Тёмный

Xog Warkii ugu naxtinta Badnaa oo kasooNabad & Nolol, Farmaajo Ma AS ayuu raali ka yahay, Kenya oo q 

Suldaanka TV.
Подписаться 406 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Опубликовано:

 

10 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 43   
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 22 дня назад
AS waa mugdi ku nool Dalkana lama wareegi karaan, face to face uma dagaallamaan ,Gaadmo ayay dadka ku laayaan, waa Argagixiso.
@Sarta100
@Sarta100 22 дня назад
Farmaajo sheeg halka uu kula dagaalaay alshabaab waxuu fadhiyay madaxtooyada inta shacabka ku dhamaanayeen qarax iyo beegsi meel walba iyo baad farmaajo iyo fahad iyo teammkooda waa tagerayaashii shabaab 5sano maxuu qabtay haldegmo ma xoreyn ,maanta xasanaa dhaama farmaajo waa kii siytay afar dekadoid u saxoixay abiyee ma ninkaasaa wadani ah mise ninka ilaa hada leh aan iska celino nabad diidka farmaajo ma istaahilo inuu dalkaan hogaamiyo mar labad. waayo waxa uu ahas fadhiid waxa uu madaxweyne ku noqday oo larabay in la maamuuso sheriif oo shaqada qabtay oo hogaamiyay in xamar iyo gobolada laga xoreeyo farmaajo fahadaa lacag uu ka soo qaaday Qadar madaxweyne ku noqday ee dagaal magelin ciidamada ee qeyraa dhaamay oo ciidamada ka shaqeeyay mushaharka iyo noloshooda kaasaa dhaamay farmaajo qatar ayuu geliyay ,amar 2sanuu ku darso is yiri hase ahaatee waa laga diiday xasana waakan keenay tiktok oo iska ciyaaraya tiktok dhageysanaya iyo muusok waxaa ka fiicanaa inuu keeno wasiirhore gaashaandhig fiqi oo raxaweyn ah oo degen ameerka virginia dowladii ku meelgaar ka ahaa wasiirka gaashandhiga dowladii sheriif ragaasaa wadaniyiin ahaa .kuwa hada gaashaandhiga waxaa ka maqan khibrad hogaamin leh kuna weyn soomaalinimada , .saaxiib maleh shaqada qaranka halkaasuu xasan ku qaldamay waxa uu keenay wax matarayasl inuu bedelo waa lagu kari la yahay dagaalkana horey uma socdo hadaan kuwaan la bedelin oo la kernin rag karti leh...
@abdinasir7998
@abdinasir7998 22 дня назад
Ader al ictisam shabab niman la dhoho oo farmajo & fahad saxib dhow La aha aya fir damiyay hawsha oo canasirta dhig miratada ah iyagu dhalay marki hore hawshodana rali ka ah oo iyagu hosta ka barakeya dadkana wax kale maqashiya oo indha saraxadiya wa kuwa dawlada xasan iyo xamze dagalka kula hor yimid markey sa utimidba...
@ashasalah2835
@ashasalah2835 20 дней назад
CABDI SACIID, FIKRADDISA ISAGA AYEY U MEEL TAHAY, SOMALIA HADDU WADDANI NADIIFA JIRO, WAA MADAXWEYNE FARMAAJO.
@mohamudali1956
@mohamudali1956 22 дня назад
Adigu mawaxaad u adeegtaa Kuwa wiisha iyo gabdhaha aad sheegeyso laayey hadna tacsi u quudhiwaayey mise weriye madaxbanaan baadtahay
@mohamedabdillahi1960
@mohamedabdillahi1960 16 дней назад
Ninkan la warsanayo qabiilkiisu ayaa noo sheegi kara.Hadii uu yahay hawiye waa qorshe ay ka dambeyso Damuljadiid.
@MohamedIlyas-yx2tn
@MohamedIlyas-yx2tn 21 день назад
Waa runtii Abdi siciid hadaanad qotiga iska Céline karay'
@subraarm4381
@subraarm4381 21 день назад
Ilaahayoow Hawiye waa Dhagar qabayaal oo dad iyo dal midna ma rabaane Yaa Allaah naga qabo Hawiye inaan dagnaan rabnaaye. Ilaahayoow dalka nooga badbaadi Hawiye. dadkii dhintay ayay Kafankii ka soo xadeen ilkihiina way kala bexeen.
