Тёмный

Xog odayasha Mareexaan Go'aan degdeg ah ka qaatay Galmudug iyo Dowlada muqdisho waan la dagalamaynaa 

Mowliid Galwaaq
Подписаться 16 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

DEGDEG:- Odayasha Mareexaan Go'aan degdeg ah ka qaatay Galmudug iyo Dowlada muqdisho waan la dagalamaynaa qofkastoo mareexan ah qorigisa ha qaato. Diyaarado ayaan iibsanaynaa Dagaalna waan galaynaa xun.. #puntland #oomar #daroodpak #ethiopia #mudugboy #muqdisho #somali #xamar #somalia #mareexan #daroodpak #somaliland #daroodpak #muqdisho #xamar #ethiopia #somali #somalia #puntland #oomar #hg #hawiye #Wagardhac #mareexan

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 175   
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 День назад
Ducadiii awowe daarood ismaciil ba,ilahey idin aqbaley darodna garabkina butaganyahay haba ugu horeyaan majerten reer bicidyahan ama cali ibrahin❤baarakalah fiikum❤daarodow❤❤
@AbddiUhu
@AbddiUhu 18 часов назад
Ayeeyday baa ah reer biciidyahan labo eedooyinkay ah 12 wiil oo reerbiciidyahan ah bay dhaleen....weliba ah hogaanka majeerteen...
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 18 часов назад
@@AbddiUhu barakalah fiik sade darod iyo dhaman durriyada darod ismaciil Allaha idinbarakeyo.amiin.
@امةالله-ج6و4ي
@امةالله-ج6و4ي 3 часа назад
Alaha xafido reer caabud waaq cadowga alaha ka qabto
@MACALINFADUMO
@MACALINFADUMO 23 часа назад
Adeerow ganacsigiina putland iyo jigjige uwareejiyo
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi День назад
Mareexaan tol baad leedihiin ma tihidin madi ee diyarada xaga punland Laba u leexiya xoolihiina garacad Iyo dhaqaalihiina
@Ahmeddauud-g5z
@Ahmeddauud-g5z 22 часа назад
Sidaa ayey u noqanasaa.
@deeqoali308
@deeqoali308 19 часов назад
Awal xoolohoodu xagee buu marinayeen
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 19 часов назад
@@deeqoali308 irirsamaale u tegi jireen
@sagalshariif2023
@sagalshariif2023 День назад
Guuuleysta tolkeyga weligeedba waad dulmaneydeen qaata go,aan oo tashada mustaqbalkiina iyo aayihiina sameysta waxkasta oo ad dadka u dabafadhidaan
@Ahmeddauud-g5z
@Ahmeddauud-g5z 22 часа назад
Caabudwaaq ayaan u soo soconaa Habarkintir waa iska celinaynaat Ethiopia ayaan soo dhex maraynaa,reer Caabudwaaq kaligood naa aha.walaalahood ayaa joogaan Jubaland.Gedo illaa Kismaayo.
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 День назад
Arinta Odayaashu kahadleen wadhab mareexan waxa isu bahaystay uruuris samaale marka meelkasta oo D5 haloodiyaar garoobo difaaca dhulka D5 in lnladifaaco hadii Soomaalinimo lawaayey uruuris samaale waxay ogaanayan mareexan cidu yahay haday 34 sano kaligood ahaayeen maanta laga bilaabo d5 dhul makala laha from GK DDS
@HamdkI
@HamdkI 21 час назад
Kkkkk mareexan hawiyoo dhan iyi dir baa la dagaalamaya oo laba dawladood wata laakiin dhul ka riixan maysaan
@fardushurre1668
@fardushurre1668 21 час назад
​@@mc3866sure iyo faraxal iyo qubays isku ceebeeyaan wiilasha indhaha gaduudan ee reer diini ee afkaga waxaa hasoo marin ina gumeed yahow ina gumeed ku dhalay cuqdad daarood baa idin dishay dagaalka reer dalal waxaad kula dagaalamaysaan hg iyo urur Samaale oo dhan lkn marreexaan inuu dhulka ka dhashay iyo in kale wad arki doontaan from dhulbahante hubkii aan gacanta ku dhignay baad ka dhimanaysan lkn waan idinku laynaynaaa
