Тёмный

XOGAHA MILATARIGA (4855) 

shantasoomaaliya1
Подписаться 193 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 87   
@MamaNeymar
@MamaNeymar День назад
❤❤❤❤❤allaaha ku sharfo macalin waa runtaa hooyo waa sharfat aduunka
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 День назад
Macalin Aaden increase waan ku salaamey Pro Muhsin iyo Pro sh Abdirahmaan Aad ayaa loogu baahan yahey Mudane Mw Xabaalo Qotte soo daa wararkiisa Djabuti iyo Burundi eriteria nooca safar iyo AUSSUM xaaraanta ah
@AadnaSoomali
@AadnaSoomali День назад
ماشاء الله تبارك الله
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 19 часов назад
Khalad looma baahna xasan sheekh umidoba wada noolada kii dhib geysta tiirka iyo toogasho Allow sahal !!!
@abdimacalin4156
@abdimacalin4156 День назад
Macalinwayne maadama aan isku dhiignagay hadana dhibkaan oo idil isagaa isu keenay maadaama mareexaanku ladhinac ahaan jiray balse ninkii tiubaako beerta timiri uma soobaxdo
@MohamedSheikh-st3he
@MohamedSheikh-st3he 22 часа назад
Wamqalnaa macalimow warkaaga waasax
@saynabibrahim2120
@saynabibrahim2120 День назад
Baabuurtooda hala biliqesto 😊
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 21 час назад
Haddii ay joojin waayaan Baabuurta waan gubaynaa
@luqmanalxakiim4170
@luqmanalxakiim4170 22 часа назад
Mareexan arin fican ayu sameyey thx lkn hala dulqaato xaqa ayaa so dahirey
@Deqa-xc8bb
@Deqa-xc8bb День назад
Ninkan oo mareexanka eh taariikhda Macalin weyne ma yaqaan ee Tuur
@MohamedNurJaddid
@MohamedNurJaddid День назад
Ŕeer Xassan Weligi ayaa meshas degenah weligeed.
@ezzaddinbaomar440
@ezzaddinbaomar440 23 часа назад
Dagàalka uu Xasan Sheekh u soo raray Degmadda Luuq, danta uu ka leeyahay waa in uu qabsado Shabeeladda hoose, si arrintaan aysan u dhicin waa in Maamulka Koonfur Galbeed ciidan xoogan keenaa degmadda Afgooye iyo magaaladda Baraawe.
@NuurmaxamedAadan-x9d
@NuurmaxamedAadan-x9d 11 часов назад
D.m.waa.in.aad.cawaan.noqotaan
@yusufhaji7059
@yusufhaji7059 День назад
Afhayeenka beesha macalin- weene waa macalinka lugeeya.
@MohamedOsman-c7g
@MohamedOsman-c7g День назад
Salaan sare boss
@ahmadfeysal5810
@ahmadfeysal5810 День назад
Asc aqyaarey war Laftagareen aaway?
