Тёмный

Xogo dheeraada oo ku saabsan Heshiiska Somaliland iyo Itoobiya. 

MM Somali TV
Подписаться 518 тыс.
Просмотров 114 тыс.
50% 1

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 867   
@Guuleedagaabeeye
@Guuleedagaabeeye 8 месяцев назад
Taariikhdu iyada ayaa cadayn doonta wanaaga iyo xumaanta heshiiskaa dhex maray Somaliland iyo Ethiopia.
@roobaabc7464
@roobaabc7464 8 месяцев назад
No bad thing will happen in the future we are not the first country who use other sea for economic and military operations there are more than 15 country
@abdikatar8410
@abdikatar8410 8 месяцев назад
​@@roobaabc7464how do you know nothing bad will happen in the future? The negative consequences of the agreement is something we all know, given the intent of the Premier Abi which he openly stated.
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 8 месяцев назад
Aqoonsi ma yaal meeshaan ee waxaad gavanta u geliseenen wax ay ku dhiiran waayeen qarniyo waana gumeysi sida falastiin xaalkeeda ayeey aaqirka noqoneysaa UK iyo USA ISRAELI Ayaana ku ilaalinaya meeshaas maadaama ay Gallo orthodox Isla yihiin xabashida
@hodanomar717
@hodanomar717 8 месяцев назад
😅
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 месяцев назад
khayrow khayraad
@BadriAbdi-x2q
@BadriAbdi-x2q 8 месяцев назад
I support Mohamed Ilig, who was my former classmate at Farah Omar. However, I strongly disagree with everything he's been saying recently. I don't believe that if Ethiopia recognizes us, it will help us gain international recognition. I'm not sure if Mohamed is aware, but Kosovo, a country with almost four countries that recognize it as a country, including Russia, has not gained international recognition so far. Mohamed also mentioned that President Muse wants more time to finalize these agreements, but every president will use this excuse to stay in power. As an example, Bush Senior was on a military mission in Somalia, but he did not say that he needed more time to complete the mission. Instead, he transferred the power to Bill Clinton. My advice to Mohamed, whom I respect, is to do more research before making comments.
@abdulleabdullahi4506
@abdulleabdullahi4506 8 месяцев назад
Kosovo is recognised by more than 100+ nations including all NATO countries and the EU. Somaliland is just a self declared Somali region. I don't understand your comparison. It makes no sense. Abiy and WARLORD Bihi (intentional) declaration is null and void. Abiy Ahmed, the self-styled Ethiopian strongman, wants ANNEXED part of Somalia. He said publicly that Ethiopia should be accessed by force peaceful means. Please NOTE: Ethiopia isn't looking for port access, which is normal, for commercial purposes. It wants "DHARED" ownership. This means "SOVEREIGNTY" sharing. In other words, Abiy Ahmed Ethiopia will own a part of Somaliland, AKA, Somalia. There is no other way to explain this.
@hersijama6905
@hersijama6905 8 месяцев назад
Tolkey maantuu si cad u kufay, caqligii ugu liitay baan arkaa. EEBOW xagaaga ayaan ummad ka nahay ee kufrigaa aan waxba hambeyn naga qabo. AAMIIN.
@maakinahmed135
@maakinahmed135 8 месяцев назад
Aamiin
@aadgaad57
@aadgaad57 8 месяцев назад
Xisbiga wadani guul 2024❤❤❤❤❤
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 8 месяцев назад
Wadani qaybta labaad ee heshiiskuu saxeexayaa, wuuna ku qasban yahay
@guletizmail8349
@guletizmail8349 8 месяцев назад
​@@Between-earth-and-skyMadaxwaynaha uunba saxeexi kara, wadani doorashoba wali kumu soo bixine halku kaso galay.
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 8 месяцев назад
@@guletizmail8349 waxaad tidhi Wadani Guul, markaa taadaan kuu raacay, waxaan kuu sheegayey hadii uu ninkan hadda joogaa qabyo kaga tagana in ka Wadani hadii uu guulaysto uu saxeexi doono
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 8 месяцев назад
@@Between-earth-and-skywell said InshAllah!