@lulaa1113
@lulaa1113 18 часов назад
Cabaad weyn cabaad weyn dhashay waa adiga diri mareexaan agtiisa waxba kama aha hawiye asagaa mediyaha iskeeney inuu dagaal ku jirana sheegtey ​@@mc3866
@mohamedxamoow5340
@mohamedxamoow5340 21 час назад
Puntland iyo ogadenia iyo kenya gedo isku furantahiin reerkan yar ee hawiye ee shabaabku haysto xaduuda halaxidho mareexaan haloo hiiliyo kaalaya
@MaxamedCumar-C
@MaxamedCumar-C 14 часов назад
😂😂😂😂
@MaxamedCumar-C
@MaxamedCumar-C 14 часов назад
Wabaaa
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 23 часа назад
Daarood oo dhan isimadoodu garoowe ha igu yimaaden si loo tashado
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 23 часа назад
Adeer shurun shuur samale wan isaga filanahay
@mohamedxamoow5340
@mohamedxamoow5340 21 час назад
Garabkiina ayaan taaganahay rag isku filan baad tihiin tolkiina waa garabkeena I am ogaden geeska africa idinkaa leh
@NuuriyaXirsi
@NuuriyaXirsi 22 часа назад
❤❤❤❤❤reer. Seda alah. Idin. Barkeeyo. Aaasmii. Muraankiin. Alah. Fududeeyo. Inshaallaah Aaasmii ❤❤❤❤guul inshaallaah jazakallaah kheyran. Dhamaantiin. Reer tolkien. Mashaallaah Mashaallaah ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@unitedtube1595
@unitedtube1595 23 часа назад
Mashallah Mashallah guulaysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Nuurah951
@Nuurah951 20 часов назад
Caydiid iyo somali iswata ,duulaamadii jimcayaasha lafohoodii baa ilaa hada banaanka yaal, xiligaas xili ooy musl8m iyo mareexaan ahayd ayaa mareexaan wax kagoyn waayseen waaba maantooy intii katabar yaryihiin walee inaad ku leataan maogiye wax nagama gooysaaan. ❤❤ guulaysta tolkay halkaa kahaya.
@ruqiyaabdille
@ruqiyaabdille 21 час назад
Hubkiii ilaahay idiiin siiiyey, Ayaa la idinku haystaaye istaafaca ilaahay swt ha idinlajiro, amiiin amiiin🤲
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 23 часа назад
XAMZE WAA DOQON XASAN DHIIQO AYAA XUKUMA DAAROOD MA MATALI KARO XAMZE XOOLO
@MACALINFADUMO
@MACALINFADUMO 23 часа назад
Ilaahey cadowgiina hajabiyo adinkana xaqa ha idin waafaajiyo
@abdihasanjama9829
@abdihasanjama9829 20 часов назад
Ha ka soo baxaan xildhibanada sade Muqdishu
@Nuurah951
@Nuurah951 20 часов назад
Alxamdulillah Tolkay haduu hurdadii kakacay, haduu dantiisa gartay, waa illaahay mahadiis. Alxamdulillah.
@RuqiyaAbdi-p9b
@RuqiyaAbdi-p9b 19 часов назад
Mansha Allah maarerxan waladulmiyey lakin daarood bukadha shaayay
@Nuurah951
@Nuurah951 20 часов назад
Xasan sh keep going halkaas nooga hay inaan isku tashanaad noosheegtay guulayso mudane madaxwayne waad iskeen raacisay😂😂😂😂.
@SaciidoMohamed-qv7mc
@SaciidoMohamed-qv7mc 22 часа назад
Xamse waxba nooma galine Mareexanow siyaasiyintina Faderalka iyo Galmudug ku jirta la xisaabtama. Daarood iyo waxan aad sheegeysan naga daya pls
@Ahmeddauud-g5z
@Ahmeddauud-g5z 22 часа назад
Muslim iyo Mareexaan weeye adeer sidii 1991 kii,wiilasheena 12 jirka ah iyo gabdhaheena sagaal jirka ah ayaa qoryaha qaadan doonaan,adigu iska seexo.
