Тёмный

Xog Muuse Biixi iyo Ciro kuma adkaan doona? Dagaalka Siyaasada iyo Qodoba ku Qarsoon Guusha Ayaa leh 

XOGOGAAL
Подписаться 127 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
/ xogogaal.not
/ weriyeyussuf
/ dalkanews.net

Опубликовано:

 

24 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 45   
@ismailabdi6248
@ismailabdi6248 Час назад
Muse bixi cabdi guul
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 часа назад
Guul Kulmiye iyo Mudane Muse Bixi ❤️❤️❤️
@SalebanGamuute
@SalebanGamuute 2 часа назад
guushu waa muuse
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 часа назад
CIRO QARANKA WAXBA MA GASHA
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 2 часа назад
Thanks Xogogaal tv, hadii Alle swt ummad jebinayo wuxuu u doortaa cidii jebin laheyd, ALLe swt waxaynu ka rajeynayaa inaanu gacanta inoo gelin kuwii hantida ummadan boobey.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 часа назад
SHACABKAA CODEEYA KOOFIYAD BACALE AMA SIYAASI DANTIISA WATAA QABIIL DHAN DHAGEYSAN MAYAN
@hayadhassanmohamed9071
@hayadhassanmohamed9071 3 часа назад
Ciro waa faqash iyo huwant
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 2 часа назад
Ciro waa faqash iyo huwan waa kaa marasanay in uu itoobiya ku yidhado hashiska dubudhiga Kenya kula kulmiye xasan gurgurto iyo Masar and Elatariya Jamamiirta aad shagaso eedo Yusuf waa tuugtii wadanka dhacadey eebisan xunbawaney ariboodadii wadanka iyo hawadii iyo kuwa ku faana 40 jir 4 malyun hast ee mujahid mahamed maxamuudu silanyo ka qoray booga iyo intii muuse ka soo araya kulmiye waxad nawadisay yaa badinay Horta waxa oga ilaahey Subxanlaahi but in my opinion yaakaley geesiga geeska Africa mudaney muuse biixi Abdi
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 часа назад
Abdirahman Cirro wuxu ku mashqulsan yahay sidu MOU uu fashilin laha sida huwanta
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 часа назад
CIRO WUU DHACAYAA OO WADANI WUU DHACYAA CIRO WUU DHACAYAA WAA QARAN DUMIS XISBIGA WADANI WUU DHACYAA KAAH BAA WADANI YADHI U CODEEYA AMA LABADUBA WAAY ISLA DHACYAN
@ahmetjk6709
@ahmetjk6709 3 часа назад
Guushu waa kulmiye
@FadxiyaMowliid
@FadxiyaMowliid Час назад
Masha allah muuse biixi guuuul geesi ❤❤❤❤❤❤👍👍👍👋💚💚💚💚💚💛💛💛
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 2 часа назад
illaahay baa og cida guusha leh😊😊
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 Час назад
Xisbiyada bilaa mabda'aa ee huwantu taageerto ee aan cadawga u jawaabin ka fogaada kulmiye iyo horseed guul viva
@HiboNour-oe5xm
@HiboNour-oe5xm 2 часа назад
Guushu waa in nabad galiyo lagu codeeyaa qofkii illaahay u qoray ayaa helaaya
@Qarandhise
@Qarandhise 3 часа назад
Ciro waayo wixi cusub la jacalyahay
@ANWELLIJAAMAA
@ANWELLIJAAMAA 3 часа назад
basaas
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 часа назад
CIRO MA CUSBAA XIRSI MA CUSBAA
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 Час назад
Cirro wuu hurdaa
@Amina-e2l
@Amina-e2l 2 часа назад
Marxuum ciro wx ma mamula hurdaya wu dhacaya musa pilot 🧑‍✈️ba gulysansya ❤️❤️💚💚
@XamdaCumar-m6h
@XamdaCumar-m6h 2 часа назад
Guuul somaliland
@NuraQallib
@NuraQallib 2 часа назад
Inasha allaahu guushu waa wadani muuse la arag 7sano oo dhulka lagalay soomaalilaan
@hayadhassanmohamed9071
@hayadhassanmohamed9071 3 часа назад
Suber awal iyo arab iyo habarjelo waa kulmiye
@HassanXxirsi
@HassanXxirsi 3 часа назад
Ciro guul
@hayadhassanmohamed9071