@AadnaSoomali
@AadnaSoomali День назад
حعبل❤سلامة الله ❤نعلن خير 😂
@hodanelmi9189
@hodanelmi9189 21 час назад
Asc macalinka kkkk ninkaan caaytamaayo waxuu dhahay karbaashan wataa lakiin isagaa karbaashatay kkkkkkk
@4waabDhoowooy
@4waabDhoowooy День назад
Ninkaan. Hada. Caaytamaayey. Xaduu. Mareexaan. Gedo. Uu. Leeyahay. Waa. Arki. Doonaa. Wariyaa. Digil iyo mirifle. Waa. Inaa. Diyaar. U. Noqotaan. Dagaal. Hiilo. Iyo. Xoog. Anigoo. Ah. Korneel Hussein awdheegle
@MaxamedJaamac-s5b
@MaxamedJaamac-s5b 21 час назад
War nimankan nagayle ka yimid,ha uga cararina 2:00 luuq shalay arkeene
@Nobody-b9x
@Nobody-b9x 13 часов назад
❤❤sax. RRA
@hillowdiriye
@hillowdiriye День назад
Macalinweyne keligiis yaan ladhisin dagaallan digil see mirifle hagalo dagaalka daarood.waad sragteen ssc sidii isu caawiyeen
@ahmedmohamedibrahim5674
@ahmedmohamedibrahim5674 День назад
War ku demi qurinka marba Hadduu af xumada la yimid
@AadnaSoomali
@AadnaSoomali День назад
واصح
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 День назад
Macalim Aaden Increase Libaax Sunta Ku Buuufi Cayayaanka Villa ku Kaaadi🎉
@AadnaSoomali
@AadnaSoomali День назад
مع لن لاعغى❤ماشاءالله❤
@MohamedOsman-c7g
@MohamedOsman-c7g День назад
Dad kusoo dhaweeyey waa bucad
@MohamedAbdimohamed-d1v
@MohamedAbdimohamed-d1v День назад
Somalia waa sidled Gobal ,Banaadir jubba hoose jubbada sare hiiraan Mudug bari waqooye galbeed iyo togdheer
@sedson02
@sedson02 День назад
Talyaanigu kama taliyo Somalia . Maantoo lajoogo 2024 hanoola imaanin sheekadi gumeysiga talyaaniga .
@abdimacalin4156
@abdimacalin4156 День назад
Kan wuu cadeeyay arinkii aadan sheegayay war cadaaday la arki doone ninka ninka burcadaa la arki doone ninka aan kusoo noqondoonin bonyahay boonta dhashay
@KamalAbukar
@KamalAbukar 18 часов назад
Qoryaha ayaa la keenaa magaalada Muqdisho si ay dadku isaga hor yimaadaan maadaama ay taasi tahay wax lagu qoslo in aan marqaati ka nahay inta ay le’eg tahay dadka Soomaaliyeed ee la rabo in aan iska aamusno ma jiro qof caasi ah oo kaa celin kara in aad runta sheegto waa in dadku ay fahmaan mabaadii’da runta ah. waa in dadka loo dhiibaa.
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u День назад
XASAN NACAS CIIDAMO MERCENARY AH OO AFRIKA AH BUU SOO KIRAYSANAYAA‼️ LA SOCDA KUWA UU SOO WATO😊
@MohamedOsman-c7g
@MohamedOsman-c7g День назад
Hadii gado lagasaarin waa musiibo tan kaweyn ma arak
@abdulkadirali894
@abdulkadirali894 День назад
Eelaay la aamee kkkkkk
@Alex-n5n1l
@Alex-n5n1l День назад
Ruunta usheeg maarihan 😂😂
@MAFTUUXYare-m8l
@MAFTUUXYare-m8l 10 часов назад
adan gartii wadkaheshay wll
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. День назад
16:33 Shiikhoow Gob waan aheen, Lakiin Hawiye baa nagu Kasay, Inaa la jaan-Qaadno. Lakiin Mareexaan ma aha. Dhibka Waa Xasan jini, dhibkaan..
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. День назад
15:33 Waxaan waa ibtillo. Ama Mareexaan ahoow Ama Maay. Waxaan Waa Gaalnimo.
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 День назад
Aaden ninka mareexaan u daa Mic ha jula murmin?
@soomaaltv2282
@soomaaltv2282 День назад
Beenta aa buufineeysid joji
@marwaanabdirahman1700
@marwaanabdirahman1700 День назад
Ninka baaburka saaran loomaba jeedee
@abdimacalin4156
@abdimacalin4156 День назад
Mad ujabasbtid aadan 150 dhilaa kudhashay maad tiraahdid
@MohamedOsman-c7g
@MohamedOsman-c7g День назад
Goomo shuceyb ayaa gurigiina soogala yiri macalinweyne dhibka waa idinka
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 День назад
Macalimow Sheekadii Masar bilowgeeda saw ma dhihi karno?