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 19 часов назад
Mareexan waa curadkii Daarood shiikh Ismail waxaana waajib ah in Daarood oo dhan waa inuu difaacaa Puntland waa in eey deg deg ugu soo gurmataa
@isiri.2835
@isiri.2835 23 часа назад
SOOMAALI BEEN ISKU DHAJI XAKHAAGANA DUUG WALEE SHARF XUMO IYO CADAAB BUU KUU HORSEEDIN HAWIYE DAWLAD MA RABAAN IYO MIDNIMO
@isiri.2835
@isiri.2835 23 часа назад
BEELWAYN WAA INAY AYADU ISKU TASHATO XAKHEEDANA GOOSATO DHISATO DHULKEEDA CANSHUUR NIN KALE UN LAMA SUGO YIO MARMARSIYO
@malakaaay
@malakaaay 18 часов назад
Mareexaan waa la hadleen tolkood D5 iyo Raxanwayn lkn umalayn maayo iney ka fal celin doonaan 😡 😢 oo saan filayo waa loo gisi 😢 mid ba maalin la cuno 😢 mid ka kalana uu dhowrto😢⚠️😡 markab ka hubka ah waxaa loo soo dejis tey in lagula dagaalamo waa d5 , iyo raxanweyn⚠️
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 22 часа назад
REER GALWAAQ WAX BADAN BAAD DULQADATEEN MORYANTA HIRAAB,MAANTAD TALO HEYSAN,BEESHA SADE IYO TOLKOODA HADEY GANACSI IYO TALO WADAAG HEYSKU TASHTEN. CID UMA BAHNIDIN IYAGA IDIN BAHANE COWDA U JARA MORYANTA.
@SaciidoMohamed-qv7mc
@SaciidoMohamed-qv7mc 22 часа назад
Hadey wax fahmin odayasha Mareexaan waa in runta la isku sheega la islana xisaabtama. Rero dhan iney dhahan mr hala isugu tago oo hala go’doomiyo wax la aqbali karo ma ahn.
@fardushurre1668
@fardushurre1668 21 час назад
Nacalaaa idinku yaal urur Samaale Samaale walee marreexaan madi maahan caanana kama cabaysaan from Darwiish dhulbahante 😡😡
@mohamedomar9004
@mohamedomar9004 23 часа назад
Curadka D5 tahiin ku doobiya qabilkii afka idin sogaal mel iska saara hub, ciidan iyo maal waa idin garab taganahay mj ficil manalo bilaabo dee shaqadeen waa qabsaneen hore uu soco cayayanka iska buufiya no hoos dee
@Mohamedibraahim144
@Mohamedibraahim144 21 час назад
Daarodow xooleheena aan gaar u dhaqano meeshaan dowlad ma jirtee
@fadumonurhassan91
@fadumonurhassan91 День назад
Allahayow dadka Soomaaliyeed nabad ka dhig oo nacaybka ka saar.
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 23 часа назад
MAASHAALAAH GUUUUUUUUULEYSTA MAASHAALAAH IDIN ALE AAMIIN WEY JABEEN HAWIYE IYO DIRTII SOO DIRSATAY WEY JABEEN NUS MUDUG KA GOOSTA MAAMUL GOBOLEED MA AHAANEYSO GAL NUS GUUUUUUUUULO MAASHAALAAH GARABKIINA WAA DAAROOD IDIN ALE AAMIIN CADAWGIINA ALAHA JABIYO AAMIIN
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 21 час назад
Fura meel lacagaha diyaarada lagu soo kiraynaayo laydiin ku soo shubo daarood oo dhan ayaa ka qayb qaadanaayee maamul gooniyana kudhawaaqa
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 21 час назад
Wallaahi dulmiga rabbi ma jecla soomaalina diiday inay is xaqdhowrto ninkii gurigiisa lagu soo weeraro waa waajib inuu is difaaco adinkuna dulmiga iska ilaaliya xaqiinana cid ha u daba farrisanina inta laga helayo dawlad dadkaan kala celisa kuwa magiciina wata ee dawlada ku jira dhuusamareeb kuwa fadhiya iyo xammar burush xaarle mariya dantiina hadii ay ka shaqeynwaayaan guuleysta beelweynta mareexaan sade soomaalina xaqa rabi ha tuso
@MahamedYoussoufabdi
@MahamedYoussoufabdi День назад
Irir samale malagoodi baa galay
@FarhanAhmed-hj7pu
@FarhanAhmed-hj7pu 22 часа назад
Mrxn guul iyo gobanimo ❤
@Abdikareem-b2r
@Abdikareem-b2r 12 часов назад
War kago a galmudug kabaxa
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 20 часов назад
runta cadeysen maashaa allaah
@sacido1721
@sacido1721 23 часа назад
Guuleysta Sade Darood waa dadkii waligood talin jirey waad la idiin garab istaagayaa 10 diyaadood ayaa la gadayaaa diyaar Al Daroodiya guuleyta waligiinba
@blueline502
@blueline502 6 часов назад
Tala aytaliyeen sotan darood halkaa dhigtay ma’ahan. Dib ufiiri tariikhda kahor 1969. Dhusamareeb xildbaan kusoo baxayay.
