🫵🌎🫵 allaah mahad leh 😎 cadowga iyo saaxiibka waa kala yaqaanaan runtii runtii runtii 😎dowlada SSC maxaabiista sharciga caalimiga ah yey marayaan danbiyada eey galeyn yaa lamarin in shaa allaah 😎 🏃🏻‍♂️‍➡️🏃🏻‍♂️‍➡️🏃🏻‍♂️‍➡️ 🦝🐀🦡🦂🫏🦨🦝🦫🦟🪳🏃🏻‍♂️‍➡️🦡🦂🫏🫏
@vxaxi
@vxaxi 13 дней назад
SSC guuuul 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@ahmedjekey7751
@ahmedjekey7751 11 дней назад
👑👑👑🇸🇴💝👌
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 13 дней назад
official raali gaalin ayaa rabna geele caloolwayne we don't give up Geele waa criminal xasuuqi laascaanod han nahay D5
@KydtisKdgdgkdgk
@KydtisKdgdgkdgk 12 дней назад
Nabada-inaga isuhayna🎉iyo hormarka🎉 an kusoxo-🎉wadao🎉
@user-co2it7ve7b
@user-co2it7ve7b 12 дней назад
❤❤❤❤❤Masha alah
@user-lq9vu3jn2y
@user-lq9vu3jn2y 13 дней назад
Waa lidii dhulbahante iyi fudeedkii waa iimuuqdaa
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 13 дней назад
kkkkkk
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 13 дней назад
Shaki kuma jira in Dhulbahante Harti ugu fududyahay
@farahyusuf9335
@farahyusuf9335 13 дней назад
​@@Mohammedabdi1127 Uguna xiniinyo iyo xoog weyn yihiin ha ilaawin hartiga laguu sheegayo dhulbahante la aantii waa afka nool yar uun 😂😅😂😂😂
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 13 дней назад
@@farahyusuf9335 Hadaad comments naga xaadidid cashaan Taariikhda Harti ga kale baanu ku tusay oo ku taabsinay waxa aad sheegeysaba waa been
@user-wu8ed7kj9j
@user-wu8ed7kj9j 13 дней назад
Waa run
@nimodiriye6260
@nimodiriye6260 13 дней назад
Suleekha walaale odaygaa illaahay sharkiisa hanaga hayo cqaadina illaahay ha xifdiyo
@user-qk5hd9su6d
@user-qk5hd9su6d 12 дней назад
Geele waa very dangerous man 😂😂😂😂😂
@Ayan5541-jo3eo
@Ayan5541-jo3eo 13 дней назад
Anigu garanmayo Madax waynaha SSC Qatumo state of Soomalia, sida uu ku aminay Gaala oo bixinaayay hubkii lagu gumaaday lasacaanod. War maxaa Qaldan.
@joeokieh43
@joeokieh43 12 дней назад
wa bennaleh,
@AboubakerSoubaneh
@AboubakerSoubaneh 11 дней назад
Gabadhay gesiyaad baad tahaay. War galen band tahaay. Guleyso wallashaye.
@Sumadeena
@Sumadeena 13 дней назад
SSC KHAATUMO way hirgashay dadkeedana way midoobeen oo baraarugeen mana dhacayso in ay dib u noqoto. Waa awood wayn oo ka jirta geeska Africa
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 13 дней назад
WEre is Putland And Harti ?????????
@ahmedjibril5355
@ahmedjibril5355 13 дней назад
Asc Garaadsan Media Ma sha Allah Mudanane Madaxwene Firdhiye wuxuu kasbaday Ummada Somaliyeed meel ay joogaaba Khaatumo State Daraawiishta giisiyiinta Abayo Mahadsanid.
