Тёмный
No video :(

Xog Xasaasiya oo Laga Helay Dagaalkii 1995 & Muuse Biixi oo ka warbixinaaya 

Dhamays Media Production
Подписаться 107 тыс.
Просмотров 49 тыс.
50% 1

Dagaalkii Garxajis & Muuse Biixi oo Wasiirka Arrimaha Gudaha ah== DHAMAYS MEDIA PRO==
=== Our Channel: / dhamays ===
Subscribe: bit.ly/2SHt54u
Website: bit.ly/2SnLhBr
Facebook: bit.ly/3bAlVrt
Twitter: bit.ly/2OPlM9T
Instagram: bit.ly/31MG7SF

Опубликовано:

 

28 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 91   
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Год назад
Cigaal💗💗💗💗💗💗 Allah Yarhamuh Raheem ❤️🤍💚
@Abdiwaahidxammarry.Xammarry
@Abdiwaahidxammarry.Xammarry 4 дня назад
@asawirbukhari5130
@asawirbukhari5130 Год назад
ILLAAHAYOW MUUSA BIIXI NAGA QABO
@waayeelcumar5546
@waayeelcumar5546 Год назад
Warkan iyo mid toban kale wada xunba waa lahayaa, haddii waxka fahmaayo. Waar meesha maxaa daalim fadhiya
@thorntonheath.croydon.3431
@thorntonheath.croydon.3431 Год назад
Somaalilan Guuleeysta Dee 💯💯💚⚪❤..
@Hawd74.
@Hawd74. Год назад
Muuse walee laga baqay khawaariijta waa la dabarjarayaa
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Год назад
Hotelka Cawaale sugaar wali wuu shaqeeyaa
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Год назад
Waxaasss waan ka gudubnayyyy garxajiss waa hooyada somalilanddddddd
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 Год назад
Geesi sayidku wuxu yidhi isaaq ka ay eryadaan ka dil waa geesigoodii, ogadeen ka ay kusoo ururaan ka dil waa geesigoodee, isaaqow Geesi weeyi ninkani ilashada wayduun u aayiye
@mars8185
@mars8185 Год назад
Ninkan waalan baa geesiya somaliland kuburburiyay 1 sano gudihii
@Ot_Ot20123
@Ot_Ot20123 5 месяцев назад
Iblays qaatila ayaad leedahay ilaashada war Allaha ina dhaafiyo mujrimka.
@thorntonheath.croydon.3431
@thorntonheath.croydon.3431 Год назад
IRIRSAMAALE GUULEEYSTA DEE 💯💯❤💙🇸🇴💚⚪❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯..
@MohamedAhmed-co7wl
@MohamedAhmed-co7wl Год назад
Kkkkkkkk oo maxad uga Go'aysaan walalihiin Irir sow adiga Qadaad weynta noo Yaqaan tan kale Binu Haashimkii ma socon wayey kkkkkk
@Ahmednur9765
@Ahmednur9765 Год назад
Mise doonta yemen qaadweynta saran bada dhiib halagu ceeliyo 😂 what shame today irir somale maxa ooran tooda fukushini ee laascaanod degan oo dhulbante walale yihiin kuwasna
@Salebanibrahin-zn3cp
@Salebanibrahin-zn3cp 2 месяца назад
Garxajis buu cadow ku sheegayaa maxay u ogoladeen in uu madax weyne ugu noqdo hadsy sidaa u ogasyeen dadku ma dad waalan baa horta
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 10 месяцев назад
Aabo muuse
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 Год назад
Guul, Midnimo iyo Gobanimo Reer Somaliland, Mixnado aya lasoo maleegaya allaw naga qabo,
@ibraahimomar9979
@ibraahimomar9979 Год назад
Aar Ali Dabiilayaashu qarsoomi maayaan xili kastay gaadhaba❌️❌️❌️
@arliyop3199
@arliyop3199 Год назад
Amiin
@user-jw4wr7fm2z
@user-jw4wr7fm2z 8 месяцев назад
Cadagu Somaliland waa isaga iyo Cigaal, kaahin, saleebaan, kii dhintana waa lakulmay waxiii uu dhiig shubay, inta noola haday ku bixi waayaan gacanta geesiyaasha Somaliland, inshallaah ciqaabta Alle baanu la sugaynaaa🤲🤲🤲, laakiin jh maalinwalba ma dabkaa laydinku shubayaa???
