Тёмный

Xogihii udanbeeyey JSL Hub Culus so Bandhigtay iyo Etoobiya oo Garaadadii Amar Siisay 

Maal Tv
Подписаться 232 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada

/ @maalchanneltv
Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 77   
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd 4 месяца назад
Somaliland guuuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 4 месяца назад
Maal TV abwaan wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹
@adangaboobe9149
@adangaboobe9149 4 месяца назад
Maal TV sxb G21 waxay ka joogtaa oo matalaysaa 21 Oktoobar ee la soco .
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg 4 месяца назад
Maaltv guulayso waxaad jeceshay dalkaaga qabadaa kaa anuunta dadka aan qaranka jecelayn ee u haysta qaranka in uu leeyahay hadaba hadba madaxweynaha yimaada inay qoladiisu leedahay dalka somaliland oo dhan,guulayso abtu❤❤❤❤
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 4 месяца назад
Maal tv insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 4 месяца назад
Maal Tv eid mubaarag 🎉🎉🎉🎉🎉🎉somalilnd guul insha allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@Khalil112-d4p
@Khalil112-d4p 4 месяца назад
Mashallah Tabarikalla guuuul Ciidanka qaranka soomaaliland ❤❤❤❤❤❤
@zahraabdula1553
@zahraabdula1553 4 месяца назад
Salaan sare Abwaan ❤❤❤❤❤❤❤ Mahadsanid Eid Mubarak ♥ 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
@maryamali.
@maryamali. 4 месяца назад
Somaliland waa issaq =SNM🤣🤣🇸🇴🇸🇴
@fardousadan9298
@fardousadan9298 4 месяца назад
Abwaan thank you so much ❤ ❤❤you are legend ❤❤❤❤
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 4 месяца назад
Maanshalaa guil soomaliland
@IlyasGucci
@IlyasGucci 4 месяца назад
Somaliland guul insha allah si caqli badana waad uga hadashay pro
@abdirahmanceerigabo
@abdirahmanceerigabo 4 месяца назад
Good job mujaahid caqaayad guul somaaliland ❤️
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 4 месяца назад
Masha Allah Guul Somaliland
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 4 месяца назад
Abawaan qaaaliya noolow inbadan abwaan from qoryaale
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 4 месяца назад
Abwaan beryahan warkaaga waa laga biyo diiday ee bal naga yara baandhee ,waxuun baa isku dhex daadsane.
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 4 месяца назад
Wll aad iyo aad yaad u mahadsantahay sida tafaatiran ee ad u qadaa dhigtay arinkan jira.
@faizam523
@faizam523 3 месяца назад
😂😂😂😂😂 Been leyskugu mahadnaqana waa ii kow.😂😂
@saadalimohamed3899
@saadalimohamed3899 4 месяца назад
WAR MALEY MR GALA DAGAALKA WAYO SUBXALLAH NINKAN WAA BEENAALEY AKBAAR .
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg 4 месяца назад
Guul maaltv❤❤❤
@maryamali.
@maryamali. 4 месяца назад
Waar issaqland ma abii buu harti u soo kaxay sanayaa ceebey tacaal away qarankii 33sano jirey kkkkk🤣🤣🤣🤣 Harti bravo 💪🏾💪🏾
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 4 месяца назад
Qarankow nabad qaata ama kusocda labadas un mid raaca malinkasta want dhuseyna kadib weynu xaareynaa kadib waan so kaceynaa war ma aha
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 4 месяца назад
G.21 waa kacaankii 21 oktobar
@faizam523
@faizam523 3 месяца назад
Copy cut!😂😂😂 caqligaaga ayaa fikrad laga keenaa.
@yusufadaweh841
@yusufadaweh841 4 месяца назад
Garaadku waa warlord
@geeljire1658
@geeljire1658 4 месяца назад
oo adigu maxaad ka shaqaysaa oo aana ka ahayn been, nacayb, isku dir iyo faan ???