@altappomaktappo7060
@altappomaktappo7060 23 часа назад
Allah macaan lahjad Mareexaan!
@MACALINFADUMO
@MACALINFADUMO 23 часа назад
Taan qaadka iska joogiyo
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 12 часов назад
ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏💯 GUUL besha marexaan Sade 5 Daroor from SSC KH GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍
@NuuriyaXirsi
@NuuriyaXirsi 22 часа назад
Asc bisimilaah. Mashaallaah seda. Guul eesta. Inshaallaah. Jazakallaah kheyran. Guuratida. Reer. Seda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guuuuuuuuuuuu l. Inshaallaah. Cadowaga. Alah. Naga. Aqbalo Aaasmii
@fardowsoxassan2605
@fardowsoxassan2605 13 часов назад
Daroodoow kaca kaca kaca dhilaadi ididhashay kaca kaca kacs aloow yaanin igadhiga yaxye moorif kca kaca kaca kaca kaca🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@fowsiyoabdi730
@fowsiyoabdi730 18 часов назад
Waa runta ho hikyo waa dan D5 mareexan was dab olalaayo mana gabadan ee isku hiiliya guusba wad hantjsen taariiq luul iyo dahab bey soo maten wina ku gRab kyo gaashan sjiya eA hogan Daarood Daarood ISMAACIIL
@KhatraXamuud
@KhatraXamuud 20 часов назад
Yaadaarooday dheha. Weligiin. Cabaadi jirteen yaahuu. Qabiilbadana. Daarood laas caanod ciidanka lidiinkayimi axmed madoobe ayaa jooga caabidwaaq
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 19 часов назад
Waqooyiga Galgaduud haku biiraan Puntland waxaad leedihiin Dekado iyo diyaarado ganacsigiina u leexiya Puntland Garacad wax kala soodaga
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 19 часов назад
Waqooyiga Galgaduud haku biiraan Puntland waxaad leedihiin Dekado iyo diyaarado ganacsigiina u leexiya Puntland Garacad wax kala soodaga
@BaxsansiciidOwnuur
@BaxsansiciidOwnuur 14 часов назад
Guuulaysta mareexaan sade guuulu cadowagiinu ha jabo
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 19 часов назад
ASC war DAAROD shurun shuur waxba kaqaadi mayso ama ha dhahaan shurun shuur samale mariixan waa gesiyaal
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 8 часов назад
24sano aa ugu danbeeyey waa beelood Isaaq and Hawiye siyasiyin toda odayashoda dhaqanka ganacsatada culimadoda gud ahan bulshadoda inta badan qaabka dowlad dhiska somaliya ka faiideysi bey qorshesteen wax walbo iney reer ahaan kuqataad mansab iyo maalba sidaas na sherci laga dhigo hada Bank gigii dhaxe aa dalka xitaa wey didan yihiin iney soceliyaan furihii dalka aa +252 ga ahaa dartiis ba 18sano khawarij ta logu adegayaa iyado reer hasto bal waxaas miyaa lodulqadan karaa
@Test-ui4ee
@Test-ui4ee 18 часов назад
Mareexaanow wado qaldan baad waa hore qaaday , Hiraab inaad wax la qeybsataan ayaad ku tashateen waayo hore, adigoo laandheere Daarood ah, Ilaahey mahadiis hada waad aragteen Hiraab sida uu idiin la dhaqmay iyo Caqligiisa heerka uu gaarsiisan yahay, Dad la’aan ma tihidiin ee u soo noqda Daarood oo wax la qeybsada. Welcome back! Together We’re Strong!!