@safiamuse5060
@safiamuse5060 Год назад
Wale aakhiraa war yaalaa
@yastomohamed7408
@yastomohamed7408 Год назад
somaliland guuuuuuuul
@abdifarah9528
@abdifarah9528 5 дней назад
Gesi gesidhalay
@Dhamays
@Dhamays 5 дней назад
Thnks
@ma.m3264
@ma.m3264 Год назад
Walee waa mujaahid isaaq Ku dhaarto Somaliland oo dhamina jeceshy muuse biixi
@ibraahimomar9979
@ibraahimomar9979 Год назад
Yaa jecel? Waa dilaa Alle umada haka qabto, xisaabina waa aakhiro
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Год назад
Sacad muuse ayaa jecel
@madhaafantv6596
@madhaafantv6596 6 дней назад
Mbc weligiiba qoodh buu ahaaa
@faysalmaxamed5157
@faysalmaxamed5157 4 месяца назад
Fulay.orodkii.kadhacay.maalintaa.waa.laogsa
@aliosman9609
@aliosman9609 Год назад
Wixiii uu maalinta ku qudbaynaayey ee cunfiga iyo kala qaybinta ahaa ,waa kan uu maanta ,ceebta ka xanbaartay dhan walba
@mukhtaar28maxamed
@mukhtaar28maxamed Год назад
Garacsana muse bixi cabdi tagnida waxwalba lagodhamaynaya😂😂
@adamalimaygag9903
@adamalimaygag9903 Год назад
Waa ugaxanta TPLF ee somaliland lagu dhex abuuray
@whootoo1117
@whootoo1117 Год назад
Kkkk waad waalantahay ama warbaanad haynin oo shalaad dhalatay? Waar Meles iyo TPLF xamar ayaa lagu dhaqaalayn jiray oo Afweyne Siyaad Barre ayaa hayn jiray oo dhaqaalayn jiray. Balse, SNM way ka da' weyntahay TPLF. Waayo, waa dedaal iyo nidaam bilaabmay 1970aadkii oo midho dhal iyo urur noqday 1982. Markaa TPLF xagay joogtay? Caqliga dadka qaar baan la yaaba. Waayo, beri hore ayay qolo EDNA ADEN oo 90 jir ah odhan jireen cashuurta Somalia ayay wax kubaray. Hada xiliga ay London wax ku baranaysa Somalia may jirinba. Waayo waxay waxbaratay kahor 1960kii. Macnaha Somaliland ayay wax kusoo baratay waxna usoo baratay. Kale baro taariikhaha iyo saamaynta suurtagalka ah iyo waxaan suurtagali karin.
@aminaabdi1166
@aminaabdi1166 Год назад
Waa taariikhdii maryo aloolka oo weli socota
@CraxmaanMustafe-yi8li
@CraxmaanMustafe-yi8li 2 месяца назад
Mùùse ❤❤
@lutfisaalim8581
@lutfisaalim8581 Год назад
Waa dhiigyacab Wax badan buu xasuuq gaystay (Hasheereey geed walba cuntaye Markaad ciin daaqdo baa laguu yaabaa)
@se1059
@se1059 Год назад
Alla aakhiro maxaa xisaab ku sugaysa🤔🤔🤔
@cumaraxmed3107
@cumaraxmed3107 Год назад
Weligiiba daalin ayuu ahaa tanise waa tuu ku dhiman lahaa!!
@muxiyadiinaxmed4236
@muxiyadiinaxmed4236 Год назад
Waa wxaan waligiiba baratakoolka labarin qaabkuu utaaganyahay ayaa qalada
@safiamuse5060
@safiamuse5060 Год назад
Garxajis hada ha aarsadaan ha dilaal kan cid difaacda hada ma haystee, naftu mar un bay baxdaayr
@ahmedomar3778
@ahmedomar3778 Год назад
😂😂😂Badhyoculuseey ninkaas maxaad akhiro kula jeclaatay.
