Тёмный

Xogihii udanbeeyey Arimo kaso kordhay Heestii Garoowe ku Xintama iyo Xogo kale 

Maal TV
Подписаться 222 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada

/ @maalchanneltv
Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share

Развлечения

Опубликовано:

 

29 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 42   
@JamaTarabi
@JamaTarabi 21 день назад
Haa haa haa waa sidaase, heesta Cusub ee ku saabsan Koonfur Somaliya waan hambalyeynayaa abwaanka, cida LAXANKA saartay, & hoobalada ku luuqeeyeyba. 🙏✌️👍👍❤️❤️❤️💯💐🌷💐
@MuuseYusuf-tp7bn
@MuuseYusuf-tp7bn 21 день назад
kaleexo heesta Abwaan, haku fugaan daaho gaas
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 21 день назад
Abwaan Daaha CAYAYAAN BADAN AYUU GODKA ka soo saaray❤❤❤❤❤
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 21 день назад
Abwaan.si kale ha ufasilin.heesta.Abwaanku maxamuud cumar iyo maximums.Garoowe Ayaa ah.cadawga sland Ujeedadu.waa.taa Abwaan.maamulka.xamar joogaa.ka.ka.soo.horjeeda.qaranimada.maanu.hayn.waan.taageersanahay.Abwaanka
@alexkeith1260
@alexkeith1260 20 дней назад
ABWAN GAAS WAA GEESI QARAN WAA HALYEY GARANAYA CADOWGA DALKISA IYO DADKISA QOFKA ISSAQ AMA SOMALILAND SHEGANAYA EE KA HORYIMDA HEESA QIMAHA BADAN EE UU QADAYNA WAA GARAC AN XALAL KU DHALAN HA NOLADAN OO ILAHAY SWT HA BARAKEYO JAMURIYADA BARAKAYSANE SOMALILAND IYO JAMURIYADA FEDERAL ETHIOPIA
@Ruqiyaat
@Ruqiyaat 21 день назад
Thank u sidaad uga falcelisay qaladka dhacay dadka lama aflagaadeeyo dhah
@ismaaciilmuuse6263
@ismaaciilmuuse6263 21 день назад
Adeer faham heestu shicibka somaliya uma jeeddo ee waxay u jeeddaa oo ay la hadlaysaa xukuumadda iyo madaxda ka talisa somaliya.
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 21 день назад
Abwaan DAAHE CABDIi GAAS HEESTIISII BISBAAS FAQASHTA FUTADA LAGA SHUBAY AYEY NOQOTAY XABADA ISAAQ KULILAA
@abdiismail6805
@abdiismail6805 21 день назад
Abwaan Daahaa wuxuu u jeedaa Dawlada Xamar. Iyaguba Somaliland ma kala reebaan
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb 21 день назад
Mansha Allah waa runtaa guuleyso wllo illahay ha inasiiyo nabad gelyo insha Allah aamiin qarank jamhuriyada Somaliland guul iyo gobanimo 💚 🤍 ❤
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 20 дней назад
Abwaan Daaha Gaas hala xidho
@iali8540
@iali8540 20 дней назад
NINkA HEESTA TIRIYAY WAA Halyey qaran waanuna ku raacsanay. CADOWGA KELIYEE AY SOMALILAND LEEDAHAY WAA SIYAAsIINTA HAWIYE IYO DAAROOD.
@AbwanMusseAli-gi6kq
@AbwanMusseAli-gi6kq 21 день назад
Abwan waan gaas waa Abwan idhi Adoontii idil dee kaga wada ilmaysi Aduurtiyo dee uftii qadaadweyn.
@iissa7685
@iissa7685 21 день назад
Good job
@amam2011
@amam2011 21 день назад
❤❤❤❤❤❤❤
@user-ff4je1yq3l
@user-ff4je1yq3l 19 дней назад
DHIDARKII XABALODHAA QURUN WAA UDHAADHIN WAX KADHIN XABASH KII DHAWEEYSTEEY DHIDID QARMUUNKIISA EE DHABTA KU HAAYSTA. UDHADHAMI DHOGORTA CEERIIN DAAFIDUU DHOOBOLEH AADKA DHAXASHAANE DHAANDHAAN ISKA CIYOO DHOOHAN BAATAHAYE CAQLIGU NINKUU KA DHUMOO DHIBICKA WAA DHURWAA CIYAY DHUUMANKARI WAAYAY DUHUR DHARAAREED