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 11 часов назад
Surre iyo Reer Dalal isku mid maaha haddaan waxkale meesha ku jirin. Is qarxiskii xamar ayaa larabaa in gobolada loosoo raro.
@ashaabdirahmanyusuf-bc5ti
@ashaabdirahmanyusuf-bc5ti 20 часов назад
ASC awoowayaal ku biira SSC ama butland waayo galmudug waxba lama yeelan kartaan from buuhoodle
@fadumomohamud2077
@fadumomohamud2077 17 часов назад
Xamse waa macag uyaal Reer Sade iskufilaasho gaar ensha Allah Amiin yaa Rabi Allaah Amiin
@Ummabasement-tb5nu
@Ummabasement-tb5nu 7 часов назад
Reer mareexaan waa duli dadkana iyagaa jabiya daarood meeshaad dhigteen buu yaalaa dawlada aad dooneysaan meeday qabiilkiina raaca
@mohamedabdi5141
@mohamedabdi5141 19 часов назад
Abow ninka yar igaceli ee kan wayn igu sodaa maqlijiray hiraab Somali oo dhan. Ayaan kuso adi karin ee marexaanow hawiye waa la idin ka gubidonaa😂😂😂😂😂
@jamamahamutt9697
@jamamahamutt9697 14 часов назад
Sede iyo tanade geesiyiin daarood shir daarood qabta galmudug ka baxa daarood baa ka dhalateen cidha lateen shir daarood qabta daaroodna kutashada meel walba waa
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux 17 часов назад
Horta maanta odayaashii mareexaan Ma ooyeen Sure ilaahay hq idin barakeeyo
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 19 часов назад
Shalay waxay ahayd Laascaanod maanta waa Caabuduwaaq na Anagoo 18 gobol dagan oo 20 million ah ayaa shurunshuur samaale oo 5 gobol dhul kadaga oo minority ah oo deegaan koodi Alshabab haysto dadkeena xasuuqayaa maaha wax la aqbali karo Daarood kaca dawlad Soomaaliyeed majirto difaaca dadkiina
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 15 часов назад
Allaha xafido dhamaantod beelaha Sade. Guulaysta.
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 23 часа назад
Tashta oo mamul adag sameysta xasan sheekh Iyo rerkiisa ha leska celiyo cawanka
@CabdiyoCabdixasan-kq2oc
@CabdiyoCabdixasan-kq2oc 13 часов назад
Birjeex io pmf waa diyaar bare hiraalena halaso kaciya
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 3 часа назад
Afka ale inmaqabto kaatashada una tashada dantiina
@NimcoFaarax-t9t
@NimcoFaarax-t9t 22 часа назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedomer3275
@ahmedomer3275 16 часов назад
Tolkay mareexaan waxaan kulatalinlahaa inaydaan waxbakudarsan Hawiye iyo urursamaale haysheegayaanba tolkiin daarood ismaaciil waxkudarsada galmudugna kudhawaaqa inaydaan kamid ahayn awilba gobol iyo barbuu ahaaye barkiina kalaguura kunadarsada walaalihiin puntland Hawiye iyo Alshabaabkoodana isudaaya ganacsigiinana kalaguura mooryaanta waxanoodhan xasan dhiiqo baakadambeeya qoor qoornana waalamid haduuba saleebaan xukumiwaayey yuukaloo xukumayaa ma mareexaan jawaabtu waamaya Hawiye colaadxun oondhamaanayn baakujirta markay arkaan daarood oodhulkoodii navadkadhigtay dekado samaystay Airport samaystay iyagiina 32 sanadood kujiraan waxdhacow isbaaro dhulkoodiina horumarmooyee kuligiis alshabaab katalinayo bay waxayrabaan inay carqaladeeyaan dadka dhulkoodii hagaajistey nabadkadhigtay markaa maanta lagabilaabo waxba hakudarsanina ganacsi iyo isdhexgalkana joojiya
@Hodonmaxamuudmaxamed123
@Hodonmaxamuudmaxamed123 19 часов назад
Marexaan way guulaysan daroodna wu idindhinactagan yahay insha allh
@AbddiUhu
@AbddiUhu 18 часов назад
Waxaa idiin hartay inaad magacowdaan hogaanka badbaadinta mareexaan ee mudug iyo galgaduud oo aad dhistaan hogaan guurti...oo aad idinku barlamaan u noqotaan....hogaanka cusub waa inuu keenaa safaarad Ethiopia kenya emarates......wadan walba oo danta mareexaan naga caawinaaya waa in la keenaa dhulka mareexaan..
