Тёмный

Xog Qaar k mida Musharaxiinti Kursiga Midowga afrika oo tanaasulay & Rajada Fowsia oo kor u kacday 

Suldaanka TV.
Подписаться 441 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 27   
@IbrahimMuqtaarSalaad
@IbrahimMuqtaarSalaad 2 месяца назад
Ilahey run ahka warkag ummad soomaaliyed dhisha faqriga iney tuurto waa arin lagu farxo insha allah guul iyo gobonimo ummada somaaliyed qeraadkena inaa ka.fa.iideesano nicmada Ilahey nasiyay masha allah
@casalasal6466
@casalasal6466 2 месяца назад
MAASHA ALLAAH ALLOW FIWSIYO GUULEE
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 2 месяца назад
Yaahuu doowlad haku sheegin marhoreey lacag ku qaateen si ay fosiyo lugaha aay u qabtaan
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 месяца назад
Soomaaliyeey maanta ayay idinku dhawdahay guul iyo jiritaan la 'aan ragii idinku talagalay inay idinku ridaan halaag iyo baaba ee hubka keenay waxa kaw ka ah xasan ayax 'libaanb
@yareyare6316
@yareyare6316 2 месяца назад
Mrs fawzia horay usoca waad gulzyzanaysaa
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 2 месяца назад
HAA WAA GUULEESAN KARTAA HADDII UUW RAALI KA NOQDO ALLAAH EE XASAN DHIIQO WAA SHISHEEYE KALKAAL OO TUUG AH
@nuradinabdi5192
@nuradinabdi5192 2 месяца назад
Wey tartami karta insha allah ilaah baa la jira.
@BareeAhmed-i3y
@BareeAhmed-i3y 2 месяца назад
Ceelasha somaliya oo dhan hadii la soo saaro xasan sh M. Iyo caruurtiisaba kama badna maxaaba dabool faqri la tuuraa mahadsanid
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 2 месяца назад
Ilaahow sii Gabadhaan laciilay foosiya waxay ka fiicanthy raga hada jooga wadanka
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 месяца назад
Sidee faqri lagu tuurayaa mar hadii musuq uu jiro...allow umadaan ugargaar oo u hiili
@raafxero527
@raafxero527 2 месяца назад
Ceelash asi Alshaba ma ka nabgeli doona.
@abuismacil6648
@abuismacil6648 2 месяца назад
Qorqor isagaa hubba lahaa,, oday
@BeerLuula-d3o
@BeerLuula-d3o 2 месяца назад
❤❤😂
@AhmedAli-ge5xf
@AhmedAli-ge5xf 2 месяца назад
Ninkaan warkiisu wax ka soo qaad malaha,waa jaalle sheeko-xume,dad gaar ah iyo qabiilo uu cuqdad u buu jecel Yahay inuu sumcad dil iyo ceebo u doon-doono sida kulane jiis iyo rag Ku heyb ah.
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 2 месяца назад
Ninka Xilka ugu sareeyey iyo hantidii wadanka ninka loo dhiibay ee lagu aaminay ee haddana xaasidaya gabdhaha Soomaaliyeed ee waxbartay ALLAHA UMMADDA KA.QABTO. CAQLIGIISII WUXU NOQDAY LACAG IYO DHUL UU URURSO.
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 месяца назад
Waa hadaad soomaali tihiin damiirkiinu shaqaynaayo dalka iyo dadka u damqanaysaan jiritaankinana jeceshihiin amaa halaaga xasan ayax raca
@abdirahmanmohamed3968
@abdirahmanmohamed3968 2 месяца назад
Sixitaan Wallow ma aha ee wa Walow kalmada sida aad u dhawaaqayso ma aha
@IbrahimMuqtaarSalaad
@IbrahimMuqtaarSalaad 2 месяца назад
Dowlada soomaliya waxaan ka.codsanena iney gabdhaas soomaaliyed la.garab istaago qasatann Dowlada soomaliya ceeb beey ku.tahay in loo hiliyo nimaan dhaqan iyo naga dhaxeen in la.tageero ceeb weyn bey ku.tahay Dowlada soomaliya
@calibare1641
@calibare1641 2 месяца назад
Badrool hawiye gacankuhayosomaal waxbaka dhefimayso musuqahawiye kudarjeevka siyaasiyiinta hawiye madhaafidoono badrool hawiye qodayo waxbahakasugin
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 месяца назад
Arrimaha badrool baarista iyo soo saarista badroolka labadduba waa muhiin meel kasta oo laga soo saarana soomaaliya oo dhan ayaa wada Leh dalka somaaliya meel kastaba halaga soo saaro shidaalkaas
@MohamedAhmed-k1f7m
@MohamedAhmed-k1f7m 2 месяца назад
War wariyahaan warkiisa yaa wax yar xataa ka fahmay,hadalkiisa waa sidii radi macsara shiidaa oo kale,waxoow ku bilaabay fosiya inay rajo weyn ayey leedahay,hadana waxuu leeyaha fowsiya rajadeeda aad ayey u hooseysaa,dhaman inta tartameyso midba maroow cirka geynaa wax yar ka dibna waa raja tiraa,magaranaayo wariyahaan caawa waxii ka qaldan,anigaa habeenjoogee,usa.
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 месяца назад
Libaan shuluq 'mahad salad ' iyo ina Cali adoon umadii soomaaliyeedey sidoo kale waxa tu uul ah inaad tageertaan foosiya xaaji Aden yusuf Kursigii xasan ayax u diiday way helaysaan taageera
@Elmibarkadleh
@Elmibarkadleh 2 месяца назад
Foosia kama hadhin xasan ismaciic.labada jilbahaku dhagan😅😅😅😅
@waayeelyare
@waayeelyare 2 месяца назад
Madaxweyne Xasan hadduu neceb yahay dadka Somaliland aw u cadaadinayo Fowziya, ha ogaado in aano wax ba yeeli karin dad kaa.
@HaredDuale
@HaredDuale 2 месяца назад
DAWLADA SOOMAALIYA MA WAXAY NOQOTAY TUULO HOOS TAGTA JABUUTI IYO KENYA dawladu han ma leh miyaa maxaa sanad walba jagadii aanu dunida ku lahayn looga iibinaayo jabuuti Somali for sale miyaa sharaftayadu Allaha qabto kuwa ka ganacsanaaya masiirkayaga
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 2 месяца назад
SOOMAALI GAAJEY KU FIICAN TAHAY BAR WAAQADA ILLAAHEY MEESHEY UMAHAD CELIN LAHAAYEEN BEY KIBIR IYO US DAGAALID BILAABAAN TUSAALE ROOB MARKUU DO" WEY DSGAALAAN DERISKA MARKEY SBAAR JIRTANA WAA WALAALO SHIDAAL MAXASD KA SUGEYSAA
@xamfarah5309
@xamfarah5309 2 месяца назад
Fosiyo hajji waxay kasoojeeda gobolada waqooye iyo koofur wa qofkii bada socelisay o,in lagu daydo sidee booskeeda loo siyay ajnabi loo
Далее