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 21 день назад
Abwaan Waan hambal yaynaynaa.heesta.waayo.xamar.marka.laga.hadlayo.waa.maamulka.haysta.hada.tusaale..Dawlada xamar
@amaladan2259
@amaladan2259 19 дней назад
Slm sare koonfur maahee waa Soomaaliya Ixageenuna waqooyi maahee waa Somaliland
@libanalifarah7246
@libanalifarah7246 21 день назад
ninkii reer woqooyi igu aqliga badnaaabaa tahay walaahi
@roodacawad13
@roodacawad13 20 дней назад
Maal cidi kaama rabto. Koonfur wey isku raacsan yihiin xamar
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 21 день назад
WAAR MAXAD KUU HEEYSTE ABWAANKA HEES FIICYN BUU SAMEEYE
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 21 день назад
❤❤❤❤❤❤
@user-vo4tj3zi6h
@user-vo4tj3zi6h 21 день назад
Jaaw jaaw wax maa ku shega hadakaga u midandaay maa ku darsatay huwantii
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q 21 день назад
Ŵaar yaa dhaheen maalinba sidad qof uga boodaysad cidlo ku dhacaysaa. Bal niman yahaw ninkanna ma maantaa lagusoo gaas shubtay. Wallee kushubo ayaa ka socota mesha.
@arliyop3199
@arliyop3199 21 день назад
Mayee horta ha boodine video ga dhamayso amba seeftaan galka kasoo saaroo hadana waan dhamaystay hadalka mujaahidku waa runtii xamar waxa jooga dadbadan oo ina jecel oo una taageera in xun oo ina neceb baa uyaduna jirta uu ka mid yahay mayd gaal u sujuude iyo qaar kaloo badan
@user-dc6yh6bl3r
@user-dc6yh6bl3r 20 дней назад
Gooni Qaate Adiguu Gugu Dhex Jiraa Aan La,Guu Dhigin Ee Egoow Waqooyi Ama Somaaliland Isaaq Ka Liya Ma Leh Bada Iyo Bariga Somaaliya 🇸🇴 IIB MA AHA Muuse Biixi Iyo Isaaqna ma Iibin Karaan Muse Dalboole Bada Somaaliya 🇸🇴 IIB MA AHA.
@mustafehussein288
@mustafehussein288 21 день назад
Abwaan ninka heesta sameeyey waa nin wayn oo SNM tii ah ee xaal sii Horta. Mida kale xaalkan aad siineyso ee aad leeyahay reer waqooyi idinma necba bal intaa ku noqo niyaw. Ma nihin reer waqooyi
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t 21 день назад
Halda daalo dibad iyo fusaba
@halimadirie5301
@halimadirie5301 21 день назад
Somali oo dhami ma fahanto meesha laga helay toobin bay laf ku wada hayaan dadka walaalaha ah bay isku dirayaan waana laga yaabaa in dad lacag ku bixinayaan heesaha iyo isku dirka ummada
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 21 день назад
noway adero walahay bilahay isuma kaa dhaman wa same iyaga iyo darood haaday ka sii darynaan dagalka xamarna isaaqii joogay iyo kuwii u qaxay baa bilabay waxba nalama gelin markii aljazeerah la dhigayay maaydkena ma ka danqadan marki culimadena lalanayay may ka danqadan marki madafaca iyo miinada lagula dhacayay ma ka danqadan adero meel madhan ha ino xayaysiisin xamar waxay xukunta koonfur odhan hada ma qaabiil balala hadlaya tan kale dowladahooda ila siyad abre ka soo bilow ma mid ba mid ku dhantay marka waxay dolwada ka talisa maay wa somalia magalao madaxdeeda waana xamar xamar baa metha ku ligood nimankaas wax anay noo yihin ma jiro walahay bilahay wa been sure iyo in yar oo hg mooyee dhiig iyo dhalasho ma wadano waxna isuma nihin ogow