Тёмный
No video :(

Xogt Mareykanka oo la wareegay kiiska hubka &Liiban shuluq oo safaarada laga wacay, maxmed Abiib oo. 

Suldaanka TV.
Подписаться 419 тыс.
Просмотров 64 тыс.
50% 1

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 167   
@normohamed-qm4qr
@normohamed-qm4qr Месяц назад
In gacanta dowlada lagu soo celiyo we’ye wadahadal ama xoog intaba
@abdirizakhassan6635
@abdirizakhassan6635 Месяц назад
Macquul mahan mana Dhiicikarto. guulastaan Reer ha Caabudwaaq
@user-gf6mu3fr3v
@user-gf6mu3fr3v Месяц назад
Hubka la bililiiqsaday wa in lagu celiya gacanta dowlada.Dowlada DFS waxan leeyahay sidi dowladnimo u dhaqma.Guul soomaali weyn.
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh Месяц назад
Waa fiicnan lahayd in hubkaas la soo ciliyo, laakiin way adkan doonta in la helo ba hubkaas.
@mossgaming
@mossgaming Месяц назад
HUBKAAN WAXAA ROON IN AAN LOOCELIN KUWII RABAY INAY U MAD SOOMAALIYEED KU XASUUQAAN✅✅
@AbdullahiuAbdik
@AbdullahiuAbdik Месяц назад
Km8zzkor
@seed3966
@seed3966 Месяц назад
Asc muxammad abiib waa madaxweynaha awdal state in shaa allaah ✅✅✅
@user-qq5mo4tt7n
@user-qq5mo4tt7n Месяц назад
Waxba kama bedeli karaan reer awdal Cidaan ku qanacsaneen Ha iska baxdo
@seed3966
@seed3966 Месяц назад
@@user-qq5mo4tt7n Farxaanow afxumadaas horey yaad u eedeen afka nool keliya ah
@AhmedAli-ge5xf
@AhmedAli-ge5xf Месяц назад
Hubka waxaa la soo Céline karaa- markii 1-dalka oo dhan hub kadhis la Isla oggolaado,oo shacabka oo dhan hubka laga dhigo. 2-markii la hello dawlad soomaaliyeed oo hubka lagu aamini Karl. 3-markii hubka macawisley loo qeybshay gacanta dawladda lagu celiyo Hassan shiikh hubkii dawladda wuxuu u qeybshay qabiilo gaar ah (abgaal,habargidir,xawaadle iyo kuwo kale oo la qaando ah). Ninka intaas oo qabiilo hubeeyey,ma ahan inuu mareexaana hub soo ceshay yiraahdo.
@FeysalMohamedabdi
@FeysalMohamedabdi Месяц назад
Aniga firkir aheyn ma ahan xasan iyo reer damul jadiid loo celiyo waayo Hadii loo celiyo uma soomaaliyed ayeey ku xasuqayaan mareexaanow hubka heesta cidii idin kugu imaato xabad daba ka galsha mareexaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DaQeera
@DaQeera Месяц назад
Ma la soo celinayo . Waayo raga haysta ayaa lagu laynlahaa😊😊😊😊😊
@aminagaiye4608
@aminagaiye4608 Месяц назад
Hubkaa Soo celintiisa waa. No,no.hubkaa waa deeq alla ugu deeqay side marixan.
@ikraanikraan-id7ic
@ikraanikraan-id7ic Месяц назад
❤❤❤❤🎉🎉🎉
@user-ee2yt9ss7u
@user-ee2yt9ss7u Месяц назад
Maya waxuglya shaba
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t Месяц назад
In mareykan wadankaan leeyahay oo uu xupkumo ayey caddeyneysaa Allahu Akbar .
@ahmed-jm6di
@ahmed-jm6di Месяц назад
Ethiopia 🇪🇹 waxay hubkaas u soo dhiibtay Al shabaab waxaana loo soo marsiieyey Qoorqoor Khawaarij, laakiin nasiib shacabkii yuu gacanta u galay
@seed3966
@seed3966 Месяц назад
Aac hubkaas baadhis madax banaan halagu sameeyo kooxdan xaraash qaran waa danbiilayaasha lagu eedeynayo laftoodaarka ma baadhi karaan 🏃‍➡️🏃‍➡️🏃‍➡️🫵🫵🫵🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️
@MahubaBare-nv3yw
@MahubaBare-nv3yw Месяц назад
Xayawan naages Maraykanka ah
@AxmedAxmed-ep7yl
@AxmedAxmed-ep7yl Месяц назад
Waa Maya Waa Riyo
@DenaxIsaaqjeele
@DenaxIsaaqjeele Месяц назад
Marwabo madhicikarto hubkas wasidiloqatay beeshmarixan baiskale nasib beykuhelen guul badan marixan
@nuuriyahirsiducaale3694
@nuuriyahirsiducaale3694 Месяц назад
Maya Maya Maya
@nuurmohamed5195
@nuurmohamed5195 Месяц назад
Mareykanka lama wareegi karo lama siin karo asagaa isku diraaya umada somaliyeed.