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 8 месяцев назад
WAXAA BARI QALIN JABIN DOONA CIIDANKA QARANKA SOOMALILAND CUTUBYO KUMANDAWS AH OO TIRADOODU DHANTAHAY 38OOO OO ASKARI IYADA OO UU DAKEDA BERBERA KU SOO XIDHAY MARKAB SIDA HUBKII AY ISTICMALI LAHAYEN I LOVE CIIDANKA QARANKA SOOMALILAND BIRTA KA ASLA WIXII SAWAXANKA IYO SONANIGA JOOJIN WAAYA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤SOOMALILAND GUUL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bekele-f6g
@bekele-f6g 8 месяцев назад
congra eth & somaliland we love you from ethiopia,
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 8 месяцев назад
Falastiinta Mustaqbalka ayaa ii muuqata marka in meesha laga kaco la diido la iskuna fidiyo aduun wax ka dhahayana ma jirto oo Falastiin ba aduunka wuu caawin waayay.
@Degaliah
@Degaliah 8 месяцев назад
Caac da mesha kalatag
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 8 месяцев назад
01-01-2024! Historical day for Somalilanders ❤️🤍💚❤️🤍💚🤝🇪🇹
@user-pr9gk2ye1b
@user-pr9gk2ye1b 8 месяцев назад
😢😢😢😢 innaalilaah wa innaa ilayhi raajicuun
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 8 месяцев назад
Ethiopia want sea 😢 I can’t believe somaliland can’t see where this is going. This is war they want to attack from the sea and land. Somaliland is running away from Somalia 😂running to Ethiopia.
@gujimowliidcabdilaahi12guj72
@gujimowliidcabdilaahi12guj72 8 месяцев назад
We are very sad to not see what we have did we don't have any choice so if you really have dano walaaltinimo maanta ictiraafka aan ku naf iyo maal beelay kuma muuqdo miya
@Degaliah
@Degaliah 8 месяцев назад
Yahuuu
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 8 месяцев назад
Ethiopian and republiken of somaliland. We are brothers and sisters
@Oucho29
@Oucho29 8 месяцев назад
Let Them fuck your mother
8 месяцев назад
Saylac shantii kun oo u horreysay oo oromo ah oo shaqaalaha dekedda dhisaya ayaa lasoo dejinaayaa, sannad ka dib ayagaa majoority ah , waa guul u soo hoyatay somaliland.
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 месяцев назад
Masha Allaah ku celceliya
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 8 месяцев назад
Mansha allaaah MMTV TV cadalad walalo qali ilaahy hidin barkeeyo mansha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@MunaJ-h4s
@MunaJ-h4s 8 месяцев назад
Thank you MMTV
@1lookmanlook
@1lookmanlook 8 месяцев назад
Guul Guul Somaliland
@abdulleabdullahi4506
@abdulleabdullahi4506 8 месяцев назад
Somalia ha noolaato
@hajirdalaal3028
@hajirdalaal3028 8 месяцев назад
Aduunka dawladaha dariska ah dano ayaa ka dhexeeya koonfur iyo Jabouti way joogaan dawlado shisheeye Markaa aad baan usoo dhawaynayaa xidhiidh kaa iyo heehiiska Somaliland iyo Ethiopië 🇪🇹 ❤❤❤❤❤ guulayso Somaliland
@suldanhamzehazzan4675
@suldanhamzehazzan4675 8 месяцев назад
Absolutely,
@Degaliah
@Degaliah 8 месяцев назад
Haa lakiin somaalida qaar isaaq nacaayb ayaay u qaylyayaan ee iyabaa way saammyn lahaayeen
@Degaliah
@Degaliah 8 месяцев назад
Haa lakiin somaalida qaar isaaq nacaayb ayaay u qaylyayaan ee iyabaa way saammyn lahaayeen
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 8 месяцев назад
Walaahay waan ka naxay heshiiskam
@Anille-qf6vd
@Anille-qf6vd 8 месяцев назад
I hope Somaliland people understand that Their fragmentation won't benefit them before it is too late.leave tribalism behind,Unity is the only thing that can take Somalia forward.