@maxamedhasan9050
@maxamedhasan9050 17 часов назад
Anig00ah nin mareexaanah waxaan usheegayaa 0dayaash a guriga mareexaan hadaayeen calaacalka mahadsanid
@Ahmeddauud-g5z
@Ahmeddauud-g5z 21 час назад
Adeer Diyaarado waa kakeeni doonaa laakiin Xamar maa tagi doonaan,Boosaaso,,Garoowe iyo Gaalkacyo ayey tagi doonaan😆
@Ahmeddauud-g5z
@Ahmeddauud-g5z 21 час назад
Diyarado maa soo iibsataan,200 boqol kun ayey joogtaa ruushka ayaa iibinaya diyaarado raqiis ah.
@ibrahimshanfool
@ibrahimshanfool 20 часов назад
Tol iyo talo waad leedihiin dhibkana waxaa keentay fadhiya dhuuso mareeb waxaa balan noo ah dhuuso mareeb ka dib ayaanu xamar is arkeynaa
@ibrahimshanfool
@ibrahimshanfool 20 часов назад
Tol iyo talo waad leedihiin dhibkana waxaa keentay fadhiya dhuuso mareeb waxaa balan noo ah dhuuso mareeb ka dib ayaanu xamar is arkeynaa
@musaibnnuseir8313
@musaibnnuseir8313 22 часа назад
Hawiye isku dhadhajis ba halka idin dhigtay. Ka xaaxaabiya hee sidi hawiyuhu dhihi jiray 😂😂😂
@SPharaoh
@SPharaoh 19 часов назад
Daarood Ismaaciil waxaa u heshiiyey Soomaali oo dhan. Daarood wali waa hurdaa. Mareexaan iyo Leylkase oo isku deegaan ah oo hal cadow ayaa dagaaal weyn ku wada haya iyaguna isuma hiiliyaan. Sabab? iiga jawaaba.
@QaaliKeynadiid-rx1bv
@QaaliKeynadiid-rx1bv 14 часов назад
Adeer isasax surre iyo daar weeyee Leel kase ma dalal baa dhulmahante ma dalal baa maxaa meesha keenay
@mohamedyusuf6210
@mohamedyusuf6210 18 часов назад
Jabhadii irir samaale ee 1967kii ina cigaal iyo x cali jimcaale sameeyeen ee lagu buburiyay ururkii wadaniga xornimo u dirirka ahaa ee syl ee usc iyo snm iyo kuwa kale oo farabadan ka farcameen ee fakarkii somaalinimda meesha ka saartay ee xornimo doon isku magacaaba ee ninkii ku dhinta mujaahid u yaqaana ee soo saaray qabyo ninkeedaa dhamaystira oo ah wixii cadiid iyo cali mahdi ka gaari waayeen anaa dhamaystiraya oo 60dankaa sano somaali baday in ay maanta 5milyan oo barakacayaal ah wadanka gudihiisa dhax wareegayaan 2milyana xeryaha qaxootiga wadamada dariska dhax tubanyihiin 4milyan wadamada caalamka u carareen in maanta 60sano kadib odayaasha mareexaan ay dhahaan hadaan wax fahanay waa caqli xumo umadeed waana wax layaab leh
@beryalex1798
@beryalex1798 19 часов назад
Waxaan jirin markaa ku radineysid taageero , adeer hadaa halkaas u qaaday warka meeshu maahan somaliland!