@alimuhamud3671
@alimuhamud3671 Месяц назад
In la baaro arrinta Hupka waa waajib moqadas ah lana toogto hadii lagu caddeeyo
@user-gr1gk4rl3s
@user-gr1gk4rl3s Месяц назад
Maya
@hosaynn2418
@hosaynn2418 Месяц назад
Waxay ku xirantahay siyaasiyiinta iyo odayaasha Mariixaan.. In hubka laga soo celiyo gacanta maleeshiyaadka Caabudwaaq waa muhiim waase haddii waxgaradka Mariixaan ay fagmayaan khatarta hubkaasu leeyahay.
@abdurahmanjama1645
@abdurahmanjama1645 Месяц назад
Haddii aan fikirkayga ka dhiibto waxa laga yeelayo hubka galay gacanta Mareexaa : Waxaan aamminsanahay in hubkaasi uu baaqi ku ahaado gacanta Mareexaan. Sababyoo ah 1) waxaa hukaas loo soo gatay in iyaga lagu laayo. Hubkaasi wuxuu la mid yahay hub ay ka furteen cadowgooda.
@MariyanMaxamad
@MariyanMaxamad Месяц назад
In Beesha loo daayo baa fiican
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 Месяц назад
Safaarada Mareykanka markii loogu yeeraayo Dadkii Hunka soo gelileye wadanka, aaway dawlada wadanka loo aqoonsan yahay inay ka taliso
@Cismaanmaxamuud-dj8jr
@Cismaanmaxamuud-dj8jr Месяц назад
Maye 2:36
@mahmoudhassan8043
@mahmoudhassan8043 Месяц назад
Adeer. Siday iigu muuqato waa riyo maalmeed in hubkaas la soo celiyo.
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 Месяц назад
Aloow nabad iyo roob keen
@hagarman5370
@hagarman5370 Месяц назад
Ma waxaad war ka dhigsysaa.rag somali ah ayaa safarada looga yeedhay.waa taa dawlada soomaalia
@FalisYare
@FalisYare Месяц назад
Maye
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u Месяц назад
Maraykan baad sheegteene joe biden lasiin maayo hubkaas somali is idependent country and so is its citizens the somali culture is acceptable to rope weapons,and camels no way mareexan should keep this as their survivel depence on it
@abukardaqara4001
@abukardaqara4001 Месяц назад
Waa in laga falgalo maamulka caabud waaq kadibna lagu wareejiyo gacan ta dowlada
@AxmedGuure-cz6lk
@AxmedGuure-cz6lk Месяц назад
Yaan lagaa maqan
@abdurahmanmahamad8649
@abdurahmanmahamad8649 Месяц назад
Geesi maxamad abiib .iska casil dawladan halka qabiil ku dhisan.
@hanathajo313
@hanathajo313 Месяц назад
Suldan dowlada dadkii so galiyey keliya ayey radin karta ma ogiye shacab ayan qori kaso qaada madhihin
@abubakarabanour3624
@abubakarabanour3624 Месяц назад
Hubkaan dadka qabsadey oo gacanta ku dhigeen ha ku raaxeestaan laakinse no celis.
@khadarcabdi1585
@khadarcabdi1585 Месяц назад
Asc. May. Share
@XasanXuseen-i9k
@XasanXuseen-i9k Месяц назад
Maahmaah Soomaaliyeed waxay Leedahay.Wax Jidnlaga Heley Jiid Jiid ma leh.Hubka la leeyahay hala Soo Celiyo.yaa leh oo loo Celiyaa?