@AbdirahmanAyanle-mf8yj
@AbdirahmanAyanle-mf8yj 8 месяцев назад
Congratulations to all Somalilanders
@hassanhmohamed9640
@hassanhmohamed9640 8 месяцев назад
Reer Somaliland’s shacabka iyo dowladaba ….Congratulations…Congratulations
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 месяцев назад
ilaahayaw waxaanu ku faraxno natus ,inalaaha mac saabiriin samirkii farxad baa ka dan baysa ilaahayaw natus aqoonsiga Amiin amiin ,han balyo hanbalyo.
@hassanabdiomar6983
@hassanabdiomar6983 8 месяцев назад
Very clever move by muse bixi, its are win-win situation. recognition is just around the corner.
@stankoone9666
@stankoone9666 8 месяцев назад
Yall are deluded af you are willing to sell your whole country for recognition😂😂
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 8 месяцев назад
When Berbera port was given to DP world there was talk of recognition, economical development and jobs almost 10 years later is there anything? Not at all just deceiving the masses.
@user-ji3jy5wg4v
@user-ji3jy5wg4v 8 месяцев назад
​@@cabdirshidosman9649recognised or recognition means working with international countries freely .
@user-lv1yb8jv1d
@user-lv1yb8jv1d 8 месяцев назад
Guul guul guul
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 8 месяцев назад
Very sad day for the entire Somali people including those Somalis who think this will benefit them.Those Somalis who support this treason will be in for a big shock and sadly the innocent future Somali generations will suffer and pay a heavy price. 😢😢😢
@nancyjohn2609
@nancyjohn2609 8 месяцев назад
Rag ciil cadaab ka dooray😏
@karimhasan8967
@karimhasan8967 8 месяцев назад
Xarood kurdi barortasa u wehela 😂😂
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn 8 месяцев назад
​@@nancyjohn2609oocilka maxuu yahaay yakucilaay subxanaalah cilka runta eh malintii will oromoo will somali kudaxgumeysto dhulkisa arki dontaan
@bahsenhabib6385
@bahsenhabib6385 8 месяцев назад
Very sad one day they will come to all Somali shame on Hassan wow Abey is snake 🐍 i can’t believe very dark day shame
@nancyjohn2609
@nancyjohn2609 8 месяцев назад
@@FatumaOsmn oromo waa walaalahayo ooya o dhinta😏😏😏
@jamaahiirwase
@jamaahiirwase 8 месяцев назад
All my congratulations Somaliland! Next industrialization of the country! create Jobs for youth and next Generation
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 8 месяцев назад
😂😂 Ethiopia who couldn't even pay back their loans and defaulted are going to modernise Somaliland? What a joke.The same false hopes and promises where made when DP world took over Berbera port.
@jesssandulle8162
@jesssandulle8162 8 месяцев назад
jobs? dream. it will be hell on earth. no entery for somalis. military area. dead man walking. a tragedy for all somalis
@nimojirde8252
@nimojirde8252 8 месяцев назад
True let put out our cv early beard curches the worm bro
@queenacishqi1
@queenacishqi1 8 месяцев назад
Maanta maalin aheen iska weeydiin doonaa
@AbdiYusuf-od4tv
@AbdiYusuf-od4tv 8 месяцев назад
It.is.memorend.understand.is.good.
@Khalil112-d4p
@Khalil112-d4p 8 месяцев назад
Guuuul soomaaliland ❤️❤️❤️❤️
@roodanuur461
@roodanuur461 8 месяцев назад
Waa sheekati falastin iyo andalus laagu qaatay
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 8 месяцев назад
Congratulation SL government!
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 8 месяцев назад
Masha Allah, Guul iyo gobanimo
@Saajac2024
@Saajac2024 8 месяцев назад
Saxiib kuu daar heshiiskaa meshaa aay cidaankaa badu ayee dhiiganayaan waa iin xeero ween oo Ethiopiyaan logaa sameeyoo berberaa. Anakuu reer Djibouti hadaan nahaay waan fahaanaay Orama Ethiopian waan isnaqaanaa.