taasi wa been dagalka inaga inalama gelin markan ciidmadi jebinay ee aanu wadanki qabnay ee anau diyardahi daadinaay anu hubkii la wreegnay ee ay ciidamdi is dhiibeen ayay soo kacen ama rumaysta ama ha rumaysanina isaaqii xamar joogay ayaa galay dagalka oo ugu cajiibsana siyad barena daqadaha uga daatay markay iyaguna intay yimaden galeen dagaalka caydiidna inaa hubaynay inkasto ay siyad weligood is hayeen samalahan la shegayana anaga eegnay dna wa been oo walahaya yaay ku walin yaay been kugula dhuuqin sowkan xasna ku dharanayaa dhiigagan qubaya leh maxad ugu jixinjixi
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 21 день назад
Abaalki haweye u galey isaaqa wax garta og oo sheegid uma baahna Oromo awel lahadli maayo
@Cici_mimi
@Cici_mimi 18 дней назад
@@magafeabtigiis1852 Idinku Soo Kuwii Uniikinaya maahan Isaaq Markii Dhulbahante Soomaalinimo Udagaalamaye? Waligiinba nacasnimadda fir baad ulaheeddeen. Maxaad Isaga xoqin Isaaq ismataqaanan xuduudna Lama Lihdin.
@abdiismail6805
@abdiismail6805 21 день назад
Sawirka ka qaad meesha Abwaan.
@AdmiringBrownBear-mx9in
@AdmiringBrownBear-mx9in 21 день назад
Madadan u Rabin baad u calacalaysa oo dagal u sowada
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 21 день назад
Xamar Was adigaa la hadafa eyohow Qalalay
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 21 день назад
Dhilo
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 21 день назад
Amaan sii ninkaa
@iissa7685
@iissa7685 21 день назад
Heestaasi ma qabato xamar
@abdiwahabDahir
@abdiwahabDahir 21 день назад
abwaan wxbaa kaa khaldan wxad ilowday markaynu dalka qabsanay soynagii badbaadinay hawiyaha taliyii dararwayne oo midi ku wisiisiyey oo dilay mooyee nin hawiye ah oo aynu faqash ahaan u dilay garanmaayo markaa haday godobtayda ka maqnaayeen mxaa dagaalka soo geliyey se mxy u odhan waayen ka daa caano hadhamine caruurta iyo maatida diyaaradaad ku duqaynayso abwaan daaha canaanta ka daa uma qalmee u hambalyee inaader
@alexkeith1260
@alexkeith1260 20 дней назад
war abwabku wuu saxsana waa runti ethiopia iyo amxarka aya naga xiga kun jeer kuwa faqashta ee donaya inay assan oy babiyan jamuriyada barakaysane somaliland ma tasad didan tahay adigu warya anaga ethiopia abal ayay nagu ledahay wana lo heesi dona lakin waax somali shegta oo wada cadow ah oo issaq nacayb iyo somaliland nacayb ka buxo waxa naga dhexeya dagal adigagan wadaniyada ad sheganaysa mel fog ma jirto hadanay ku kala socnayn faqashta somaliweyn ku gabata iyo dalka ethiopia ee abalka wayn nagu le
@khalifkambi7349
@khalifkambi7349 21 день назад
Haaa haaa Afkiinii dheeraa sow idinkuma during dir iyo daarood ba iyo ciise oo markii la qaadayey masuuliyiintiina oo dhami mey dhegeysaneyn hadaad leedahay saa lagama wadin. Ma adigaa waalan mise madaxdaada. Wey kula go,odaye lambar ka xejiso
Далее
Кто быстрее? (GTARP)
19:19
Просмотров 389 тыс.
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
Kaftanka Siyaasada 506 oo aad u xiisa badan
45:17
Просмотров 57 тыс.
Утро в Нью Йорке
0:16
Просмотров 7 млн
У Котика Отняли Игрушку 🥺
0:15