@MaxamuudCismaan-os9ps
@MaxamuudCismaan-os9ps Месяц назад
cabdirshiid dahab shiil horjoogaha irkda dahab shiil hubkan qayb weyn ayuu ku leeyahay dahab shiil waa shirkada hubka u ii bisa alshabaab
@abdikadirali6491
@abdikadirali6491 Месяц назад
Hubka waxaa wada haysata soomaaliya oodhane waa hub ka dhigis lagu soo rogo Haddii kale wexey noqonaysaa beegsi qabiil gaar ah
@lailaismail1317
@lailaismail1317 Месяц назад
Show wa ragga wadanka itoopianka faqrigaa ku so daabulaya ee habeenkasta dhowr boqol keena magalada galkacyo sido kale khamrida deegaanka lagu hafiyey kuwaas puntland na wa joogaane wa in deni isagana lo yeeraa
@namiup0274
@namiup0274 Месяц назад
Runta hadii la qabiil soomaali ah ion hub haysan maba jiro hadii runta la sheego
@farxaancilmi7797
@farxaancilmi7797 Месяц назад
Hubkaas waa in laga soo celiyaa shabka gacantiisa waayo waxaa hubka gacanta ku hayeen ciidan doowlada hadaan laga qaban qabiilka qaatay waxaa imaan karta in la dhaco ciidamada lagana furto hubka doowlada
@abdurahmanmahamad8649
@abdurahmanmahamad8649 Месяц назад
Dhamaan kuwa ku lugleh hala xidho.
@cabdinasiradan
@cabdinasiradan Месяц назад
Waad waalantahay hubkan waa hubkii loogu talagal in lagu laayo mareexan laguna burburiyo putlan Iyo maamulka gal mudug Arintaa oo cadaatay sxb
@Amaal-x3k
@Amaal-x3k Месяц назад
Hubkaas qoor qoor ayaa hubkii qaar la siiyey
@user-ww4ft7zt1y
@user-ww4ft7zt1y Месяц назад
Inaan lgaso celinaa fican hubkas cabudwaq ok
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Месяц назад
Hubkii macawislayda loo qaybiyey ma la soo celinayaa.
@yusufahmed1917
@yusufahmed1917 Месяц назад
Waa suuta gal waase baabi,ii mareexaan waayo awalba iyagaa loosoo iibsaday inlagu laayo maraykanna waxba kama oga mareexaan
@MaxamedXirsi-x6v
@MaxamedXirsi-x6v Месяц назад
Habeentagay.masoonoqdo.hubka.hadaan.caabud.waaq.aysan.qaban.waxay.keeni.lahayd.alshabaab Ama.wixii.loogutalgalay.burbur.dalka Iyo.jirtaanka.dawlada.xabsi.halagu.guro.wixii.keenay.soocelinta.suuro.galmaah.waayo.somaliya.magaarin.hub.karuurin.dalka.marka.halayk.daayo.soo.celintiisa.waa.dhib.horleh
@MadamedAxmed-bw9xs
@MadamedAxmed-bw9xs Месяц назад
Hawiye yu uwaday xasan sh mar ki hore ba waa lasocday ma xuu u gaxun yahay
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h Месяц назад
guuuuuul somaliwen maya haka yabin maya hakabin waxa roon in an lasoo celin
@MaxamuudMusee
@MaxamuudMusee Месяц назад
Lam helayio hikaaa
@essadaahir6786
@essadaahir6786 Месяц назад
Maya kalaa
@garada6921
@garada6921 Месяц назад
SOOMALI OO DHAN BAA HUBAY SAN HUB KA DHIGIS BAA DALKA OO DHAN U BAAHAN YAHAY OO BEEL KELIGEED HUBKA DHIGIS LAGU SAMAYN KARAA MAJIRO WAAYO HUBKA MACAWIS LEEY LAGU DAL DALAY YAA KASOO CELINAYA DHAMAAN DAL KA SOOMALIYA WUXUU U BAAHAN YAHAY HUBKA MAAMULADA XOOGIISA IN LAGA DHIGO OO LAGA WADA QAADO GEES TO GEES SOOMALIYA EE HALA OGAADO
@anabmohamoud6700
@anabmohamoud6700 Месяц назад
Maya.marexaan.baa.iskale.hubkaas
@HalimaCumar-kk9cw
@HalimaCumar-kk9cw Месяц назад
Hadii lasoo celinayo hubka beelaha dhan halaga soo celiyo
@CabdicismaanCumarmuuse
@CabdicismaanCumarmuuse Месяц назад
Sooceĺin.daayoo.raashinkii.haloogudaro.waayo.iyaba.waa.ciidan.soomaaliyeed.ilaalinaaya.xaduuda.dalka