@74somer
@74somer 3 месяца назад
😂Ciilanoow maxaad yeeli kartaan ma samada ayaad kagasoo duusi
@madhaafantv6596
@madhaafantv6596 6 дней назад
Adiga side laguugu galay caruurtadii iyo dumarkaaagiiiiii 😂😂 aaaway madfac ba u xiistay
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Год назад
Waa madaxwaynaha muuse🤣
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Год назад
Ogi ogi tariikh dhigan
@XalimoNuur-t6t
@XalimoNuur-t6t 2 месяца назад
Muuse😊
@dhaweyecabdi3515
@dhaweyecabdi3515 7 месяцев назад
Xiligaa xaguujoogay ciro
@khadraabdirahmanabdilahi2865
@khadraabdirahmanabdilahi2865 22 часа назад
Noolol kale ma lee muse isku dir mooyane
@MahamuthAhmeth-fc1sh
@MahamuthAhmeth-fc1sh 2 месяца назад
Huteelka isha burco ayay joogeen
@user-vt6jg1sq4e
@user-vt6jg1sq4e Год назад
naag
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things Год назад
Paid the cost to be the boss 😎
@mars8185
@mars8185 11 месяцев назад
Oog😂
@user-oz4pq3ei4z
@user-oz4pq3ei4z 3 месяца назад
waa fulay xun oo urayaa oo dadka uun kala qaybiya waligii ba taariikhdisi madoobayd weeyi tani wax xun allah saar duliga
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 11 дней назад
Madaxweyne muse biixi wuxu kamid yahay ragii dalkeenan somaliland xoreeyey faqashtii siyad bare taariikhdan waa 1995 markii faqashtii laga saaray somaliland
@Dhamays
@Dhamays 10 дней назад
Thnks
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
🔥🔥🔥🔥🔥
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 5 месяцев назад
Muuse Biixi ma arday class ka dhex hadlaaya ayuu ahaa bal qaabkuu u taaganyahay eega😂
@XalimoNuur-t6t
@XalimoNuur-t6t 2 месяца назад
Muuse😂😂😂😂😂😂😂😂😊😂😂😂😂🎉😂😂
@Daacad-wayn
@Daacad-wayn 7 месяцев назад
Muuse.shaqadiisu.waadagaal
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Год назад
Hhhhhhh waa berigii wuu galaya dooxa burco 😂😂😂 fulay
@abdiyusuf1415
@abdiyusuf1415 Год назад
Waa mashruuc Dhiiga u mada ayuu ku Xalaashaday ilaa hada
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Год назад
Kkk askarnimo iyo dagaal kama waynaado
@jacfarxiis6564
@jacfarxiis6564 Год назад
Somali and what you are a lot to me that I was going
@CheckmatedMedia
@CheckmatedMedia 2 месяца назад
ileen waligii nacas buu ahaa
@abdis70
@abdis70 Год назад
Ragna Nabada iyo Horumarka ayuu weligiiba ku hawlanaa. Ragna ilaa 60kii Somaliland DIID buu ahaa oo xagal Daacis bay ku hawlan yihiin. Caqliga wanaagsani wuu og yahay Geesiga Dalka difaacaya iyo Ninka ku hawlan Dumiska dalka.
@mars8185
@mars8185 Год назад
Warkaaga cadee
@mars8185
@mars8185 11 месяцев назад
😂😂
@XalimoNuur-t6t
@XalimoNuur-t6t 2 месяца назад
Muuse😊😊😊😊😊😊😊😊😊😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤waalan
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 11 месяцев назад
Geesi Geesi dhalay mujaahid muuse biixi cabdi xildiid madaxweynaha maanta ee jamhuuriyada somaliland No ninka cadawga gudaha kaga cabaadiyey garxajis waa faqashta gudaha
@khadraabdirahmanabdilahi2865
@khadraabdirahmanabdilahi2865 22 часа назад
Waxa dhalay cidagale. Eehel nar weeye kan
@jacfarxiis6564
@jacfarxiis6564 Год назад
Somali and what
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz 6 месяцев назад
Kan gu'na uma kordhin sida uu berigaa u hadlayay ayuu haddana u hadlaa.