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 13 дней назад
ASC Masha Allah Allhamdulilah 🙏🙏🕋❤🙏 walal waa ruunteda 👍✅ Igad indhaha iskama xarikaran waxa Snm sameyen! SSC Khatumo that did a good job and the president of Djibouti he cannot close his eyes about what happened in a nine month the genocide we will wait and see my Allah protect the president of SSC Khatumo Staat GUUL Iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h 12 дней назад
aala tahey aalatahey aalatahey
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 13 дней назад
Meelaha uu ismaaciil abeeso kulugleeyahay oo idil qas iyo jaah wareer ayeey kabixi laayihiin sida xasan dhiiqo iyo maleeyshiyada argagixisada ahi ee snm sidaasi darteed xidhiidhkiisa marabne.e dhibkiisa uun ha inaga haysto anigu sida aan aragti qabo ssc khaatumo guul iyo horumar waara inshallah boqorada maalin iyo habeenba mahadsanid 💯🇬🇲🇬🇶🐎🇸🇴☂️
@khadijac9841
@khadijac9841 13 дней назад
Dee hadii ismaaciil oo tidhaaheen hub ayuu mouse siinjiray laheshiisheen muuse na waakuxigaa 😂 anaga hanawaalina Dhulbahante waxana suuqa kujirta in ina muuse biixi jabuuti joogo Allah naga og
@munayousuf8460
@munayousuf8460 13 дней назад
Jabuuti waa meesha Ethiopia wax uga soo degaan
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 13 дней назад
Jabuutu waynu cuna qabatayn waayo Soomaaliya uma dhawa Itobiya iyo somalilan iyo erateriya Sadexdaba wuu la coloobay
@luulluul1427
@luulluul1427 13 дней назад
Xaqaa DILAACAY ISKU SOO DUUBOO ALXAMDU LILAAH ALLAAH AYAA MAHAD LEH DHAMAANTEED INSHA ALLAAH GUUL GUUL GUUL
@jakey2424
@jakey2424 13 дней назад
Dhiig rag bay ku timi.
@mustafaali7560
@mustafaali7560 13 дней назад
Say inshallahll inshallahll inshallahll inshallahll inshallahll inshallahll inshallahll inshallahll inshallahll inshallahll inshallahll inshallahll
@zamzam5255
@zamzam5255 13 дней назад
ISMACIIL CUMAR GEELE WAA DIILAGA EAST AFRIKA ILLAAHEEY HAA NAGAA QAABTO
@omarhassan4901
@omarhassan4901 12 дней назад
Welcome Dani to hargesa
@user-pt1nb9us8i
@user-pt1nb9us8i 13 дней назад
Ascwrwb Garaadsaneey aad baan kuu sakaamayaa❤❤❤❤❤❤
@Nuurah951
@Nuurah951 13 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@kooxdagurmad-bandsomalia7667
@kooxdagurmad-bandsomalia7667 10 дней назад
Firdhiye & Darawiish wadnahay gooyeen qolladii Isaaq
@pharhiya8284
@pharhiya8284 13 дней назад
Odaygu ma maxakamadi bu kabaqay inloga yedho hadu xasuqa ku jiray yanlacafin waxqabad dalkisa ha uqabto somaliya curyamin bukuwada sharkisa illahay hakuceliyo
@holhol229
@holhol229 10 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤
@yusufsamatar1374
@yusufsamatar1374 13 дней назад
IGAD looma asaasin wax siyaasad ah habayaraatee . Waxaa loogu talagalay in layska kaashado la dagaalanka abaaraha iyo waxyaabo la xiriira horumarinta . Intergovernmental Authority on Development .
@user-bl8jq5ft8w
@user-bl8jq5ft8w 12 дней назад
@abasmohamud1348
@abasmohamud1348 13 дней назад
Asc shukran ina adheer sulekha
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 13 дней назад
Cadawgu waa isaaqa iyo xabashida iyo oromada kuwa sheegta
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 13 дней назад
IGAD WAA INA GEELE INA ADEER, HADAAN NAHEY SOMALI CADOWGEENA NR 1 WAA GEELE SIDI BAHAL AAN KA DHAQAAQI LA,ANAHEY BUU ARAXDA NA HAYAA 34 SANO. AQOONSIGA SSC AWOODEENA IYO TAN ALLE WEEYE, ILOW SHISHEYE LAGU WAREEGO WAA SIFIR AMA EBER.