@MohamedAliElmi-se2jt
@MohamedAliElmi-se2jt Месяц назад
Ina laso cilin saasa qabaa aniga ahaaan
@IsmaaciilAweys-t8v
@IsmaaciilAweys-t8v Месяц назад
Maxaakeenayspocelin waxaan ahaa qorilaan ciilqabo inaandhintamooyee in aan igabaxsan qofkiikahadlaa
@SiciidGees-ui2re
@SiciidGees-ui2re Месяц назад
Waxkasta waa suuragal wadahadal lalayeesho mareexaanka ayaa suuragala
@mahdiaadan
@mahdiaadan Месяц назад
Ari.hadii.weere.galo.firxadmayeesho.sidaa.darteed.hubkaasi.wuugalbaday.wixii.waawayni.wuu.filqayaa.dadgaara.baanuu.ugacgelayaa.wixii.yaryarina.SHacabka.iyo.Hawdka.ayuu.gelayaa
@NuurtoMohamed-pg2ug
@NuurtoMohamed-pg2ug Месяц назад
Hubkaas lamasoocelinkaroh sababta dadkaasi way gareen goaan ab hubkaasi inuu woi noqdoh waxaa ka horesah in dawladu is fashilaan oo qirtaan mana ahaankaroh mid ayaqbalaan
@user-en1vd7dw2m
@user-en1vd7dw2m Месяц назад
Hubka wa in lugu wareejiyo dowlada hadey noqoto iqabel haysto waq tar fisu leyahay
@user-xl6em7bn8b
@user-xl6em7bn8b Месяц назад
Asc aragtidaya wexey ilatahay hubkaa waxa larabey in dad somaaliyeed lagu waxyeelayo in a soo celiy ma qabo waayo waa masiibo ilaahay inga qabtay
@samadooncaaqil6144
@samadooncaaqil6144 Месяц назад
Hubkaasi waa sidii loo furtay ninkii ku riyoonaya in hubkaasi beeshii gacanta ku dhigtay waa cibaadeysteen ninkii daba jooga hubkaas waxaa loo sheegayaa hubkaasi gacan munaasiba buu galay oo looga baahnaa hub
@user-md9xd6ix9q
@user-md9xd6ix9q Месяц назад
Mul
@IsmaciilXaaji-e5k
@IsmaciilXaaji-e5k Месяц назад
Hubkaas weyfiicnneed inlasoceliyo selagusocelihaa hubkii deggmada halmeel mayaalo huka wafiday xafadaha iskudhaw ayuukufiday faraha wakabaxay
@BalayoIndhomale
@BalayoIndhomale Месяц назад
May.maquulmah.inlsoocliyo
@DhelaDhela-c8m
@DhelaDhela-c8m Месяц назад
Maya 😂
@ismailahmed2640
@ismailahmed2640 Месяц назад
Lama celinkaro waayo dad baa lasiinlahaa dadka kulaaya marka kuwa hayaa waa qabiil dhibna ma gaysanaayaan
@ZeinabJimaale-tu3mf
@ZeinabJimaale-tu3mf Месяц назад
Maya u maleynayo in laso celin kari,sababto ahdadweynihi Marihan u.gacanta u galay
@JamacAbdiwarsame
@JamacAbdiwarsame Месяц назад
Qodabka ah halagu qarameyo
@jamawarfa6267
@jamawarfa6267 Месяц назад
Waryaaaya ciyaalkiina baahan oo youtubyada furtay waxaad dadka u sheegay Saan maraykanku ma boolisba somaliya war dadka Ka xishooda wax macquula u sheega
@garada6921
@garada6921 Месяц назад
Hub kaan lagama Soocelin karo gacmaha shacab kii la laayey ee lagu xasuuqay waa in laga run sheegaa oo dow lada dhexe ay max kamad keento kuwii watay oo si dhab ah cadaalada loo hor geeyaa oo lagu ciqaabaa danbiga wayn ee ay ka galeen dalka kuwaas oo kiriminal ah hadii dowladu runta ka sheegi waydo oo soo qa qaban waydo waa shin biro tahow heesa waa in la helaa deg deg kuwaa masiibada ah waa dhab waxay halis ku yihiin dhamaan dunida khasatan qaarada Africa khasatan East Africa khaasatan soomaliya waa in lasoo qab qab taa deg deg
@mahdiaadan
@mahdiaadan Месяц назад
Hubka.wixii.waawayn.qoorqoor.loogama.ayaanroona
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t Месяц назад
Beenta jooji qoor qoor asagaaba la heystee oo loyeraye .
