Тёмный

Xog Muhiim ah oo Group 5-ka Maraykanka ku saabsan “Wareysi by Deeq Darajo" 

Xogmaal Media
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 29 тыс.
50% 1

Xog Muhiim ah oo Group 5-ka Maraykanka ku saabsan “Wareysi by Deeq Darajo"

Развлечения

Опубликовано:

 

29 янв 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 66   
@hafzaelmi6457
@hafzaelmi6457 6 месяцев назад
Allha noo fududeeyo dhamaanteen inta looxareeyay welcome corps🤲🤲
@HeiderSharif
@HeiderSharif 5 месяцев назад
I A ALLAH hanoo fududeyo
@khalidabdiqadir
@khalidabdiqadir 6 месяцев назад
Usa i. A wan imana 2024🇺🇸❤️
@naciimodagan8480
@naciimodagan8480 6 месяцев назад
Masha alah shukran wllo😊
@SomGrl88
@SomGrl88 6 месяцев назад
Maashallah Cali Xadhaadhe wiilkisu u eekaa.
@user-jr2nz7pk2x
@user-jr2nz7pk2x 6 месяцев назад
Guul wacan
@user-sn5he5xg3v
@user-sn5he5xg3v 6 месяцев назад
Deeqow walalo anigu waxaan jogaa kenya carkayga waa 1le lacagtayda waan haystaaye walalow maad icawisid adigo rali ah
@SomGrl88
@SomGrl88 6 месяцев назад
lacagtada Africa ganacsi kaga samayso wll. Walahi qurbe waxba mayanalan believe me ana kaso guraya hada.
@hiboclaahi9064
@hiboclaahi9064 6 месяцев назад
​@@SomGrl88aniga igu wareeji booskaga kibir baa Africa ku so wade😂😂😂😂
@user-ik9nd2wk9d
@user-ik9nd2wk9d 6 месяцев назад
❤ 0:27
@FardousaAden-j4j
@FardousaAden-j4j 28 дней назад
asc walal
@talisomaxamuudcumar8499
@talisomaxamuudcumar8499 6 месяцев назад
Waa mahadsantihiin walaalo soomaaliyeed dadaalkiina halkaa kasii wada rabina rejada muslimiinta ha u rumeeyo dhamaan
@abdillahiahmed6963
@abdillahiahmed6963 6 месяцев назад
Asc wan idin salamay dhaman bahda xogmaal media special Mohamed paracetamool iyo abdihakim br iyo deeq darajo
@aboodtornado7203
@aboodtornado7203 6 месяцев назад
How can we contact Mohammed Ali for consultations and matters related to the Welcome Corps program?
@khalid.channel2854
@khalid.channel2854 5 месяцев назад
Waraaa deeqo saxibow xafiiskan aad furatey. Dadka runta u sheeg anigaa furtey ku dheh.wax kasta waa la ogyahey.
@naciimodagan8480
@naciimodagan8480 6 месяцев назад
❤❤❤❤😊😊😊😊😊
@user-ik9nd2wk9d
@user-ik9nd2wk9d 6 месяцев назад
❤❤😂❤
@user-bv8iz6qd5v
@user-bv8iz6qd5v 6 месяцев назад
South Africa kwrn
@khadraali8373
@khadraali8373 6 месяцев назад
Waa warcad wiilasheeniyow
@NaahidaNaahida-hh2eo
@NaahidaNaahida-hh2eo 6 месяцев назад
Wllo wan u bahnaa lacag wan haystaa iyo kadh qaxoti.
@hannanhappy4746
@hannanhappy4746 6 месяцев назад
Wax jira mahan waxan shuruud way dhafeen
@cashoabukar1691
@cashoabukar1691 6 месяцев назад
Asc
@anabfarah6103
@anabfarah6103 6 месяцев назад
Website ka masiin kartaa adinkoo iga raali ah
@user-bv8iz6qd5v
@user-bv8iz6qd5v 6 месяцев назад
War ree south Africa Malaga rbaa meesha
@moderninformation7931
@moderninformation7931 5 месяцев назад
1.sharci ama degenaansho degenaansho 2.shan qof oo group sameeya 3.qofkiii waxa laga Rabaa 2425$ 4. Shanta qof waa in ay isku deegaan yihiiin 6. Account in aaad furtid 7. Background checking