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 13 дней назад
ASC ISMAIL iyo muuse waxaa ay jilayaan waa prank
@jamayasin2155
@jamayasin2155 13 дней назад
Fariid si wanaagsan baad u dhigtay
@sahromahamud
@sahromahamud 13 дней назад
Jabuti Firdhiye Soo Dhaweynta Ay U Sameysey Waa Gabeygii Ahaa ninkaat Dili Iyo Ninkaat Dagii Iyo Ninkaad Dabin U Qooleyso Waa Leysku Kala Daadiyaa YUusan Kaa Didin Waaye Soo Arag ilaaheey Haxafido SSC Khaatumo 🇸🇴🙏
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 13 дней назад
SSc waa halkee ma sool sanaag iyo caynaba oo isaaq dego dee Alle ha xafido waa dhul isaaqe
@jakey2424
@jakey2424 13 дней назад
Maxaad uga carartay Sool hadduu dhul isaaq yahay, maad joogtid. Gobolka Sool waxaad ka joogtaa inta u dhacayda Oog iyo caynaba oo ah 23km. Intaasaad sool ka degtaa 23km. Gobolka Sanaag waa gobol Harti. Hal degmo ayaad ku leedahay Ceelafwayn. 80% waxaa Sanaag dega Harti. Ma af baa dhul lagu yeeshaa. Miskiin baad tahay
@user-rs7je6zr1f
@user-rs7je6zr1f 13 дней назад
@@user-sz7sn2rv9rkaalay qaado dee haduu dhul isaaqyahay dowdinka orod ugabaxay lascanood kabahiina gacmaha kuqaatay
@user-rs7je6zr1f
@user-rs7je6zr1f 13 дней назад
@@user-sz7sn2rv9rdhulkiinu waa hargaysa burco iyo berbera haydindeeqdo
@art_lto2450
@art_lto2450 11 дней назад
​@@jakey2424 ceelfweyn h jclo dagtaa 😂 lkn cerigabo Hyonis dagtee ha isku dirina zxb gurya ku ledihine ✌️😁
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 13 дней назад
❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@saramohamud314
@saramohamud314 13 дней назад
Garaaddsan Guul khaatumo Guul hore ha loosocdo Nina loo joojin maayo 😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@chibanyaal2835
@chibanyaal2835 13 дней назад
Ok guul
@khadijac9841
@khadijac9841 13 дней назад
Walee warkii cali xaraare shalay sheegay waaka dhab idinkunoqday
@abdisharif8315
@abdisharif8315 12 дней назад
GARAADSAN AYAA IGAGA FILAN NAAG XUN OO ISKA INDHA TIRAYSA AWOODA REER SSC-KHATUMO.
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 13 дней назад
gudigiisa ha haysto waxuu rabaa waxwalba in asaga loomaro isla markaana waxuu rabaa in aduunka iyo khaatumo ku kala dhexjiro waxuu rabaa geele inuu dilaalka ahaado wax kastoo khaatumo ay sameysanayso, geele ha haysto gudigiisa khaatumo waa in ay umadax banaanataa arimaheeda iyo danaheeda waa in aan loo dhug lahaado oolagu quusto sida soomaaliya uu lugaha uqabtay oo uu xabsiga ugaliyay illaahay shartiisa haku celiyo geele horor khaatumo guul
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 13 дней назад
Fordhiye waa miskiin wlh inuu jabuuti tago ma ahayn
@sultanahmed5021
@sultanahmed5021 13 дней назад
SHIB NOQO
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o 12 дней назад
Garaadsan indha qurrux
@user-nu4vd9fn3u
@user-nu4vd9fn3u 13 дней назад
Nin kasta oo nidaam ka so hor jeda SSC oo u shaqeeya dhuulka SSC wa in laga xaraan timeya.....ka jabuti ka so socda ee u shaqa tegay iska fadhi meshada Lascanood dhiig aya lagaga saray SNM iyo xulufadodaba.... guul iyo gobanimo SSC 💪🇸🇴✌️
@adanfarah2080
@adanfarah2080 13 дней назад
1. Holding meetings with your foes or fellow power players is not a surrender or acquiescence 2. In politics you always need to read the signs and do everything to leverage every situation that presents itself to your advantage 3. Statecraft is never conducted over 'fadhi ku dirir' consultative forums, so stop second guessing and 'waxay ilatahay' nonsense, Khatumo administration is fully mandated to speak for, enter agreements or even declare war on behalf of its citizenry, full stop!