@CaliAbdulahi-xt1mi
@CaliAbdulahi-xt1mi Месяц назад
Soomali hadaan nahay hubka soocelintiisa dhimashaa naga xigta
@IdrissNour-oe6kx
@IdrissNour-oe6kx Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢
@hasanaxmed1368
@hasanaxmed1368 Месяц назад
Maya lamasoo celinaayo Wakasto oo djaca
@AbdirahmanKhalid-md2ml
@AbdirahmanKhalid-md2ml Месяц назад
Inlasooceliyo waahabeenki xalaytagay Inlasooceliyo iyo inaan lasocelin midroon anga ma Aqaano mreexaan waanwaan waaleeyahay maxaayeelay dadxun iyo dad fiicanba waaleeyahay
@maxamedduale5261
@maxamedduale5261 Месяц назад
Maya maya shacabkaas baa lagu layn lahaa
@munamaxamed3932
@munamaxamed3932 Месяц назад
Lamasoocelinkaro.hubkaa
@AbuukarMaxamuud-u4e
@AbuukarMaxamuud-u4e Месяц назад
Masuurtagaleeyso inlasooceliyo hubkaas
@Mahamed-pc7tw
@Mahamed-pc7tw Месяц назад
Hadii ey soo cen kar to kmeel gAARKU qabiilada oòdhan hakasoòceliyeen waamarkii larabo dowlanimo
@mohamedali6541
@mohamedali6541 Месяц назад
En laso celiyo Hopkafas dholada Somali losoceliyo dak dak hada
@user-ss2mg7lh2l
@user-ss2mg7lh2l Месяц назад
Maya.lasocelimayo.awal.hubkayalowaday
@abdullahiyarowmohammed2264
@abdullahiyarowmohammed2264 Месяц назад
A s.c.maya.mayaa.lasoocelinkaro
@user-wx4ff7gh4z
@user-wx4ff7gh4z Месяц назад
In ay caabudwak ay haysato baa fcn😂
@calibare1641
@calibare1641 Месяц назад
Hub reermiboobay xabadxabad lookalaqaatay sidee loosocelinkaraa taasiwaariyo been kuwiiboobaybuu uqayb samiwaayay oodadbadanika qadeen
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve Месяц назад
Scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw scwsscwscw scwscw ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AwwEw-j5n
@AwwEw-j5n Месяц назад
Aniga waan Leeyahy hubka yaa lasoo celin
@sadam1318
@sadam1318 Месяц назад
waxaa la rabay in lagu laayo dadka qabsaday
@huregeele8424
@huregeele8424 Месяц назад
Hubkaas masoo noqon ayo
@CabdiqadirCabdi-e3h
@CabdiqadirCabdi-e3h Месяц назад
Soocelis malah
@Cumarwaabery
@Cumarwaabery Месяц назад
Cida loo soo celinaayo noo sheeg
@SaidRayaleh-f9j
@SaidRayaleh-f9j Месяц назад
Waamey inlasuuheliyo
@KoshinCumar-ug6fv
@KoshinCumar-ug6fv Месяц назад
Maya Lama socelinaye ilalo
@jamajafaal9460
@jamajafaal9460 Месяц назад
Hubkaas wax lagu soo celin karaa uun in mareexaan dowladu dagaal ku qaado oo ay markaa hubkii ku soo dagaal galaan mar su aashu waxa weeye dowladu ma ka adkaan kartaa oo markaa hubkii ma qabsan kartaa hadii markaa daroodku u arkaan in mareexaan lagu soo duuley oo ay dagaalka soo galaan taas baa ka sii xun markaa hubkaasi hadii mareexaan keeni waayaan waa sidaa faha lagaga qadaa hadii la sii wad wadp dhibka uun baa sii kordhaya 😂😂😂😂
@gacanxusen1716
@gacanxusen1716 Месяц назад
Nan la soclin baron mana lasocenkaro
Далее
Паук
01:01
Просмотров 2,5 млн
MILLION JAMOASI 2024 4K
2:17:51
Просмотров 12 млн
Паук
01:01
Просмотров 2,5 млн