@somalihanolato741
@somalihanolato741 День назад
Nin way oo ku dhahaaya sharmutadi ku dhashay was haduu ku yiraahdo adiguna dheh sharmuytadii ku dhashay was ma hooyo fcn yahay moriyaan xunka ah babuurta dagaalka saran
@4waabDhoowooy
@4waabDhoowooy День назад
Abti. Mareexaan. Waxaa. Hasuusinayaa. 92. Gii. Sidaan. Baydhawo. Ugu. Saarney. Kurtun. Korneel. Cabaas. Ina. Jees. Moorgan. Oo. Wiliba. Markaasi. Ugu. Saarney. Faal. Gureey. Iyo. G3. War. Mareexaanoow. Shaley. Iyo. Maanta. Ayaa. Isku. Qaldooysaa. Waa. Iigu. Walaahi. Waa. Dhaartey. Gedo. Joogi. Meysaan. Maanta. Digil iyo mirifle. Lacagna. Way. Heystaan. Hubna. Way. Heeystaan. Maa. Ka. Joogtaan. Mareexaanoow. Aniga. Wax. Badan baa. Ogahay. Sababtoo ah. Dhulkaasi. Waa. Dhulkii. Aniga. Ku. Soo. Dagaalami. Jirey. Waaye. Gedo. Bakool. ILaa. Dhuureey. Goriyaale. Wishaaqo. Geed weyne. Bohol garas. Wariyaa. Mareexaanoow. Gedo. Waa. La idinka. Badan. Yahay. Ka. Joogo. Waa. Iiga. Talo. Anigoo ah. Gaashaanle. Sare. Hussein Awdheegle
@abdulkadirali894
@abdulkadirali894 День назад
❤Eelaay qabyaaliiste ah
@AlgwherMobile-i3n
@AlgwherMobile-i3n День назад
War waasu waa mooryaanimo ee meesha. Dad wax. Garadkii hagaleen saas xalmaahaa eedadka reer luuq waxaa kashaqaysanaysa vill somaliya. Damjadiid. Eemiyaanay jirin dad. Wax garaada dhexdhexaadka kanoqonkaraa kanay tahay gobolada kabaxsan meeshaas. Ama. Culumada soomaliyeed. War dadkaas waa laysku laynayaa eehala kala bad baadsho
@soomaaltv2282
@soomaaltv2282 День назад
Hasheegan idaacad u dhaxeeyso dadka
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 19 часов назад
Munafaqada kadaaya dagaal waa mamnuuc
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 День назад
Maxaa xal ah oo labada maamul ku xasilin karaan xaaladda taagan iyaga iskaashanaya?
@soomaaltv2282
@soomaaltv2282 День назад
Munaafiqiinta , sujuuda kamuuqato aatahay
@abdulkadirali894
@abdulkadirali894 День назад
Meel kasta oo aad ku tagtaan tuugsasho ma inaad sheegataan miyaa?
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 День назад
ISMAIL Omer Gelle Xaguu ku dambeeyay caawa looma jeedo
@KamalAbukar
@KamalAbukar 18 часов назад
Waxa kaliya ee aan u sheego dadka Soomaaliyeed ee gadoodsan Ha noo sheegan taariikhda beenta ah ee aad ku shubteen nimanyahow waxaa loo xilsaaray in aad u leexisaan sheeko kale oo aan mowduuca ka ahayn mowduuca aan ka hadlayno.
@zahranuur128
@zahranuur128 День назад
War Jubbada Sare dheh
@marwaanabdirahman1700
@marwaanabdirahman1700 День назад
Dadka waaba af qabaneysa cadali kaa dheer
@soomaaltv2282
@soomaaltv2282 День назад
Reerxasan iyo macalinweeyno Waaye sxb ee ha dhihin mareexaan weeyne iyo beelyare macalinweeyne labaxday
@abdulkadirali894
@abdulkadirali894 День назад
Aadan Gedo tuugsasho baa ku timid
@Ahmedali-zm1ld
@Ahmedali-zm1ld День назад
Macalinka number kiisa esiya qofkii hayo
@AM-hi7ve
@AM-hi7ve День назад
Ma sidii caabudwaaq miya cirka laga xirtey
@soomaaltv2282
@soomaaltv2282 День назад
Ha caburinin dadka
@Alex-n5n1l
@Alex-n5n1l День назад
Maclimu waa iskuxarey😂😂😂 beenta kalaxortag umada Somalia 😂😂😂
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. День назад
19:54 Hadaf Marexaan ma aha. Ee waa Fikir Xasan. Si Shacab cawaan ah, eey iskugu dhamaadaan. Gado waxaa lagu ma aqoon. Xasan kahor..