@FaadumoMaxamed-mt2ks
@FaadumoMaxamed-mt2ks 8 месяцев назад
midaas ayaa xaqiiq ah waa cadow somaliya
@Saajac2024
@Saajac2024 8 месяцев назад
@@FaadumoMaxamed-mt2ks poliskaa somaliland markuu niin oromo ah xidhoo soo cidaankii ethiopia soo faragaliin mayoo .Markaana waxaa isku dhiici cidaan ethiopia iyo ku hargessa. Waasida waxaan ugu diidnaay jibutii
@user-lv1yb8jv1d
@user-lv1yb8jv1d 8 месяцев назад
Ilaahay khayr ha inooga yeelo
@hosseinelhosseinel3445
@hosseinelhosseinel3445 8 месяцев назад
الحمد لله رب العالمين.....Waa Guul Qofkasta Somalilanders ah inuu soo dhaweeyo....Maasha allah...Thankz Allah
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 месяцев назад
laxawla wal guwata ilaa billaah ku celcliya waa arxade masha Allah
@aadgaad57
@aadgaad57 8 месяцев назад
2024 waa sanadkii muuse biixi la is dhaafin lahaa
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 8 месяцев назад
Waa. Sanadkii. Muuse. Shan. Sano. Oo. Kale. Loogu. Dari. Lahaa. Cadawga. Somalilandna. Ee. Wadani. Kawda. Ka. Yahay. Ay. Jabi. Lahaayeen
@user-ji3jy5wg4v
@user-ji3jy5wg4v 8 месяцев назад
Hadii warkani noqdo mid somaliland u wanaagsan waxaan guursanayaa gabadh oromo ah
@Sim575
@Sim575 8 месяцев назад
Inshallah you will marry my sister…Abshiri bro ❤❤❤ I’m from Addis Ababa
@CIGE179
@CIGE179 8 месяцев назад
Waanala boobayaa USA UK UAE & ETHIOPIA
@cabdiqaniilko8740
@cabdiqaniilko8740 8 месяцев назад
Xaqiiq weye warkasi soomaaliland guul iyo gobanimo
@fowsiamuhammad6784
@fowsiamuhammad6784 8 месяцев назад
Yaa garan kara heshiiskaasi inta sano uu yahay mise waaba la siiyey suaashaas yaa iiga jawaabi kara in kastoo weli aan wado dhegeysiga oo inyari ii hadhay weli maan maqal waqti ga laga kireeyey ama la siiyeyba ma forever baa mise waa waqti xadidan . Ala haynoo sahlo ilahayooq wax ubadkayagu hadhaw nagu hiifaan hanooga dhigi yaa rabi
@MohamedHussein-b2k
@MohamedHussein-b2k 8 месяцев назад
Time of ciise iyo samaroon save Somali
@KadarcamirAarkamedia
@KadarcamirAarkamedia 8 месяцев назад
Somaliland in la aqoonsado waan jecelahey laakiin heshiisku waa god dheer oo aan kasoobixiweyno mudo dheer
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo 8 месяцев назад
Ha ilaawin in deked aysan Rabin sabab, hadii itobiya ay rabto berbera ama jabuuti bay kalla soo degi lahaayee. Lkn waxay rabaan dhul ay iyadu yeelato 50 sano wa jidmarin, waa takale e, military aan iyana meesha lakeenayo. Wxa kusii xiga in ay soo degaan malaayiin xabashi ah oy deegamaystaan. Lkn taasi hada uma muqato.
@karimhasan8967
@karimhasan8967 8 месяцев назад
​@@AdamYare-cw6loxarod kurdi ha barortan waligod ethiopainka iyo shisheyasa dhaama in wax la la yeesho ama la siiyo 😂
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 8 месяцев назад
Waa in 🇸🇴 Somalia eey aqoonsata Tigre
@abdiali319
@abdiali319 8 месяцев назад
I agree with every Maxamed is saying about the Ethiopia-Somaliland relationship.
@user-lv1yb8jv1d
@user-lv1yb8jv1d 8 месяцев назад
Keep going ❤
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 8 месяцев назад
When Berbera port was given to DP world there was talk of recognition, economical development and jobs almost 10 years later is there anything? Not at all just deceiving the masses.
@mohamoudegeh5056
@mohamoudegeh5056 8 месяцев назад
Due to bias, you fail to see Berbera Port's contribution to Somaliland's development.
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 8 месяцев назад
​@@mohamoudegeh5056 What about the recognition and even the economical factor was way below expectations.
