Тёмный

Xog Masar oo ku dhawaqday nooca hubka ay siisay Somalia,Eritrea Masar & DFS oo isbaheysi ku dhawaqay 

Suldaanka TV.
Подписаться 429 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 27   
@MahamedSubagle
@MahamedSubagle 3 часа назад
Waaka. Waa. Sah. Sacid. Danay.
@malaboa591
@malaboa591 2 часа назад
Ethiopia wadankeeda oo ilaah siiyay weey iimaansan weeysay oo ineey Soomaaliya weli dhulkeeda boobto ayay rabtaa ee ilaah hanaga qabto yaa rabi
@mulimohamud4212
@mulimohamud4212 3 часа назад
Hub duug ah oo somaliya lagu khaarijiyey. Waa kii midowigii soviet uu Egypt siiyey. Xataa rasaas uu wato haddii ay dhammanto ma la helayo mid kale.
@muyadinmuyadin6133
@muyadinmuyadin6133 2 часа назад
Sideed ku ogatay arinka nala wadaag xogta, hadikale cadaw kalkaal ba tahay. Otherwise you are a Traitor
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 3 часа назад
Kenya iyo jabuutina 3 daas weey ka daranyihiine wey baqayaan kkkk
@fadumoabtidon3586
@fadumoabtidon3586 2 часа назад
Deni. Haduu. Darbiga. Soo. Taabtey. Iyo. Haduu. Somaliya. U. Naxeyba. Waa. In. Wada. Hadal. Lala. Furaa
@AbdiMaalin-tj6cb
@AbdiMaalin-tj6cb 3 часа назад
Kulmis ilen ma qaan gaadho
@AliMohamed-ub6ob
@AliMohamed-ub6ob 2 часа назад
Abiyow ka hari weysee waa ku heysataa Abiyow aaway baddii xoog ama xeelad aad ku sheegtay.
@saciidjicaale351
@saciidjicaale351 47 минут назад
Maskaxda iyo aqoonta ay soomaalida kale dheertahay ma ogi isu keenidana kama rabmo
@malaboa591
@malaboa591 2 часа назад
Saciid Dani ilaah Madaxweyne Soomaaliya ugama dhigo Ethiopian ayuu Soomaaliya kusoo hogaamin lahaa ee ilaah ayaa Madaxweyne Soomaaliya uga dhigin
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 3 часа назад
Kaalay adiga geed ku xir jinoole yahoow .
@Ahmed-u7w1f
@Ahmed-u7w1f 3 часа назад
Puntland iyo somaliland wa guul🎉🎉🎉🎉
@Abdullahidekowkossar
@Abdullahidekowkossar 2 часа назад
Guul bulugley Guul somali weyn Down kuwa kaba qadka u ah cadowga sojirenka ee somaliya/somali oo ah puntland iyo somaliland.
@xagardheerbulacley5047
@xagardheerbulacley5047 2 часа назад
Guul Deni cagliga ha u so noqdo
@SadamSaxane
@SadamSaxane 2 часа назад
Nio wararka lama badalo miyaa 3days umbaan daaawanaaye xaqiiqqada saxda aha kena meesha
@aliMahamuud-w8k
@aliMahamuud-w8k 3 часа назад
War warka fake ah iska daa
@Mohamed-ali-abdule
@Mohamed-ali-abdule 3 часа назад
War fake ah muu sheegay mise adigaa Oromo diidan in laga hadlo Suldaanka Tv ku dhawaad 3 Sano ayaan dhageestaa
@AliHassan-uv9uc
@AliHassan-uv9uc 2 часа назад
Hadowba qaldomayaa dowlad budlaan waxaan ismamulka hadhahano hadikalena wadaniyiin maha wadanku haldowlad sowmale intakalena ismamul gobaled maha?wah
@mrwadaniciilan8799
@mrwadaniciilan8799 3 часа назад
Muumulka kaliya ay somali kasocon la,day oo dib u dhigaya waaye dani sidee layerlaa somaliyey
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 3 часа назад
Deni waa federal dadkiisa ku raacsanahay yihiin xasan sheekh waa keligii taliye soomaaliya u bedelay hal qabiil oo ah abgaal oo raacay wadadii mareexaan ay ku taageereen afweyne sidaas uun baad ku danbeeyn doontaan dagaal sokooye
@calibare1641
@calibare1641 3 часа назад
Masar haday caawineyso wadan muslima amadadmuslima wey falastiin utaageeriwayday oocaraba derisla ah ujirta 5kiilowmitir marumasanaasomaaliya ooafrikaana bayka difaaci itoobiya warkaasiwaakii xasansh waabeen qaawan.iyoriyadiixasan sh
@malaboa591
@malaboa591 2 часа назад
Saciid Dani waa qaa’inul wadan oo Ethiopian ayaan taageesan nahay Puntland, hadaan nahay ayuu yiri ee beenta ha iska dhaafo
@SaciidShiiqow
@SaciidShiiqow 58 минут назад
Buntilan maqaldana ee adigaa qaldan sxb😂
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 3 часа назад
Deni ha u sheego xasan sheekh in uusan wadanka wedi Karin isaga tago soomaaliya si loo badbaadiyo joogitaankaada soomaaliya waxaa ka dhalan doono dagaal sokooye oo aad horey qalab kooda u soo gadatay xukunka ku wareejiyo mayal adag deni wax tare iyo xasan wax ma tare. Hub aruursade.
@DavidSiyuma-z5c
@DavidSiyuma-z5c 3 часа назад
🇪🇬🇸🇴👎👎👎
@SalimMohamed-c2n
@SalimMohamed-c2n 2 часа назад
He is crying 😂😂😂 oromo man feed😂😂
Далее