@endoferagoat2393
@endoferagoat2393 13 дней назад
Absolutely but her analysis doesn’t mean everything she says is correct.
@Suheila22
@Suheila22 13 дней назад
Adeer qof xanunsan baa tahay sida aad oga faloneysaa maaha ee sheeg waxa aad gocaneyso JABUTI waa la ogyahay halka ey dib u dhiska somaliya.
@mahmoudhersi4603
@mahmoudhersi4603 13 дней назад
Jibuuti kama ay hadline Ismaaciil bay haysataa waana la og yahay inuu yahay A VERY CUNNING PERSON.
@munamaxamed3932
@munamaxamed3932 12 дней назад
Asc
@user-ni9nl9wt2z
@user-ni9nl9wt2z 13 дней назад
Xaar firfhiye iidoorkii xaarbaa lagu m atalay .
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 11 дней назад
SSC KHAATUMO STAT OF SOMALIA IYO WALAALADEEN DJABUUTI SIYAASADU SAAXIIB MALEH MARBA MEEL BAY JOOGTAA ANIGU JAAMACAD BAAN KASOO BAXAY ANOO DHALIN YARO HADA AH .M.A.
@omarhassan4901
@omarhassan4901 12 дней назад
Geele Mali macayi malina ma amaani
@user-sx5xj4wk8c
@user-sx5xj4wk8c 13 дней назад
Naayaa suleekha
@HalimaAli-nt9wq
@HalimaAli-nt9wq 13 дней назад
????
@QaliSharif
@QaliSharif 13 дней назад
Nacaadasay gaysa nagatani adkan kugu ogahay meelsaaar gaesan inaadeer meelsar dee reer
@Iphone20249
@Iphone20249 13 дней назад
Gudcur baad gudaysa cidadka haysatan maxabiista waa habar jeclo 1 markaadishaan 100 baa u dhiman intakalena rag udhigma walahaya adii birigow waxaqadan baaleedin
@bossman1024
@bossman1024 12 дней назад
Tan walan xagay ahayd iyada cod KU dhamaye maxishodane
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 13 дней назад
Mansha Allah ilahay mahadii mar hadii qoladii beenta ku nolayd wadadii laga soxiray reer been kunoole 😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 13 дней назад
Dhulbahante u adeega Somalida Talyanigu gumeysan jirey illaahey Hankiina ma shaqaale koonfur uun baaydun ahaan. Jagada ugu sareysa Koonfur iidn ogashey waaa askari kkkk
@amnoali8348
@amnoali8348 13 дней назад
.😂😂😂😂😂😂😂 Somaliland is not easy 😂😂😂
@husseimali1139
@husseimali1139 13 дней назад
Habar-abaarsooy dhuusada xagso🤣🤣🤣🤣
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 13 дней назад
Wa in xilka Lagu khado firdhiye wa caloshi ushaqeysta waye
@saja9892
@saja9892 13 дней назад
Hubsiimo halbaa lahaystaa dhulbahantow wax hubsada cadawgaa kuuma calool jilco hadegdeginina
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 13 дней назад
Ina geele SSC/ QAATUMO waxba ugama baahnee AWDAL STATE hanaga caawiyo,isageey dan ugu jirtaa hadii kale caloosha Ethiopia galayaa sisa muuse Oromo wato hadeey u hirgasho, ina geele caloosha waxaa ka buuran xumaan xumaan, IWM
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 13 дней назад
Ismaaciil Horor wanaag Soomaali uu u galay ama u gelayaa ma jirtee Hangool Faraaro leh inakaga qabta please Waxaan ka baqdin qabaa in uu qorshe weyn inaku fulinayey Allaah ha inaka badbaadiyo
@Filbiri
@Filbiri 11 дней назад
Qorshaha ismail waa mid fog eithopia iyo asaguna waa is ogyahiin firdhiyana waa la indhasarcaadinayaa waxaana laga shaqaynayaa qaabkii itobiya hub iyo ciidan kugaylahayd somaliland. Mahubo in Hassan sheikh qorshahaan wax ka ogyahay. Taasi waa fakarkayga. Ee iska jira.