@JcMorgan-v8n
@JcMorgan-v8n День назад
Zuug maba yaalo luuq ama gedo been badanaa war heedheh anaga hub gadanay zuug Kuma jiro mantana delay waa wasnay
@soomaaltv2282
@soomaaltv2282 День назад
Hakudulhadlin dadka
@soomaaltv2282
@soomaaltv2282 День назад
Sxb u galow dadka ha hadlaan
@soomaaltv2282
@soomaaltv2282 День назад
Markii lagu garaacay waxaad sheeganee shacab maskin ah
@sadissharif3129
@sadissharif3129 День назад
Waxad taggai. Waxadtahairaxanweintolwayi
@Saydika101
@Saydika101 23 часа назад
EELAAYDII MACALIN WEENISWAALAYSAY WAA LAGA SAARAY LUUQ MAR DANBE MA SOO DAGI DOONAAN
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 День назад
Midgaan Islaam ma aha miyaa? Gefka beelweynta Midgaan halaga daayo
@soomaaltv2282
@soomaaltv2282 День назад
Sidaad u ogalaatey dadkaaga ugu ogolow dadka kale sxb
@soomaaltv2282
@soomaaltv2282 День назад
Idaacad raxanweey sheego sxb
@soomaaltv2282
@soomaaltv2282 День назад
Mareexaan iyo macalinweeyne kulahaa
@MohamedAbdimohamed-d1v
@MohamedAbdimohamed-d1v День назад
Gedo waxaa iska leh samaale iyo cajab
@ER-qw6fh
@ER-qw6fh 18 часов назад
eelaygaan cagliga xun meesha wuxuu la soo fadhiyaa gobolada Soomaliya oo dhan eelay baa iska leh
@soomaaltv2282
@soomaaltv2282 День назад
U ogolaaw dadka kaafikirduwan
@ER-qw6fh
@ER-qw6fh 18 часов назад
beenta maxaa kugu wato hadalka Macalimuu aa sii daysay kama maqlin qabiil adiga ayaa rabto in aad fitno dadka dhex dhigto laakiin xumaanta adigee kugu soo noqonaysaa waana ku jabee Inshaa Allah
@soomaaltv2282
@soomaaltv2282 День назад
You are one sided
@sedson02
@sedson02 День назад
Nio eelay yahow waxba ha isdaalin , jaajuus oroma tahay . Mareexaan maaha ragg lagu degdego . Àdan iingiriis waxad tahay wasaarada propaganda eelayda ee jooga Switzerland
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 День назад
KAN MA OROMAA?? AFSOMALI MA GARANAYO!! BUDHUUDHUQ BADHAA!!
@abdimacalin4156
@abdimacalin4156 День назад
Macalinwayne maadama aan isku dhiignagay hadana dhibkaan oo idil isagaa isu keenay maadaama mareexaanku ladhinac ahaan jiray balse ninkii tiubaako beerta timiri uma soobaxdo
@somalihanolato741
@somalihanolato741 День назад
Af somaligaga waan garan wayey
Далее
WAJIGA QARSAN SIYAASADDA DALKA SOOMAALIYA (4857)
2:38:09
These Are Too Smooth 😮‍💨
00:57
Просмотров 3,8 млн
KIISKI UGU ADKAA OO LAGA QABTAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
30:38
WAJIGA QARSOON AMAR ALLE LAAKIIN 22 October 2024
27:44
Просмотров 3,4 тыс.
WAAR DAG DAG AH
25:08
Просмотров 3,9 тыс.
DILKII LAFTAGAREEN AMAR ALLE LAAKIIN!!
29:27
Просмотров 31 тыс.
DM OO KA ADKAADAY HAWIYE AMAR ALLE LAAKIIN
17:05
Просмотров 3,4 тыс.