@abdulleabdullahi4506
@abdulleabdullahi4506 8 месяцев назад
So call Somaliland will be an independent country, it is the Somali region, period.
@SucaadMaxumed-dd9jw
@SucaadMaxumed-dd9jw 8 месяцев назад
Masha alla❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 8 месяцев назад
Russian sidaa Ukraine ugu Qaadeya Dakedii waay kirayaasten ka diba. Waa kaa xoogeen
@mawiidcali6786
@mawiidcali6786 8 месяцев назад
Somaliland way guulaysay ictraaf 2024 ayey heshay ❤
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 8 месяцев назад
Sede falastin sugo hee adna
@Siciid22
@Siciid22 8 месяцев назад
Waa beenle bada somaliya bixisy Djibouti
@mawiidcali6786
@mawiidcali6786 8 месяцев назад
@@Siciid22 cadayn keen hadal looma baahan
@mawiidcali6786
@mawiidcali6786 8 месяцев назад
@@yaqubofficel212 ictraaf ayaa muhiim ah
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 8 месяцев назад
Salute to excellency muse bixi for signing this historic deal which benefit both sides and eventually brings economic growth and prosperity salan sare from degmada GOLDOGOB GULL SOMALI LAND
@muhammedhashi-c1z
@muhammedhashi-c1z 8 месяцев назад
The word economic growth should not even appear why because this agreement only increases somalilands deficit in trade.
@abdirisakabdirisak8269
@abdirisakabdirisak8269 8 месяцев назад
siilka hooada
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 8 месяцев назад
Giving ur land is a historic deal😂😂
@acacius9903
@acacius9903 8 месяцев назад
Finally. Congratulations to All Somalilanders. Welcome being the 55th strong African country ❤
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 8 месяцев назад
It is extremely stupid to describe this agreement as an achievement. Somaliland agreed with the state of Ethiopia, which officially declared its bankruptcy, but Musa’s greed for power is the reason for agreeing to this agreement.
@abdulkadira4075
@abdulkadira4075 8 месяцев назад
32 years of dreaming. yet 2024 you are still dreaming . 50 % of Somlailand SSC is gone to Somalia. Now you expect Hargeysa and Barbara to become a country. KEEP DREAMING.
@amalismail7772
@amalismail7772 8 месяцев назад
@@abdulkadira4075😂😂😂
@amalismail7772
@amalismail7772 8 месяцев назад
@@fatimayassin2049you dreaming still, 2024 get up to the reality
@abdulkadira4075
@abdulkadira4075 8 месяцев назад
Amal mala yaabtay beenta la isu sheegayo
@suldanseerarchanel6650
@suldanseerarchanel6650 8 месяцев назад
Muse biixi ciidanka fasax aya la dhahy bada ayubo fasaxey😂
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 8 месяцев назад
Maasha allah maanta somaliland guul bey gaadhey maxamed illig maanta runta ayuu sheegey markey runtu hortiisa timid somaliland guul forever cadowgeena gudaha iyo kan dibadana guul daro rabaani ah insha allah❤❤❤❤
@am.b5688
@am.b5688 8 месяцев назад
Berbera siiya hadaad doontaan, ma Somalida degan Jigjiga ayaad ka duwan tihiin, barta afka Amxaarka, intii Daarood iyo Hawiye xukumi lahaa Berbera! Nolosha cajiibka ah ee ay Ogaadeenka Ethiobia iyo Oromada sow maydaan arag! Welcome to Ethiopia!
@GuledAar
@GuledAar 8 месяцев назад
​@@am.b5688War ogaden ku wasyee ogaden afkaaga qadhmuun ka saar naagyahow naagu dhalay.
@enddaoccupation
@enddaoccupation 8 месяцев назад
Ilaahay kansaal kugu rid adiga iyo kuwa kula midka ah
@umumahado1766
@umumahado1766 8 месяцев назад
Falasatiin noqo
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 8 месяцев назад
@@am.b5688 adigu baro heshiiskaan waxaa gaadhey laba dawladood itoobiya and somaliland cidna loo joojin maayo somalilañd guul forever insha allah❤❤❤❤❤
@carafomedia3261
@carafomedia3261 8 месяцев назад
Waa agreement sax ah❤
@suleimangoox6075
@suleimangoox6075 8 месяцев назад
How ca we trust ethopia if they didn't fulfill the previous security agreements or the payment of their share of Berbera port.