@mohameddagane1170
@mohameddagane1170 13 дней назад
Ga,ari Towbada weeyfurantahay. Atheer geele waxaan leeyahay.Guul Somaali adi unbaa Uday u ah. , Qiyaamaha waa lugu weydiin.Eeg reer awoowgey Ciise Ee sity .xaalkooda sido yahay.
@user-nm6lp8zf4j
@user-nm6lp8zf4j 13 дней назад
Waxa lo balan qaday inlaga cawiyo dib udhiska dhaqatar wayan dhaqatir lo tababaro dugsiyada oo dib lo dhiso banka haremarinta oo amah lagaqado iyo mw gele oo aha gudomiyaha ururka igad inuu kala shaqayn dono dib udhiska ssc xag dhaqale xag ciidan iyo xag arimaha bulshada goob joog csalaam kuuriya
@dodo6860
@dodo6860 13 дней назад
Ayandara inihaysa Ismacil gogosha ayu dhigay Carta dorashada Somalida lahayd Cayda jojijoji
@aminaqali7767
@aminaqali7767 13 дней назад
Ciisaxa jabuuti waxey u cargan shiirka carta inu yaxay mid ismacil cumar ku shirgoley somalia. Ismacil cumar wa cadowka kobaad ee somalida geeska africa. Ismacil iyo shirki carta waxba xa ino camaniin. Dhibti ka dhalatay 4.5 aya xal lo layaxay ilayo xadan. Ismacil cumar waxa u raaba inu somaliland gala gooyo sidu horeyba u gala jaarey somalia
@cibaadoaweys3668
@cibaadoaweys3668 13 дней назад
Ssc ishotellet iisi
@imanahassan7990
@imanahassan7990 12 дней назад
Linken u aw so gelayo madaxweynaha DJabuti mesha kama marna waayo waa kan ku haayo dhibka iyo kala foogeynta umadda Somaliyeed , Hogamiye fardhiye waa aw ku guda jira sida ay ugu so ogi lahay danbiga aw geystey mdw Geele
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 10 дней назад
AN KUSO DIRO QUDBADI JAALIYADA D5 IYO SHIRKI IYO DAROOD KA KUNOOL DJIBOUTI 🇩🇯 SIDA LOSO DHAWEEYAY HALKEEN KUGU ZODIRAA
@saleebaancali9690
@saleebaancali9690 13 дней назад
Waar is hubsada reer calan dameerow
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 13 дней назад
Ismaciil waxaa Amin sanahay inuu san daacad ka ahayn oo Dan fog kaleyahay waxuu kacab sanayn inuu lagudacweye waxii LASCANOD uuka sameye ee ahaa ciidan iyo hub oo cadayntoda lahayo
Далее
МАРИЯ ГОЛУБКИНА О БАБУШКЕ #shorts
00:43
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Просмотров 7 млн
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
03:26
Просмотров 37 млн