@yasminyaska8057
@yasminyaska8057 2 месяца назад
Dad Kala degaan kasoo jeedaan sida laba qof oo qofna hargeysa ugu qorantahay qofna muqdisho ma loo wada xarayn karaa
@axmedcabdullahi3097
@axmedcabdullahi3097 6 месяцев назад
Walaalyaalow umada kadaaya hiyi kicinta meeshaan waxaan rafaad iyo mustaqbal xumo ahayn mayaaliin hadaad rabtaan inaad umada wax usheegtaan usheega say dalkoodi udhisan lahaayeen halkaas ayaa dantoodu kujirta
@Farhiya-yj4ir
@Farhiya-yj4ir 6 месяцев назад
Waa hadey kaa yelan dadka Afrika joga janadi adunkey uu qaban USA ee ha yimadan is kada 😂
@updalleharrera2667
@updalleharrera2667 6 месяцев назад
Imow kala dadka la dhis adugu meshas maxa u fadhida hdu rafaad yalo
@najipapdi9840
@najipapdi9840 6 месяцев назад
Umada amaan sii wadanaka inaba kasoyaacnay mxaad ugu hayn
@updalleharrera2667
@updalleharrera2667 6 месяцев назад
@@najipapdi9840 wakas hdlku sxb
@ayaanhussein3753
@ayaanhussein3753 6 месяцев назад
Sobax kalay adiga maxa mesha rafaadka iyo mustaqbal xumada taal ku dhigay sheeko xaasidnima joojiya dadkan masakiinta ah gaajada shaqo la aanta hayso ha ku diganin
@moderninformation7931
@moderninformation7931 5 месяцев назад
1. Inuu diiwaan gashan yahay UNHCR 2. SAWIR PASSPORT 3. MEEL LAGALA SOO XIDHIIDHA
@MohamedOmar-kq9hx
@MohamedOmar-kq9hx 6 месяцев назад
Plz deeq ii soo dir telka harsan
@user-ch8nl7te9d
@user-ch8nl7te9d 6 месяцев назад
Gourmand lacagta la.shubayaa fée pls.jqwab isii derqow
@anabfarah6103
@anabfarah6103 6 месяцев назад
Asc sideen kuula soo xiriiraa annoo daneynaya arintaan
@hoodoqarandabaraani6555
@hoodoqarandabaraani6555 6 месяцев назад
Mohamed sweden ayaan ku ogaaye gormu america tagay
@Givemecandynow
@Givemecandynow 6 месяцев назад
Maraykan waxba mayaalan e umada ha hiyi kicinina
@axmedcabdullahi3097
@axmedcabdullahi3097 6 месяцев назад
Waa xaqiiq
@mariamfarah7728
@mariamfarah7728 6 месяцев назад
Haa runti waxyalo majiro
@mariamsaeed7538
@mariamsaeed7538 6 месяцев назад
Badan dhereran iyo dhulkan dihin nin kalaa degin. Group 5 is a hidden policy ,be carefully
@khaledmahamoudabdi7098
@khaledmahamoudabdi7098 6 месяцев назад
MOHAMED ALI (WARIYE ALI HARAARE AYEY AAD ISUGU EEGYIHIIN RUNTII
@hoodoqarandabaraani6555
@hoodoqarandabaraani6555 6 месяцев назад
Wa wiilkisii
@Farhiya-yj4ir
@Farhiya-yj4ir 6 месяцев назад
Qoys 11 ka kooban mala soo qadi kara mise 5 Qof oo kaliya ayaa loo dacwon kara
@user-ch8nl7te9d
@user-ch8nl7te9d 6 месяцев назад
Waxaan rabaa toban qof oo hal fayl in aan sadex ka soo qaado ma.suura.galbaa
@hashidheeg6308
@hashidheeg6308 6 месяцев назад
Qofku isagoo yurub joogawma codsankaa group5 ka Hadii jirto siduuu codsankaraa
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 6 месяцев назад
Iska joog yurub marakanka waxba ma yaalaan
@saafi0geesey632
@saafi0geesey632 6 месяцев назад
Numberkiisa isii plz