@hayadhassanmohamed9071 3 часа назад
Ciro somalia cayo nocowada walahi.wali macarartay ciro isaco difacaya qaranimoda somaliland no never.ciro waa ninka badile calanka somaliland ee blue ku sodaray
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 2 минуты назад
Muse wa askari askari na dagaal marki hore shacabka khaldamay dibudhacay 7sano khasaaro aheyd yahuu yahuu yahuu
@hayadhassanmohamed9071
@hayadhassanmohamed9071 3 часа назад
Aabo muuse bixi
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 45 минут назад
Cirro
@Fransiis
@Fransiis 2 часа назад
Ciro Faqash Qarsoon Oo Huwana ILahay Dalka Kuma Soo Saaro Kooxda Dabayaacaysana Waa Tuugtii Kulmiye Ahaan Jiray Iyo Ciil Qabayaal Xil Waayey
@almher8883
@almher8883 2 часа назад
Kanii wariyahaa iskuu shegayaa wuxuu u janjeera Huwaan.
@VivasomalilandSNMQUEEN
@VivasomalilandSNMQUEEN 2 часа назад
Nikaa waramayow naftada waad hafartay oo beenbaad isuu sheegtay madaxweyne mujahid muse baylod ayaa agtisaa imankaraa we love our president ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NuraQallib
@NuraQallib 2 часа назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂bye bye muuse iyo kulmiyaba
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 Час назад
Cirro wuu hurdaa wallee nin hurdoow hallawday dantaa
@samybourhan6476
@samybourhan6476 34 минуты назад
Wadani
@hayadhassanmohamed9071
@hayadhassanmohamed9071 2 часа назад
hargeisa 90/100 waa kulmiye berbara 100/100 waa kulmiye gabile iyo arabsiyo iyo wajale 100/100 waa kulmiye borama 60/100 waa kulmiye Sanag kuliye lakin inta habar yoonis waa wadani. kulmiye iyo buco 50/100
@zakariamohamedabdi220
@zakariamohamedabdi220 3 часа назад
Muse
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 2 часа назад
Faaladaadu waa tii ciyaala suuqa
@xaroguled3126
@xaroguled3126 2 часа назад
Walahi kuwa ciro kubiray waa kuwa ay dadku kaga cararayan Mida kale shacabku way ogyihin cida qaranimadu dhab ka tahay hadaladina wa lahaya Lakin kambaynka waa cadi oo lacagta aya laga cuni Lakin qofkasta oo somaliland dhab ka tahay u codayn mayo ciro
@HassanXxirsi
@HassanXxirsi 3 часа назад
Kkkkkk
@CamuudAwed
@CamuudAwed 2 часа назад
Maaha Sidaad u dhigayso waxaanu ku kala dooranaynaa waa yaa cadaw ga Jamhuuriyadda Somaliland diidan yahay yuuse taageer san yahay waxaa illaa iyo hada cad in cadaw ga Somaliland khaasatan Soomalia ay taageer santahay In Uu guuleysto Murashax Cabdiraxman Carre halka ay ka soo hor jeedo in dib loo doorto Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Hadaba maxaa la gudboon Shacab waynaha jecel Jiritaanka Madaxbanaanida iyo Dawladnimad Somaliland ay u codeeyaan Xisbiga Kulmiye Oo ah Xisbi u taagan Gobanimada Madaxbanaanida iyo Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland didoo kale waxaynu ognahay in Xisbiga wadani intiisa badan Siyaasi yiintiisu taageer san yihiin In dib loola midoobo Cadaw ga Somaliland iyo Soomalia
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 3 часа назад
Ma lacagta walloweyntaa guulaysanaysa mise jirintaanka qarankan suaashu weeye wariye umaddani miyey tacab khasaaraysaa mise Mujaahidiintii Halgantay welina difaacaya midhihii SNM iyo aqoonsiga laacdinta taagan baa guusha lagu hubsanayaa ? Nimaan wax taagan garan haba weydii wax soo socda waa need kaasiye kkkkkkkkkkkķ
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 2 часа назад
Hodhohoodho hoodhoodho kulmiyow hodhohoodho martanbe tuugo shaqan meeso rajada shacabka wadani iyo kaah
Далее