@abdikhadirfarah7415
@abdikhadirfarah7415 22 часа назад
Xasan shiikh .mahad salad .liiban shuluq .abshir buqaari.qor qoor Baa kasoo degayaya airporka ee roog cas udhiga ayaga ina heshiishinsa beel surre ka mid ah iyo Marexaan markaas ka dib Markad heshiisaan baa la furayaa airporka Lakiin meel degaal ka jiro diyarad kasoo dagi maso
@shacnishariif4521
@shacnishariif4521 6 часов назад
((( WAR XASAN DHIIQO AYAA KA MASUUL AH QABYAALADA HAWIYAYSAN ((( WAA INAAD KA TASHATAAN REER DHIIQO WAR DAWLAD MA JIRTO WAA MOORYAAN CUQDADAYSAN OO CIIL QABAYAAL AH WAR SOMALI MA YAQAAN XASAN DHIIQO WAA TUUG MOORYAAN LIITA WAR HAWIYE WAA HUURO DHIIQO ((( ITOOBIYA LA SHAQAYSTA WAX WALBA WAXAA KA LIITA ITOBIYA XASAN DHIIQO KENYA ITOBIYA WAA INAAD LA SAMAYSATAAN BISNIS IYO WAX WALBA TUUGADA VILLADII WASAQAYSAY KA TAGA ADUUNWAYNAHA LA SHAQAYSTA DAWLAD MA JIRTEE WAR ISKU TASHI WACAN ❤❤❤
@AbddiUhu
@AbddiUhu 18 часов назад
Waakanaa mareexaankii aan ilaahay ka baryi jiray.....waxbadan ayaan cuqaasha mareexaan kasugaynay inay danteena afar maalmood noo qabtaan haday diyaarad tahay haday hub tahay haday wado tahay.... mareexaan hogaan ayuu u baahan yahay....maha inaad qof kale ka sugtaan sidaad u noolaan lahaydeen..ama aad isku difaaci lahaydeen....
@cabdiwarsame9088
@cabdiwarsame9088 12 часов назад
war irir isagaa isku be ee sadadoow arinta hakaas ha gaarsiinina caano gooniya kama dhamaysaane hadii sure aad iska celin weydeen irir iska celinmeysaan
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
@cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 23 часа назад
Waxaan maqli jirey beeni raad male waa dad tuulo degen oo kule dadbaa nagu soo duuley been baa loosheegey iyo daaroodiisam
@samirr546
@samirr546 22 часа назад
Subxaan Allah: Adeerayaal sow anigii maqlayey beesha ayr ama saleebaan oo nabad in ay idinku dhex dhexaadiyaan rabay maydun maqal miyaa? Adeer idunku mayaad ka qayb gasheen hiil qabyaaladeed?
@MaryamMaxamud-bv4rt
@MaryamMaxamud-bv4rt 16 часов назад
nahogaansha odayashayada sade anaguna wan idin garabtaganaha naf iyo malba maduunano dowlad xasan sh iyo mamulka galmudug horay inoo wada cidna baryimaano
@maahirinho
@maahirinho 10 часов назад
Ader nawada ku baaq lakiin colada waxkaga daran majiro hana adin dadkale oo ku heysanin iskana nawad galiya dadka dariska ah waxa idin qalday hubkii ad dhcden mrkasa werarten dadkii dariska ahaa
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 17 часов назад
Soomalia waa 18 gobol 9 gobol daarood baa dega waa in daarood dawlad dhistaa sida ugu dhakhsaha badana u midoobaan soomaliyadan ay ilaaliyaana ka go,aan hadii raxanweyn dawlad inala dhisanayso la soo dhaweeyaa si hawiye iyo qudhun samaale u ogaadaan inay soomaliya laangaab ka yihiin dagaalka hada lagu soo qaaday mareexaan wuu cad yahay kooxdii hassan shiekh ee oran jirtay waxaa loo noqonayaa 1991 way ka dhabeeyeen daarood wuxuu daawadaa waa nacasnimo hala galo dagaalka oo yaan lagu daawan qudhun samaale reerka sade hadaanu nahay dhulbahante waanu soo gelaynaa dagaalka waxaana leeyahay tolkay gala dagaalka viva ssc khaatumo !