@Abdullahikooya
@Abdullahikooya 10 месяцев назад
Bisadu ma garxajis baa
@antaliaankara1136
@antaliaankara1136 Год назад
wuxu wligiiba maryo alool aha lkin wxba kamad faidin ina biixi cabdi dameerow
@Salebanibrahin-zn3cp
@Salebanibrahin-zn3cp 3 месяца назад
Axmed mire baa cashar udhigay hhhhh
@Salebanibrahin-zn3cp
@Salebanibrahin-zn3cp 7 месяцев назад
Waa dagal kii sokeye dhibtii aygeesteen weli kuma waayo arkin iyo carar kii uuburco ka cararay
@AL_shahada
@AL_shahada Год назад
Jinsiyada diyarad ina wax kabadasho sacudiga hagotaye jabuti farta yeey kuguyerin kahor dhac dayax habenka shamsiga malintii dadka adegto kuwana habenki shiisho kucaban jardin amir maajid
@MElmi-zt4cd
@MElmi-zt4cd Год назад
Waa edeb darro uu yaqaano. Marba dadkuu la dagaalamayo ayuu argagixiso Ku sheegaa. Wuxuu isu haystaa inuu xariif yahay oo Dadka Ka Caqli badan yahay. Waar Dhulbahante dhulkooda uga soo baxa.
@ismailnasri9936
@ismailnasri9936 Год назад
Dhulbahante waa somaliland, somalilandna waa dhulbahante
@MohamedAhmed-co7wl
@MohamedAhmed-co7wl Год назад
Weligaa sidaa xaqa ugu Eedaan ♥️
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 месяца назад
😂😂😂
@user-jw4wr7fm2z
@user-jw4wr7fm2z 8 месяцев назад
Kkkkkk siduui u noqday qof taariikhdan leh ??? Intii hore ugu jabtay mooyee intii kale buu maanta jabinayaa😂😂😂 shacabka reer Somaliland ceeeeeeeb ceeeeeb ceeeeb😂 waad ceebaysantiin 😂😂
@Eye.252
@Eye.252 Год назад
The way he standing should tell you the rest of the story.. I’m well familiar the field of criminology..
@whootoo1117
@whootoo1117 Год назад
Ta maanta lagu noolyahay ee quruxda badan iyo nabada lahaysto waa tii uu sameeyay. Xoriyadda, hadalka, dhaqaalaha iyo maalgashigu waa tii dhiigiisa iyo afkaartiisaba uu uhuray. Waa waxa Somaliland 32 kaga amaan badnayd geeska afrika. Waa masuul caqli, aqoon iyo waayo arag ah. Waa wasiir arimaha dalkiisa kula dedaalaya in uu nabad, nidaam iyo aayo katashi yeesho. Maalintaasi Burco iyo maanta Laascaanood u ekaa!
@iOnSL
@iOnSL Год назад
You didn’t prove anything, except that he stood up in the video. Everything else you said has no evidence and doesn’t really mean much to anyone on RU-vid. Just say you don’t like him and move on, like a man.
@ahmedomar3778
@ahmedomar3778 Год назад
😂😂😂 good one!
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Год назад
Hhhhh muuse xaarami
@Abdiwaahidxammarry.Xammarry
@Abdiwaahidxammarry.Xammarry 4 дня назад
Mouse waa nin jira oo geesi ah.
@maareeye673
@maareeye673 8 месяцев назад
Waxa hada dhaciya waa isla intaa oo soo noqotey.. Mucaaradka iyo dawladu markay hada ku hishiiyeen xeerka doorashooyinka aya ictisaam laga fadhaysan kari waayey sida ay itixaad ahayd xiligaa ladagaalanka somaliland diidka..
@soohorcashaqa1670
@soohorcashaqa1670 Год назад
Aabo muuse
@mars8185
@mars8185 11 месяцев назад
Oog
Далее
ЛОВИМ НОВЫХ МОНСТРОВ В LETHAL COMPANY
2:42:22
Doodda Cali Khaliif iyo Dastuurka Somaliland
25:59
Просмотров 192 тыс.
Siilaanyo iyo Taariikhda Halgankii SNM
13:35
Просмотров 101 тыс.
Barnaamijka Taariikhda Mujaahid Lixle | SAAB TV |
40:47
CIGAAL AHU  XAALADII TAAGNAYD 1994
10:38
Просмотров 19 тыс.