@AbdukadirSulfe
@AbdukadirSulfe 21 день назад
Cuqdada Aad Hawiye uqabtiin Wad LA Dhiman Kartan Wlhi bilahi Tolahi inusan Nin Aan Hawiye Aheyn Dalkan Xukumeyn Ama Ku Nax Ama Ku farax Mida Kale Haka Yabiin inu Tuugii Farmajo Beenaale Inus Mar Danbe No Dhuman kariin Qaa,iinul Wadan Ayuu Ahay Shabab Kalkal Logama Bahna Dalkan
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 21 день назад
Hala xiro lacagbuu sooqaatay
@qoordheerenaashka6058
@qoordheerenaashka6058 22 дня назад
kankaliya maahan soomadan arkina baarlaman gudihiisa kuwa itoobiya anaga rabnaleh xtaa kuligod washabab N&N xitaa baris dheer umabahna
@MaxamedCismaan-bd6cy
@MaxamedCismaan-bd6cy 21 день назад
Walaahi wax xasan sh kaxun majoogaan soomaliyo ama shabaab ama kuwo macaard ah ha ahaadene shaqsi kaxun majiro
@AbdukadirSulfe
@AbdukadirSulfe 21 день назад
Kkkkk Wad iska Calacali Karta Xurmadle Madaxweyne Xasan Shiikh Dal Xoreeye Abiihii Waxbarashada Bur Burkii Kadib Ee Dalka Gar iyo Gardaro Asaga Na Xukumaya No More Somalinimo Danbe oo Booja Qabyaladu Ha warto Hawiyenimada Naga Badan Hadan Nahay Dhalinyarada Hawiye Somalinimo Booja Hooyadeed Ha Wasto
@SiciidoXaaji
@SiciidoXaaji 22 дня назад
Ma famaaj baa dhalay
@user-pz6ne6mw7q
@user-pz6ne6mw7q 22 дня назад
Abumansuur soo xasan wasiir Uma aha
@Lulu-ie3jb
@Lulu-ie3jb 21 день назад
Wuu toowba keenay
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 22 дня назад
Cabdi sacid kuma hadlaayo afkii n n adigu ma wariyaatahay ninkanow masiibo ayaatahay oo beenta mijo u yeela soomaaliyeey aniga iyo ninkan hadlaaya isku fikir manahay mida kale ninkan farmaajo farmaajo darmaajo dahaya famaajo waa la ogyahay yahay wadani dhab ah
@Lulu-ie3jb
@Lulu-ie3jb 21 день назад
Warka waa cad yahay, difaac jooji
@faraxcabdullahi1581
@faraxcabdullahi1581 22 дня назад
Waligay qof kaa aragti qaldan warninyohow inaad waraysiga ninkaan iyo farmaajo iskagashaqa ah war isceebso oo jooji qaladkaaga
@JamhuriyaSalah-xo8un
@JamhuriyaSalah-xo8un 22 дня назад
Suldaanka tv yaan la dhegeysanin tv wa argagixiso suldaanka tv bal sudu u hadlayo dhegeysta awey ninki laha idaacafaan by by
@aishayusuf4545
@aishayusuf4545 22 дня назад
Waxaas haku hadlin fadlan. Reer nabad iyo nolol Alshabaab ma ahan. Kafiirso arintaas hana Hala safan halvdhinac. Xassan gurgurte isagaa ciidankii Alshabaab udayacay Adna waad ogtahay.