@dodorara9532
@dodorara9532 13 часов назад
Allaah ha soo hadeeyo soomaali itobiya iyo soomaali dhib dhex yaala ma jirto dadka soomaaliyeed ee la leh itobiya dawlada iyo dalka iyo dadba ilaashada dawladiina dalkiina maatadiina dagaal iyo dhib soo marte waayo aragnimo idinku filan waa hasataan ku shugriya nicmada allaah iyo nabada iyo xasiloonidiina umada soomaaliyeed allaah isaga cabsada joojiya dulmiga xaqdarad xadgudibka aad u daadinaysaan dhiiga islaamka iyo maatada soomaaliyeed iyo qabyaalada beenta ah ee lagu doonayo umada in lagu dulmiyo gobalada dhexe allaah isaga cabsada dariska xaqiisa baan laga baxayn xisaabtiisa aakhiro iska daa dhiiga islaamka oo xaqdaro loo daadiyo iska qabta shaydaanka insi iyo jinba isku kiiin diri idinkoo ehel iyo abti xigaal xidid wax ka badanba wadaaga oo guri kasta wada jooga umada soomaaliyeed inta u taagan dulmiga xaqdarada xadgudubka aflagaadad cayda beent isku dirka allaah ha soo hadeeyo hana garansiiyo xaqa islaamku isku leeyahay xaqa dariska xaqa binaadamka wadanku culimo buu leeyahay khayr allaah ha siiyo waajib bay ku tahay in ay dhiga islaamka isu taagan ee xaqdarada loo daadinaya oo umada dumiga uga digaan iyo umada inta allaah ka cabsi ku jiro
@maryambishar1913
@maryambishar1913 День назад
Aniga waxan ahay gabar sade waxan idin sheegaya fadhiga kakaca meesha mareexaaney walahi wad hurudan marka war hoy
@abdallasonkor4769
@abdallasonkor4769 День назад
Asc dhibka iyo dagaalka iyo wiilasha dhimanayo ha la joojiyo walaalayaal
@honeysharif3521
@honeysharif3521 22 часа назад
Allaah inta kacabsatan iska daaya qabyalada dadku waa somali isla dhashay cadowginu yanu idin ka faidaysan aderayal.
@fxcooking9677
@fxcooking9677 13 часов назад
Cidaan nacaybkooda waa dhamaan waayay alaah ha idinka badbaadsho
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 23 часа назад
WALEE SOOMAALI WAXGARAD KA DHAMAA ILEEN WAXGARADNIMADU MAAHA DA DA IYO CIMAAMADEE WAA TOWFIIQ RABAANIYA IYO DAACADNIMO LAGU DALBAYO UDHAWAASHO ILAAHEEY
@Mrrred2023
@Mrrred2023 17 часов назад
Mashaa Allah walaahi taasi ayaa run ah oo mar hore ayey bilaabaty halka nin ee fahmay waa siciid dani isagiina wad argtaan oo kubaa loosoo diri rabaa lakin mj waxan rabaa ineey wax fahmaan war iskuduubni iyo walaal jaceeyl ayeyba nagalinayaan alxabdulilaah walaahi shekadan waa darood ladagaln balse ilaahy ma oran mareexaan waa hubaal inaad guuleeysan doontan
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 17 часов назад
gursi iyo doolaar ayuu ku rogey soomaali inta sideeso kale aan dhargin nimanka uu u soodirey dadkoodanawey dhameynayaan darikana wey dhameynayaan xasan ayaa markiisii horena saan isu diraayey waxna wey ku qarineysey masar iney soo galiso waakan masar soo guurey tani dowlad ma aha ee ilaahey ha nadhaafiyo ilaahey ha ku xijiyo ismaaciil nimanka loo adeegsanayo lacag iyo kursi ladagaalama oo laaya waa cawaan bila diin ah
@AmhedRashid
@AmhedRashid 19 часов назад
Sadow Soo jedentan nabadonada waa in aad fulesan.hana la dadajeyo.
@AmhedRashid
@AmhedRashid 19 часов назад
Sade waa darod ogada yaan loomaleen made Darod waa in uu qataa talada odayasha
@maryanigal3349
@maryanigal3349 23 часа назад
Tashada dadkaan dawlad marabaan 91 is difaaca adeer waa diyaar itoobiya la shirking iyo kenya horn dardaarankii caydiid ayey haystaan
@Halanefilms
@Halanefilms 23 часа назад
Hadan run sheegayo galmudug baan ka baxaynaa ha yiraahdaan.
Далее
Dagaalka Qabiil ee Galgaduud oo waji cusub yeeshay!!
14:35
Kaftanka Siyaasada 525 oo aad u xiisa badan
40:13
Просмотров 44 тыс.