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 8 месяцев назад
Masha Allah Guul Somaliland
@abdifatahabdilahi-vg9lb
@abdifatahabdilahi-vg9lb 8 месяцев назад
Waa hashiis tariikhiya
@farxiyaismacil3543
@farxiyaismacil3543 8 месяцев назад
Waad ku mahadsantiin sida quruxda badan ee aad nogu fahfaahiseen heshiskaas
@hassanhmohamed9640
@hassanhmohamed9640 8 месяцев назад
Guul wayn
@101Quickstory
@101Quickstory 8 месяцев назад
We are not absolutely ok with this! Let's all come out as a peaceful protesters in heargesia tomorrow morning😢second Jan 2024
@ashoahmed7391
@ashoahmed7391 8 месяцев назад
Lool 😂😂😂😂😂😂😂 😛😛
@101Quickstory
@101Quickstory 8 месяцев назад
@@ashoahmed7391 half a decade wxa la qabli karo maaha 50 years inay ethiopia hyasto dekadaha soomaliland caqli gal maaha . Mida kale dekada berbera maxaa loo dhisay soomaha inay ethiopia u adeegto. Intanad LOL iska soo qorin ka firso
@user-bs3ik8qc7l
@user-bs3ik8qc7l 8 месяцев назад
Masha alla ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 8 месяцев назад
WAA MIDHIHII KA DHASHAY.XIQDIGII.IYO XASADKII SOOMAALIYA.AMBA DHAMEY QADHAACHKEE WAA INAAD DHADHAMISAA
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 8 месяцев назад
siil hoyada mye wxn shaqadada ma aha iska soco dhaaf calaacalka
@mohedaxmedadariadari4866
@mohedaxmedadariadari4866 8 месяцев назад
Heshiiskani waa qabsashada Soomaalilaand, meesha Itoobiya ay u tahay fursadii ay waligeed raadinaysay, mida kale heshiis wuxuu ka xirmaa laba dowlo oo ictiraaf caalami ah wada haysta, markaa Soomaalilaand way wareertay gumaysi bayna gasha, waana sidii loola dhaqmay ee kadibna lagu qabsaday dhulkeediina israa'iil lawareegtay. Markaa Allaah ha sahlo.
@aliabdi3689
@aliabdi3689 8 месяцев назад
Jsl guul❤❤❤❤
@abdulkadira4075
@abdulkadira4075 8 месяцев назад
ALA MAXAA BEEN LA ISU SHEEGAYAA. 50 % of Somaliland SSC waxay ku biirtay Somalia. Ma Hargeysa iyo Barbara ayaa wadan idiin noqon kara. WAABA DAD AAN BEENTA KA XISHOON. OO RIYO KU NOOL.
@ashasaid6336
@ashasaid6336 8 месяцев назад
❤❤❤❤somaliland guuuul dreams comes true ❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdulkadira4075
@abdulkadira4075 8 месяцев назад
DAAWO SSO DHAWEENTII MUSE BIIXI EE ADDISABABA. WAXAA LAGU SOO DHAWEEYEY CALANKII ETHIOPIA IYO KII AFRICAN UNION. AQOONSI BAAD KA HADLEYSAANE. XITAA CALANKII SOMALILAND LAMA SOO SAARIN.
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 8 месяцев назад
Welkom to berbera to somaliland
@ahmedabdi5176
@ahmedabdi5176 8 месяцев назад
Wallahi waa very sad day for all somali people
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 8 месяцев назад
You for huwaan faqash 😂 for the pure Landers waa farxad Masha Allah!