@mohamudhashi9619
@mohamudhashi9619 22 дня назад
Farmajo waa wadni dhab ah mida kale xagee ka goobeysaan xassan Shiikh baaba alshabaab kii ugu weyn ah Alcadaala w/diinta buuba haystaa
@israwadani9113
@israwadani9113 22 дня назад
Horta suldaanka tiifii waa mid beenta lagu yaqaan balse maba furi jirin hadeerna waan ku khaldamay nabad iyo nolol cidna wasakh ma marmarin karto beenaale yaahuu
@ifraaxqurux9873
@ifraaxqurux9873 22 дня назад
Below
@zakariamaftux278
@zakariamaftux278 22 дня назад
Waa run xasan ilaahay dadka ha kaqabto
@israwadani9113
@israwadani9113 22 дня назад
Ka hadal xasan shiiq isagaa ka masuula gibkaminta hooyada soomaaliyeed oo mishin ku wada dilay dhalinyaradii xooga dalka nabad iyo nolol soomaali oo dhan baa u ooyaysa neefyahow
@GadhkaXaaji-bz2cy
@GadhkaXaaji-bz2cy 21 день назад
War.afsoomaaliga.ayaaidiinkuyar..daowlada.hadiiaay.waxba.kaqabanaynin.ethiopia.haubaneeysi.as.macnaheedu.waa.dowlada.sidhaba.ha.ushqayso
@faraxcabdullahi1581
@faraxcabdullahi1581 22 дня назад
Koleey maanta ayaa iigu kaadambeysa dhagsigaaga
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 22 дня назад
Suldanow ka xisho alle ka cabso sidoo kale ma ina farmaajo miyaa ma wallaalkiibaa wax kale oo lasheego ayaa lawaayay suldan tv ayaa buun
@Lulu-ie3jb
@Lulu-ie3jb 21 день назад
Cabaadka jooji
@cabdixaaji8060
@cabdixaaji8060 22 дня назад
Anaba aminsan sidaa dowlad aan cidba ujaeabayan madowladbaba roobow maxuuyaaahay hada mashababa mise wa dowlada robow haku wareejiyo madax tinimada soomaliya
@Lulu-ie3jb
@Lulu-ie3jb 21 день назад
Roboow wuu toowba keenay, wanna muwaadin Somali ah. Waxbaa ha ku soo andaconin arimahiisa.
@ArafatFarah-qr5ro
@ArafatFarah-qr5ro 22 дня назад
xoolo dadkan aad tanaysô sida xanuunku ku Haye in aad wax ugu sheegto iyagaa ka horay laysma wiidiinaya farmaago in uu Yahay abaha badbadaada musdaqbalka umada somaliyeed haday qab iyo gobo'nimo noqotoba
@Lulu-ie3jb
@Lulu-ie3jb 21 день назад
Aabaha AS dheh.
@AsadAli-hx1wv
@AsadAli-hx1wv 22 дня назад
KADAAB WEEYE WAANA TPLF. FARMAJO HAKU WAALANINA EE MOORYAANTA AYAA AL SHABAAB AH ROOBOW, MAHAD KAWAANLE IWM
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 22 дня назад
Ninkaa iyo kii waraystay way is ogaayeen b b c oo ahayd dhibtii uygu waynayd kamaduu yidhaa wariye ayaa ash ula beenaale sidoo kale xasan ayuu u hadlaayay maxaad ugu dhajin
@Lulu-ie3jb
@Lulu-ie3jb 21 день назад
Nabar iyo Naxdin mascraddii weey idinka dhacday. Warka waa cad yahay. Cabaadka joojiya
@JamhuriyaSalah-xo8un
@JamhuriyaSalah-xo8un 22 дня назад
Si xun wax u sheg sixir wa ka daran yahay abdi sicid sida ma oran beenaale suldaanka tv
@Lulu-ie3jb
@Lulu-ie3jb 21 день назад
Wuu dhahay ee cabaadka jooji
@casalasal6466
@casalasal6466 22 дня назад
RUFYANKAN BEENAALAHA AHOW JAAHILYAHOW RU-vid WERIYE AQOON LEH ISAGA DHIGAYOW N&N IYO XABIIBUL MALAYIN MDNE MDWEYNAHENA KING MCM FARMAJO XAFIDAHULAH WAA WADANI DIINTISA DADKISA IYO DALKISA JECEL CABDISICID CILMI CAQLI IYO AQOONBA KAA SAREEYO WUXUUSAN AHAYN HAKA BEEN SHEEGI DACIIFYAHOW DULIGA AH
@mataanabokar783
@mataanabokar783 22 дня назад
Beena waas baad tahay
Далее
кажется, началось
00:45
Просмотров 737 тыс.
MSNBC Highlights  - July 30
43:57
Просмотров 316 тыс.