@mohamoud-qd6hr
@mohamoud-qd6hr 4 месяца назад
Abwaan yusuf waan kusalamay
@mubarikahmed812
@mubarikahmed812 4 месяца назад
Beenta ayaa ku badan warkaaga niyaw e naga hubso
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 месяца назад
Is adkee yaan lagaa dareemine yaa ciilqab
@mubarikahmed812
@mubarikahmed812 4 месяца назад
@@FaadumoMaxmuud-qu9kh Adeer yaan ciilka uqabaa marka ma adiga? Magac dumarna waad leedahay e raga ka xishood oo gurigaaga ku eekaw Ninka warka soo tabinaya ma odaygaagii baa tolaw xagee ku damqatay waa Beenaale bayna waas ah oo Warkiisu 90% waa Been anagaa hubinay e ma Been iyo Buhuu bahaa baad doonaysaa inad wax ku noqotaan Allaa kariim waxaasi waa wixii aan ogaa faa.iidadiisa e wali miyaa wadaan
@faizam523
@faizam523 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂
@khadradahir-d2j
@khadradahir-d2j 4 месяца назад
Maansha alh ❤❤somaliliaan guul❤guuuuuul
@faizam523
@faizam523 3 месяца назад
Odeygii maxaa ku dhacay sowkan wajigii ka bararey😂😂😂😂😂
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 месяца назад
Garaad maaha ee waa qof maskaxiyan uxanuusanaya waana sixiroole
@SalebanYare
@SalebanYare 4 месяца назад
Itoobiya.iyo.lafti.nagaa.adiga.ayay.far.kuugu.yeedhaan Waan.ku.farxay .naqaska.kaa.baxaya.
@MaxamedXasan-xx2se
@MaxamedXasan-xx2se 4 месяца назад
SOMALILAND GUUL
@hodanali3859
@hodanali3859 4 месяца назад
Aim for peace
@AXMEDDCodey
@AXMEDDCodey 4 месяца назад
Arista ciidanku waa sir lakin hubba qaranku waaquwada kamid geeska
@ahmedmed6816
@ahmedmed6816 4 месяца назад
Guul somaliland abaan salaan
@mohamedhassanafgab8370
@mohamedhassanafgab8370 4 месяца назад
@AbdimalikAdan-c7w
@AbdimalikAdan-c7w 3 месяца назад
Kkkkk ma ethiopia 🇪🇹 dhulabahnte iga dhici leedahay laagkii ku dhalaywas
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 4 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FoosiyaAadan-j4d
@FoosiyaAadan-j4d 4 месяца назад
Wixii dawladbaynoqotoo😂😂😂
@basragalinle4069
@basragalinle4069 4 месяца назад
Garad lawe galaa dagalka miyu cabsoday sowki warabey jiray maxa ku dhacay kkkkkkkk
@DalabMaxamed-nc7pm
@DalabMaxamed-nc7pm 4 месяца назад
Adiga iyo itoobiya iyo hooyadaa iyo habar qaswen ana's Wada ana's kaa qaadaaya waxasheegeyso
@guleedciise4497
@guleedciise4497 4 месяца назад
Taleex ma Qabxadii iidoor baa leh
@AxmedmaxamedGarbo
@AxmedmaxamedGarbo 4 месяца назад
Dawkad ma jirtee caruueta yaryar ha halljinina, maxaabiistiinana u naxa .
@MahadAbdilahi-e3j
@MahadAbdilahi-e3j 4 месяца назад
Kkkkkkkkkkkkkkkk
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 4 месяца назад
Kan isaga wax bari hore ah ayaa loosawiraa waa oday idhola
@basragalinle4069
@basragalinle4069 4 месяца назад
Galaa dagalka maxkamad aya la sanaya xabsi daayi wa dilaa dhameyey ubixi qaranka cuney
@maryamali.
@maryamali. 4 месяца назад
Waar beenta iskadaa🇸🇴🇸🇴😭😭😭
@caliqoorgaab6676
@caliqoorgaab6676 3 месяца назад
Asxb
@mohameddahir2137
@mohameddahir2137 4 месяца назад
Somali diid somali diid Abiy Axmed ha idin arooso. Laascaano waa Somali ma aha isaaq lander. Somali makala go eyso hadii aad awood leedahay maxaabiista sofuru dhamaantod waa isaaq isaaq kaligiis managanayo dawlad.