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 8 месяцев назад
Yes guuuuuul
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 8 месяцев назад
❤❤❤ mnsha allah guul somaliland guul insha allah 💚 🤍 ❤ guul 💚 🤍 ❤
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 месяцев назад
laaxawla walaa quwata ilaa billaah ku celceliya masha Allah
@libanabdiwali8524
@libanabdiwali8524 8 месяцев назад
Walaahi somaliland waa la qabsan doonaaa
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 месяцев назад
@@libanabdiwali8524 hanala qabsado raali ayaanu ka nahay ma faqsh baa noo dhaanta waa may
@faayo19
@faayo19 8 месяцев назад
Xaalka Somalia waa calol xumo ween wallahi Ilaaheey hano gargaro
@AliAli-gl4bg
@AliAli-gl4bg 8 месяцев назад
Asc bahwayta mmt. Salam ka dib waxaan ubarakaa heshiiskaasi heesh aaan la mahadindoonin. Waayo inaya ethoi Soo gasho Bada samaliland oo deedna lagu magacaabo 20 km ayaan ka kirayanayana dawakada awoodeeda la garanayo , TaaSacanaheedu waa dhamaan Bada Somaliland. Wan siinaya lknse taasi wax suurto gala mahaa ilaa. Reer Somaliland seexdan mooye
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab 8 месяцев назад
Waar muuse Qaawiye hala xidho beri insha allah
@abbassheikhmahamoud544
@abbassheikhmahamoud544 8 месяцев назад
Ilaahay hashiis guul ah ha ka dhigo oo dan u ah dadka muslimiinta ah
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 месяцев назад
Amiin Amiin Amiin
@fahiimaqueen4054
@fahiimaqueen4054 8 месяцев назад
Guuuuuuuul 01/01/2024
@KY-ms2jm
@KY-ms2jm 8 месяцев назад
Stay vigilant reer Somaliland, the enemies are already plotting. We are nearly there inshaAllah 💚🤍❤
@Saajac2024
@Saajac2024 8 месяцев назад
Markaa aad waax aqoon aad u laheen aad kaahadashii waa sidaan oo kaaleh . Kamaa xumiin somaliland laakiin 20 kuun oo cidaan dhuulkaa ayee kee ayaan markaan xeer ayee kaa donaayaan berberaa . Cidaan badaa iyoo ku dhuulku weey islaa shaaqeeyaan .waa sidaa waaxan u diidnaay Ethiopian kaa. Somaliland horee u socoo.
@Nimanada
@Nimanada 8 месяцев назад
Congratulations to Abiy Ahmed of Ethiopia. He brought back the Red Sea back to Ethiopia. Seylac was promised to Ethiopia in the bible. Queen Sheba of Ethiopia was from Seylac. 🇪🇹🎉✝️
@HilaacR
@HilaacR 8 месяцев назад
U will never get saylac nor one tiny land of somali.keep lying to your self,fictionniste live in fiction.u will block in the mountain et somali region of ethiopia will be free et ethiopia destroyed.Amin InchALAAH
@Kazwalee
@Kazwalee 8 месяцев назад
Bada Allah baaleh
@MustafeSaleban-mj7jd
@MustafeSaleban-mj7jd 8 месяцев назад
Soomaalind yaa soomaaliya ka gooyey qabiilse dawlad ma noqon karaa waa su.aal aadan faarax xanaf
@ashasaid6336
@ashasaid6336 8 месяцев назад
Mr president congratulations
@mohamoudegeh5056
@mohamoudegeh5056 8 месяцев назад
Somaliland has taken the boldest, biggest, and most important decision of its history, and it will certainly prove to be the most beneficial one.
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 8 месяцев назад
On the contrary, this is the gravest mistake the Muse Bixi Militia has made. Ethiopia is a Jewish state on the horn of Africa , and Musse Bihi wants to hand over the Somali independence and sovereignty to Ethiopia. This is the mistake the Palestinian People made by allowing the Jewish to take over the their land ,and this is what is happening to them today: genocide. Ironically, I am a Muslim from Ethiopia and I am against giving Muslim land to Ethiopian Jewish state. Some people never appreciate the freedom and inddependence they have got, In contrast, they want to be slaves and under occupation. This is a choice between slavery and freedom. Mr Ilig is campaigning for this conspiracy and treachery. This a wakeup call for the Somali intellectuals and youth.
@Degaliah
@Degaliah 8 месяцев назад
Yub! Faqshtii ayaa melaaha ka qaylyaysa😂😂
@amiindaahir6610
@amiindaahir6610 8 месяцев назад
Khayir ilahay hanogadhigo
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 8 месяцев назад
Ameen!