@hamdaunique1868
@hamdaunique1868 2 месяца назад
Qof Aan xero qoxoonti ku jirin miyn laso qaadi karin?
@khalid.channel2854
@khalid.channel2854 5 месяцев назад
Bro maantan u tagey xafiiska anigoo sitaa waxkasta waxay igu jawaaben. Wax aan layaabey. Qiimaha waa imisa.waxay igu tidhaahdan. 1000 Dollar kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk yaaa lagadayaa ma islamaha. Yaa idinku yodhi qiimahaas waxay yidhaahden deeq darajo. Waa ilahey kacabsada. Qof koi doonayaa in wax Loo xareeyo anigaa idiin sheegaya meel free ah ee ilasoo xidhidhi plz
@moderninformation7931
@moderninformation7931 5 месяцев назад
Haye sxb halkee xagee kaala soo xidhiidhaa
@cabdirixmaan123
@cabdirixmaan123 4 месяца назад
Nio contagtigooda nasii xafiiska harsan
@khadijaabdalla7192
@khadijaabdalla7192 6 месяцев назад
Group 5-kiina maahee joojiya dhalinyada aad soo hami kicinaysaan, adinkana u diyaargarooba in aad dib u noqotaan wadanki ayaa difaac u baahan, yaad ku halaynaysaan in wadanka difaaco, ma shisheeye iyo dawladaha deriska ah ayaad rabtaan inay qaataan wadanki oo ay iibsadaan siyaasi ku sheeg tuug ah.
@bashiircali1089
@bashiircali1089 6 месяцев назад
Sxb ilahad sualihi ansugeynay mahayno wayo marna madan weydin waxa lagarabo iyo xiliga larabo karku inu ahado qaxootiga mise wili wusocda waresigu
@fowziyaweheliya3332
@fowziyaweheliya3332 6 месяцев назад
Dadka lakeenayo shanta qof qofba qofkisa ma kensan karaa
@maryanfarah7150
@maryanfarah7150 6 месяцев назад
Sideen ku xareystaa yacnii qofkii IGA caawin lahaaa sidaan ku hellaaa
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 6 месяцев назад
wala helayaaye lcg mahaysata waxa jira dadbadan o iyagoon diyaar ahayn hadana suaalo nafta kaga jaraya e
@umumumtaaz5245
@umumumtaaz5245 6 месяцев назад
Aniga lcg hesteee Yaa iihya dadkii ii xaren lahaa wll😊
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 6 месяцев назад
@@umumumtaaz5245 xage jogtana
@Farhiya-yj4ir
@Farhiya-yj4ir 6 месяцев назад
@@umumumtaaz5245halagu dhaco 😂😂😂
@user-zn1tz1ln9l
@user-zn1tz1ln9l 6 месяцев назад
70 jir 70 jir group five ma ku keeni ka...ama aabehey oo 70 sano jira ma ku keeni kara
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r 6 месяцев назад
70 jir ma meydkiisa fogeyneysaa maxaa qof cimrigaan jira u masaafirineysa?
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r 6 месяцев назад
Deeq darajo lacagtii covi ka loo haystay intay ku danbeysay horta,m
@cabdiwahaab456.channel
@cabdiwahaab456.channel 6 месяцев назад
Shuruudaha 30 September 2023 registered ayuu ka tagay ee maa laga reebay.
@asayrchannel
@asayrchannel 6 месяцев назад
Waxa dooneynaa xafiiskiin iyo number nigal so xidhiidho, iyo Gmail , bal ino qor adiko mahad san ,
Далее
🎸РОК-СТРИМ без ФАНЕРЫ🤘
3:12:10
Просмотров 1,4 млн
Symmetrical face⁉️🤔 #beauty
00:15
Просмотров 701 тыс.
СМОТРИМ YOUTUBE В МАЙНКРАФТЕ
00:34
Просмотров 285 тыс.
да ну нах…
0:14
Просмотров 2,9 млн