@guleedciise4497
@guleedciise4497 4 месяца назад
Af Qashuushle been iyo Faan haddaa wax ku tarayso 2023 xusuuso waxaa shubi jirtay
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 4 месяца назад
Huwan shaaruba libaax ayay ku ciyaaraysaa
@abdimreali1625
@abdimreali1625 4 месяца назад
Nimankan aad leedahay itoobiya wax u sheegtay waa daraa wiish waa nimakii ingiriis ka diiday in uu xukumo horaa loo yiri idoor wagaashiyo kufriga wacad allaa u yaal
@faizam523
@faizam523 3 месяца назад
😂😂😂😂😂 war hubkaas maxaad uga hadashey oo meesha u soo dhigtey, bari bey wiilashii yaryaraa ee qalasyadii ku eryan jirey kaa qaadane😂😂😂😂
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z 4 месяца назад
Wali waxay ku riyoodaan 21 labaatankii oktoobar ee waxay dadka Afka Soomaaliga kuhadla xumaan ugaysatay la ogyahay ninkii baxaya buuraha jinka ayaa loo bidhbidhiyaa
@rafiaahmed2644
@rafiaahmed2644 4 месяца назад
😂😂😂😂😂😂
@hodanali3859
@hodanali3859 4 месяца назад
Abi Ahmed is present of Ethiopia .he is not somali and has no right to interfer. You are part of somalia accept that.
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 4 месяца назад
Failed State of Somalia, Viva Somaliland,
@hodanali3859
@hodanali3859 4 месяца назад
@Ahmedwali-ji2sf whether failed or not you part of it..unless you change your.names as Ethiopians .you will be somalia forever
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 4 месяца назад
@@Ahmedwali-ji2sf Ha cabaadane walaalow ha u jawabin….. viva somaliland
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 4 месяца назад
😂😢😢😮😅😅😊😊
@BaadshaaRookii
@BaadshaaRookii 4 месяца назад
Kkkkkkkk kasi gala dagaalka miyaa mise cidkale weye
@BaadshaaRookii
@BaadshaaRookii 4 месяца назад
Dadka sirta ciidanka faafi naya tv yada wax halaga qabto yaga haday nu nahay heer somalilad shacabka waliba
@hurdaaye21
@hurdaaye21 4 месяца назад
Idinka ka qayb ah jahwareerka waddanka ka jira. Been ayaad faafinaysaan ama iskamana hubisaan.... Buqdharkayn cagaftii lagu duminayey awal maxad dadka ugu sheekayseen.. Nimanyahaw wararka iska hubiya
@dalalmaakhiri1060
@dalalmaakhiri1060 4 месяца назад
😂😂WAAR ninkanoow BEENTA maalmaha BARAKADA lehna ma wadaysaa!! RABBI ka BAQ oo BEENTA iska daa IF iyo AAKHIRO midna kuuma roone. DAWLADA SSC-KHAATUMO waa AWOODA Qarniga ee la qabso! 😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mubarikahmed812
@mubarikahmed812 4 месяца назад
War niyaw beenta cad ma wanaagsana e maad ilaahay ka baqatid intaad isleedaahay hunta iska adkee taliska ciidanka anagaa dhex joogna oo ma yaalaan waxan aad dadka usoo bandhigaysaaye ka daa beenta niyw
@ALI-em3me
@ALI-em3me 3 месяца назад
kkkkkkkkkkkk lafti nagaa balahakkkkkkkkkkkkkkkkinjireey jilicsan habar xabusheed oroma tuugsato kkkkkkkkkkkkkkk
@AwillYeey
@AwillYeey 4 месяца назад
Warya gala dagalka wa dewee.Inudewersanayow ayad mooda munafaq.
@mukhtaarismail4695
@mukhtaarismail4695 4 месяца назад
Waar ninku maanu ahayna nin muslin ahna sowta ay tahay maalinta ugu khayr badan sanadka ee 9 carafo alle ka xishoo oo umada beenta ka daana qiyaamo ayaa ku zugayee ta labaadna waad ogtahayna in uu qabiil aanu xukumayna qabiil kale ma adigoo dir ahna ayaad rabtaana in aad xukunto daarood iyo hgibir laangaayoow iidoorna
@miiganchannel6061
@miiganchannel6061 4 месяца назад
Waa kan ugu xooleysam jamhuuriyada waa nooca sagaragadka Ah waligis waxan ilbugar ahyn macunin
Далее