@user-ks6hv6fg8d
@user-ks6hv6fg8d 8 месяцев назад
Ameen
@abdoulkadermohamed307
@abdoulkadermohamed307 8 месяцев назад
INNAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN WAL BAL IMTIXAANKAN EEGA WAR MA DAWLADII BAD U DHAARANAYSAY INAY XOIGYO XEELADBA KU HESHO AYAA XARUN CIIDAN BADA LAGA SIIYAY AYAA TAARIIKHIYA.
@ashasaid6336
@ashasaid6336 8 месяцев назад
Cadawga cagta hostisa guuuul guuuul somaliland guuuul guuuul cidanka qaranka guuuul
@MunaJ-h4s
@MunaJ-h4s 8 месяцев назад
Xalil yaa MMTV
@amerkamil2696
@amerkamil2696 8 месяцев назад
This agreement is for win win solution Ethiopia and Somali land cooperation for mutual benefit
@Degaliah
@Degaliah 8 месяцев назад
Muse biixi mash aallah wa geesi, wlahi gun ayaa isku so raacday laakin wu ka guulaysan
@naeemamualiida5270
@naeemamualiida5270 8 месяцев назад
Masha alahah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guuul Somaliilan guuuuul ♥️ ❤️ 👌 ✨️ 💖 😍 ♥️ ❤️ 👌 ✨️ 💖 😍 ♥️ ❤️ 👌 ✨️ 💖
@aminamusa5517
@aminamusa5517 8 месяцев назад
Guul guul somaliland
@IbrahimAbbdul
@IbrahimAbbdul 8 месяцев назад
May waa qalad heshiiskaas waxeeyna qalad ku tahay dowlada soomaaliya
@honfarhandiraac4231
@honfarhandiraac4231 8 месяцев назад
😅
@ciisecaliadan640
@ciisecaliadan640 8 месяцев назад
Somaliland waxay qaaday wadadii horumarka
@AdaruusAsad-ox2pg
@AdaruusAsad-ox2pg 8 месяцев назад
Waa geeri in badaaada iyo dhulkaaga aad Ethiopia oo guumaysi ah aad siiso Waliba aad ogtahay damaceeda badda iyo dhulkaagaba
@guletizmail8349
@guletizmail8349 8 месяцев назад
Aad ayan uso dhawaynina heeshiska Aanu kala sexexanay walaaladayo Ethiopia 🇪🇹, guul inshallah somaliland❤Ethiopia🇪🇹.✊️
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 месяцев назад
guul guul iyo khayr ilaahay idankii
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 8 месяцев назад
Wax ma karato iyo muraad caloshu xanunaysa, lakin MashaAllah wa Gul reer Somaliland uso hoyatay ❤️
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 месяцев назад
ilaahayw khar nooga dhig iyo barako
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 8 месяцев назад
@@TogdheerBurco-x3p Amiin Amiin Allaah hanaga qabto wixi Somaliland duulan ku ah
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 месяцев назад
@@maryamdirie6842 hadii ictiraafka lagu dhawaaqo Sweden ilaa burcaan ordayaa ilaahoow igu sin kkkkkkkkkkkkkk
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 8 месяцев назад
@@maryamdirie6842adigu maxaad samayn doontaa
@LightSpark3421
@LightSpark3421 8 месяцев назад
Game over! Somaliland is officially a colony of Ethiopia. Somaliland has sold there ass to be recognised by Ethiopia. And I'm a Somalilander but I have to speak the truth.
@OdayEyl7674
@OdayEyl7674 8 месяцев назад
Somalia is sovereign country and muse have no right to give away part of our sovereignty without Somali government consent this is wishful thinking.
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 8 месяцев назад
Aqoonsi caalami guuuuul
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 8 месяцев назад
Waa maalin madow gumaysi madow baa naqabsaday
@alisaid1214
@alisaid1214 8 месяцев назад
Bacaac joojiya Somaliland oo Nabad ah oo dadka u siman Kililka 5 aad wax wada qabsada Sool lacagtii ugu badnayd lagu dhisay Waataad dagaal ku soo qaad even War meeshaan wax ka helayno Qofna nagama horjoogsan karo Longlive Somaliland Jabuuti Eithopia Usa Uk Waa na taageereen Aqoon iga Somaliland Wax hor istaagi karaa ma jiro
Далее